VivaSomaliaa

Nomads
  • Content Count

    69
  • Joined

  • Last visited

  1. He used to be a State Minister, State Minister's have absolutely no control, nor access to funds . They simply getpaid their salary and do their jobs. The head of the Ministry usually has that type of room to manoeuvre. He is known for being credible, a man that has the support of his region despite coming from a different tribe. Puntlanders at large understand and appreciate the work he has done for their region. Setting Puntland on the international stage, welcoming Key EU Ministers to the region and established strong ties with neighbouring countries. He is one the most successful Puntland Ministers we've seen, one that the international community admires and Mogadishu should be happy to have him. Also, this man was the ONLY representative from any Somali entity to stand up and defend his country at the Rome Contact Group Conference. Even Dayniile.com writes highly about him. http://www.google.ca/url?sa=t&rct=j&q=daynilee+c%2Fqadir+cabdi+xaashi&source=web&cd=2&ved=0CCwQFjAB&url=http%3A%2F%2Fwww.dayniilecom.com%2FJulay12%2F1julay1024.htm&ei=Wn1ZULH3C4TTigKZgYHYDg&usg=AFQjCNFDOQLGDVPfapRsX9kSP2fwaetbEw&sig2=ddzfrufjdu8E58md2wF_S Wasiiru dowlaha qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah dowlad goboleedka Puntland C/qaadir Cabdi Xaashi, ayaa shirkii maanta ay yeesheen kooxda xiriirka caalamiga ah & dhinacyadda Soomaalida, wuxuu dood adag ka galay qaar ka mid ah qodobadii lagu soo qoray warmurtiyeedka ee la soo dhex dhigay ergadu in ay ka doodaan, waxaana qodobadda uu ka hadlay ka mid ahaa qodob uu soo jeediyey mas'uul ka socday wasaaradda arrimaha dibedda Talyaaniga oo ku taliyey in dastuurka Soomaaliya loo sameynayo lagu muujiyo qodob ka hadlaya xorriyada diimaha, iyadoo markii la soo jeediyey qodobkaasina ay ka aamuseen xubnihii ka socday dowladda federaalka, Galmudug & Ahlusuna, waxaana qodobkaasi gaashaanka ku dhiftay wasiiru dowlaha qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah dowlad goboleedka Puntland C/qaadir Cabdi Xaashi oo si cilmiyeysan kaga hadlay in aysan jirin baahi qodobkaasi loogu daro dastuurka. "Soomaalidu waa dad isku diin ah, mana jirto xorriyad & xorriyad la'aan diimeed, haddii sidaas loo dhigana waxaa ka faa'ideysana dadkan xag jirika ah, waxeyna keeneysaa kuwa dhex-dhexaadka (moderate) inay u galaan Alshabaab & wixii kale oo xag jir ah" ayuu yiri wasiirka C/qaadir Cabdi Xaashi, wuxuuna intaa ku daray in Soomaalidu tahay ummad 100% dad muslim ah, oo aysanna jirin qolo gaar ah oo in ay gaalo yihiin darteed loo dilayo, hasse ahaateen arrinta diinta ay tahay mid aan Soomaalida lagu sanduleyn karin, waxaana qodobkii loogu qoray war-murtiyeedka sidii uu soo jeediyey wasiir C/qaadir Cabdi Xaashi. "Soomaalida meelaha loogu hiiliyo ma ahan in idaacadaha laga hadlo, meelaha ay tahay in dadkaaga aad ugu hiiliso waa fadhiyada caalamiga ah ee ay isugu imaanayaan dalalka caalamka, oo ay dhici karto in ergooyinka dalalkaasi ay qaarkood ku xadgudbaan waddankaaga oo ay u arkayaan dad aan laheyn dad difaaca" ayuu yiri Xassan Axmed oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka mid ahaa marti sharaftii kulankaasi maanta ka dhacay Talyaaniga goob joog ka ahaa, wuxuuna xusay in Wasiiru dowlaha qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah dowlad goboleedka Puntland C/qaadir Cabdi Xaashi uu yahay shaqsi diyaarsan oo istaahila in geesinimada uu diintiisa & dadkiisa ku difaacay lagu abaalmariyo. "Waxaa laga hadlayey qodob diini ah, waxaana madasha fadhiyey madaxda dowladda & Ahlu sunna & Galmudug ma jirin cid ka hadashay, isaga ayaa difaacay Soomaalida & in lagu xadgudbo diinta Islaamka" ayuu yiri Xassan Axmed, wuxuuna xusay in aysan madaxnimadu aheyn oo keliya in {suit} inta la gashado la fadhiisto shirar balse loo baahan yahay in aad ummadda aad la hadleyso aad tusi karto in Soomaalidu ay dhibban tahay, oo ay dhibkana ka bixi doonto, dadkeeduna ay yihiin kuwa aan qaadan karin in dhibaatadaas ay ku jireen darteed lagu waxyeeleeyo
