Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Police foil terrorist attacks in Somaliland HARGEISA (Somalilandpress) – The Somaliland police reports that they arrested three men in Hargeisa, who are suspected of planning terrorist acts in Somaliland. The police reports that the three men had large amount of explosives in their possession. Somaliland Police Commissioner, Mr. Mohamed Saqadhi Dubad, told the local press that men were arrested in a house in Hargeisa. One of the suspects has critical gun wounds. The commissioner adds that the suspects claim that they came to Hargeisa to seek medical assistance. They claimed that their friend was stabbed in Bosasso, the capital of Puntland. But according to the police, the wounds of the injured man appears to be caused by gunshot. The police add that the men drove into Somaliland in small bus which is registered in Puntland. It is not clear if the suspects were wound in the fighting that is taking place in Puntland between the local government and separatist militia that is loyal to Islamist Sheikh Atom. In a press statement to Ogaal, an online news outlet, the Somaliland Police Commissioner, Mr. Dubad, did not confirm the identity of the suspects or their political affiliation. He stated that the police are still investigating the case and he didn’t give more details. No one has claimed responsibility of any attempted attacks in Somaliland so far. This is not the first time that the Somaliland police have foiled terrorist acts in the country. In June of this year before the national election, the Somaliland Police arrested eleven people in possession of firearms and explosives in city of Burco. Although no one claim responsibility of that attempt either. The Somaliland authority suspected that the extremist Islamist group Al-Shabab was behind the foiled attempts. Al-Shabab threaten to sabotage the election in Somaliland. This comes as a deadly suicide bombing killed six parliamentarians in Muna Hotel in the Somali capital. The attack killed more than 30 people. The Islamist militant group, Al-Shabab has claimed responsibility of the attack. This attack has raised concern that the Al Qaeda-linked Islamist group are launching a new offensive against the country’s weak, Western-funded government. in a press statements from the group cited by news organizations indicated the attack was part of a “major war” it declared Monday against the Somali government and the UN backed peacekeeping force. This attack comes few days later after the Ugandan government sent more troops to Somalia as part of the African Union’s effort to boost security for the Transitional government in Mogadishu. Although the African Union has pledged to send more troops to Somalia, no African country beside Uganda has confirmed sending troop to the troubling country.
  2. Sida ay Saraakiisha Booliska u xaqiijiyeen Wargeyska Hargeysa Star oo la xidhiidhay, ayaa sheegay in ninka dhaawaca ahi ku dooday inuu ku dhaawacmay Toorri lagu dhuftay dhawaan isaga oo jooga magaalada Boosaaso ee maamul-goboleedka Puntland, hase ahaatee, waxay Saraakiishu sheegeen in dhaawaca ninkaas qabo oo ka soo gaadhay Feedha dhinaca Bidixda aanu u eegayn mid Toorriyeed, balse uu u muuqdo inay Xabadi ku dhacday, sidoo kale waxay sheegeen in baabuurka baska ahi uu sitey lambar kale oo ah 24744 puntland Somaliya. Hmmmmmmmmmmm,,, Interesting development
  3. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by Land_Soldier: Xaji, your (tribalist) opinion is no suprise to me. All those 3 candidates candidates you just named are from Hargeysa. The people from the regions are fed up of the Hargeysa domination. It wouldnt suprise me if one of them is your uncle. Its time for a wise Leader from the East to stand up. I would hope someone from Sanaag or Sool to stand up. Libaahe, do you have any suggestions? Even in Ramandan your faking never ceases? Anaguba yaabnay ,,,,,
