Sign in to follow this  
Wiil Cusub

Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)

Recommended Posts

Ismalura   

Originally posted by NinaNC:

lol@wax scarce ah ma arag. Taasi anigaa kaaga marqaati ah.

Nina and Aliyah glad you agree with me on this. Dhaaxaa Farax melaha taagan ee Is xayeysiis baan u fahmay warkaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Gabadha in la ila guursado ma jecli bey ku tiri, lakin haddii aad nuureysid ama lacag badaaaan leedahay, waa iska kaa xu-xumeysanee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Then she is a typical gabar. Beeso lee u daran miyaa. I still want to know, though, the details of what she doesn't want to share. I am sure she doesn't mean the man as a whole, wax hoose baa jiree. :D

 

N.B. - Xee tahay igaarkaas ganfuurka taagaayo noo soo surtay maha, widaay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^'Afkaa feyd, ilkahaa aan tiriyee' aa waddaa Abbaa, geberta ii dhaaf warkeed waa cad yahay! :D

 

Yaa kale hee, waa ninkii ragga ahaa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Maaddeey:

^'Afkaa feyd, ilkahaa aan tiriyee' aa waddaa Abbaa, geberta ii dhaaf warkeed waa cad yahay!
:D

 

Yaa kale hee, waa ninkii ragga ahaa!.

Maaadeey marna adigu kitabaha nagu dareeri marna fowdadaas oo ale bilow. Mida kale maxaan ku khadhaadhnaa maskiinkan wax loogu xishaba aan ka muuqan. It is that if he were rich and handsome waanba u yara garaabi laheyn gabdhaha lakiin...... : :confused:

 

MMA stop asking suaalaha aad jawaabtooda ogtahay ! We don't want to share the whole man; his time, his money and what ever else he got (that could mean anything and everything)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

MMA lol@ be specific yaab baad leedahay. Ismalura answered you you go girl. I have nothing else to add to that let me just write it in capitals and bold it too loool EVERYTHING

 

Madeey ilaa xad wad saxsantahay laakin ma odhan nin haduu lacag haysto waan share gareenaya akh..aniga wax ma share gareeyo ilaahow muu million dollar haysto lol..waxan ka waday uun haduu lacag haysto waan fahmi kara waxay gabadhaha somalia jooga ula guursanaya nin gabadh kale sababto ah dan baa kaliftay iyo reerkooda oo dhici karta in ay masruuf u baahan yihin.Saas baan ka waday..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@Aaliyyah and Ismalura. Dumarkaas dhulka isu dhigeey wejiyadaas aan u jeedo, in horteyda la keeno ayaa fiicneyd before ay picturekaas gelin, karbaash ayaan ku tumi lahaa :D

Nin wuu buuxa aduunkan weli, ayagoo tuugtamaaya weli, laakiin tii waxaas aqbasho anaga nagama mid ma aha, oo waa alien disguised as a Somali woman icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tii magaceeda la hormariyo meherka ayaa hormareysa.

War dadku sidee wax ka noqdaan markey waxaan aqbalaayaan.

Sheekadan waa 4 baa i banaan(ayadoo la ignore gareynayo in la mention gareeyo shuruudaha ay afarta ku banaantahay) propogandadeedii oo khuraafadka ka buuxey.

Weligey ma maqlin falkaan oo kale, meeshay ka keenen dhaqankaan in weydiiyo waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this