Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I'm not wishing Bugland to collapse and i'm just posting an opinion of someone ,,,, I still need Bugland to exist sxb ,,, that is my interest.
  2. Police in Russia have arrested three homeless men suspected of killing a man, eating part of the body and selling other parts to a kebab shop. The men were held in the city of Perm, some 1,400km (870 miles) east of Moscow, local investigators said. Their statement said that the suspects had targeted the 25-year-old victim out of "personal hostility". It was not clear when the incident occurred. The men - who have not been named - have been charged with murder. The investigators said on Friday that the body of the man had been found in a forested area near a public transport stop in Perm. They said the three men attacked their victim with knives and a hammer. "After carrying out the attack, the corpse was dismembered. Part of it was eaten and part was also sold to a kebab and pie kiosk," their statement said. It was not immediately clear if any customers had been served.
  3. wuu yiri iyo walaxaa qaraxday, ... Raggeedii ..
  4. Puntland president, Abdirahman Mohamud Farole , is facing security challenges that his predecessors did not face. President Farole was in Kenya and having a photo-op with American Embassy officials in Nairobi when a judge and a member of Punltand people’s assembly were murdered in Bosaso and Garowe respectively. A hand grenade was thrown into Punt land’s local government offices in Galka’yo in the same day. Almost two weeks ago the Puntland president asked people in Puntland to trust in the ability of his government’s security forces to deal with mounting insecurity and violence in Puntland. Without having solid evidence president of Puntland implied that people coming from other parts of Somalia and Somali populated territories in Ethiopia endanger Puntland security. Puntland’s security related problems partly lie in the misuse of resources for political and personal purposes. Puntland mistakenly believes that it has a Secret Service known as Puntland Intelligence Service (PSI). Since Puntland is an administration based on a clan consensus, why its political leaders have chosen to mislead people into believing PIS is as adept at “ counter-terrorism” as Ethiopia’s or Kenya’s or Djibouti’s secret services is not known. Puntland may collapse if president Farole does not avoid pinning blame on external forces. Candid discussion of Puntland’s problems can start from figuring out what is the direct and indirect role of Puntland government in security and economic woes. If the assassins targeting government officials are linked to ‘extremist groups’, who created conditions in which one can carry out targeted killings and bombing? Puntland has moved from honesty and self-criticism based positive clan consensus that gave the Puntlanders the relative peace they enjoyed for ten years. If Puntlanders see that public resources are being misused, Puntland government will be gradually paving the way for the break up of Puntland into clan fiefdoms, each using a system of self-rule —traditional or religion based –to try to coexist with each other peacefully. Liban Ahmad Libahm@gmail.com
  5. See ?? ,, I told u guys ,,, He can Meet Ina Sharmaarke but not Sh. Sharif ,,,
  6. He is probably on something ..... I knew his return was not just a return ,,,
  7. Crap ............. Mansa, bring something like this hadii kele ku soo biir isu cammirka ,,,
  8. Yes they met but was a very brief one sxb .... they can't even discuss. If it was Sharmaarke, you would see a major agreement between the two sides ,,
  9. It shows we can do it without bloodshed ... Good they surrendered to the security forces ,,,, justice should prevail.
  10. He meets Sharmaarke but can't meet Shariifka ,,,,,,, Hmmm ,,, I can smell the sheer of the clanism here ,,,