  2. Any updates on when and who will be the Prime Minister of the Somali Republic?
  3. Former Puntland State Minister of Planning & International Cooperation tweeted @MinisterHashi: "I took the Oath of Office for the Somali Parliament. I look forward to serving my country at the National level. There are many educated members in the new Parliament. I am optimistic that we will quickly move the state re-building agenda forward".
  4. This man was a game changer for Puntland. Mogadishu should be happy to have him.
  5. Puntlandi.com Liiska Xildhibaanada cusub oo beri si rasmi ah loo aqbali doono Iyo Wasiiro, Ganacsato, Siyaasiyiin Aqoonyahan iyo Rag Macno kuleh Siyaasada Puntland oo kasoo dhex muuqan doona….(Warbixin). Posted by nbi on August 11th, 2012 Waxaa la filayaa saacadaha soo socda gudiga farsamada ee kujira diyaarinta iyo ansixinta xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya inay si rasmi ah u aqoonsadaan una ansixiyaan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya iyadoona Xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay ka muuqan doonaan Wajiyo cusub oo siyaasada dawlada dhexe aan ka muuqan jirin. Wararka ay Puntlandi ka helayso Muqdisho ayaa xaqiijinaya in ansixinta iyo diyaarinta liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka cusub la rajaynayey inay maanta (Jimce) dhacdo balse wadanka oo jimcada aan la shaqayn darteed waxaa dib loogu dhigay maalmaha soo socda iyadoona wararku ay sheegayaan in gudigu uu dhameeyey badi howlaha xildhibaanada cusub ayna dhawaan ku dhawaaqi doonaan. Wararka Puntlandi ay helayso ayaa xaqiijinaya in liiska cusub ee xildhibaanada Puntland ku matalaya dawlada cusub ee Soomaaliya si rasmi ah loo gudbiyey islamarkaasna la saxay meelo gudigu uu ka cowday oo ay kamid ahaayeen xubnaha Haweenka oo beelaha qaarkood laga codsaday inay badiyaan maadaama aad loo yareeyey Waxaana wararku ay sheegayaan in si rasmi ah liiska baarlmaanka cusub uu usoo bixi doono maalmaha dhow iyadoo la saxay. Puntlandi ayaa sidoo kale ogaatay in Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Puntland ku matalaya uu ku dhacay isbedelkii ugu badnaa iyadoona ay aad u yaryihiin xubnihii horey ugu jiray Baarlamaanka ee kusoo noqday dhanka Puntland, Dhinaca kalena xildhibaanada cusub waxaa kamid noqon doona Wasiiro xilal muhiim ah Puntland ka haya, madaxda ururada dhanka ganacsiga ee Puntland, Aqoonyahano macalimiin ka ahaa jaamacado caalami ah, Siyaasiyiin xilal ka qabatay Puntland, madaxda qaarkamid ah firqooyinka diimaha ee dalka kajira oo Puntland kasoo jeeda, Haween badan, Siyaasiyiin xilal ilaa heer Ra’iisul wasaare Soomaaliya kasoo qabatay iyo xubno kale oo aad u yar kuwaasoo ahaa xubnihii awal Baarlamaanka ugu jiray Puntland oo aan sidaas u badnayn. Xildhibaanadan cusub ayaa la rajaynayaa inay qayb muhiim ah ka noqdaan Ololaha uu doorashada ku galayo Ra’iisul wasaaraha Imika ee dawlada Soomaaliya oo ah musharax u taagan Xafiiska madaxweynaha Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo laftiisa la hadal hayo inuu kamid noqdo baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Faahfaahinta raga kusoo biiray Baarlamaanka ee Miisaanka culus leh Puntlandi kala soco.
