Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. http://caasimada.com/mudanayaasha-baarlaamka-soomaaliya-oo-maanta-suaallo-waydiiyay-labo-wasiir-oo-ka-tirsan-xukuumadda/ Arrintaani waa wax lagu farxo. Durba waa la dareemi karaa inuu baarlamaankaani ka wanaagsan yahay kuwii qaylada badnaa oo mooshinka la wareegi jirey kadibna kuraasta isla dhici jirey. Ilaah baa mahad leh oo Sakiin na dhaafiyey.
  2. Juxa;897765 wrote: i hope you all bought plots for rental purposes lol...Juxa. Can Somalis afford this? It looks to me that this is for foreign investors.
  3. Oba, dowladdaani cidna u istaagi meyso ee dadkaan warkooda iska dhaaf. Wixii diida daadka ayaa qaadaya.
  4. Tallaabo;897716 wrote: Dawladihii dekedaha dhisay cashuurtu cirka ogamay soo daadan ee beelaha dhulka dega ayay ka qaadeen. lol@beelaha dhulka dega. So waxaad leedahay canshuurtii Berbera oo qura baa dekadda Berbera lagu dhisay, Tii Boosaaso u qura ayaa dekad Boosaaso ka dhistay....etc.?
  5. Maaddeey;897519 wrote: Macallinka, taladaydii durbaba waad fulisay,, sxb. shaqo ii soo raadi!. Adna talo ma qaadanaysaa haddii lagu siiyo? Gafuurka aad duubaneysid iska daa.
  6. Dekadaha Canshuur dowladeed baa lagu dhisay. Beeshii run sheegeysaa bal iyadu dekad ha dhisato.
  7. Macallinka, waxaa laga xishoonayaa in la dhaho Xasan Shiikh Madaxweyne uma rabno awalna uma rabin. Maxaa been la iskugu sheegayaa.
  8. "Haybad qabiil iyo mid qaran la iskuma heli karo, Midda qaranka ayaa naga maqan taas ayaanan jirineynaa. Qabaa'ilka Soomaalida ee maanta cabinet-ka ka maqan berri ayay soo gelayaan, kuwa maanta ku jirana berri ayey weynayaan. Marka Cid ay u qoran tahay inuu wasiir lahaado weligiis ma jirtee. Maalin walba ciddii loo arko, dadka dalka hoggaamin karaa noqon doona, kuwaasi qabaa'il ayay noqon lahaayeen ay dalka hoggaamineyso ayaa noqon doonta." Waxaas baa go'aan lagaa dhahaa. Haddii aad maanta wasiir weysid berri iska sugo. May be 4 years.
  9. Che -Guevara;897697 wrote: I have just listened to his interview. I think there's nothing conversational that he actually said. It seems most of you are simply projecting your own bias towards him. lol...Wakhtigu dacaayad hakaga dhammaadee iska dhaaf iyagay dhibaysaa.
  10. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=q9Y5Ng8elgE#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  11. oba hiloowlow;897634 wrote: going to chill in the beaches in my tuulo Ceel Bashaqley soon loooooooooool.........have fun Oba, Magacana ka beddel...
  12. Wakhtigii dowladdii Kacaanku Soomaaliya ka talineysey ayaa maalin dadweynaha ku nool degmada Shingaani lagu khasbay inay ka soo qayb-galaan shir uu ka hadlayey guddoomiyaha degmada ayna dhegeystaan khudbadiisa. Markii uu guddoomiyuhu khudbada dhammeeyey ayuu yiri "Yaa su'aal qaba"? Macaanoow oo ka mid ahaa dadkii lagu soo khasbay inay khudbada guddoomiyaha dhegeystaan ayaa gacanta taagey oo su'aaley "Ma bixi karaa"?
  13. Wiil yar ayaa waxaa habaryar u ahayd haweeneey la yiraahdo Raaxo. Wiilka ayaa si kastaba haku timaaddee habaryartiis jeclayn. Haddaba maalin ayuu wiilkii hooyadii dhabteeda ku seexday. Hooyadii ayaa madaxa u salaaxday kuna tiri "Hooyo Raaxo Jeclidaa" Wiilkii ayaa ku jawaabey "I don't like Raho" isagoo u qaatay in hooyadii ula jeedday inuu habaryartiis jecel yahay.
