
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
No wonder you believe this then ,,,,,,,,,,,
-
did u hear the guy who took a pistol and shot his head three times ???
-
Adeer this is stuff and nonsense ,,,,
-
Omar Jamal takes post with Somali Mission to UN
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
why do i have the feeling that i know him ?? -
wax walba waa la iska qorayaa ,,,,,,,,,
-
Somaliland on verge of observer status in the Commonwealth
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is moving despite all the odds ,,,,,,,,,,, -
Subxaan ! ! ! !
-
To outsiders Somalia is a remote and forsaken land, drenched in blood, clogged by diseased refugees and doomed to irreversible destruction and hopelessness. But one town in my country is a seaside oasis of pleasure, tranquillity and glamorous beaches — as well as cardboard boxes crammed full of hard United States dollars. This is Baraawe, south of Mogadishu, in Somalia’s southeast corner, home to daring bands of sea robbers, deceptive fishing canoes and, overlooking the port from a distance, heavily armed foreign frigates. The town is the ultimate movie-style fantasy; an Eldorado in a troubled land where the pirates are heroes, distributing in Robin Hood fashion the wealth they crudely accrue at sea. They might be “heartless terrorists and renegades” to the outside world, but the mothers in Baraawe dream of giving their daughters in marriage to the pirates. No wonder then that pirate weddings have become hugely popular and semi-official attractions on the town’s weekly calendar. “Welcome to Baraawe: land of the connected, land of the playful” reads the huge Arabic sign on the road into the town. And for a moment when you arrive you have to pinch yourself to remember that you’re still in Somalia. There are no potholes, no crumbling roads, no broken TV and cellphone towers. The Italianate seaside villas are lavishly painted, not pockmarked by bullets. The town has become the fourth pirate capital of Somalia. Multimillion-dollar ransoms have transformed it in just five years from a forgotten fishing village to a thriving commercial centre selling expensive watches, motorbikes, electrical gadgets and even swine flu vaccine, as one merchant-smuggler boasts. Speakers from seaside verandas blast Bon Jovi hits and the streets are crammed with people buying the freshest tuna fish at the beachside market. Cellphone towers and even an internet kiosk give a semblance of quasi-governmental order, provided by a mix of clan warlords and heavily armed pirates. The pirates are ambitious young men in their early 20s, former fishermen and well-trained ex-police officers — and they’re the talk of the town. Young boys barely into their teens see no sense in seeking even a basic education; neither do they want to follow most Somalis into exile by making the great trek to Kenya or dhow-boating across the Horn of Africa to Dubai. Talk to them on the streets of Baraawe and their eyes brighten up as they describe counting “the greens”. The area has one of the heaviest concentrations of small ammunition, rocket grenades and heavy machine guns in Somalia — yet peace and tranquillity prevail in Baraawe. “‘Instead of turning onm the throats of our fellow Somalis like they do in Mogadishu, here our guns bring the wealth and secure the town,” boasts “Terrenco”, a self-styled pirate “colonel”, who says he has 12 years’ experience in the business. Throughout the