Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. “Waxaanu ka maqalay Saxaafadda in Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo xubno ka tirsan xukuumadiisii ay ku sugan yihiin Addis ababa, laakiin arrintaasi waa arrin iyaga u gaar ah haddii ay booqasho ku marayaan Itoobiya. Hawlo xukuumaddan ay kaga wakiil yihiin oo ay u hayaana ma jirto. Laakiin waa muwaadiniin xor ah oo mari kara dalalka jaarka. Laakiin arrin aanu isku ognahay ma jirto. Anagu waxaanu rajaynaynaa in Madaxweynihii hore ee Somaliland waa nin masuul ah oo dalkan xil illaa Madaxweyne ka hayay. Waxaanu filaynaa haddii uu fursad u helo inuu masuuliyiin kale oo wadamo aynu jaar nahay ama kuwo kale uu la kulmo inuu kollayba danaha qaranka wax waxtar u leh kala hadlayo oo ku saabsan sidii loo kobcin lahaa xidhiidhka labada geesood.” HERE
  2. “Waxaan jecelahay inaan halkan ka caddeeyo arrinta ku saabsan xidhiidhka labada dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya in mad madow soo galay warkaasi wuxuu ka imanayay ilo-wareedyo aan rasmi ahayn. Warkani kama uu soo bixin dawlada Itoobiya iyo Somaliland-ba. Labada dawladoodba arrintan way ka hadleen oo way beeniyeen. Waxa jiray warar qolooyin isku sheegayay inay warbixino ka soo saaraan arrimaha Somaliland iyo Geeska Afrikaba oo meel loogu hagaago iyo cidday yihiin aanay jirin ayaa warkaasi keenay. Warkaasi war jirra ma aha xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya halkiisii iyo meel ka sii wanaagsan ayuu marayaa. Waxaanay labada geesoodba diyaar u yihiin inay sii balaadhiyaan xidhiidhkaasi,”ayuu yidhi Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo ka jawaabayay su’aal ahayd waxa ka jira in xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya uu sii xumaanayo. HERE
  3. Horta isagaa ugu dhow .... laakiin u malayn maayo inuu weligii arkay ,,
  4. THIS What are they trying to do ?? what is it ?? ,,, rag ciyaya uun baan maqlayaaye ,,
  5. DNA research shows that the German Fuhrer Adolf Hitler was related to Somalis, Berbers and Jews. Dat staat deze week te lezen in het tijdschrift Knack. That is this week to read the magazine Knack. Door het DNA van familieleden van de Führer te analyseren, kon men de zogeheten ‘haplogroep’ van Hitler bepalen. By the DNA of relatives of the Führer to analyze could be called “haplogroup” Hitler’s determination. Die geeft prijs waar Hitlers voorvaders vandaan kwamen en met wie hij verwant is. That price gives Hitler’s ancestors came from and who he is related. Opzienbarend is dat Hitler tot de haplogroep ‘E1b1b’ blijkt te behoren, die weinig courant is in Duitsland en West-Europa. Startling is that the haplogroup Hitler ‘E1b1b “appears to belong, with little common in Germany and Western Europe. Die ‘genetische vingerafdruk’ komt veel vaker voor in het zuiden: bij 25 procent van de Grieken en Sicilianen, en bij maar liefst 50 à 80 procent van de Noord-Afrikanen. Such “genetic fingerprint” is much more common in the south at 25 percent of Greeks and Sicilians, and as many as 50 to 80 percent of North Africans. Haplogroep E1b1b komt het frequentst voor bij de Berbers en daarnaast ook in Somalië. Haplogroup E1b1b comes frequently to the Berbers and also in Somalia. Opvallender nog is dat de haplogroep van Hitler de op één na vaakst voorkomende haplogroep is bij de Asjkenazische Joden. More striking still is the haplogroup of Hitler’s second most common haplogroup in the Ashkenazi Jews is. Die kwestie wordt pas echt fascinerend als je ze afzet tegen het wereldbeeld van de nazi’s, waarin zo’n extreem belang werd toegekend aan begrippen als bloed en ras, zo staat te lezen in het tijdschrift. That issue is really fascinating if you do marketing at the worldview of the Nazis, in which an extreme priority to notions of blood and race, as is stated in the magazine. Hitlers bezorgdheid over zijn eigen afkomst blijkt niet onterecht. Hitler’s concern about his own origins, it is not unjustified. Uit het onderzoek van Knack blijkt dat hij zelf niet ‘raszuiver’ of ‘arisch’ was. Knack’s investigation shows that he is not “pure” or “Aryan” was. Journalist Jean-Paul Mulders spoorde in het verleden verwanten van Hitler op in Oostenrijk en de Verenigde Staten. Journalist Jean-Paul Mulders urged in the past, relatives of Hitler in Austria and the United States. Hij rekende onder andere af met de hardnekkige mythe dat Hitler tijdens de Eerste Wereldoorlog een zoon zou hebben verwekt bij een jonge Française. He counted among others with the persistent myth that Hitler during World War would have fathered a son with a young Frenchwoman. Source:DNA KNACK BELGIUM