  4. Madaxweyne Siilaanyo Oo Digreeto Ugu Meel Mariyay Shirkada Somcable, Keenista Kaybalada Bada Hoos Mara Hargeysa (HWN) Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa si rasmi ah shirkada Somcable ugu ogolaaday in ay dalka keento kaybalka bada hoos mara kaas oo uu madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin saxeexay. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed kooban oo uu saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada Somaliland Mud. C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse). Warsaxaafadeedkaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan: Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo saaray Digreeto uu ku ogolaanayo Dhaqangelinta Qoraalka uu madaxwaynihii hore Ruqsada keenista Kaybalka Bada Mara ku siiyey Shirkada Somcable Ka dib: Markuu Arkay Codsiga uu soo qoray M,aamulaha Shirkada Somcable ee ku taariikhaysan 05-082010 Markuu arkay Warqada Ogolaanshiiyaha ee ka soo baxday xafiiska Madaxwaynha 15-08-2010 ee ku saabsanayd Ruqsada kaybalka bada mara ( Submarine Cable ) ee ay bixisay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo la bixiyey 07- November 2009. Markuu arkay Jiwanka Cashuur qabashada (Voucher 066606) ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta. Markuu arkay: Shahaadada (Certification ) ogolaansha dhigista iyo dhisida kaalinta laga isticmaalayo Submarine Cable. Markuu arkay Muhiimada Dhaqaale iyo huru-marineed ee uu wadanka u leeyahay xadhiga badda mara ee Fiber Optic Cable-ku Madaxwaynuhu waxa uu ogolaaday Dhaqangelinta qoraalka hore uga soo baxay xafiiska madaxwaynaha JSL ee lagu siiyey ogolaanshaha shirkada Somcable Ruqsada keenista Kaybalka Badda mara (Submarine Cable) taas oo ku salaysan Xeerarka Dalka iyada oo loo raacayo Dastuurka iyo Xeerarka ka Farcama.
  5. Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Amartay In La Soo Qabto Xoghayaha Xisbiga Udub Oo Dacwad Lagu Soo Oogay Hargeysa(HWN)-Maxkamadda Gobalka Hargeysa, ayaa amartay in maxkamadda la horkeeno Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax, ka dib markii uu nin muwaadin ah dacwad ku oogay. Sida ay Wargeyska Geeska Afrika ilo xogogaali u xaqiijiyeen waxa Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB dacwad ku oogay Aadan Jaamac Fure, oo ah ganacsade muwaadin ah oo la sheegay inuu ku leeyahay lacag dhan $ 36000 (Lix iyo Soddon kun oo Dollar), dayntaas oo la sheegay inuu xoghayaha guud ganacsadaha ka amaahday xilligii ololihii doorashadii madaxtooyo ee xisbiga UDUB lagaga adkaaday, waxaana la sheegay in ganacsadaha lacagtan lagaga qaatay qalabayn xarumihii xisbiga iyo qalab kale oo uu xisbigu ku galay ololihii doorashadii madaxtooyo. Sida uu Wargeyska Geeska Afrika xogahaas ku helay garsooraha Maxkamadda gobalka Hargeysa Dr. Cali Suudi Diiriye, waxa uu shalay warqad amar ah u qoray taliyaha saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa, oo uu ku amray inay Arbacada beri maxkamadda horkeenaan Jaamac Yaasiin Faarax. “Maxkamadda gobalka Hargeysa waxay kugu amraysaa inaad horkeentaan dacweysanaha magaciisu sare ku qoranyahay. Maxkamadda horteeda maalinta ay taariikhdu tahay 25/8/10, saacadu markay tahay 9:00 subaxnimo, iyadoo ay maxkamada dacwadi u taalo.” ayuu garsooruhu ku yidhi qoraalkiisa, waxaanu intaas ku daray, “Sidaas daraadeed, taliye waxa lagu amrayaa inaad hor keentaan dacweysanahaas maxkamadda.” Dacwadan u dhaxaysa ganacsade Aadan Jaamac Fure iyo Jaamac Yaasiin Faarax, oo ah xoghayaha guud ee xisbiga UDUB, waxa sida la filayo ay maxkamadu gudo geli doontaa Arbacad beri, marka ay booliisku maxkamadda keenaan dacweysanaha. Source: Wargeyska Geeska
  6. Originally posted by cynical lady: Maya, a little girl is requesting assistance; she doing a film on Somalia History and wants to talk to people who know, to help her complete her project. Care to help? Hargeysa iigu soo hagaaji ...
