Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hawl-galkii Birjeex Ee lagula Baxay Col.C/lahi Askar HERE IS A BIT HISTORY OF HOW HE WAS SAVED FROM THE RAGIME IN 1983. THE HISTORICAL OPERATION IN SOMALILAND
  2. Inaalillahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Mujahid Abdillahi Askar died in Hargeisa this morning. He will be remembered of his struggle, braveness and sacrifice for his people & country. The Siad Barre Rajim put him on death penalty in 1983 but Allah made him alive until today.
  3. This is what we are ready to help Somalia with:
  4. Habar baa iska hawhaw lehe ,,, heellada inoo tuma
  5. Soonigii moodayay in la lahaa dagaalba kama jiro meesha ,,,,
  6. I wonder what some people would say if the draft launched in Muqdisho ....
  7. Boosaaso(Jidbaale.com) Gen. Siciid Cabdi Faarax Oo ku magac dheer Tuutawayne ayaa ku dhaawacmay dagaaladii ka qarxay deegaanada buuralayda Galgala ee ay halkaasi foodda isku dareen ciidamada uu wato Sheekh Maxamed Siciid Atam iyo kuwa maamulka Garoowe, waxaana loo qaaday wadanka Isu tagga imaaraadka carabta gaar ahaan Dubaay. Wararka aanu ka helnay ilo si weyn loogu kalsoon yahay waxay noo sheegeen in Tuutawayne uu dhaawac ku soo gaadhay dagaaladii Galgala, waxaana muddo lagu daawaynayey magaalada Garoowe, balse haataan waxaa loo qaaday dhinaca Dubai, si loogu soo daaweeyo. Tuutawayne oo dhaawaciisa qaba kuna sugnaa garoowe iyo Faroole waxaa soo kala dhex galay khilaaf xoogan, waxaanu khilaafkaasi sababay in uu Faroole xilkii ka qaado una magacaabo Siciid Dheere oo ka mid ahaa raggii fadhi jirey jiidda hore ee gobolka Sool, markii dambana uu Cabdillaahi yuusuf u kaxaystay dhinaca Muqdisho.
  8. Garoowe:-Xog Sheegaysa Dhaawac Culus Tuuta Wayne Warar aanu ka helayno ilo xog ogaal ah oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen, Siciid Cabdi Faarax (Tuutaweyne) oo ku soo dhaawacmey dagaaladii Galgala ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwa Maxamed Siciid Atam loo duuliyey magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Dhaawaca Gen, Siciid Tuutaweyne ayaa lagu hayey gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland halkaasi oo lagu daweynayey, waxaana wararku intaa ku darayaan in dhaawaca Sarkaalkaasi uu ka soo daray isla markaana wax looga qaban waayey gudaha dalka, taasi oo sababtay in loo duuliyo magaalada Dubai ee Isutaga Imaaraadka Carabta si halkaasi loogu soo daweeyo. Gen, Tuutaweyne ayaa horey u qabey xanuunka Sonkorta, taasi oo adkeysay in dhaawacii xabada ka soo gaarey uu si fudud u bogsoodo, Saraakiil ku dhow dhow Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland iyo Eheladiisaba ay ku taliyeen in daweyn dibada ah loo qaado. Dawladda Puntland ayaa diyaarad gaar ah kaga qaadey dhaawaca Taliye Siciid Cabdi Faarax (Tuutaweyne) Garoonka Diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garowe ee caasimada Dawladda Puntland. Saraakiil ka gaabsadey in magacooda la shaaciyo ayaa si hoose Nuugu waramay ayaa sheegay in qaar ka tirsan Saraakiisha Ciidamada iyo Mas’uuliyiin Madaxtooyada ah ay ku sii sogootiyeen Garoonka Diyaaradaha, marka Taliyaha dhaawaciisa la saarayey diyaarada Waa Saraakaalkii Ugu Sareyay oo dhawaac Halis ah uu ka soo Gaadho Dagaalkii Galagala Dagaalkii u dhexeeyay Gudoomiyaha Ilaalinta SHidaalka iyo Puntlland. Cabdi Faarax Tuuta Wayne ayaa ah Nin haysta Dhalasha Dalka Austrelia oo ay Faroole dal kuwada Noolaayeen marka laga Reebo Qaraabo Hoose oo ay Yihiin,waxana dhaawaca Taliyaha Laga Garan karaa sida Ay Jab wayn Dawlada uga soo Gaadhay Dagaalkii GalGala. Galgalanews
  9. Nagii burco ku taamayay ma Buurowadal bay ku faraxsan yihiin ,,,
  10. Unite with who exactly ??? ,, the Anarchists ? Alshabab ? Hizbul Islam ? Sharif ? Ahlu Sunna ? Farole ? Galmudug ? Bal nimanyohow isu taga oo wuxuun iila kaalaya ,,,