  6. Hi, We discovered that your father Mr.Daniel Mitchell. Has be convicted by court, to spend 13 years in jail for violation of law on drug trafficking. Since we can not reach him on phone or mail. We decided to pick up your E- Mail address from the share agreement form that was fill by your father and E-Mail you, on the blow informations. Your father is our biggest shareholder in our company. The agreement that your father had with us. Inculd that when ever we discovered that we can not reach him for a long time, we should contact you and send his share profit benefit rate of $12.8 million dollars to your account including, his $28 Billion Dollars, he used in buying his share from the company. There is a petroleum crisis in the country and skocks markets exchange rate has drop. So we are selling off our oil and gas multi billion limited company to foreigners in four months time. From this moment on, your father 30.5 per cent share profit with the company, will stop runing and the $28 Billion Dollars, he used in buying his share will be return back to you including his $12.8 Million Dollars share benefit profit. But first, we are sending you his first share annual profit rate of $12.8 Million Dollars share benefit profit to you in two days time, to your bank account. Please advice us on how you want us to send the $12.8 Million Dollars to you. Kindly let us know fast and now BEST REGARDS T&B PETROLEUM LIMITED.
  7. They have the right to complain and demand their rights ......... Nothing special and I hope they will get what they want. I'm with them on this one ..............
  8. A group of four young ladies converge at a corner of the compound to discuss their next lesson at Gollis University in Hargeisa. They are among the thousands of Somalilanders who attend as many as 15 of these private universities in Somaliland. In a country where the education system was turned upside down after the civil war in 1988, things are now looking better. Rise from the ashes Dr Said Ahmed Hassan, a PHD holder from the University of Toronto and president of Gollis University, says he came back to contribute to his country’s rise from the ashes. “We started this centre in 2004. We believe in offering programmes that can help the graduates finding jobs with less difficulty. If they don’t find them here, they can go to Kenya, Djibouti or even the Gulf countries.” says Dr Said. Over the years, the institution has helped the Somaliland administration train many police officers and teachers. According to the president, they shape their courses to the need of the people of Somaliland. “We train engineers here who can support and help Somaliland in building low cost housing. Houses in Hargeisa could cost 60,000 dollars. But Somali families are large with an average of seven children. So they can’t afford this kind of housing. That’s where we come in. Our graduates build them houses for six to seven thousand dollars.” says Dr Said Ahmed. Taking into account the meager earnings of most residents of Somaliland, these private universities charge only 200 dollars per semester compared to a thousand dollars in a similar institution in Kenya. Pride Safari Hotel is a newly built lodge not far from Gollis University. Its vice-manager, Said Mohamed Ahmed graduated from the University of Hargeisa. Ahmed is proud of the achievements his country has made in the education sector and he is considered to be a fruit of it. “There is a big difference in the situation today compared to 1994 when I was at school. There were landmines everywhere and my parents were always worried whether I will get back home safely. Thank God we are so peaceful and educated now.” The government is also helping in the process. Every year, 25 bright students who don’t have the means are sponsored by the government to join the private universities, says Abdirahman Mohamed, Somaliland Director of Education. Abdirahman adds that “after the overthrow of Mohamed Siad Baree, we had to start from scratch. There we no classes, no blackboards and students were sitting under the trees. Then gradually we started the rehabilitation of the schools with the help of our community both in the country and abroad. And today we see that among those who started after 1991, there are doctors, teachers,” says the confident Abdirahman. With such a big demand for higher education, many academics in Somaliland are saying that it is high time to introduce public universities. Radio Netherlands
