
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somaliland Police Seize Explosives Arrest Terrorists
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^ ^ I'm sure he knows what it means taking photos in Burco -
Hadii uu yahay qof lagu kalsoon yahay ,, YES.
-
Wa'alaykum Wasalaam Ibti ,,,,,
-
why not .......... waa la dhamaysan karaa
-
Are u advocating for Alshabab now Juxa ?? ,,, where is MI6 when u need them ,,,
-
Morning all ........ CL, then bring me a diary Juxa, then get that damn suun and karbaash me now. Wassup peeps ,,,,,
-
I've just missed a meeting with the Vice President .....
-
Jamhuuriyadda Somaliland ..... Republic of Somaliland.
-
Kuwaa anaaba fahmi lahaaye ,,, kuwii la joogay baa fahmi waayay ,,,
-
Of course there is a DEFINITION ......... Adeer dalku shuruuc buu leeyahay .... la qabso.
-
Madaxwayne Siilaanyo oo laalay Ruqsadii Shirkadda DALKOM Somaliya Hargeysa (Waaheen ) Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland 2282010 Nuqul ka mid ahana ay aragay Waaheen ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ku cadeeyay inaanay Shirkada DALKOM Somaliya haysan wax ruqsad ah inay kaga Baayac Mushtarayso Isgaadhsiinta Somaliland. Waxa uu Madaxwaynuhu u Cuskaday Go’aankiisii Dhawr arrimood o ay ka mid tahay in Shirkadaas ay markii hore Ruqsad ka qaadatay Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Boosta iyo Isgaadhsiinta, hase yeeshee Ruqsadaas oo ku eekayd hal Sano ay dhacday iyo sidoo kale in Madaxwaynahii hore ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Wasiirkii hore ee Isgaadhsiintuba ay iyaguna Ruqsadaa laa’leen. DALKOM Somaliya oo ah Shirkad laga leeyahay Somaliya Ruqsadna ka haysata Dawlada Somaliya ee Sheekh Shariif inay keento Somaliya Xadhiga Isgaadhsiinta ee Bada hoos mara ayaa baryahanba tartan ugu jirtay sidii Berbera ay u soo dhigi lahaayeen Khadkaasi. DALKOM Somaliya markii hore waxay go’aansatay inay khadkaa dhigaan Muqdisho hasayeeshee markii ay suuro gal noqon wayday ayay ula soo wareegtay Berbera iyada oo isticmaalaysa Ganacsadayaal Reer Somaliland ah oo ay isku xidhnaayeen. Saraakiil ka tirsan Wasaarada Boosta iyo Isgaadhsiintu waxay u sheegeen Waaheen inay Hore DALKOM Somaliya iskaga hor taageen Jamhuuriyada Somaliland inay ka qayb qataan Shirarkii lagu curinayay Khadka EASSY ee ay imika rabaan inay soo dhigaan Berbera. Waxa iyana Tartan ugu jirtay soo dhigista Xadhiga bada Shirkad kale oo laga leeyahay Jamhuuriyada Somaliland SOMCABLE oo hore Ruqsad uga haysatay Xukuumadii Rayaale imikana ku hawlan sidii loo hir galin lahaa Mashruucaa Muhiimkaa. Inkasta oo Masuuliyiin Reer Somaliland ahi oo ay ka mid yihiin Gudoomiya Ku Xigeenka Xisbiga UCID iyo Xildhibaano ku doodeen inaan Shirkad kaliya loo xidhin Khadka Isgaadhsiinta (Minopoly), waxa Ganacsi ahaan iyo Siyaasad ahaanba aan suuro gal ahayn in khadka Isgaadhsiintu Qaybsami karo iyadoo aduunka oo dhan CABLE’lada Dalka meel kaliya laga wada maamuulo. Dhinaca kalena waxa fikir ka duwan ka ay ku doodayaan Gudoomiye ku Xigeenka UCID iyo Xildhibaanada kale ka soo jeediyay arrintan Xildhibaan Cali Barre waxaanu isagoo faahfaahin ka bixinaya yidhi: “sida ay aniga iila muuqato horta Somaliland sharciga iyo Dastuurka u yaala wuxuu sheegayaa in Suuqa Ganacsigu xor yahay, laakiin xornimada Ganacsigu sida ay dadku u dhigayaan anigu fikir kale ayaan ka qabaa, Mabaadii’da ganacsigu way faro badan tahay ee maaha xornimadu haddii qof soo helo ganacsi dalka uu wax uga faa’idaynayo in lagu qabsado, oo ku qabso ku qadimayside ay