  7. Ha sugi waayin ..... tuwaalkii aad ilamada iskaga biin lahayd uun sii iibso hadda ,,
  8. Sorry but dirty politics wont work. Not to normal Somalis. Not today. So far so good sxb ..... i know it takes time though.
  9. Laascaanood-(Qaran News)-Taliye cusub oo markii ugu horreysay tan iyo 1-dii bishii 11-aad ee 2009 dhawaan loo magacaabay qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee jiidda hore, ayaa shalay si rasmiya xilka ugala wareegay Abbaan-duulaha qaybta 12-aad ee Ciidanka oo xilkaa si ku-meel-gaadh ah loogu dhiibay, ka dib markii 1-dii November 2009 qarax Miino lagu dilay Taliyihii qaybtaas Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur. Taliyaha cusub ee qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland Col. Cali Barre Xuseen oo hore u ahaa hoggaanka wacyigalinta iyo abaabulka Ciidanka Qaranka, ayaa shalay xilka kala wareegay Abbaan-duule Sardheeye, oo xilkaas sii hayey tan iyo wixii ka dambeeyey geerida Taliyihii hore ee qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka. Xil-wareejinta uu Taliyaha cusubi xilka kula wareegay oo ay ku ladhnayd xilwareejin kale oo Taliyihii hore ee qaybta 31-aad ee Ciidanka Qaranka Col. Indhabalac uu xilka kaga tirsaday Taliyaha cusub ee loo magacaabay qaybta 31-aad ee Ciidamada Qaranka Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal). Isla markaana, xil-wareejinahaas oo lagu qabtay Taliska qaybta ee jiidda hore (Bariga Sool) ee Ciidanka Qaranka, waxa ka soo qaybgalay Taliyaha Agga Bari, Saraakiil ka tirsan hoggaanka Taliska guud ee Ciidanka, Waxaana taliyaha cusub ee qaybta 31aad jiida hore ee ciidanka qaranka loo magacaabay Ismaaciil Faarax Cawaale(Doolaal), waxaanay halkaa kala hadleen Taliyayaasha xilka la wareegay qaybaha Ciidanka ee Taliska Jiidda hore ee Bariga Gobolka Sool. Si kastaba ha ahaatee, Taliyaha Booska Taliyaha qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka, ayaa Taliyahan shalay xilka la wareegay ka hor aan loo magacaabin Taliye buuxa, ka dib markii 1-dii November sannadkii aynu soo dhaafnay ee 2009, lagu khaarajiyey weerar Miino ah oo waddo uu marayey loo dhigay Taliyihii qaybtaas 12-aad Allah ha u naxariistee Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur, kaasoo dhawr Askari oo Taliyaha geeriyooday la socdayna ku dhaawacmeen.