  11. Originally posted by NinaNC: ^^ 32619 been been kuma aadan tagin walee. Ramadan Karim ............ Nina Mayers ..
  12. Does my advice even matter ?? ,,, I don't think those Chiefs read SOL ...
  13. To get an insight into the challenges awaiting Silaanyo, it is good to take a look at the history of the country. After gaining their independence in 1960 from the British and Italians repectively, north and south Somalia became one. With what the Somalis at the time called the 'spirit of brotherhood' the Democratic Republic of Somalia was born. After almost nine years of civilian rule, things changed in 1969, the Somalia republic fell into the hands of military rule. In a well choreographed coup, General Mohamed Siad Barre took over from the government. Barre banned all political parties and cancelled the multi-party system that resulted to disquiet in the northern part of the country, now Somaliland. In 1981 the Somaliland elite launched the Somali National Movement (SNM) in London, in a bid to fight Barre's regime. Barre retaliated with harsh security measures. Many from the political arena who dominated Somaliland were either killed or arrested while others had to flee the country. By 1988, a full-fledged war broke out between the two wary factions. "They never wanted to hear about Siad Barre. They were so anti-him that it felt as if they wanted him dead." says Abdullahi Ali, a Somali elder who lived in the Somali capital Mogadishu at that time. Hungry for power Another Somaliland resident says Barre himself called for hostilities as he discriminated against them. "He never considered us as human beings; all he cared about was his power. Barre was the one who made us rebels towards his administration." As a result Barre’s government flexed its military muscle. He destroyed the once vibrant Somaliland’s capital Hargeisa to rubbles; thousands were pronounced dead and some residents crossed the border into the neighbouring Ethiopia as refugees. After a long and protracted warfare, the Somali National Movement (SNM) claimed victory and got the authority to rule Somaliland. In 1991 Barre, the then president of Somalia is overthrown and the region of Somaliland embarked on a mission to be recognised as a sovereign state. Huge task Somaliland enjoys relative peace compared to the rest of Somalia, but experts say the new president has a lot on his plate. The region faces conflict from a rebel group Al-Ittihad Al-Islamiya based in the Gollis Mountains located on the country’s unrecognized eastern border. Its leader Mohammed Said Atom is considered as a thorn in the flesh. He is identified by the United Nations as a main arms supplier to al-Shabaab. The new president will also have to resettle more than 3,500 internally displaced persons living in Hargeisa. Most of them fled to Ethiopia at the height of the conflict between the region and Barre's forces in 1988. Since they came back, they are still not living in a conducive environment. Many Somalilanders say they don’t want to live in the shadow of the past but want international recognition as an independent state. Radio Netherlands
  14. Waar ninkan Bashir ilayn waa nin dawakhay oo cirka u kaaji gaadhay ,,,,, Ma la inaga hubaa inaanuu berri ina odhan diintaa iyaduna i sii waashay ? lool
  15. The Chiefs need to have another meeting ... reorganize the Atam militia, put him aside and bring another one in command then move from there.
  16. what ?? ,, I used to finish a whole chicken when i was 7yrs old ... Imika malaa 30 baan cuni lahaa I once had 28 chicken wings ...... energy baaban ka helay habeenkaa ,, lol