  9. Had an early Suxuur ..... now it is all good. Last day of the work until the 14th .....
  10. Liiska Wiilashii ku Dhintay GalGala Warar Faah faahsan ayaa laga helayaa dagaalkii Maanta ilaa xalay Galinkii danbe ka socda Deegaanka GalGala Gaar ahaan Meesha lagu Magcaabo ‘Kala Noqod’ oo dhanka Galbeedk ka xigta Magaalada GalGala, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Ciidankii Maanta ee dhimashada badan soo Gaadhay ay ahaayeen kuwa uu Watay W/Xigeenka Cabdi Jamaal oo ah Nin Reer Hayland ah. Waxa la Xaqiijiyay inay Dhinteen 4- Ka mid ahaa Ciidankii laga Keenay Dhahar halka laga dhawaacay 3-Ruux waa warkii Ugu danbeeyay ee aanu ka Helay Ilo war Gal ah. Taliye Dhoonge Xasan Xaaji oo lagu Yaqaan Daba ******nimad Ciidamada Puntland ahaana Ninkii Watay Ciidmaadii Wakhtigi Cade Muuse ee Galay Majiyahan ayaa la sheegay inuu Dhaawac Culus yahay. Sidoo kale Laba Xidigle Siciid Ducaale oo uu dhalay Coll Ducaale oo ahaa Nin aad Ugu Waynaa Beelaha deegaanka Hayland,Sanaag iyo Galbeedka Bari Alla Naxariistii ha Geeyee, ayaa isna la sheegay inuu Dhaawac soo Gaadhay Wiilkaasi Coll-ku dhalay. Sidoo kale Afdhuub, Khadar Daahir Aadan Geesood, ayaa la soo sheegayaa inay Dhaawacanyihiin oo aanu Awal Soo qoray inay Dhinteen Sida ay sheegayaan Dadk Dhahar Nagala soo xidhiidhay. iyo 1-Cali Jaad Kariye,2- Maxamed Abshir Cartan, , ayaa la sheegay inay ka mid ahayaeen kuwii ka dhintay Dhanka Ciidamda W/Xigeenka Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed Waa Tiradii ugu badnayd ee ku dhimata Dagaalka GalGala Marka laga hadlay Ciidamadii dheeraadka ahaa ee laga Keenay Caasimada Hayland ee Dhahar. Galgalanews
  11. War Deg Deg ah:-Dagaal GalGala Wararka hada naga soo Gaadhaya Magaalada ayaa sheegaya in dagaal Xalay Saqdii dhex Curtay uu wali socdo kaasi oo Dhinacyo badan ka socda, Xidhiidh aanu la samayan Bosaaso ayaa la sheegay in dhawaac Fara badan la Keenay Halka dadka GalGala ay sheegayaan in Mayd Gaadhaya 12-Ruux Gudaha Degmada la soo Gaadhsiiyay. Meel dhanka Qorax u dhaca ka xigta Degmada GalGala oo lagu Magcaabo Kala Noqod ayaa layska Helay waxana ay ahaayeen Ciidamada Puntland kuu doonayay inay dhanka Miyiga ay Magaalada u Baxaan si ay Dhabarjab u Sameeyaan Hase ahaatee Ciidamada Maxamed Atam ayaa Meeshaasi ay isku Hirdiyeen kuwaasi oo Khasaare xoogan soo Gaadhay dhanka PL. Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwa uu Maamulkooda lahaa Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo ah Wasiir Xigeenka Aminga waxana ay Ciidamadaasi ahaayeen kuwa isku dhafan oo ay xitaa ku Jiraan PISta. Sarkaal u hadlay Ciidamada Atam Guutada 34- Lagu Magcaabo waxa uu sheegay inay xitaa Hub Badan kala wareegeen Ciidamada PL isla markaana ay Maydkoodii Arkayeen. Docda kalena Maamulka Puntland oo aanu xidhiidh la samaynay ayaa sheegay Laftigooda inay Guula Waa wayn ka soo Hooyeen dagaalkaasi isla markaana ay dhawaan War Saxaafadeed Kooban ka soo saarayaan. Dagaalka GalGala ayaa Bilowday ka dib markii PL weerar ku qaaday Galgala Bishii Julay 26- ee sanadkan aan ku Jiro waxana uu dagaalkaasi soo Maray wajiyo badan. Galgalanews