  10. Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Sadex Nin Iyo Baabuur Wal-xaha Qarxa Saarnaayeen Iyo Dareenada Ku Xeeran Hargeysa(HWN):-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shalay ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo midi dhaawac yahay iyo Baabuur ay wateen oo ay u saarnaayeen walxaha wax lagu qarxiyo. Kuwaas oo imika ay gacanta ku hayaan ciidamada CID-da baadhitaana ku wada xaqiiqooyinka ujeeddada nimankaas iyo hubka ay siteen halka ay ku socdeen iyo halka ay ka soo kicitimeen. Sidaa waxa Shabadakada Hadhwanaagnews u xaqiijiyey mid ka mid ah Ciidamada Booliska Somaliland oo aanu la xidhiidhnay, ragan oo shalay laga qabtay badhtamaha Suuqa Caasimadda Hargeysa waxay wateen Gaadhi Bas ah iyo saddex Nin oo mid ka mid ahi ka dhaawacan yahay Sararta Bidix iyo lix Boosh oo ah kuwa dhexda lagu xidho oo ay ka buuxeen walxaha Qaraxyada ismiidaaminta ah lagu fuliyo ama lagu guro aaladaha qarxa. Sida ay Saraakiisha Booliska u xaqiijiyeen Wargeyska Hargeysa Star oo la xidhiidhay, ayaa sheegay in ninka dhaawaca ahi ku dooday inuu ku dhaawacmay Toorri lagu dhuftay dhawaan isaga oo jooga magaalada Boosaaso ee maamul-goboleedka Puntland, hase ahaatee, waxay Saraakiishu sheegeen in dhaawaca ninkaas qabo oo ka soo gaadhay Feedha dhinaca Bidixda aanu u eegayn mid Toorriyeed, balse uu u muuqdo inay Xabadi ku dhacday, sidoo kale waxay sheegeen in baabuurka baska ahi uu sitey lambar kale oo ah 24744 puntland Somaliya. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Xukuummada Somaliland oo la xidhiidha sadexda nin iyo gaadhiga wal-xaha qarxaa saarnaayeen.
  11. Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi ‘Sheffield: Sunday, 19 September 2010 at 2pm at Sorby House, 42 Spital Hill, Sheffield, S4 7LG.
  12. Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed, Adduun iyo taladii, Ponte Invisibile, Pisa, 2010, ISBN: 9966-7059-16-2 160pages. Soft cover, 12,80.Euro Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi ‘Sheffield: Sunday, 19 September 2010 at 2pm at Sorby House, 42 Spital Hill, Sheffield, S4 7LG. Kayd Somali Arts and Culture in collaboration with Somali Communities in Sheffield are inviting you to the presentation of new book: Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi. Adduun Iyo Taladii is a new book written by Rashid Sheikh Abdillahi ‘Gadhwayne’ which touches the essence of citizenship. ‘Gadhweyne’ is a scholar, social scientist, and literary critic. No other book is more at home in the Curis Series than the work of Rashid Sheikh Abdillahi ‘Gadhwayne’. In his collection of essays Rashid deals with different aspects of citizenship, which are interconnected and fully complement each other. This book enlightens the reader on various subjects with vital impacts on the building blocks of each society by exploring the themes such as freedom, tolerance, righteousness, equality, and their true normative, ethical, deep moral meaning in the Somali context. It is a work which is inspired by his great sense of social responsibility. Curisyo is series of books published and distributed by Ponte Invisibile (redsea-online.com). Adduun iyo Taladii touches the essence of citizenship and is the latest and fourth book in the “Curisyo” series of books containing essays which cover a ranging set of topics, yet share the spirit of citizenship. For further information please Contact: Ayan Ashur: 07903712949 Kaltum Banday: 07533522729 Mohamed Hujaale: 07507142741 Ali Faacuul: 07903235229
  13. Fresh Tragic News: Muna Hotel in Mogadishu blew up by Alshabab ,,, they they raided the hotel and killed more than 15 MPs, Ministers and Military officers are killed. Sad ,, sad ,, indeed.