day you can see boatbuilders matching the industriousness and craftmanship for which Sicily is renowned: they’re making a smart killing by rushing to satisfy their clients impatiently waiting to enter the sea. The cash-intoxicated pirates willingly part with $8 000 (about R60 000) for a small kayak — a pittance for them considering that one Dutch shipping and freight company recently handed over €800 000 (almost R9-million) in ransom. So Baraawe’s mothers urge their budding teenage girls to marry the buccaneers. Not that the girls themselves need much motivation: going down the aisle with a pirate guarantees endless food on the table, luxury dresses and saving your family from starvation and destitution. And pirates as young as 20 have up to five wives: one excited buccaneer boat driver recently boasted about the $3 000 (just more than R22 000) he’d forked out for his fourth and newest wife. If you happen to see a pirate wedding procession on a Saturday in Baraawe, you could be forgiven for thinking that a Western VIP must be in town. Outrageously shiny new Porsche Cayennes are sandwiched by pricey Harley Davidson diesel motorbikes manned by excited pirates brandishing advanced weaponry in a defiant and triumphant show of macho-man pride. It’s a simple show of pirate brotherhood on both sea and land whenever one of them ties the knot. The sea dollars provide lusty feasts of beef, Thai rice and potatoes freely for the whole town. You might be jolted for a moment by Kalashnikov rifle fire cracking through the wedding tents, but laughing wedding ushers will reassuringly calm you with a bottle of Bells Scotch whisky. The sound of guns, you learn, is routine when pirates marry: a 17-bullet salute is the sea-venturing tradition. When the time for presenting the wedding gifts arrives, the role of pirate dollars in oiling Baraawe’s economy during the global cashcrunch becomes even clearer. Wildly smiling pirates — young and old — outdo one another in throwing flashy Blackberrys, six-CD hi-fis and gold necklaces into the gift dishes. Excited (and intoxicated) men in camouflage kit dance with wads of new greenbacks on their heads before dropping their loot spectacularly into the dishes. Her Majesty’s Chancellor of the Exchequer would turn green and hot with envy. Perhaps the pseudo peace-building summits held in plush foreign capitals to seek solutions to Somalia’s woes should take a tour of Baraawe. How unbridled fun and ease thrive as an oasis within atrocity, horror and death would at least make for some crazy report-backs from delegates. Rafik Muhammad Dhana
-
it is about the exaggeration of the posters rather than the actual incident in the place .... 6 people were injured according to the last report.
-
I told u ,,, i hate the exaggeration
-
Faah faahino dheere ayaa ka soo baxaya qarax qasaare geystay oo xalay ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax xalay fiidkii ka dhacay inta u dhaxeysa isbitaalka guud ee Magaalada Gaalkacyo iyo saldhiga qeybta boliiska ee gobolka Mudug halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland. Inta la xaqiijiyay qaraxaasi ayaa waxaa ku dhaawacmay lix qofood oo 4 ka mid ah ay ahaayeen ciidamadii goobta ku sugnaa iyo labo kale oo rayid ah kuwaasi oo halkaasi ku sugnaa. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa laga tuuray gaari yar oo nuuca raaxada kaasoo la sheegay in uu ka cararay wadada u dhaxeysa taliska qeybta booliska iyo isbitalka guud ee Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha qeybta booliska Maamulka Puntland ee Waqooyiga Gaalkacyo Muuse C/raxmaan oo la hadlay Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in howlgalo ay sameeyeen ciidamada Puntland a ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan ruux la sheegay in uu ka dambeeyay bam gacmeedkaasi.
