Cabdow

Nomads
  • Content Count

    635
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cabdow

  1. BTW, Canka xaaji, there's a lot more to Toronto than Dixon iyo Jane/Finch, yaah... Naga daayee..I know that KK, I was just trying to qash-qashaadooying caaliyo. Untill that is, you decided to become il-fuur About the bajaq thingy (Am not in anyway trying to promote the word, nor am i trying to offend bajaqyaasha kasoo horjeeda) But out of curiousity, since when ey kalmada bajaq caay noqotay? Ps. I feel like Tuug inaan wax uqorooyo kulaha, tuug beel...
  2. Originally posted by AAliyah416: ^^do u think Toronto is either dixon or Jane & finch :rolleyes: Miss416, are you saying there is more to Tdot then the mentioned areas, maba dhici karto...Anyways, caadi iska dhig nooh (or should i say dee ) Canjeex, bajaqyaasha? You must be a male bajaq to know this hee marka? BTW, I luv your nick...Very original... Walaaley bajaqyaasha comment i made wasn't directed to you personally, ee why ani bajaq iigu wacee bajaqyahay (kaftan carbeed lee waaye ) Btw, thanx...Nick-kaaga xitaa caadi ma aha. Abdinuur, i got it sxb.
  3. Ooops...My bad miss416, i meant to say Jane & Finch see lagu ahaa?
  4. If you wanna share your feelings sxb, go to the women section. Am sure bajaqyaasha there would welcomke you with open hands, No? P.s. As someone earlier said, we (as men) can talk about sports, politics or even religion. Sorry duqa, but to share more then that amongst ourselves waa qarjac qaniisnimo waadix ah. Hi miss416. Dhixon see lagu ahaa?
  5. Cabdow

    Amaan Dumar

    ^ La carar maa tiraahdaayee, buur kala bood hadaa rabtid ...Nice signature btw, Guuuuul canjeex you are romantic Thanks walaalo, you're so sweet. wali waxa laga raba in aad amaanta so badisid see camal, and bring a chocolate and rose to go with it That is a reasonable request miss 416, is that all? mise intaa waa only the tip of the ice-berg
  6. Cabdow

    Amaan Dumar

    Timahaaga dheere by Giriig been laguma dhaartee dhan loo dayaba gabaryay jacaly iga dhab weeyee timahaagan dheeree dhabarkaaga joogee ilaahay dhameeyee ilkahaaga dhuuxiyo dibnahaaga dhuxushaa dhakafaar ka qaadee waxa aad u dhigantaa dhibicdiyo cadceedo isu soo dhawaadee dhaqan kaama luminoo dhismahaa ma liicine waqti kuma dhirbaaxine sidii aad u dhalatay dheehii u leeyiin wali dhabanadaaduye anna waxa ii dhaawacay dhaayaha u rooney dhoola ka qosolkaagee waxa aad u dhigantaa dhibicdiyo cadceedo isu soo dhawaadee sida dhool gu' oo kale ama dhicirta hawdoo geed sare ku taalaa qurux loo dhameeye dhalankaagu waa ubax aan la kala dhantaaline anna labada dhinac baan kaa dhuganayaaye kuma dhaafi karayee waxa aad u dhigantaa dhibicdiyo cadceedo isu soo dhawaadee Hablaha soomaliyeed maxaa amaan loo dhameeyey... Mexey kuku taalaa laakin waa ungratefull creatures, oo hadhow oran somali men are not romantic :mad:
  7. Cabdow

    Somali woman

    I know it was a typo sxb, that's what made it funny
  8. Cabdow

    Somali woman

    hadeey ku soo fiiriso, yur ku deh...aa yada iska siigeesan. .
  9. Cabdow

    Polyandry

    Acuuuuudkow...Do they have women shortage or something? Iga tag inkaar waaye.
  10. Somali cadeys tea with qorfo iyo heel baan ku reen lahaa right about now, laakiin qalanjadii karin laheed bey ? mark ka taagan tahay...where are you ya heblaayo
  11. Originally posted by Legend of Zu: Soomali iyo qurux? walee anaga iyo bahashaas waxbaa na kala haysta - Soomaalida faanka unbaan ku nacay "Sidan aa nahay iyo sidaas" kolay umad arlada ku nool oo naga liita ma jiraan! Cheers Odaygan gaaban ee indhayarta baa war saxa sheegey...Qaurux maxey natari, hadaan waxba yahay eheen, amxaarna kuu talinayo, qaxootinamana kuu dheertahay...Tolaayeey Btw, since when ragga talk about qurux, isn't that xalimo thingy! No?
  12. Ilma-adeerayaal maanta soomali labo yaa loo kala baxay...You're either daba-dhilif Gaal dabada u leefa or you're a true somali patriot...Nothing in between whatso-ever....
  13. Cabdow

    Just

    ^ did what yaa xusul baruur? Dunyazaad, does that qosol mean arinta waxbaa kajira?
  14. Cabdow

    Just

    am sure our men still love us just the same We sure do (alle la aantiin nama dhigo ) But, at the same time, we also care about your health....Also waxaa maqaal igu ah (run iyo been waxey tahay garanmaayee) haweeneyda markay buurantahay waajibaadka qaarkiis yey ka caajistaa to the point ey in the middle of waajibaat baasto iska cuneyso
  15. Besides your intention and reward for sadaqa doesnt change Exactly sxb... Aduunka waxaa u daran seef-labood. London peepz show your support. Thanks lily
  16. ^ Anakii baa teena u yaaban, adiguna you decided to vent your frustrations on us. Yaaaaaaab, waa aduun la-isku lunsanyahay kii yiri been ma sheegin Weysiiso labo rakaco qac kasii and you should be ok walashiis, and if that doesn't help waa laguu yaqaanaa waxaad ubaahantahay!
  17. You are lucky if there is any food left in the digisiga. Shouldn't the dhadhamis (at the course of making the dish) be enough for a lady, no?
  18. Inform us when there is a real somali passport sxb, in the mean time get that (as pragon put it) E-thiopian passport out of our somaliweyn faces. P.s. Inanta inaba caadhi mo'oho She was sent for dhaqan celis purpose, and she is obtaining passport aan loo dirsan. Yaab aduunkan wallee :rolleyes:
  19. I thought 'kubka' said alot about the women, not cagaha. Or maybe that's just me. Malaha atheer has a cago fedhish
  20. ^ No jixinjix whatsoever eh
  21. We are somalis, we do not support ethiopian government.
  22. Hablaha soomaliyeed need to take a break from food, hadii kale cunaqabateen baa ku waajibtay ...Ever wondered why farax's are so caato, while xalimos are bararooying from left to right :confused: cajiib wa nus waaye
  23. Eritrea? P.S. We adore you too *Aisha*
  24. Ibtilo, when you don't speak yr own tonque, even the devil will try to mislead you Devil, i'm still having nightmares about you canjeexing me, but aan ku arko, hadaan dhafoorka kugu dhufan
  25. Devil why mislead ibtilo GUUL = SUCCESS Aaliyah is being watched by many here. Badacas, as long as i'm the one doing the xarakaat, i don't mind you lot watching her