Sign in to follow this  
-Serenity-

Going rate...

Recommended Posts

Cawaale   

18k was the most I've seen, waxaa laga soo dajiayay 20k, miskiinkas neefta aa lagu celiyay, sooryadii reerka iyo lacagtii qaraabada loo qeybiyay aaba dadka qaar meherkooda ka badneyd.

 

The least I've seen was hmmm well nothing, Sheekhii aya ku dhhay atleast wax uun waa waajib, and the sister asked for "Kitaabka Musxafka ah"..

 

PS. i think there was another thread of this sort back in time, can't find it now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Xiinoow, weli ma aragtey naagtii tiri dahabka ha la iga bedelo? Adiguna bedel baad tahay ayaa u dambeeysey. :D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D adiguna beddel baad tahay

 

cabdi gaheyr bay tiri dahab gad dagaalkii labaad oo aad u qarxayya, asaguse beddel baad tahay ma orane wuxuu yiri:

 

ina cumar qadhoonlaay adduun qeylo bixin waayye

qasnadaha raggii keydsan jirey qaarba tuugsade'e

Ingiriisba laga qaad dhulkuu qaybta kulahaayye

...

adigaaba qalab doonayyee quusay faransiise'e :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

The 1st time the situation was in my family, lets just say I 'assumed' it was far greater than the 'average' rate and was sorely disappointed!

lol Serenity am on the same boat as you I had my own assumptions most weddings I attended I never bothered to ask the details abt the meher. Anyhow, this one time I attended this meher and I was told and my jaws dropped not that am a gold digger but sidaado kale i thought it was a whole lot more. Anyways, afterwards people explained to me and they said it depends on the understanding between the two people..there is no fixed price...bt at least on average I thought people paid a decent meher not what was paid at that particular meher which people told me its what ppl mostly pay...anuu kolay qaali baan ahay shekadaas ma igu bixilaheen hahaha icon_razz.gif

 

The least I've seen was hmmm well nothing, Sheekhii aya ku dhhay atleast wax uun waa waajib, and the sister asked for "Kitaabka Musxafka ah

Cawaale, kitaabka musxafka ah? Doesn't she have a plenty of them at home. I could have gave her one while she asked the guy something else smile.gif

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Qaali iska ahoow Aaliyah. Ragbaa wuxu sugi doonaa kolkaad qiimaha hoos u dhigtid. icon_razz.gif

 

Xiiin, lool. Gaheyr wiil hoog buu ahaa.

 

adigaaba qalab doonayyee quusay faransiise'e

Islaantu show dhageheey ka yara cuslayd oo loo ma sheegin in dunidu waaggaa baabah la isku noqdey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Nuune's Story about gabadha gaaban waxay isoo xasuusisay sheekadii...

 

Ninbaa lagu yiri, "Adeeroow naagtaadu fool xumaa?" Markaasuu ku jawaabay "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay."

 

Oo anigu meherka waxaan u haystay lacagta meherkaahoo wiilka iyo gabadha isku af gartaan. Dowry tan reerka la siiyo, sooryana tan meesha lagu qaato, ee bal ii kala macneeya mise waan saxanahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

"Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay."???

Maxaad ula jeeda Indhoos? ma reer lacag leh oo lacag ka cuna talow?

 

tan kale reerka lacagta la siiyo iyo waxan waa dhaqan saan filayo diinta kuma jirto. I could be wrong!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Indhoos:

Nuune's Story about gabadha gaaban waxay isoo xasuusisay sheekadii...

 

Ninbaa lagu yiri, "Adeeroow naagtaadu fool xumaa?" Markaasuu ku jawaabay "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay."

 

Loooooooooooooooooooooooooooool. Indhoos walleee imtixaan baa tahay. Hehehehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

^^^Gabadha ee ragaan foolxumadda ku sheegayaan, ninkaan dhibtuu usoo maray inuuba guurasado uma war hayaan, yacni reerkii baa ku dhibay gabadha siinteeda oo uu muddo ka baryaayay, way isla macaaneeyeen.

 

Does that help?

 

I think Meherka waa jiraa laakiin inta kale waa dhaqan bay ila tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Basically, someone said to a man ' uncle your wife is so ugly' and he replied 'only if you knew how long i begged her family to give me her hand in marriage you wouldn't say that'. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this