  12. Great and Historical Pictures ...............
  13. There is nothing Radical here and there is a difference between Somalians & Somalilanders. There is only one cable to be brought and only one company can do that. There is one landing not two.
  14. Currently the Telecommunication companies buy the signal from Djibouti .......
  15. The issue of SOMCABLE being not making Berbera as the landing spot is a speculation by the other rival company aka Dalkom. The SOMCABLE clearly stated that they will make the landing in Berbera and it has nothing to do with Djibouti. I'm looking forward into it ..... whohoooo
  16. Ramadan is almost over. The Last 10 days are starting from tomorrow. Let's make use of it and benefit from the time as long as we are alive, healthy and strong.
  17. 11KII APRIL IYO FURASHADII BOQORKII SHINIDA! Apr 13 2002 Akhristayaasha sharafta lehoow: Waxaa Maanta oo ay bisha 12ka April goobo Xamar ku yaala looga dabaal degayaa waxa loogu yeedhay maalintii aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ciidankaas oo maanta la xusayo oo badi shacbiga Soomaaliyeed ay u aqoon san yihiin kuwii masuulka ka ahaa qaran jabkii ka dhacay dalkeena, iyada oo ay ka baaqsadeen inay dalka hooyo ka qabtaan kaligii taliyihii haligmay ee Siyaad Barre. Sidoo kale Ciidankaas xoogga dalka la odhan jiray waxa ay sumcadiisii dhimatay markii uu shacbigii uu difaaci lahaa dib ugu soo jeestay ee uu xasuuqay in badan oo shacbiga Soomaaliyeed ka mid ah. Hadaba maqaalkan hoose waxaan ku xusi doonaa dhacdo yaab leh oo Magaalada Hargeysa ka dhacday habeen loo dabaal degayay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed taariikhdu markay ahayd 12kii April 1983kii. akhris wacan. Waxay ahayd dhamaadkii sanadkii 1982kii markii ay Itoobiya ka abuurmeen dhaqdhaqaaqii xaq u dirirka ahaa ee ururkii SNM, xiligaas waxaa Itoobiya isugu yimi saraakiil door ah iyo siyaasiyiin debadaha ka yimi oo ay ujeedadoodu ahayd sidii ay u bilaabi lahaayeen halgan lagaga hor tago xukuumadii haligantay ee Siyaad Barre madaxda ka ahaa oo xasuuq iyo xumaato ku la dhaqmaysay shacbigii ku noolaa wixii loo yaqaanay gobalada waqooyi xiligaas. Si hadaba uu ururka SNM u helo taageero gudaha ah iyo mid debada ahba una muujiyo awoodiisa ayaa waxa uu go'aan saday in uu hawlgalo milatari ka fuliyo dalka gudahiisa, waxaana qorshayaasha dagaal ee laga fulinayo gudaha dalka ay ujeedadiisu ahayd naafaynta cadawga, argagax galinta dawlada iyo muujinta la muujinayay in aan shacbiga gobolada waqooyi marnaba raali ka ahayn xasuuqa iyo xad gudubka ay xukuumadii siyaad barre ku haysay shacbigeedii miskiinka ahaa. Hadaba Ururkii SNM waxa uu go'aansaday inuu talaabooyin milatari ku fuliyo qaar ka tirsan madaxdii dhagar