  6. Wasir xil muhuum ah Puntland ka haya waxaa kamid noqon doona xildhibaanada cusub. Any thoughts?
  7. Wasiir ka socday Puntland oo ku guuleystay in la saxo qodobo si qalad ah loo qoray oo ku jiray war-murtiyeedkii maanta ka soo baxay Talyaaniga. Wasiiru dowlaha qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah dowlad goboleedka Puntland C/qaadir Cabdi Xaashi, ayaa shirkii maanta ay yeesheen kooxda xiriirka caalamiga ah & dhinacyadda Soomaalida, wuxuu dood adag ka galay qaar ka mid ah qodobadii lagu soo qoray warmurtiyeedka ee la soo dhex dhigay ergadu in ay ka doodaan, waxaana qodobadda uu ka hadlay ka mid ahaa qodob uu soo jeediyey mas'uul ka socday wasaaradda arrimaha dibedda Talyaaniga oo ku taliyey in dastuurka Soomaaliya loo sameynayo lagu muujiyo qodob ka hadlaya xorriyada diimaha, iyadoo markii la soo jeediyey qodobkaasina ay ka aamuseen xubnihii ka socday dowladda federaalka, Galmudug & Ahlusuna, waxaana qodobkaasi gaashaanka ku dhiftay wasiiru dowlaha qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah dowlad goboleedka Puntland C/qaadir Cabdi Xaashi oo si cilmiyeysan kaga hadlay in aysan jirin baahi qodobkaasi loogu daro dastuurka. "Soomaalidu waa dad isku diin ah, mana jirto xorriyad & xorriyad la'aan diimeed, haddii sidaas loo dhigana waxaa ka faa'ideysana dadkan xag jirika ah, waxeyna keeneysaa kuwa dhex-dhexaadka (moderate) inay u galaan Alshabaab & wixii kale oo xag jir ah" ayuu yiri wasiirka C/qaadir Cabdi Xaashi, wuxuuna intaa ku daray in Soomaalidu tahay ummad 100% dad muslim ah, oo aysanna jirin qolo gaar ah oo in ay gaalo yihiin darteed loo dilayo, hasse ahaateen arrinta diinta ay tahay mid aan Soomaalida lagu sanduleyn karin, waxaana qodobkii loogu qoray war-murtiyeedka sidii uu soo jeediyey wasiir C/qaadir Cabdi Xaashi. "Soomaalida meelaha loogu hiiliyo ma ahan in idaacadaha laga hadlo, meelaha ay tahay in dadkaaga aad ugu hiiliso waa fadhiyada caalamiga ah ee ay isugu imaanayaan dalalka caalamka, oo ay dhici karto in ergooyinka dalalkaasi ay qaarkood ku xadgudbaan waddankaaga oo ay u arkayaan dad aan laheyn dad difaaca" ayuu yiri Xassan Axmed oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka mid ahaa marti sharaftii kulankaasi maanta ka dhacay Talyaaniga goob joog ka ahaa, wuxuuna xusay in Wasiiru dowlaha qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah dowlad goboleedka Puntland C/qaadir Cabdi Xaashi uu yahay shaqsi diyaarsan oo istaahila in geesinimada uu diintiisa & dadkiisa ku difaacay lagu abaalmariyo. "Waxaa laga hadlayey qodob diini ah, waxaana madasha fadhiyey madaxda dowladda & Ahlu sunna & Galmudug ma jirin cid ka hadashay, isaga ayaa difaacay Soomaalida & in lagu xadgudbo diinta Islaamka" ayuu yiri Xassan Axmed, wuxuuna xusay in aysan madaxnimadu aheyn oo keliya in {suit} inta la gashado la fadhiisto shirar balse loo baahan yahay in aad ummadda aad la hadleyso aad tusi karto in Soomaalidu ay dhibban tahay, oo ay dhibkana ka bixi doonto, dadkeeduna ay yihiin kuwa aan qaadan karin in dhibaatadaas ay ku jireen darteed lagu waxyeeleeyo. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Deyniilecom@hotmail.com Webmaster@dayniile.com
  8. Agree, for all we know it could not even be Siilanyo or Hashi on these twitter handles. I just thought it was interesting to point out. Night guys.
  9. Naxar Nugaaleed;846192 wrote: So are from now on to measure wither or a provincial admin has established in the international community by twitter followers. Ashton kutcher must be the most established Person on the planet. No one was talking about the quantity of followers but rather the quality. Influential, prominent leaders! Oh, and the statement regarding Puntlands influence in the International community was not an opinion, but a fact. Don't stay bitter, get better.
  10. Interesting, @MinisterHashi's twitter feed is followed by Key European Foreign Ministers William Hague, Kevin Rudd and Carl Bildt. Puntland has well established herself on the international stage.
  11. Abdulkadir Hashi is doing a great job raising Puntlands international image. Kudos!