  14. Nin Dhallinyaro ah oo reer Xamar ah ayaa hargeysa tegey markaas bay gabar reer Jabuuti ah is shukaansadeen. Gabadhii ayaa wiilkii ku tiri "Huunno Ciise miyaad tahay? Wiilkii reer Xamarka ahaa ayaa u qaatay in magaciisa la weydiiyey markaas ayuu yiri "Maya Muriidi Awees aan ahay".
  15. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaas sheekeysanayey nin reer Xamar ah iyo nin kale oo reer mudug ah. Kii reer Xamarka ahaa ayaa ninkii kale su'aaley: Kaali horta, Mundug Yaanyo ma ka baxdaa? Ninkii reer Mudugga ahaa ayaa ku jawaabey: War ninyahow maxaad ku hadlaysaa, Soo ma ogid inaan geedka yaanyada ah aan hoostiisa hasrsan jirney?
  16. Maalin baa waxaa meel ku wada qayilayey nin reer Waqooyi ah oo lagu magaaabo Jaamac iyo nin kale oo reer Baydhabo ah oo la yiraa Maadeey. Markii ay marqaameen ayaa Jaamac su'aaley ninkii kale "Ina adeer saaxiib baan ahayn in muddo ah ee horta aan si wanaagsan isku barannee qolomaad tahay"? Maadeey ayaa ku jawaabey "*****". Ninkii Jaamac ahaa ayaa u qaatay inuu saaxiibkii iri "Niisaan baan ahay". Markaas buu Jaamac cod dheer ku yiri "Waar qoladaad tahaan ku weydiiyey ee Waaxay Nissan-ka aad sheegeyso". Maadeey baa ku jawaabey "Saaxiib ****** baan ahay, ee adina bal yaa tahay"? Jaamac baa ku jawaabey "Haddaba Saacaddaan laga billaabo aniguba Ilmo Jabaan baan ahay".
  17. Maaddeey;897276 wrote: ^ lool. Oba, adi caadi aa u wareersantahay, your comparison of Muhaajireens to the Amisom shows caqligaaga! Oo hadda ma waxaad leedahay shisheeye, ajnebi iyo laaji waa kala duwan yihiin?
  18. Maaddeey;897269 wrote: Lool @ Caasimada Online!. hiiraan, jowhar & kuwa caanka ah maxaadan u soo xigan, mise AMISOM aad avoid-gareyneysay, Abwaan?. Maaddeey, to answer your question, Caasimadda was the first website I read on this new development. Plus xaggee aadeysaa, jidka dheerna waa lagu soo socdaa oo Ceel-la-Helay waa laguugu imaanayaa.
  19. Lol....Oba....warkan ma waxaa laga soo xigtey Muddullood News Network?
  20. The Zack;897291 wrote: Lol yaa la qarxinaa meesha, xeeb Somali uma socdo for a while. I welcome the new flights between Kismayu and Mogadishu!
  21. Nadaara waxaan ku nacay laba qof oo aan isku dhigmin buu mar walba meel isla soo fariisiyaa. Qof meesha u imaanaya un inuu siyaasadda beesha uu difaaco oo aan aqoon iyo waaya-aragnimo kale midna lahayn buu wuxuu ag keenay shakhsi kaga dheereeya waxa laga doodayo. I wish aqonyahannadan uu sheegayo inuu taariikhdooda nooga warrami lahaa iyo waxa takhasuskoodu yahay. Cunaqabotaynta in la qaado ma habboon tahay? Haa Ciidanka in si habsami ah loo dhiso ma loo baahan yahay? Haa Soomaaliya dib-u-heshiisiin ma u baahan tahay? Haa Dib-u-heshiisiintii ugu roonayd middee bay ahayd? Carta
  22. http://caasimada.com/degdegciidamada-dowlada-oo-la-wareegay-jowhar-iyo-mahadaay/
  23. Apo, do you want to start a poll for where people are? The good think is it is not qarxis either because it is no showing who voted for where....For instance it would says SOLers at UK US NL FIN...SWE.......NORWAY.....and so on I know it is kind of hard as people can be from everywhere. It should be where one lives/lived for the past one year, calls home....etc...You just figure out what I mean....I can be the Kabiir for this poll and you are the macallin. Don't leave Africa out though...Kenya, Uganda, Tanzania, South Africa...at the last option it could say none of the above...