qabayaasha ahayd ee shacbiga xasuuqaysay, waxaa markaas SNM ay gudahii dalka usoo dirtay saraakiil milatari oo SNM ka tirsanaa. Bishii Diisambar ee sanadkii 1982kii ayaa waxaa Tuulaha Gaashaamo oo Bariga Itoobiya ku taala SNM ay kasoo dirtay laba sarkaal oo kala ah: Cabdi Salaan Turki Maxamuud iyo Cabdilaahi Askar Barkhad. Waxa labadaas sarkaal ee naftood hure ay soo mareen dhulka hawdka ah, waxaana ay dhinaca koonfureed kasoo galeen Magaalada Burco, muddo gaaban kadibna waxay usoo dhaafeen dhinaca magaalada Berbera, iyaga oo markii danbana usoo gudbay Magaalada Hargeysa. Ujeedada ay labadaas sarkaal Hargeysa u yimaadeen waxay ahayd laba ujeedo oo kala ah: Inay isku habeeyaan oo isku dubarridaan saraakiishii Ciidanka dawlada ku dhex jiray ee ay filayeen inay dawlada kasoo horjeedaan, iyaga oo waliba bartilmaameed ka dhiganayay inay qadiyda SNM ka dhaadhiciyaan saraakiishii milatariga ahayd ee asal ahaan kasoo jeeday beelihii taageeri jiray SNM. Ujeedada kale ee ay u socdeen labadaas sarkaal waxay ahaayeen inay khaarajiyaan taliyihii qaybta 26aad ee waagaas oo ahaa Gacan ku dhiigle Maxamed Xaashi Gaani. Hadaba muddo afar bilood ku dhow markii ay magaalada Hargeysa ku dhuumaalaysanayeen ee ay hawlahoodii si fiican oo qarsoodi ah ay u wadaan, laba habeena ay ka hadhsan tahay inay khaarajiyaan dhagarqabe Gaani ayaa nasiib darro dhacday oo waxaa Taliskii Dawladu uu gacanta ku dhigay Gaashaanle sare Cabdilaahi Askar Barkhad taariikdu markay ahayd sagaalkii bishii April ee sanadkii 1983kii. Waxaa taasi noqotay dhacdo argagax badan oo ay ka murugoodeen dadweynihii taageeri jiray ururkii SNM, waxaana ay guul lama filaan ah u noqotay maamulkii dawlada, gaar ahaan taliyihii qaybta 26aad Gacan ku dhiigle Maxamed Xaashi Gaaani oo markiiba u damaashaaday inuu gacanta ku dhigay wax uu ku magacaabay BOQORKII SHINIDA oo uu ula jeeday Cabdilaahi Askar oo ahaa sarkaal sare oo SNM ka tirsanaa. Gaani waxa uu markiiba damaashaadkiisa gaadhsiiyay maamulkii muqdisho gaar ahaan kaligii taliyihii Qaxootinimada ku dhintay ee Siyaad Barre. Markiiba talo ayaa ku cadaatay dadkii taageeri jiray SNM waxaana ay aamineen in maalmo yar gudahood badhka la gayn doono naftana laga jari doono Cabdilaahi Askar, nasiib darro dadweynahaasi may lahayn wax awood ah oo ay ku caawin karaan Maxbuuskaas SNM oo iyaga ayaaba xasuuq iyo xadgudub lagu hayay. Cabdilaahi Askar waxaa markiiba loo qaaday Xarunta Miiska saraakiisha oo dhinaca galbeed kaga toosan huteelka dawlada ee Hargeysa Kilaab, waxaana lagu wareejiyay ciidan xoog u hubaysan oo laga soo kala qaaday xeryihii kala duwanaa ee qaybta 26aad ay ku lahayd magaalada Hargeysa. Waxaa markiiba Cabdilaahi lagu bilaabay jir dil iyo garaacis aad iyo aad u daran, taasoo xanuunkeeda aanuu qiyaasi karin qof aan gacanta u galin askartii naxariista darnayd ee loo carbiyay ku tumashada xuquuqda aadamaha " mar kaliya ayay igu boobeen qoriga dabadiisa iyo