  11. Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Siciid Sulub Maxamed oo ay wehelinayaan guddiga nabadgelyada gobolka Togdheer ayaa sheegay in ay si deg-deg ah u soo gabo-gabaynayaan baadhis ay xukuumadu ku samaynayso laba wadaad oo ka tirsan culimada gobolka Togdheer oo maanta Duhurkii isu soo dhiibay xarunta maamulka Togdheer Wasiirka ayaa sheegay in haddii waxba lagu waayo baadhista lagu wado labadan wadaad oo kala ah Siciid Axmed Jaar iyo Aadan Axmed Caare in si dhakhso ah loogu soo celinayo Sharaftooda iyo karaamadooda hadii lagu helo wax danbiyana sharciga la marin-doono. Wasiirka ayaa sidaasi ku sheegay shir Jaraa'id oo uu maanta ku qabtay xarunta maamulka gobolka Togdheer, kaas oo uu kaga hadlaayay isdhiibista ay dawlada isugu soo dhiibeen labadan wadaad waxyaabaha lagu xidhiidhinayo iyo xaalada amaanka gobolka Togdheer. "Waanu ku faraxsanahay sida sharafta leh ee ay labadan muwaadin iyadoon awood loo adeegsan oo xor ah ay dawlada isugu soo dhiibeen una ogolaadeen in danbiyada lagu eedaynaayo lagu sameeyo baadhis qaran. Sidaa darteed nimankaa baadhistooda waanu soo gabo-gabaynaynaa haddii wax lagu waayana xoriyadooda ayaanu u soo celinaynaa hadii lagu helo danbiyada lagu eedeyanayana sharciga ayaa la marinyaa. Waxaanu wasiirku intaa ku daray in ay labadan wadaad ku yimaadeen wadatashi uu sheegay in odayaasha magaaladu ay la sameeyeen labadan wadaad sidaa dareedna ay ka aqbaleen Odayaasha in ay isdhiibaan oo la baadho waxa lagu eedaynayo. Wasiirku waxa uu sheegay in ay Togdheer kaga fiican tahay gobolada qaar wadatashiga, isla markaana waxa uu u mahad celiyay Odayaasha, culimada Burco iyo cidkasta oo ka qayb qaadatay arimaha labadan wadaad sidii loo soo afjari lahaa loona horgaynlahaa dawlada. Guddoomiyaha Degmada Burco Maxamuud Axmed Xasan Dhagalaab oo isna ka mid ahaa masuuliyiinta shirkaa jaraa'id ka hadlay ayaa sheegay in ay jireen dad badan oo buun-buuniyay arimaha labadan wadaad oo sheegay in ay Burco noqotay hoy Argagixiso, sidaa darteed waxa uu u soo jeediyay cid kasta oo arintaasi aaminsan in ay maanta cadaatay in aanay Burco noqonaynin waxaas ay sheegeen labadii wadaad ee la hadal hayana ay iyagu ogolaadeen in xabsiga la geeyo oo la baadho wixii lagu haysto. waxa iyana halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha gobolka Togdheer Jaamac C/laahi Biin iyo ku-xigeenkiisa Guuleed Daahir Samatar kuwaas oo ugu baaqay dadweynaha reer Burco in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka gacana ku siiyaan hawlaha ay fulinayaan. Ugu danbayntii Labadan wadaad ee maanta iyagu isu dhiibay xukuumada ayaa mid ka mid ah muddo laga joogo laba todobaad hawlgal ay ciidamada booliska Burco ay ku fuliyeen masaajid uu ku tukanaayay ayay usuur toobi wayday in ay qabtaan isla markaana hawlgalkaasi laba qof oo shacab ah ayay ku dhaawaceen Boolisku
  12. Hargeysa(HWN):- Xukuummada Somaliland ayaa maanta gacanta loo soo geliyey labadii wadaad ee ay beryahanba ku raad-joogtay qabashadooda,kadib markii beesha Galbeedka Burco ku soo wareejiyey Xukuummada iyo Maamulka Gobolka labadaa nin ee wadaadiinta ah. Labadan Wadaad oo la kala yidhaahdo Siciid Axmed Jaar iyo Aadan Axmed Caare. Siciid Axmed Jaar, ayaa waxa lagu soo eedeeyey inay gacan saar la leeyihiin Wadaada Diimeed ee ka dagaalamaya Koonfurta Soomaaliya,balse laguma cadeyn arrintaas lagu eedeeyey. Sida ay tibaxayaan wararka naga soo gaadhaya Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa sheegaya in Labadaa saaka la keenay Xarunta Gobolka Togdheer, iyada oo uu wehelinayey Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar. Labada nin waxaa loo qaaday dhinaca Jeelka wayn ee magaaladda Burco, iyada oo halkaasi lagu weydiin doono su’aalo la xidhiidha eedeymaha loo soo jeediyey. Ka hor intii aan labada nin loo qaadin jeelka Burco ayaa waxa ku qaabilay xarunta Gobolka Togdheer Wasiirka Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed iyo Gudida nabad galyadda Gobolka Togdheer. Si kastaba ha ahaate, labadan Wadaad ee ay xukuummadu beryahanba raad-gureysay si ay u soo qabato, ayaa waxa ay maanta qabashadoodu ku timi, kadib markii wada xaajood xukuumadu la gashay Beesha Galbeedka Burco iyo kulamo xidhiidh ah oo ay habeenadii ugu danbeeyay ay Culimadda iyo wax-garadka beeshu la yeelatay labadan wadaad.