-
PUNTLAND SEPARATING: POOR SHARIF NO SOMALILAND AND NO PUNTLAND
Jacaylbaro replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
Dee sow ciyaal nalama daba dhigin ....... -
(London-HNW)-Shiikh Maxamed Maxamuud Nuur, oo loo yaqaanay M.M.Nuur. Hadda lakiin la baxay magaca Abu-Suldaan, wuxuu kamid ahaa dadka ku nool Gobolka Togdheer gaar ahaan magaaladda caasimadda ah ee Burco. M.M.Nuur. Caan ayuu ka ahaa guud ahaan Gobolka iyo magaaladaba, wuxuu wadanjiray gaadhi ay ku xidhan yihiin sameecadaha codka baahiya, isagoo wacdi la fadhiisan jiray dariiqyada magaaladda. Maxamed Maxamuud Nuur muddo wuxuu sidii ahaadaba badi waxay isku dhaceen dadka ku dhaqan magaalada xitaa yadoy gaadhay iney is qabtaan qaar kamid ah culimada ugu cilmiga badan gobolka. Shiikha ayaa muddo kadib waxaa ka shakiday Dawladda Somaliland oo ku eedaysay inuu xidhiidh la leeyahay Ururka Xagjirka ah ee Al-Shabaab, waxayna taasi keentay in laxidho isagoo muddo sannad iyo badh ah ku xidhnaa jeelka magaaladda Hargaysa. Markii u horeysay ee u jeelka ka soo baxo ayaan ku la kulmay Hotel Barwaaqo Hargaysa wuxuuna u muuqdey nin faraxsan oo hadaf fog leh. Isla markaana aad ka dareemayso farxada ka muuqata wajigiisa. Markiiba wuxuu Sheekh Maxamed Maxamuud Nuur oo hadda loo yaqaan abu-Suldaan u talaabay gobolada Konfurta Somaaliya. Hadda wuxuu ku suganyahay Shabeelada Hoose oo ay xukumaan Cidamadda Ururka Al-shabaab. Wuxuuna u qabilsanyahay hoggaanka waxbarashada iyo wacyigalinta. Haddaba caawa ayuu waraysi sii yay Telefeshinka Universal wuxuuna sheegay in Uurka Al-shabaab aanu dawladda Shiikh Shariif la galayn wax wada hadal ah. Isagoo arrintaas ka hadlaaya wuxuu yidhi. “Walal horta magaca dawladda ku-meel gaadhka ah waxaa bixiyay gaalada iska dhaaf magacaas waxaa dhaama yadoo logu yeedho dawladda cilmaaniga ah. Runtii wax wada hadal ah oo aanu la galaynaa majirto yadoo ururku uu leeyahay afhayeeno iyo madax hadana kolay ka mas’uul ahaan hadaan ku sheego majiro wada hadal aanu la galaynaa". Sidoo kale wuxuu M.M.Nuur. Sheegay in calanka Kofurta Somaaliya aanu ahayn mid saxa wuxuuna yidhi” Horta calankan shanta gees leh xagee laga keenay. Dawladihii cilmaaniga ahaa ee Somaaliya ayaa sameeyay meelu ku aroora majirto xitaa awoow yasheen dhaqan uma laha. Hadii waran iyo leeb lagu sawiri lahaa waxbay ahaan lahayd oo Somaalidu taas waba u dhaqan lakiin meelna kuma arooro. Annagu hadaanu nahay xarakada Al-shabaab calan ka yagu wakaas waxaa ku qoran kelmada tawxiidka ee ah Laa illaaha illallaah miyaad wax kale ku aragtaa. Insha allah taasbanu sidan doona Xarakada Al-shabaabna kolay dadkuun bay ka soo dhex-baxdee wax meel kale kayimi maha”. Shiikhan ayay dadka rer Burco muddo ku muran sanayeen inuu ka midyahay Ururka Xagjirka ah ee Al-shabaab. Lakiin maanta marku u waramaayay Telefeeshinka Universal runtii waxaa ka muuqatay kalsooni badan iyo qancad. Ururkan Al-shabaab ayaa wuxuu cadeystay inuu madax ka dhigto dadka ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland si uu ugu fushado hawlihiisa. Yadoo ninka ugu sareeya Ururka Al-shabaab u dhalasho ahaan ka soo jeedo Jamhuuriyadda Somaliland.