caaradiisa, waxay igu garaaceen kabahii waaweynaa ee ay xidhnaayeen, daqiiqado gudahoodna jidhkayga oo dhan dhiig ayaa ka dareerayay, waxaanan dhulka galgalanayay aniga oo miyir doorsoomay" sidaas waxaa yidhi Danjire Cabdilaahi Askar oo aan ka waraystay sidii loo jir dilay ee loola dhaqmay markaas la qabtay. Waxaa jidhkiisa lagu gubay dab ololaya, waxaa laga garaacay Ilkaha waxaana markiiba laga soo tuuray todoba ilig, waxaana la jabiyay shan feedhood iyada oo si naxariista ka fog looga garaacay xididada iyo xubnaha dareenka, waxaa taasi u dheeraa tiiq-tiiqsi iyo ku digasho uu Gaani la dul yimi Cabdilaahi oo dhiig ka da'ayo. "Waxaad ahayd sarkaal bilad haysta oo xorayntii Goday masuul ka ahaa, waxaanad ka tagtay Ciidankaagii kuliyada milatariga ee Ameerika kuu diray, maxaad iga filanaysaa" Sidaas waxaa yidhi gacan ku dhiigle Gaani oo ul yar gacanta ku haysta waardiyayaashiisiina ay la socdaan. Cabdilaahi Askar oo taahaya jidhkiisuna uu aad u damqanayo ayaa ugu war celiyay Bilada geesinimaan ku helay ee been been la iima siin, waxbarashada Maraykan la iigu dirayna imtixaankaan baasay ayaan ku tagay ee garab iyo qabyaalad toona la iiguma dirin, Ilaahay ayaanan wax ka fishaa ee aadami waxba kama fisho ayuu Cabdlaahi cod hoose ku yidhi. Waxaa markiiba uu Gaani wargeliyay afartii waaxood ee Hargeysa ka koobnayd waxaana uu u sheegay in uu gacanta ku dhigay Boqorkii Shinida ee SNM, waxaana uu dadweynihii reer Hargeysa Gaani u balan qaaday inuu Maxbuuskaas keeni doono Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Magaalada Hargeysa oo lagu qaban jiray xaflada debaaldega wixii loo yaqaanay xuskii 12ka April oo ahayd Maalintii la aasaasay wixii la odhan jiray Ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee majaro habawsanaa. Xiligaas dadweynaha reer Hargeysa ee isu diyaarinayay inay xafladaas ka qayb galaan waxay badidoodu sii diyaarsadeen dhagxaan, budad iyo Middiyo si ay ugu dagaal galaan habeenkaas intii taagooda ah, taasina waxay ahayd talaabo is miidaamin ah oo halis ahayd. Xadhigaas Cabdilaahi Askar waxa uu ka cadhaysiiyay Geesigii Ibraahim Ismaaciil Koodbuur oo ahaa Gaashaanle Dhexe oo ka tirsanaa xoogga dalka Soomaaliyeed waxaana uu si qarsoodi ah uga tirsanaa ururkii SNM. " Ilaah ha u naxariistee Ibraahim Koodbuur waxa uu si qarsoodi ah uga tirsanaa ururkii SNM, waxaana uu ahaa nin haybad leh oo ay tix galin jireen ciidamadii dawladu" Sidaas waxaa yidhi Cabdilaahi Askar oo aan waydiiyay su'aal ku saabsanayd in Ibraahim Koodbuur uu xidhiidh hore la lahaa SNM iyo in kale. Xaalada rajo ama filasho ee Cabdilaahi uu filanayay waxa uu cawaaqib kiisu noqon doono markaas uu miiska saraakiisha ku xidhnaa oo aan su'aal ka waydiiyay Cabdilaahi waxa uu ku jawaabay " Qadarka Ilaahay waa meeshiisa, laakiin anigu waxaan ahaa oo aan filanayay in jeelkan aan ka bixi doono iyada oo aan ku kalsoonaa in aan leeyahay rag awood u leh inay naftooda u huraan badbaadintayda" waxaana