  14. Somaliland Oo sheegay Inay Kallalka Shanaad iyo Dawladda Dhexe Ee Itoobiya Kala Xaajoonayso U iib-geynta Wax soo-saarka Dalka Hargeysa(Togaherer.com):- Wasiirka Wasaaradda Gancsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Md. C/Risaaq Khaliif Axmed, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in suuqa ugu weyn ee ay Somaliland u iib-geyn karto wax-soo saarka dalkeeda uu yahay dalka Itoobiya, isaga oo xusay inay wadahadal la yeelanayaan dawladda ismaamulka Soomaalida ee Killalka shanaad iyo sidoo kale dawladda dhexe ee Faddaraalka Itoobiya. Wasiirku shiriisa jaraa’id waxa kale oo uu kaga warramay waxyaabaha u qorshaysan iyo tallaabooyinka uu qaadayo maadaamoo uu Wasaaradda ku cusub yahay, waxaanu hadalkiisa ku bilaabay oo uu yidhi; “Qaab dhismeedka Wasaaradani waxay isugui jirtaa sadex qeybood Wasaaradii Ganacsiga, Wasaaradii Warshadaha iyo Waax ka mid ah Wasaaraddii Dalxiiska illaa imika sidoodii uun bay u shaqaynayaan laakiin waxaanu rajaynaynaa in dhawaan la mideeyo Wasaarada oo ay yeelato hal Agaasime Guud oo Madaxweynuhu soo magacaabo markaasi Anaguna waxay noqonaysaa inaanu waaxihii Wasaarada habayno oo marka hore laga dhigo sadex waaxood oo waaweyni.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirka Wasaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiisku. Waxaanu intaa ku daray oo uu yidhi; Wasiirka Ganacsiga oo hadalkiisa sii wataa intaa ku daray , “Runtii waad ogtihiin Anagu hawsha waanu ku cusub nahay way jiraan meelo cabasho naga soo gaadhay waayo dadka ganacsatada ahi waxay marka hore hawshooda u qabsan jireen si iskood ah oo iyagaa meesha ay wax ka furanayaan sahansan jiray dawladuna ruqsadda uun bay siin jirtay arrintaasi ayay dhibaatada qaarkood ka iman jirtay.waxaan isku dayi doonaa mudada aan xafiiska joogo inaanu wax ka qabano wixii cabasho ah ee ka yimaadda arrintaas warshadaha iyo dhibaatooyinka ay bulshada ku yeelan karaan.mudadii aan xafiiskan joogay waxa kaliya oo laga soo cawday warshada Hargaha ee ku taalla Dacar-budhuq.cabashadaasi way soo noqnoqnaysaa markaa daraasad ayaanu ku wadnaa.” “Imika waxaannu bilownay inaannu xoojinno ururkii warshadlayda, oo uu noqdo urur taagan oo awood leh oo shaqaynayana cid aan ururkaasi ka mid ahaynina aanay Wasaaradda xidhiidh la soo yeelan karin, arrintaasi ayay ka dhalanaysaa inaannu kaantaroollo dhibaatada iyo saamaynta caafimaad ee warshaduhu ku yeelan karaan bulshada.” Mar Wasiirka Ganacsiga la weydiiyay in Wasaaradiisu ay suuq raadin dibadeed u samayso waxsoosaarka dalka waxa uu ku jawaabay; “Wasaaradda waan ku cusubahay hadalkaygii maalintii Baarlamanka horjoogeyna waxaan ku daray in la raadiyo maalgelin si shaqo loo abuuro iyo ta labaad oo ah inaannu dhiiri gelinno wax-soosaarkeenna wadaniga ah. Wax soosaarka waddaniga ah waxa lagu dhiiri geliyaa siyaabo badan, waxa ka mid ah in alaabta ay la soo degayaan laga dhigo cashuur dhaaf. Waxa kale oo aannu doonaynaa in suuq loo raadiyo.” “Suuqa aanu aadka u danaynayno waxa ka mid ah dalka aynu dariska nahay ee Itoobiya oo runtii isaguna wax ina soo galiya, Innaguna wax innaga gala oo caddi aanu jirin, barnaamijkaasi waanu isla garanay Wasiirka Maaliyadda inaannu xidhiidh la sameyno xafiiska Ganacsiga ee Itoobiya Somaliland uga furan, ka dibna aannu la xidhiidhno dawladda kililka ka dibna dawladdii dhexe ee Itoobiya. Iyaguna baahi badan ayay u qabaan wax-soosaarkeena,”ayuu yidhi Wasiirka Ganacsigu. Waxaanu intaas ku ladhay oo uu sheegay waxyaabaha ay Somaliland Itoobiya u dhoofin karo inay ka mid yihiin Kalluuunka, Milixda iyo sidoo kale, waxyaabaha ay soo saaraan Warshadaha dalku sida saabuunta oo kale. Wasiirku waxa uu xusay in Warshaddii Sibidhka ee magaalada Berbera daraasad lagu sameeyey ka dib, lagu ogooday in dib u kicinteedu aanay wax badan qaadanayn, isla markaana ka dhib yar tahay hirgelinta Warshad cusub.
