Sign in to follow this  
The Zack

INNAA LILLAAHI wa innaa ileyhi raajicuun!

Recommended Posts

The Zack   

Wararka Ka imanaya Makka ayaa sheegaya in Sheekh Mohamed Rashad uu maanta halkaas ku geeriyooday isagoo Xaaji ah.

 

Eebbe weyne ha u naxariisto caalimka, qoyskiis, umadda Somaliyeed iyo umadda islaamkana samir iyo iimmaan haka siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Aamiin, maalin xaga Rabi la'aado oo maanta kafiican majirto. Insha Allah, Rabi janno ayaan uga baryeyna.

 

Maxamed Rashaad daaci fiican ayuu ahaa oo runtii Muxaadarooyinkiisu ey ficilo kudheehan tahay.

 

Sophist

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Inna Lillahi Wa Inna Illahi Raju3uun.

He was my favourite sheikh. May Allah(SWT) grant him a place in Jannah , spare him the questions of the grave and reward him for his good work. My condolence goes out to his family and friends and all Muslims particularly Somali youth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

It is hard to say this is the best time for someone to die but indeed Sh. Rashaad was lucky enough to die on the day before Eid-ul-Adha, in the holy ten days of the month of Dul-Hijj, right at the holiest place on earth, Makka al-mukarama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Alle ha u naxariisto, mawtul faj'ada ayaa badan ayaantaan, waxa la rabaa in mar walba tawbada la cusbooneysiiyo, meel la soo jiro lama oga, ilaahow noo dembi dhaaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inna lillahi wa'inaa illayhi raajicuun. Kullu Nafsin daa'iqatul mawt. Illaahay waxaan uga baryaa inuu naxariistiisa ka waraabiyo Sheekh Maxamed Rashaad iyo waliba 48 qof oo kale oo ilaa hada laguu soo waramayo inay ku geeriyoodeen xajka.

 

Illaahayoow xajkoodii ka aqbal jidka toosana nagu wada aadi. Samir iyo iimaan ummada muslimka ahoow meel kastood joogtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this