-
PUNTLAND SEPARATING: POOR SHARIF NO SOMALILAND AND NO PUNTLAND
Jacaylbaro replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
You're just doing it dude ,,,,,, -
Somaliland on verge of observer status in the Commonwealth
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
London(Qarannews) -Dawladda Somaliland ayaa la sheegay in loo ogolaaday xubin goob-jooge inay ku yeelato ururka Barwaaqo Sooranka. Sidaas waxa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Warku waxa uu sheegay inay hawshan ka shaqeeyeen masuuliyiin ka tirsan dawladda Ingiriiska, oo dhawaan magaalada London kulamo kula yeeshay xubno ka tirsan xukuumadda Somaliland. Ilahan xogogaalka ahi waxa ay Geeska Afrika u sheegeen in la diyaariyay qorshihii ay Somaliland hab goob-jooge ugaga qayb geli lahayd shirarka iyo kulamada uu ururkaasi yeesho, waxaana hadda magaalada London laga sugayaa qoraalka rasmiga ah ee xaqiijinaya kursiga goob jooge ee Somaliland. Haddii ay Somaliland si rasmi ah ugu guulaysato jagadan goob jooge, ma jiro wax cod ah oo ay yeelanaysaa sida dalal kale oo ururka ku jira, waxase ay helaysaa faa'iido diblomasiyadeed iyo mid dhaqaale. Waxaana la filan karaa inuu noqon karo kadin muhiim ah oo ay Somaliland ka gasho mid ka mid ah kulamada lagu jaangooyo siyaasadaha iyo dhaqaalaha adduunka. Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa iyaguna horaantii sannadkii hore goob joogenimo ugaga qayb galay shir ay yeesheen baarlamaanada ururka Barwaaqo sooranku. Hase yeeshe markan ayaa noqonaya markii u horaysay ee xukuumadda Somaliland loo ogolaado goob joogenimada shir ay isugu iman doonaan madaxweynayaasha iyo raysalwasaarayaasha dalalka uu ka koobanyahay ururka Barwaaqo Sooranku. Saraakiil ka tirsan xukuumadda Somaliland oo aanu isku daynay inaanu arrintan wax ka weydiino ayaa ka gaabsaday, waxase ay qireen jiritaanka mawduucan. Ururka Barwaaqo sooranka, ayaa waxa ku bahoobay dalalka ku hadla Luuqadda Ingiriisida ee u Ingiriisku gumaystay iyo weliba dalal kale oo iyaguna xubno ka ah, waana urur miisaan ku leh adduunka. -
London (Qarannews) - Reliable sources have confirmed to the Geeska Afrika newspaper that Somaliland is on the verge of official observer status within the Commonwealth member nations. According to these sources, there have been recent meetings between officials from the United Kingdom and representatives from Somaliland held in London to study the possibility of Somaliland's observer status at Commonwealth summit and meetings. If Somaliland is successful in its aspiration for observer status, it will not have an official voice, but Somaliland is expected to benefit in terms of diplomatic and economic relations with Commonwealth member states. In early 2008 members of the Somaliland parliament were invited to participate in Commonwealth parliamentarians meetings held in London, however, it is the first time that Somaliland will have been granted observer status at any official Commonwealth member summits or meetings. There has been no comment from either the Somaliland government or the Commonwealth secretariat, but according to Geeska Afrika newspaper, informed sources have confirmed a motion to grant Somaliland observer status at Commonwealth meetings and summit will be proposed for consideration. The Commonwealth member nations comprise of mainly English speaking countries with strong ties to the United Kingdom. Somaliland is a former British protectorate which became independent on the 26th of June, 1960.
-
I didn't know you were the minister of baranbarada ,,,
-
PUNTLAND SEPARATING: POOR SHARIF NO SOMALILAND AND NO PUNTLAND
Jacaylbaro replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
They just want to be associated with Somaliland ,,, that is all -
Secessionists planning to hand over Islamic Scholars to Ethiopia
Jacaylbaro replied to me's topic in Politics