uu Cabdilaahi ii sheegay in uu mar walba sugayay goorta ay albaabka kasoo gali doonaan geesiyaal badbaadiyaa. Laba Cisho markii uu Cabdilaahi ku xidhnaa miiskii saraakiisha ee ay taariikdu ahayd 11kii April ee sanadkii 1993kii saacaduna ay tahay shantii iyo badhkii galabnimo ayaa waxa rumowday riyadiisii. Waxaa xeradii soo daf yidhi ciidan uu Hor kacayo Ibraahim Ismaaciil Koodbuur oo uu la socdo Cabdisalaan Turki Maxamuud oo isaga markii hore ay Cabdilaahi Askar wada socdeen, waxaana markiiba bilaabmay muran gaaban oo dhex maray Ciidankii Ibraahin Koodbuur watay iyo kuwii dawlada ee miiska saraakiisha ilaalinaayay, daqiiqado gudahoodna waxaa bilaabantay xabad aad u kulul oo dhex martay labadii Ciidan. Waxaa goobtii ku naf waayay sodomeeyo ciidankii dawlada ka tirsan Ciidankii Ibraahim Koodbuur uu hor kacayayna waxaa ka dhintay Ilaah naxariistii jano ha siiyee geesigii Biixi Xaaji Xasan oo ku dhintay meel ku qabsan huteelka Hargeysa Kilaab. Waxaana dhaawacmay geesigii kale ee Siciid Cabdi Dalabay. Markiiba qolkii uu ku jiray ayaa Cabdilaahi ay kala soo baxeen waxaana ay ku soo qaateen gaadhigii ay wateen, waxaana ay kor usoo qaadeen wadada tagta Isha Boorama iyaga oo kasoo dhex dhacay dalcada Ina naxar, wax yar ka dibna waxay uga sii gudbeen Masalaha halkaas oo dhinaca koonfureed kaga beegan Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, waxaana goobtaas ay ku tukadeen laba ragcadood oo salaatul-shukrri ah. Hadana waxay kor usii qaadeen dhinaca Gumburaha iyaga usii gudbay dhinaca tuulaha Gumar halkaas ayaanay isga hor yimaadeen ciidankii dawlada oo kasoo kala baxay tuulooyinka Bali Cabane iyo Bali Gubadle, goobtaas ayaanay dagaal la galeen ciidamadii Dawlada, waxaana halkaas ay ku dileen lix askari oo ciidankii dawlada ka tirsan. Markii danbe ayay soo gaadheen tuulaha Xarshin ee ku yaala gudaha wadanka Itoobiya, halkaas ayuu ku dhintay geesigii dhaawaca ahaa ee Siciid Cabdi Dalabay Rabi naxariistii jano haka waraabiyee. Halkaas ayaana Geesigii Ibraahim Koodbuur iyo kooxdii la socotay ay ka sii wadeen halgankii xaq u dirirka ahaa ee SNM, waxaana uu Ibraahim Koodbuur ku geeriyooday tuulaha Rabaso ee dalka Itoobiya sanadkii 1987kii Rabi Naxariistii jano haka waraabiyee, waxaana uu noqday oo uu muujiyay geesinimo aad u sarraysa oo taariikhda reer Somaliland baal dahab ah ka gashay. Waxaana uu qalbi jab iyo naxdini ay ku dhacday Gaani iyo Maamulkii Siyaad Barre oo kui fashilmay in Cabdilaahi Askar qabashadiisa ay ku faanaan. Cabdilaahi Askar waxa uu maanta ku sugan yahay dalka Itoobiya waana Danjiraha Dalka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Cabdisalaan Maxamuud Turki waxa uu isna ku nool yahay wadanka UK waxaanan ku han weynahay inaan dhawaan idiin soo gudbiyo waraysi aan la yeelan doono Mujaahid Turki hadii uu Allah ogolaado. Written by: Kaysar Cabdilaahi London Email:Kaysar Maxamed 22:22 Apr 13 2002 by Kaysar Cabdilaahi.