  13. Labadii wadaad ee Booliska Burco doonayeen oo Xabsiga Dhexe loo Gudbiyay Maanta Burco(Qarannews)-Labadii Wadaad ee Ciidanka Boolisku raadinayay inay qabtaan ayaa duhurnimadii maanta si rasmi ah isu geeyay xarunta maamulka gobolka togdheer iyagoo aan wax boolis ah iyo odayaal ahi la socon. xafiiska gobolka ayaa ku sugnaa Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland Md.Siciid Sulub iyo Gudiga Nabadgelyada Gobolka,ka dibna waxa labada wadaad loo gudbiyay dhinaca Xabsiga Dhexe ee magaalada Burco,iyagoo uu sii kaxeeyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolku,oo aan wax askar ah wadan. talaabadan labada wadaad ee kala ah Siciid Axmed Jaar iyo Aadan Axmed Caare ku tageen xarunta gobolka ayaa ka dambaysay Kulamo iyo shirar gooni gooni ah oo shantii maalmood ee u dambeeyay uu ku hawlnaa wasiirka hawlaha guud,kaasoo uu ugu dambayntii ku guulaystay inuu wadaada ku qanciyo inay si kalsooni leh isku soo dhiibaan gacanta dawlada,taasna ay ka qableen. sida wasiirka hawlaha guud sheegay labadan wadaad ayaa sheegay inay la baadhidoono arimaha lagu tuhunsan yahay,oo hadii lagu waayo la sii doono hadii kalena sharciga la marin doono. mid ka mid ah labadan wdaad ayaa todobaadkii hore qabtay shir jaraa,id oo ku cadeeyay inaanu wax xidhiidh ah la lahayn kooxo argagixiso ama kooxo wadaado oo hubaysan. markii uu Boolisku ku guuldaraystay qabashada mid ka mid wadaadan ,islamrkaana uu socon waayay 48-saacadood ee uu qabtay Badhasaabka Gobolku ayaa waxa gobolka si kadis ah u soo gaadhay wasiirka hawlaha guud iyo guriyaynta somaliland kaasoo arintii ku dhameeyay hab dublaamisiyadeed,iyo odaytinimo,taasina ku qaadatay mudo shan maalmood ah,iyadoo xiisaduna taagnayd mudo 11-maalmood ah.
  14. Labada Wadaad ee lagu kala Magacaabo Axmed Cabdi Jaar iyo Aadan Axmed Caarre oo Labaduba dhalasho ahaan ka soo jeeda gobolka Togdheer, kuwaasoo xukuumadu ku raad-joogtay isla-markaana tuhuno ku salaysan inay gacan-saar la leeyihiin wadaada ka dagaalama koonfurta Soomaaliya lala xidhiidhinayay oo maalmihii u dambeeyay 48 Saacadood dawladu u qabatay in gacanteeda loo soo geliya ayaa maanta si iskood isku keenay xarunta maamulka Gobolka Togdheer ee magaalada Burco. Arrintan ayaa ka dambaysay waan-waan iyo wada-hadal lagu qanciyay in wadaadu gacanta dawlada soo galaan oo aanay ka war-wareegin, ka dib markii ciidamada Boolisku ku guuldaraysteen inay soo qabtaan awood ku soo muquuniyaan. Si kastaba ha ahaatee, wararka aanu ka helayno gobolka Togdheer ayaa waxay intaa ku darayaan in dawladu waan-waan ku saabsan soo qabashadooda la gashay madaxdhaqameedka beelaha ay ka soo jeedaan, kuwaasoo ku qanciyay in aanay ka meermeerin dawlada ee ay la gudboon tahay in sharciyan isaga difaacaan kiisaska lala xidhiidhinayo iyo tuhunada lugahooda hoos-galay. Warku wuxuu intaa ku darayaa in xarunta maamulka gobolka ay wakhtigaasi ku sugnaayeen masuuliyiin uu ugu horeeyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo madaxda laamaha gobolka, halkaasi oo jeelka dhexe ee magaalada Burco looga gudbiyay wadaada, kiiskoodana lagu guda jiro baadhistiisa. Todobaadyadii u dambeeyay ayay ku daba jireen labadan wadaad ciidamada ammaanka ee gobolka Togdheer.
  15. These are caught sxb ,,,, those murderers in the west will soon be brought to justice.
  16. hadii aan wax laga qaban dhibaatooyinka amni daro ee maalmahan ku soo batay Magaalooyinka hoos yimaada Maamul goboleedka Puntland oo ay ku jiraan xitaa xarumihii maamulkaasi in ay arintu noqonayso in la isaga cararo Puntland isagoo ku sababeeyay afduubka iyo dilalka ka dhacaya halkaasi.
