Cabdow

Nomads
  • Content Count

    635
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cabdow

  1. Miss 416 aaaaaaamin to yr duco, and happy new year to all of you !! Waan soo socdaa kowdhe Waxna waan sidaa labadhe Samir yeelo weligaa Aaliyaay ha fududaan
  2. What kills me the most is that an ethiopian soldier (mind you not civilian) but a soldier walking free in our soil 'tolaayeey' walahi that alone should be dishonor (sharaf dhac) to every somali-men who has dhiig somalinimo in his veins. But insha-allah, with the will of god. We will make every traitor pay for this day....period
  3. Amxaarka atleast af-gaal ama af'muslin baad isugu iman, lakiin maanta amxaarka waxaa nooga daran traitors and daba-dhiflayaashan nagu dhex jira. Your time is limited (daba -dhiflayaasha zanawiyow) enjoy while it lasts
  4. "I will take my gun and go for jihad. Otherwise I am sure they will kill me in my banana kiosk if I wait for them here." He is absolutely right, atleast he is thinking about the long-run and what the outcome might be. Unlike, the so called (amxaaro) gevernment we have back home 'wallee waa lagu qasaaray kuwaas, diin iyo dhiig toonaba malaha'
  5. Eid wanaagsan dhamaan!!!!!!!! PS: In this blessed month, Lets keep in our Prayers to those brothers/sisters who are fighting against the invaders of (Amxaarada bakhtigu dhashay)
  6. the will of God that made this operation successful and saved Layla’s life. Indeed, the will of god made this operation possible. Maasha allah, May allah give her full recovery.
  7. Man tashabaha qooman fahuwa minhu aw kamaa qaala (scw) Modesty 'iyo ilaahay raali noqoshadiisa' lies upon wearing the hijab and not the other way round ladies...Be smart
  8. It's up to our generation to eliminate this believe or better yet "myth", that has been carried away from our elders for the past few generations, and start integrating with the rest of our bretherns from all walks of life 'aslong they claim to be muslims' We should also boycot this mentality of 'laandheer's are better than maangaab' propaganda crap. Sheikh sharif sheikh ahmed " Allah yacizuh" said it best, when he said. "Somalis should marry good Muslims, whatever caste they were from, in an effort to break down centuries of prejudice. Islam recommends choosing your partner according to whether they follow their religion and whether they are of good character but not because of their social level," Thanks cynical lady for sharing this piece with us.
  9. Sir AU, sorry to say this but yr shukaansi technique needs updating adeer.... Odayaashii hore waxay sameyn jireendan aad ku haysid laga tag, anaa hortaa wax ugu soo waayey
  10. ^ Hopefully you will look maasha allah in your 80's with yr macawiis JZK, umm al_khair
  11. girls should not ALWAYS think that we have other motives, it is mostly sincere help and general love we have for our Queens. Afkaaga caano baqay lagu qabay sxb, ishaad katuurtay I think that we 'the somali men' have been too nice to our women for far too long, to the point that they taking us for granted :mad:
  12. ^ Your friend is right sxb, maalintii lala hadlo they are over the moon. waxaney meesha kusoo qoreen yeyna kuu been sheegin, waa boolshidh There ain't no karbaash like a self-karbaash Acuudi bilaahi, self karbaash kulahaa. Eedo, have you been taking your medicine lately
  13. ma aha qof ay aqoon iskala hadlaaan, taas waba qalada xita ajanabi aha ahaate, nin gabadh uu aqoon muxu afkiisa dheer ula donanaya. Yarta hada waxaad iga dhacsiinaysa ood waliba iskula qumantahay (indha adeegaaga) inay khalad tahay inay raggu gabdhaha lahadlaan. If so, then how the hell are we 'the faarax's' supposed to know you lot. Ileen saad ula socotid, waala isku baahan yahay oo lakala maarmi maayee. unless aad xalkale haysid masheegin wich i doubt :cool: maxaadse ula jeeda meel nalo raaco ma leh??? Waxaad soo qortay baa kuu sheegaysa meel la idiin raaco inay daan laheen abadan, waa habeenkii xalay ahaa oo tagay inaan is fahamno (hadaad tihiin xalimos). bal wakaase isku day 911 ma ilowday ..halkan waxa xaqa iska leh bisaadka eyda iyo dumarka As long aad believe gareesantihiin 911 iyo kuwii dabada cadaa ee idinku sheekeeyey eyda iyo bisadahaad xuquuq wadaagtaan, is one of the reason why we see so many single mothers roeming around in north america (as well as other parts of the world) Ileen the same quraafaad baad aaminsantihiin whether your from 416, 612, or 614 cajiiiiiiiib
  14. After this clarification...Some will still post here, after me, congratulations!!! Yeb, waad garatay sxb, congrats once again. Inkir amase ha'inkirin waa hool adi iyo marakiibta idiin taal
  15. Marka maxey idin la tahay inay sameyso Hadaan kuu sheego waxey ilatahay inay sameyso, will you promise me inay sameeneyso. :confused:
  16. ^ Nobody bashed any women as far as i'm concerned(though some karbaashing is much needed) but seriously we the somali men 'the jaamac, faarax and cabdi's' are ever more confused with you lot. Meel la idiin raaco haba yaraatee majirto, arin lala yaabo miyeeysan eheen badhar breath laakinse waa bad habit somalida nimankoodu leeyihiin, in ay gabadh ee aqoon iska approach gareeyaan Yarta stop generalising marka hore, marka labaadna get of the high horse before aan kuu dirin 'wayiscajabisay.com'
  17. war waa DOORO! Kadaraoo dibi dhal, waryee kilmadaa lama amaaninee maad naga daysid ina adeerow. Btw ciidii masoo dhawee saxuurtii baa soo dhaw sxb. Haa Ina-Adeer mida kale waa hadi habeen ugu horeesa aad noqotaa laacib xaga sariirta. Bisinka iyo burdaha, waryee marduufkii baa kugu kala go'ay malaha caawa
  18. if u guys are more oriented into Diinta islaamka What else would we be more oriented, if not the diinta islaamka sxb :confused: Geel baan u heeseynaa, isaguna chicken buu u heesi
  19. Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa runa waa lagu dhaqaa. No wonder we see so many divorces in our community, couse of that stupidh so called proverb. Yeah i said it. As for the shukaansi, why take the long way when you can be straight forward. Just be like ' Naa heedhe maxaad kaqabtaa hadaan isku waysa dhoorano ' I've Been told you can't go wrong with that proposal, but first it needs to be drive tested though. Any volunteers :cool:
  20. ^ Go to This webside They have a "Somali-English Dictionary" there. Good luck buddy