inagu socoto. anigu fikirkaasi ma qabo, ganacsiga xorta ahi waxa weeyi in qof kasta oo awoodi kara ganacsina dalka ka sammaysan kara inuu caalamka intuu tago ninba wixii uu soo kordhin karayo dalka keeno, oo ummada uga, balse inay dad halkan iska yuurura oo sida ay iskaga fadhiyaan maalinta uu nin adduunyada wax ka soo helo in ninkii lagu qabsado oo la yidhaahdo Kooto ayaa loo siinayaa anigu fikirkaa ma qabo. Maxamed Aw Siciid-na isaga ayay ruqsada siisay Dowladii hore, Somaliland-na abaal wayn ayuu ku leeyahay Xaaji Maxamed Aw Siciid, Dowladan cusub ee dhalatayna abaal gaar ah ayuu ku leeyahay oo UDUB may dhacdeen haddii aanu Maxamed Aw Siciid KULMIYE taageerin. Markaasi anigu waxaan ku talin lahaa in aan Dowladda cusub ee Xisbiga KULMIYE ee Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo haatan Madaxda ka yahay, oo ah nin wayn oo Siyaasiya ah oo doonaya inuu wax qabto markaasi anigu waxaan kula talin lahaa in aan ninkaas Odayga ah ee X. Maxamed Aw Siciid in aan laga abaal-ka-dhicin oo dadka ku qab-qabsanaya aan la bar-bar eryin oo Odayga loo daayo wixii loo saxeexay, ciddii wax kale keenaysaa nidaam kale oo ganacsi wuu badan yahee wax kale dalka ha keenaan.”.
-
Originally posted by The Zack: and the pirates and Makhirs will agree on something.
-
^ ^ Keep wondering mate ,,,, I shall be watching you while you're wondering,,,,
-
Boorama(Togaherer.com):- Ciidamada Booliska ee magaalada Boorama, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Mudane ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya, kaasoo toddobaadkii inna dhaafay Boorama safar ku yimi, isla markaana laba Xildhibaan oo kale oo ay isla maanta rabeen inay Boolisku qabtaan ayaa baxsaday, kuwaasoo la sheegay inay weli ku baadi-doonkooda ku jiraan Ciidanku. Wararka ka imana magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ee ay heleyso shabakadda wararka ee Togaherer.com, ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska saaka gacanta ku dhigeen Xildhibaan Cabdoo Maax Faarax (Cabdoo-Shoodhe) oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka dawladda ku-meel-gaadhka Soomaaliya, hase ahaatee, dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Awdal, ka dib markii uu dhawaan si qarsoodi ah ku soo galay Boorama oo ay reerkiisu degan yihiin. Sidoo kale, laba Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo iyaguna u dhashay isla Gobolka Awdal oo magacyadooda la kala yidhaahdo Sitiin Xuseen iyo Xildhibaan Wehel oo labadooduba hore uga tirsanaan jiray Saraakiisha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, isla markaana, shirkii Madaxweyne Sheekh Shariif lagu soo doortay kaga qaybgalay dalka Jabuuti, halkaasoo ay kaga mid noqdeen Xildhibaannada Baarlamanka Soomaaliya, ayaanay iyaga Boolisku ku guulaysan inay gacanta ku dhigaan, hase-yeeshee, waxay wararku sheegayaan inay weli ku daba-jiraan, iyaga oo wararku intaa ku daray inaanay labadaas Xildhibaan magaalada ka bixin, balse ay si dhuumaalaysi ah isugu qarinayaan magaalada Boorama oo sidoo kale reerohoodu yaallaan. Si kastaba ha ahaatee, ha ahaatee, Golayaasha Baarlamaanka Somaliland ayaa hore u ansixiyey sharci ka dhan ah qofka Somaliland u dhashay ee xil ka qabta Soomaaliya ama ka qaybgala shirar dawlad Soomaaliyeed lagu dhisayo, kaasoo qofka ka qaybgalana ku ciqaab marinaya inaanu dalka ku soo noqon karin illaa uu cafis soo dalbado, kana tanaasulo mawqifka uu aamminsan yahay mooyaane, haddii labadaas qodob la’aantood soo laabtana in la xidho illaa inta qodobbadaas laga helayo.
