Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

About Game changer

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Your attitude towards the Jesus community is your biggest obstacle, For some odd reason your folks deny the existence of that Cummunity in awdal. I am not exaggerating. Any time Jesus and zaylac are mentioned , your peaple go grazy claiming that Jesus has nothing to do with zaylac. We too are very uncomfortable with your excessive claim of gebiley and wajaale. So while the government of somaliland won't force you if your community decides as a whole. there will be an state sponsored tribal conflicts in the region. This is probably why most of peaple back home do not support the fantasies of the diaspora. The fact that you don't even share border with Somalia is an other challenge. I wonder how you are supposed to be connected to south perhaps you should develop some special bridge over the jamhuuriyada isqland. by the time you reach your destination don't be shocked to discover that those you left and those you came for are actually the same team with the same mentality . This Will automatically put you in the opposite camp who has nothing to offer you Politically.
  2. This UN security council meeting never took place. And those points is completely made up. It's funny how you guys are consuming your own lies. The UN has it's own page for This conflict , and they update every couple of days. Somalia: Meeting under “Any Other Business” : What's In Blue : Security Council Report WWW.SECURITYCOUNCILREPORT.ORG Somalia: Meeting under “Any Other Business” : What's In Blue : Security Council Report
  3. Kulli fidna cinda dhloos. MJ waa dad la fahmi Karo oo ujeedo iyo kajeedaba leh , dhuxulaysatadu xitaa waa niman macquula . Laakiin reerkan kale waa xadhig lama sitaan. Arin keen iyo aqbal keen midna maaha. Kaana tegi maayan si wanaagsana kuula joogi maayan. Imika saw may odhan khaatumo nala yidhaahda oo maamul baanu nahay gaara. Waxa horgal garowe jooga oo dhan hal qof xitaa xilkiisa bannayn maayo. Markay bannayn waayana shacabkii yagu qadiyadan lahaa afkay furanayan, MJ baa lugaha nagu dhegan bla bla. Xitaa hadii kuwa pro Hartiga ahi Bataan, kuwaa soo bixi doona Ku doodaya hadaanu moodayno in puntland loo socdo Somaliland lamaanu dirir neen. Qaarbaaba cirro bidaar tiisa leefleefi doona. GX aw heegaanu is haynay camal, Wixiina wax is bixinaya maaha, waa reer yaroo xaaladuhu jeexjeexen , waxay Ku qurux badnaayen inay somaliland ama puntland mid Ku adkaystaan, muqdishu na siday moodayeen maaha oo Reer baa yeeshay. Reerkuna ma rabaan reero martiya oo cusub. Marka laysla meeraysto Waxaaba macquulaba in amniyaat ka alshabaab xarun Ka dhigtan lascaanod , mandaqadan waxa Ku badan dhalinyarada diinta bartay. Let's not underestimate them. Waa cell hurda. Yaga iyo kuwa burco joogaaba qoom soo socda bay hordhac u yihiin.
  4. Hrtigu yagaa isku cadaw ah , kulligood na MJga way neceb yihiin , laangaab kasta calan yarbuu hoosta Ku sitaa ,oo uu weliba xin u wataa iyo xasarad. Bal imika kaa maakhiri haday u yimdan nimankaas dhloos oo ay dhahaan waar walaalaw aynu wax Isku darsano yeeli maayaan , dhuxulaysatadu waa xaasidiin. Bal waayee aynu puntland Iska wada hagaajisanana Ku heshiin maayan oo dhloosku waa faqiir mustal kibir. Waaba tiiyoo lax qalatay oo iidr iska celisay after 100 years. MJ ayaan dhaw waxay soo istaagayan waar yaa ilaahay yaqaan oo harageedii nagaga celiya. Haduu jiro reer sallid lasoo bixi karaa Anaga ugu dhaw maanta, anagana ilaahay farahuu naga falay sagaashan kaba dad baanu Dhulkooda Ku haysana , goror Caqli ahi naguma jiro aan ahayn wax iska celiya.
  5. Atleast sida walaalkay galbeedi ciid (tamuux,/burciid) 80 malyun ahbay isaaq Naga qaateen idinlama hor imaaden intad galbeedi qof caadiya u taqaaniin anna caadibaan ahay igu qaata
  6. Niyaw horta comments kaagu kaama khasaarin aragti saxaad cabirtay oo aad qortay. Laakiin imika waanba sakhraansanay oo kuuma jawaabi karo indrkay talaabo wax waydiiya. Anigu geeridii nebiga ma ogiye
  7. Only the release of prisoners and and de-escalation of situation in Sool can be discussed at the moment. We both need a break , to fight an other Day . We have nothing to apologize and certainly nothing to compensate each other .
  8. Which one the qurjiile kid or the other person. I see two different persons. In wartime the truth is usually the first casualty. Half of what the qurjiiles posts is fake.
  9. Did any of those you are advocating for paid any tax ? Waa no. Afmay iyo drod toona ma naqaano sxb . Nin walawba xiniinyahayaga fuul.
  10. Nuux baasto baan arkayey oo ciidan kayaga lahaa garoowaan idiin horkacaya , Wuu iska ciyaaraya , garowe iyo lascaanod toona malihin, meel aanu leenahay baanu cadawga Ka saarayna. Hubkana hooyadii malaha iyo jamhuuriyada uu sheeganaya midna, waa hubkii aabayaashayo fqshta Ka qaadeen. Oo uu weliba badh dayacay.
  11. Iga walaanaan aqbalayn inaanu xoogayaga Ku khasaarayno Meel aanaan lahayn , bal daawada kuwa Aanu maxastooda masuulka Ka nahay siday noola dhaqmayaan. Hooyadiina anaga u adeegna isna si gaaruu u beegsanaya Isla kuwa u sababta ah inuu noolaado ilaahay Ka sakaw. Hadaaanu cid la dagaalamayno kuwan baanu Ka bilaabayna. Nin walawba taas Ku biyo cab. Ma jiraan ciidan isq oo lascaanod kusoo socda. Gurigayaga baanu nadiifinayna marka hore . Naleeye axmed meeshay u qixi lahaayen hasii qorshaystaan.
  12. Dad badan oo cadawga hwye ahbaan rabin guusha ay Ka gaadheen alshabaab. Anigu waan hubaa in galmudug laga sifaynayo alshabaab maalmo gudahood xitaa bilaa ma qaadan doonto. In kasta oo aan Reer kaas xawdle Ku amaanayo siday dagaalka uga qayb qaateen phase kii hore , hadana mooji wax is bedelee reer Kasi condom drod bay imika noqdeen. Lagu curyaaminayo hwyaha kale. Gobol hiiraan la dhaho oo ay leeyihiin na ma jirto, xitaa 30% malaha gobolkaas. Sidi sididooda mooyee dhan u dhacooda ha hubsadaan.
  13. What country? It doesn't even exist, anigu isma bedbedelee xaalada is isbedelaysa. Waaqicina kama hor imaado.
  14. Somaliland is failed. Even that Maxamed guy you posted is actually wrsangeli. Yesterday we were together , today I may attack him or he may attack me . We have no time to question our leaders , if anyone hated us dearly , they must be happy today . You should be, trust me we gonna pass this failure to all other Somalis any way. For Those of you who hated somaliland it's collapsed, for Those of you who hated durriyada we are rising up than ever before . All I can predict is More bloodshed between us and our neighbours. Fanta shiruu fil ardi wabtaquu min fadlilaah.