They're released on Bail ............. Me, you're trying hard but you missed it a big time ,,,, sorry for your loss ,,, -
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/Raxmaan Faroole ayaa shaaca ka qaaday in laga hortago maamulka la baxay SSC oo uu sheegay inuu caqabad ku yahay labada maamul ee Somaliland iyo puntland isagoo intaasi ku daray in Deeqaha caalamiga ah iyo kuwa horumarinta samafalka ahna la gaarsiiyo walaalaha Somaliland. C/raxmaan faroole oo iminka ku sugan magaalada Nairobi ee wadankaasi Kenya ayaa maanta shir jaraa,id ku qabtay hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi ayaa ****olka ka qaaday inay tahay mid mugdi gelinaysa gooni isu taaga Somaliland islamrkaana caburinaysa danaha iyo siyaasada puntland maamulka ay wataan dadka uu ku sheegay kuwa ka baxsaday mandaqada puntland oo ula jeeday Hogaan dhowaan lagaga dhawaaqay magaalada Nairobi kaasoo loogu magac daray Hogaanka badbaadinta SSC. Sidoo kale madaxweyne faroole ayaa si weyn usoo dhoweeyey in la gaarsiiyo deeqaha samafalka iyo weliba kuwa horumarinta maamulka Somaliland islamrkaana carabka ku qabtay inay dowlada dhexe ee KMG ahna ka dalbadeen arintaasi "Waa in walaalahayaga Waqooyi galbeed wax laga siiyaa deeqaha Caalamiga ah ee dawladda dhexe hesho, haddii kale waxaanu noqonaynaa kuwo bakhayl ah “ Dhinaca kale hogaamiyaha maamulka puntland c/raxmaan faroole ayaa waxaa hadalkiisu kusoo beegmaya xili la hadal hayo in heshiis dhex maray labada maamul ee Somaliland iyo puntland taasoo ay mudo ka badan 8-sano ku muransanayeen gobolada u dhexeeya labadaasi maamul ee sool ,sanaag iyo cayn oo la sheegay in maamulka Somaliland ay uga tanaasuleen maamulkii hore ee puntland ee uu hogaamiyaha ka ahaa Gen, cadde muuse xirsi islamarkaana ay saxiixeen in goboladaasi kamid noqdaan maamulka Somaliland . Afnugaal
-
Waxaa maanta wareegto kasoo baxday xafiiska madaxwaynaha JSL Daahir Riyaale Kaahin lagu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Sool Faarax Askar iyadoo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed loo magacaabay wasiirka Boosta iyo Isgaadhsiinta ee JSL. Digreetadan maanta soo baxday ee lagu magacaabay labadan masuul ee xilalka loo kala bedelay qaar na xilal cusub loo magacaabay ayaa waxa ay kaso jeedaan Gobolka Sool iyadoo Cali Maxamuud Axmed uu xilka Gudoomiyaha hayay ka hor intii aysan maamulka Somaliland aysan soo gaadhin magaalada Laascaanood. Cali Maxamuud Axmed ayaa waxa uu maamulka Somaliland si adag uga dhaqaajiyay magaalada Laascaanood iyadoo hadda uu maamulka Somaliland ay laamihiisa kala gedisan ay si toos ah uga shaqeeyaan Gobolka iyadoo Gudoomiyuhu uu ahaa nin si wayn uga shaqayn jiray nabad gelyada iyo hormarka Gobolka Sool. Hadaba Faarax Askar oo hadda loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa horay waxa uu u ahaan jiray Gudoomiyaha waxbarashada Somaliland ee Gobolka Sool 2007-kii isagoo in muddo ah ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa shacabka magaalada waxa ay hadda ka sugayaan inuu is bedel muuqda oo wayn ka sameeyo xaalada Gobolka.
-
Madxweynaha JSL mudane Daahir Rayaale Kaahin isagoo ka duulaya qodobka 90aad farqadiisa labaad ee dastuurka JSL , Isla markaana tixgalinaaya ahmiyada weyn ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiintu u leedahay dhismaha dalka iyo Qarankaba iyo baahida weyn ee loo qabo buuxinta hawsha jagada Wasiir ee Wasaaradaasi, waxa uu u magacaabay Mudane Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandule) inuu si rasmiya u ahaado Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Igaadhsiinta JSL. Madaxweynuhu isaga oo ku qanacsan kartida, aqoonta iyo hufnaanta shaqo ee uu leeyahay Wasiirka Cusub mudane Cali Maxmuud Axmed (Cali-Sandule) waxa uu amray in uu sida ugu dhakhsaha badan ula wareego xilka wasaaradaasi laga bilaabo maanta 15.11.2009
-
I hope that "Qarax Weyn" thing will be just a hand grenade ,,,,,
-
Aar kuwii duqa liqay hada waa joogaane mahaan u yara kaadi hee ,,,