  17. Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Puntland Generaal Cade Muuse ayaa waxa uu ka digay in uu faraha ka baxo amaanka maamulka Puntland. Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka sii daraysay xaaladaha amaan ee maamul goboleedka Puntland ayaa arintaasi waxaa markii ugu horaysay ka hadlay Generaal Muuse Xirsi Cade oo ah Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Puntland. Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Puntland Generaal Cade Muuse Xirsi oo u waramayay Shabelle isagoo ku sugan magaalada Qardho ayaa sheegay in hadii aan wax laga qaban dhibaatooyinka amni daro ee maalmahan ku soo batay Magaalooyinka hoos yimaada Maamul goboleedka Puntland oo ay ku jiraan xitaa xarumihii maamulkaasi in ay arintu noqonayso in la isaga cararo Puntland isagoo ku sababeeyay afduubka iyo dilalka ka dhacaya halkaasi. Dhanka kale Generaal Cade Muuse Xirsi ayaa waxa uu sheegay in uu Siyaasada isaga fariisanayo kadib 47-sano oo uu soo shaqeeyay islamarkaana doorashadii ugu danbaysay looga adkaaday xilka Madaxtinimo oo uu uga guulaysatay Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo iminka talada haya. Cade Muuse ayaa intaasi ku daray in uu hubka meel iska dhigay hada kadibna waxa looga fadhiyo ay tahay talo iyo in uu wax ka qabto inta awoodiisa ah goobta uu xilligaasi ku suganyahay. Hadalka Cade Muuse ayaa imaanaya xilli maalmihii ugu danbayay laga soo sheegayay maamul goboleedka Puntland dhibaatooyin amni daro oo ay kamid yihiin qaraxyo iyo dilal qorshaysan oo loo gaysanayo dad ay ku jiraan Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland.
  18. Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed ayaa kullan uu uga socdaa magaalada Nairobi. Labada Mas'uul oo ay tahay markii ugu horeysay ee ay wada kulmaan ayaa waxa shirkoodu ka dhacayaa safaaradda Soomaalida ee Nairobi. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa horey heshiis qodobo dhawr ah ku heshiiyay. Labada Madaxweyne oo xilku ku cusub yahay, ayaa arrimaha ay ka wada hadlayaan waxaa ka mid ah sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha ammaan darrida oo maalmahan ku soo korortay Puntland iyo la dagaallanka burcad badeedda.
  19. Well, Berbera is not hot during this session sxb. Actually between October and March is the best time to visit and stay there ..... I wouldn't recommend anyone to travel with Daalo. That is what i suggested African Airways ,,,
  20. Q.M oo wada qorshe ay khad cagaaran ay ku marinayso magaalada Muqdisho si ay xafiisyo uga furato Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Somalia ayaa waxaa inta badan ka jira dagaalo ay iskaga hor yimaadaan ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia iyo kooxaha Islaamiyiinta ah kuwaas oo kasoo horjeeda jiritaanka iyo Dastuurka Dawlada KMG ah ee Somalia goobo badana gacanta ku haya oo kuyaal caasimada wadanka Somalia. Waxaa shalay soo gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Somalia wafdi balaadhan oo ka socda Q.M kuwaas oo shirar kala duwan la yeeshay laamaha kala gedisan ee Dawlada gaar ahaana Raysal wasaaraha Dawlada Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo Golihiisa wasiirada iyadoo wafdigaasi uu wado qorshayaal fara badan oo U.N-ku xafiisyo uga furanayaan Muqdisho. Wafdida ayaa waxaa hogaaminayay kuxigeenka Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Charles iyo Saraakiil sar sare oo ka socota Laamaha Ammaanka, Siyaasada iyo Sama Falka Qaramada Midoobey iyadoo wafdigani doonayaan in U.N-ku xafiisyo ay ku shaqeeyaan ka furtaan caasimada Somalia ee Muqdisho. Wararka aanu ka helayno xafiiska Raysal waraaha ayaa waxa ay tibaaxayaan inuu Raysal wasaaruhu ka aqbalay qorshaha khadka cagaaaran lagu marinayo caasimada Somalia ee Muqdisho khadkaas oo ay ku shaqayn doonaan xafiisyada U.N-ka iyo laamaha kale ee ajanabiga ah kuwaas oo ka hawl geli doona caasimada Somalia ee Muqdisho. Hadaba arintan ayaa waxaa horay usoo jeediyay wakiilka Q.M u qaabilsan arimaha Somalia Ahmed Walad Cabadalla kaas oo xusay in xafiisyada Q.M ee Somalia ee ka furan Nairobi laga soo rari doono ayna khadka cagaaran ku shaqaynayaan sida wadamada Afgaanistaan iyo Ciraaq kuwaas oo Q.M xafiisyo ku lee dahay.