Sign in to follow this  
-Serenity-

Going rate...

Recommended Posts

nuune   

I remember a husband and a wife having arguments in one of the streets, she decided in la furo while they were arguing, he said ok, then she said meherkeyga ayaan kaa rabaa,

 

then he said your meher in 1972 was 1000 shiling Somali, so if I calculate that it won't be even one cent, she said "ooh, I want my meher :D "

 

he put his hand into his trouser pocket, and pull off one 0.75 cents equaivelant of 1000 shilings Somali at this time,

 

 

I witnessed that furniin, markiiba warqadeeda iyo meherkeeda ayuu siiyey, weyna qaadatey ayadoo happy ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haa, innaba caadi ma aheen, aawey kii labada xaas qabey oo tii weyneyd inta uu furey oo xaafadii islaantii kale usoo socdo ayaa tii yareedbaa maqashey in tii weyneyd la furey markaasey odeygii ooga hor timid wadada ayadoo mushxaradeeso farax dartiis, intuu saas u fiiriyey ayuu yiri "naa adna waad iga furantahay" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Nuune ninyoho adiga wax kudhiman maleh aan umaleynaa adunka kumi & taano kuwo isku furay xataa waad aragtay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by nuune:

haa, innaba caadi ma aheen, aawey kii labada xaas qabey oo tii weyneyd inta uu furey oo xaafadii islaantii kale usoo socdo ayaa tii yareedbaa maqashey in tii weyneyd la furey markaasey odeygii ooga hor timid wadada ayadoo mushxaradeeso farax dartiis, intuu saas u fiiriyey ayuu yiri "naa adna waad iga furantahay"
:D

Anigu waxaan maqley shan fure, oo afartuu qabay is ka daba furey, ee islaantii deriska ahayd xitaa furey isagoonba qabin kolkeey ku tiri 'war ma waalatay'? Ninkii islaanta deriska ahaa qabay ayaaba yiri 'Alley lehe, waad furantahay'. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Rageedi uu aha xariifkaas,

 

 

FUFU, abaa aduunkaan waa la soo joogey camal, wax kasta waa la arkaa

 

 

tii tiri aawey ifur waryaa aabahaa cunee, intuu kor u boodey ayuu dhulka isku ridey araxda dhinac dhinac u dhacey xanuun dartiisna dhulka la jiifsadey, intey soo kor istaagtey ayey ku tiri ala ma anaa dhibkan kuu geestay halkii bey ku nurse gareesay, xariifkaan kaartuu wataa, markey meeshii ka soo kaxeesay ayey qolka sariirta jiifso tiri intey u yara massageesay, intuu soo fiiriyey ayuu ku yiri "waan ku furayaa" oo maxaad ii fureysaa bey ku qeelisay oon sameeyay :D intuu qosley ayuu yiri illowsha dhawaa soo taad itiri aabahaa cunee ifur, intey qosol kale ku dartey bey tiri aabahaa cun wax kalaan ula jeeday ee kaalay maalmahan waad caatawdee

Share this post


Link to post
Share on other sites
kyz   

aniga taan qabo waxaan ku mehersaday 44 Ari ah (riyood) intii aan sicir bararku dhicin oo soomaalidu ay san doollarka baran waa gii adduun adduun ahaa. marka hadda arrintii waxay issu badashay Businees hal mar ayaa ayba rabtaa in ay sacabadeeda dhunkato.wacdalla inaan taas yeellayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

dimkaan xama noogu geesha gaantu baqo ..yaa weydiiyay horta icon_razz.gif

 

 

Nuune sxbow waxaan managu dul alfioosa misa wax dhacay waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by nuune:

^^ Rageedi uu aha xariifkaas,

 

 

FUFU, abaa aduunkaan waa la soo joogey camal, wax kasta waa la arkaa

 

 

tii tiri aawey ifur waryaa aabahaa cunee, intuu kor u boodey ayuu dhulka isku ridey araxda dhinac dhinac u dhacey xanuun dartiisna dhulka la jiifsadey, intey soo kor istaagtey ayey ku tiri ala ma anaa dhibkan kuu geestay halkii bey ku nurse gareesay, xariifkaan kaartuu wataa, markey meeshii ka soo kaxeesay ayey qolka sariirta jiifso tiri intey u yara massageesay, intuu soo fiiriyey ayuu ku yiri "waan ku furayaa" oo maxaad ii fureysaa bey ku qeelisay oon sameeyay
:D
intuu qosley ayuu yiri illowsha dhawaa soo taad itiri aabahaa cunee ifur, intey qosol kale ku dartey bey tiri aabahaa cun wax kalaan ula jeeday ee kaalay maalmahan waad caatawdee

Dumarku waa wax qaxar badan, hadana macaan. Alloow inoo daa. :D Sxbka is tuurey ayaaba ka raayey.Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Cawaale:

Dhufyez, tan jaahilka maa sheegoosaa mise tan kale oo waxbaratay, labo in aad qabtid aan kuu malyhayay nooh..

tii kale buu ka hadlayaa bay ila tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this