Sign in to follow this  
-Serenity-

Going rate...

Recommended Posts

Cabdow   

Originally posted by Malika:

LOL@the tittle of this thread,made it sound like a cattle market.

 

:D
,what is the going rate for a super cow?
:D:D

lool...I'm not a cow man but wonder how much is the camel going for these days? smile.gif

 

Wallee gabar ila dhalatay ama tu aan dhalay baan lacag laga bixin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Woah hold it @ Aaliya and Haneefa. What on earth, I did not realize the women was been brought like merchandis.

lol Ibti I was just joking sis. Inshallah it depends on his income waad arkasa wa naxariis badnahay lol.But, Inshallah he will be rich so that way I can get all I want iyo nus icon_razz.gif

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Alla mexey naagaha banaanka ka booteeyeen! Bal car tee nin inta jeclaataa dhahdo 'labakun baan rabaa'? Iyaah! Saan u arko naag ka wal walsan meherkeeda intuu noqonaayo waa midaan ninka isku hubin oo isleh bal biri haduu boxo wax uun ka reebo... :D

 

Going rate lagu yeh, for a quick second auction house inaan soo galaanba moodee...Hadeyse noqoto in la'is beeciyo, walee hablo badan waxbaa sugaya...Meesha amey ka dhacdaa sidii jeeniga ariga loo gorgorin jiray suuqa in loo gorgoriyo hablaha?

 

**Tii timaheeda xogaa adagyihiin, beeca hoos udhig (saa maskiinka wixii lagu jilcinlahaa jareertaas baa sugi doonto inuu gadee)

**Tii madow iyadan beeceeda hoos buu udhici hadey tahay mid is cadeyso

**Tii gaaban iyana hoos udhig lacagteeda

**Tii lasoo furay (een tan maskiinta iyadaaba ugu daran) iyana hoooooos usii dhig saa mileage baa saaranee

**Tii liin dhanaan xabadka ku wadato, definately hoos bey udhici than tan wadata liin bambeelmo; but qare hadey sheekadu gaarto iyadana waa cilad

**Tii iyadoo aan laguursan horey loosoo maray, tan waaba iney wexeeda isku duub ku qaadato ooba eysan juuq dhihin

 

Faanoole fara kama qodna... :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@liin dhanaan, bambeelo iyo qaro :D:D

 

Lool@tii lasoo mare :D:D

 

 

Ragbadan qaali inaas unoqotid ayeeyo :D

 

waxaa meesha kasoo socota a publicly traded company haladhigo bought and sold on the stock, the stock value decided not volume of the trading but by KK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Acuudubilaah waxaasoo cirid cadeys ah maxaakaa keenaayo ayeeyo? Sheekada marba hadey publicly traded co iyo stock mareyso, ani mid open outcry ah leen xamilikaraa... :D

 

Arac, I am old school yaaqoo...Waagaas waxaan ka dabeeyay jaceylaa ihaayo ani joodari dhul yaalo xataa waan kula seexanaa, maskiintoo baari ah aan ahaa...Emphasis on *aan ahaa*...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Bal car tee nin inta jeclaataa dhahdo 'labakun baan rabaa'? Iyaah!

koolkat, now am certain so many soler men wish you were still single...ileen waxba maad waydiisan laheen ...ii kaxeesta bilaash odhan laheed :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

I would advice men/girls to discuss the figure before the meher, Waxaan markaanti ka ahaa meher uu arooskii indha cadayey, Waa igu badantahay, with still camera rolling, Fateexad. smile.gif

 

The most expensive meher I went was for 2 kilos of gold, Maanta marka la eego it is over 60-70K.

 

Can Meher stop a man divorcing his wife? Sometimes, Yes.

 

Sheekada intii kale waxaa dhamaysay, Khabiirada Kool Kat. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Walaahi filin aa lagu haayaa meeshan ar daya...

Bajaq kaste meeshaan xisaab iyo kalkuleetar ee lasoo fadhiisatay.. dooro iimaan surug aa la dhihi jiray....

 

Waraada ragiina UK 3k laga xoogooyo maad iska imaadaan Canada? meeshaan saaxiib sidii Hindiya camal ragaa la gadan rabaa mar dhaw.. ninkii kuleel xoogleh haayo ne masaajidka aa la geenee oo midoo xuurul ceyn eh ka helaa looool hal jus oo quraan eh lee iska xafid....

 

waraa nuune caadi ma tihid hadaa aragtay kumi iyo taano la isku furaayo....

 

Aniga hada kohor ayaan arkay nin asaga la dhahaayo "war dee sadex daada baad qabtaa" yaab daraadiis dariskooda ayaan weydiiye waxa ee naagta ku hadleeso markaas baa la igu yiri, "war ayada ayaaba awal aqalka nin ka aheed" looooool aduun waa is badalay mar dhaw raga aa laguursanaa oo bajaq yaasha aa la qaraashaa....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by Tuujiye:

Walaahi filin aa lagu haayaa meeshan ar daya...

