Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

Dhulalkii iyo guryahii intii yareyd soo hartay ee danta guud ahaa ama dowladda dhexe lahayd ayaa eber laga siinaayaa, Xasan Socdaal iyo xirtiisa bililiqo xad dhaaf ah wado.

Warshadihii caanaha, baastada; isbitaalkii Laansareeti; sarihii Ruushka ee jidka Tarbuunka ku yaalay; guryihii Shiirkole Ofishaale; Carwadii weyneyd ee Taleex ku taalay...

I am surprised Tarbuunka, hoteel Taleex iyo dugsiyadii qaarkood inta soo hartay wali lama gadan. Soon maafiyadaan wey gadi doonaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shameless uneducated baraha bulshada trolls ayuuba jagooyin waa weyn u dhiibay because Farmaajo ayee aflagaadeyn jireen. Awal Deeyoow iyo Daahir Calasoow jagooyin qaabdaran u dhiibay and now this. Xasan Socdaan dowlad B iyo T midna kama yaqaano runtii. Check the 10:41 timestamp.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, maakhiri1 said:

Failed nation

 

 

Beeraleydii don't want to work now. Shalay abaar ayee ka calaacalaayeen and now kuwii afka duubnaa dhib nagu haayo leeyihiin. The reason is they get paid around fifty to hundred dollar per family, kaash, plus cuntooyinkii daruuriga ah. Dhaqankii ayaaba isbadalay, dad ceyr ku tiirsan Soomaaliya joogo la noqday. Yaab.

Have you seen the recent images from Baydhabo iy agagaarkeeda iyo sidee cagaar u tahay? Here are photos from this week:

FtWUgCZXwAU8BSx?format=jpg&name=large

340018527_915769742906631_54487443649549

339813667_171711195760375_17207685922468

340008448_149458384733691_58434510407881

FtWUgChXgAAwe_7?format=jpg&name=large

FtWUgCfXwAANQ-_?format=jpg&name=large

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paying tens of thousands of dollars of Soomaali taxpayers money to this anti-Soomaaliya Kiikuuyo maafiya to write propaganda piece for him. Xasan Socdaal truly is beyond shameless.

If one read his articles in the recent years, he was vehemently against a strong Soomaali army amd unity, advocating instead Soomaaliya dismemberment into Xabashiland and Kiikuuyoland.

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/12/2023 at 11:05 AM, Dhagax-Tuur said:

Bro nimankaan hadda xamar ka taliya dawlad iyo qaran ma rabaan.  Waa ku habsadeen meesha.  Period. 

More and more wax masuqmaasuqii aan maqaanay dhaaftay. Tan waa aboornimo ee wey ka weyntahay masuqmaasuq:

343069137_923329218975240_58355274019528

Share this post


Link to post
Share on other sites

There must be intellectuals of 'unukaa leh ' that can blow the whistle and stand up to this,  surely!

This is wholesale looting.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Dhagax-Tuur said:

There must be intellectuals of 'unukaa leh ' that can blow the whistle and stand up to this,  surely!

This is wholesale looting.  

Jaadkii daroogadii u weyneyd canshuur beenaadka lama saari karo maadaama Xasan Socdaal jeebkiisa ku dhacaan:

Screenshot-20230503183305.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.