  18. Atam oo Guul Sheegtay Maxamed Siciid Atam oo Hormuud u ah Ciidamada ka soo Horjeeda kuwa Puntland ayaa Waraysi Dheer Siiyay VOA-da waxana uu ka hadlay inay Gubeen ilaa 5-Gaadhi Maalmihi ugu danbeeyay waxa uu qeexay inay Saldhigii PISta ee Galbeedka Bari ay la wareegeen oo ay Gaadhi Jeemis ah Ka Gubeen Isaga oo ku Sugan Gudaha GalGala. Maxamed Siciid Atam ayaa Ku cel celiyay in Afar Gaadhi ay Miino Dhulka lagu Duugay ay ku Qarxiyeen isla markaana aan Waxba Laga arag Kuwii Saaraa. Gudoomiye Maxamed Siciid Atam ayaa Sheegay in la soo Khadlday Dhalinyaro Laga soo daad Gureeyay deegaano Fog Kuwaasi oo GalGala la keenay”Waxaan u sheegayaan Dhalintaasi la soo Khaladay inay dib uga laabtaan Arinkaasi oo aanay Xabada soo aadin”Ayuu Yiri Atam. Maxamed Siciid ayaa Cadeeyay inay Dagaalkaasi Ka danbeeyaan oo ay Masuuliyadeeda Leeyihiin Faroole c/Samad Cali SHire iyo Gen Ilka Jiir, kuwaasi oo ah Buu Yiri kuwa Dad Dhulkoodii Jooga ku soo duulay. Waxa uu ka Jawaabay Su’aal la Waydiiyay oo ahayd Wada hadal Ma Galaysaa” Wada hadal waxaan Galaynaa marka La Keeno oo La sheego Kuwii Dhibaatada GalGala ka danbeeyay isla markaana Barakacii Keenay waana Taageersanahay Isimada Deegaanka iyo waliba kuwa Puntland hadii ay Xal Waara Keenayaan”Ayuu Yiri Atam oo VOA-da Waraysi Siiyay Galabta. Dhanka kale waxa isna Saxaafada la hadlay Wasiirka Amniga Pl Yuusuf Axmed Khayr isaga oo dhankoooda sheegtay Guul ay ka Gaadheen dagaalkii GalGala.Wasiirka ayaa Tibaaxay inay Firxadkii Atam ay soo qabandoonaan dhawaan waxana uu Beeniyay oo Meesha ka saaray Guula Atam sheegtay. GalGalanews
  19. Sawirkani waa Taariikhi waxa uu ka hadhay Groupklii jabiyay Jeelkii Birjeex waxaa Dhexda hoose Fadhiya Col/ C/laahi Askar oo ahaa Kornaylkii ay la soo baxeen Gorupkan kor ku sawiran waxaa ka maqan Sawirka laba nin oo shahiiday intii uu socday Hawlgalku waxayna kala yihiin Biixi Xaaji Xasan, &. Siciid Birjeex,