  15. Subxaan ! ! ! ! This is tragic indeed ............. Allah ha u naxariisto kuwa dhintay.
  16. No too much info here Juxa ,,, adiguna buufiska iska saar yaah ,, Ibti ,,, that ruwaayad is damn funny ,,, i'm surprised you understand though ,, ehem ,,
  17. Had Camel Milk Last Night ..... Was not a good idea at all. Now I'm running between my bed & toilet every 4 min ,,, no work ,, and no fasting ,,, damn it ,,
  18. The meeting of ACP-EU representatives in the Seychelles has noted in its final communiqué the need for solutions to the crisis in Somalia to note the realities in Somaliland amongst others. Below is an article published by UNPO: Meeting in the Seychelles over the course of 14-15 July 2010, the joint parliamentary assembly of African, Caribbean, and Pacific and European Union countries discussed issues of key concern to East Africa, with a focus on the ongoing insecurity facing Somalia and associated offshore piracy. The final communiqué of the meeting noted - after much negotiation spearheaded by Mr. Giancarlo Scottà MEP, Vice-Chair of the Delegation - that the fight against piracy in East Africa had to recognise realities on the ground and drew particular attention to Somaliland and Puntland, although without specifically noting the success of Somaliland initiatives to combat piracy or the peaceful presidential elections held on 26 June 2010. Representatives nevertheless acknowledged a need to combat the root causes of piracy and expressed the need for ACP and EU states to act against companies and individuals from the EU and Asia fishing illegally or dumping toxic substances in the region. Delegates continued to note the need for state structures to be restored to Somali territory, albeit without reference to the ongoing democratisation process in Somaliland – a process that has won international commendation over recent months and where indicators of poverty, lack of development and political instability are markedly lower than in Somalia. Opinion remains divided over finding a meaningful solution to the instability and insecurity facing Somalia but discussions held during the course of the ACP-EU meeting revealed growing awareness of Somaliland’s achievements and the potential this may hold for the democratisation and development within the region as a whole. The ACP-EU joint parliamentary assembly will convene for its 21st session in Kinshasa, Democratic Republic of Congo on 1-5 December 2010.
  19. Hargeisa(The Horn) -- The President of the Republ;ic of Somaliland H.E. Ahmed Mohammed Mohamud (Siilaanyo) received a delegation led by the British envoy in Addis Ababa which paid him a courtesy call in his office yesterday. The purpose of the three man delegation was to enhance the bilateral relations between Somaliland and Britain and how the two sides could start coordination. The President briefed the visiting delegations on his government’s policy in regard to development in security, infrastructures, health and other sectors. The President emphasized how his government is committed in collaborating with neighbouring countries and the international community in enhancing the security in the region as well as fighting terrorism and piracy. He stressed that Somaliland was ripe and is ready to move forward in development and required support of the international community to achieve its ambitions. The head of the delegation Ambassador Mr. Norman ling accompanied by Matt Woods, deputy secretary of the British embassy in Ethiopia Jonathan Hargeaves, head of DFID in Nairobi congratulated the people of Somaliland and the president on the successful elections which was conducted in the country on 26th June this year. The visiting British envoy pointed out that the elections uplifted Somaliland’s reputation within the international community hence directed the focus of his country and the European Union, who are ready to support Somaliland in development issues including security, infrastructure, health, education and democratization.
  20. It is politics ,,,, and it is dirty. I just can't help.