Sign in to follow this  
Wiil Cusub

Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)

Recommended Posts

Aaliyyah   

loooooooooooooooooooooool sheekoyinkan oo kale horta maba fahmo. waxan diinta miyey ogoshahay? at least muu midba habeen la aqal galo (even thou am actually against teh whole polygamy idea laakin each on his own and I know deentu way fasaxday)..

 

ma niman baa la wayey markay mid labaduba gursanayaan wa suaale redface.gif

 

salaam

 

-----------------------

Grown means nothing to a mother.A child is a child. They get bigger ,older, but grown? In a MOTHERS heart each will always be her baby.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Waxaasoo dhan waa show iyo hala idinka sheegaan u maleynayaa....

 

Hebalow ma dhiigaa silingo lagaaga nuugay baan maqli jiray? Naagahan saan yela hadey yaga khafiifeen dadkii dhaly awaye ninyahow? So annoying Dhuh !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ lol walahi dhiig ma leh ....xita hadaad is dhahdid lacag buu haysta ilaah baan kugu dharshay mid lacag haysta ma u egyahay..kolay kuu yarka pagekan furay so dhajiyay...kan labaad baaba yara nuraya uu MMA so dhajiyay laakin si bu afka u tagaya labo ma deeqi waydey lool

 

salaam

 

-----------------------

Grown means nothing to a mother.A child is a child. They get bigger ,older, but grown? In a MOTHERS heart each will always be her baby.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Som@li:

Labo is so yesterday, Mala hayaa sadex, Afar hal mar?

:D:D

Wax walba waa la arkaa aduunkan inta la joogo.

lol@adiguna dhexdaad ku jirtaa (audio)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ afar kulaha xaguu ku arkay afar hal mar la aroosanayo? mise asaga ku tala jira? wa suaale? lol....i feel sorry for the girls back home walahi lacag baan u malaynaya in lagu so aqal galiyo inkasto kan mesha lugu so dhajiyay aan ka shakiyay lacagtu haysto..lacag iyo qurux mid toona kama muqado laakin labada ag fadhiyoba way u egyihiin lol astaqfurlaah I'm joking...haye maxa iga galay dadkan..aan iska dhaafo.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Aaliyyah:

loooooooooooooooooooooool sheekoyinkan oo kale horta maba fahmo. waxan diinta miyey ogoshahay? at least muu midba habeen la aqal galo (even thou am actually against teh whole polygamy idea laakin each on his own and I know deentu way fasaxday)..

 

ma niman baa la wayey markay mid labaduba gursanayaan wa suaale
redface.gif

 

salaam

LOL @ Aliyah Actually there is a supposed scarcity of men oo baryahan la shego but I am not buying it. I would sooner stay single than sit there with another woman especially on the same night ! Waxa qaarkiisa waaba ka darow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Aaliyyah:

^ afar kulaha xaguu ku arkay afar hal mar la aroosanayo? mise asaga ku tala jira? wa suaale? lol....i feel sorry for the girls back home walahi lacag baan u malaynaya in lagu so aqal galiyo inkasto kan mesha lugu so dhajiyay aan ka shakiyay lacagtu haysto..lacag iyo qurux mid toona kama muqado laakin labada ag fadhiyoba way u egyihiin lol astaqfurlaah I'm joking...haye maxa iga galay dadkan..aan iska dhaafo.

 

salaam

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

loool@ especially the same day..same day iyo different day aniga ima maraso. Walahi I don't like sharing period. Laakin I understand kuwan duruuf baa wada. IlAAHAY ha u sahlo...

 

haa walahi anba ma fahmin waxan la sheegsheego niman baa yaraaday..I know millions of single farahs. Wax scarce ah ma arag icon_razz.gif ..laakin dabcan hadaan ka hadlano niman noo qalma wa sheeko kale loool. I rather marry a loser than a good successful one that is married I mean if it comes to that lol n dont somalis say ninka wa say naagtu ka dhigato..loser waad hagaajin karta oo jafjafi kartaaa lol

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this