Bajaq kaste meeshaan xisaab iyo kalkuleetar ee lasoo fadhiisatay.. dooro iimaan surug aa la dhihi jiray....

 

Aniga hada kohor ayaan arkay nin asaga la dhahaayo "war dee sadex daada baad qabtaa" yaab daraadiis dariskooda ayaan weydiiye waxa ee naagta ku hadleeso markaas baa la igu yiri, "war ayada ayaaba awal aqalka nin ka aheed" looooool aduun waa is badalay mar dhaw raga aa laguursanaa oo bajaq yaasha aa la qaraashaa....

 

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D:D Wareer Badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by Kool_Kat:

Alla mexey naagaha banaanka ka booteeyeen! Bal car tee nin inta jeclaataa dhahdo 'labakun baan rabaa'? Iyaah! Saan u arko naag ka wal walsan meherkeeda intuu noqonaayo waa midaan ninka isku hubin oo isleh bal biri haduu boxo wax uun ka reebo...
:D

 

Going rate lagu yeh, for a quick second auction house inaan soo galaanba moodee...Hadeyse noqoto in la'is beeciyo, walee hablo badan waxbaa sugaya...Meesha amey ka dhacdaa sidii jeeniga ariga loo gorgorin jiray suuqa in loo gorgoriyo hablaha?

 

**Tii timaheeda xogaa adagyihiin, beeca hoos udhig (saa maskiinka wixii lagu jilcinlahaa jareertaas baa sugi doonto inuu gadee)

**Tii madow iyadan beeceeda hoos buu udhici hadey tahay mid is cadeyso

**Tii gaaban iyana hoos udhig lacagteeda

**Tii lasoo furay (een tan maskiinta iyadaaba ugu daran) iyana hoooooos usii dhig saa mileage baa saaranee

**Tii liin dhanaan xabadka ku wadato, definately hoos bey udhici than tan wadata liin bambeelmo; but qare hadey sheekadu gaarto iyadana waa cilad

**Tii iyadoo aan laguursan horey loosoo maray, tan waaba iney wexeeda isku duub ku qaadato ooba eysan juuq dhihin

 

Faanoole fara kama qodna...
:D:P

For future check list, this could come in handy walle! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Kool_Kat:

[QB

Arac,
I am old school yaaqoo...Waagaas waxaan ka dabeeyay jaceylaa ihaayo
ani joodari dhul yaalo xataa waan kula seexanaa
, maskiintoo baari ah
aan ahaa
...Emphasis on *aan ahaa*... [/QB]

Dirin mise joodari? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

**Tii timaheeda xogaa adagyihiin, beeca hoos udhig (saa maskiinka wixii lagu jilcinlahaa jareertaas baa sugi doonto inuu gadee)

**Tii madow iyadan beeceeda hoos buu udhici hadey tahay mid is cadeyso

**Tii gaaban iyana hoos udhig lacagteeda

**Tii lasoo furay (een tan maskiinta iyadaaba ugu daran) iyana hoooooos usii dhig saa mileage baa saaranee

**Tii liin dhanaan xabadka ku wadato, definately hoos bey udhici than tan wadata liin bambeelmo; but qare hadey sheekadu gaarto iyadana waa cilad

**Tii iyadoo aan laguursan horey loosoo maray, tan waaba iney wexeeda isku duub ku qaadato ooba eysan juuq dhihin

 

Faanoole fara kama qodna...

:D:D The post of the year 2009 :D:DKoolo caadi ma tihid, dad badan waxey qarinayeen aa banaanka keentay

 

 

Tuujiska abaa wax kasta waa la arkaa camal,

 

 

tii iigu darneyd waxeyaheyd sheeka uu ninkoo ii sheegay, wuxuu igu yiri naagtii baan iska furey, oo maxa dhacay inkaar qabe ayaan ku iri, and he goes on saying "habeen habeenada ka mida aniga iyo naagteyda oo is garaaceeno ayey xaraarto darteed wajiga dharbaaxsho iiga dhufatey, hawshii garaaca waan hakiyey oo wajigii ayaa i bararey oo waxba indhaha waan ka arki waayey, subixii danbena waan iska furey naagta wajiga iga feertay mana aan weydiin sababta ay ii dishey laakin maalma kadib ayan dadka weydiiyey una sheegay qisadii, dadkii baa igu yiri alla ku qaad oo ku sii qaad calaama alle kugu rid ma waxaas baad naagtaada ku furtey, dadkii baa igu yiri dumarka isku mid ma ahan qaar baa actionka sariirta is garaaca markey xaalku marayo uultimo fiino wiito ku xagxagto oo nimankooda xaraarto darteed dharbaaxsho iyo haraati kala daalo"

 

 

anywaay, the man regreted, when he was told he got the best woman and divorced becauase of dat, calaayata xaal, I asked him meherkeeda ma siisey, and he told me dat she didn't ask for it when divorced, but he wouldn't mind givin her Kitaabka Quraanka as dat was her meher initially.

 

 

Finally the man went back to the woman, and now he is ok with dharbaaxshada and feerka iyo haraatida ku dhaceeso each time ay muntulaando noqdaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this