-
^ ^ Based on how you are following these updates in this thread it seems that you are very interested in the Galgala news ,,,
-
Waxa maanta dagaal ku dhex maray degaanka Suqure Ciidanka Puntland iyo Ciidanka ilaaliya Khayraadka Buuraha Cal madow. Dagaalkii maanta ayaa sida la xaqiijiyey waxa Ciidanka Puntland looga gubay labo gaari oo kuwa dagaalka ah oo mid meeshii ku gubtay oo ahaa kuwa loo yaqaan Cabdi Bile kan kalena khasaare xun ayaa soo gaaray , Ciidanka Puntland ay goobtii dagaalka waxay uga carareen lix askari oo mayd ah oo ka mid ahaa Ciidanka puntland, sidoo kalena waxa jiray dhaawac badan oo ay horay u sii qaateen markii dagaalkii ay soo qaadeen looga awood roonaaday. Dhinaca ciidanaka degaanka ilaa hada ma sheegin khasaaraha dhinacooda.
-
Waxaa maanta looga gudbay ciidamada Puntland hal gaari oo nooca dagaalka ah togga lagu magacaabo Sugure, halkaasoo ah meeshii uu ka bilowday dagaalka lagu qaaday Ciidamada uu horkacayo Maxamed Siciid Atam. Waxaa weerarkaas ku dhintay Hal Askeri oo ka tirsan ciidamada Puntalnd, qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen, iyadoo uu shuf beelay gaarigaas oo lala beegsaday madfaca loo yaqaan hoobiyaha. dhinaca kalena waxaa maanta tuulooyinka u dhow dhow tuulada galgala soo gaaray ciidamo daacad u ah u ah Maxamed Siciid Atam oo raxan raxan u socda, waxayna ugaarsanayeen tiknikada Maamulka Puntland ee maraya wadada laamiga ah, iyagoo ku dagaalamaya xeeladaha Ku Dhifo Oo Ka Dhaqaaq. Wararka ka imaanaya deegaanka Galgala ayaa sheegaya in ciidamada Sheekhu ay intoodii badneyd ka soo degeen buuraleyda Madar Shoon, kuwaasoo iminka ku sugan goobihii horay loogu dagaalamay iyo agagaarka wadada laamiga ah. Meesha Maanta Iska Hor imaadku ka dhacay ayaa ah Meel lagu Magcaabo sida warku sheegayo La Helow oo u dhexaysa Madarshoon iyo GalGala. In Warka aan la ogaan ayaa keentay ka dib markii Agaasimhii Horseed-Media ee Magaalada Bosaaso Lagu xukumay Lix Sano oo xadhiga ah taasinay ay Keentay inaanay Wariyaashu ka Munaaqishoon Colaada Salka ku Haysa Khayraad iyo Dhaqaale ee u dhexaysa Ciidamada Pl iyo Kuwa Ilaalinta Khayraadka Galbeedka Bari.
-
Deputy Security Minister of the Clan Fiefdom (Puntland) Attacked in Dhahar
Jacaylbaro replied to Xudeedi's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^ the people of Dhahar celebrated his appointment on SPR, if they now hate him it's their issue and surely the state will take note. Good ,, Now take a note ... -
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Mid Ka Ka Mid Ah Xildhibaanada Soomaaliya, Laba Kale-na Baadi-goobaya Boorame(HWN):-Ciidamada Booliska Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa saaka gacanta ku soo dhigay mid ka mid ah sadex xildhibaan oo tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay yimaadeen Gobolka Awdal oo ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan. Sidaa waxa Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews u xaqiijiyey dad goob-joogayaal oo qaar ka ahi suxufiyiin yihiin. Xildhibaankan la xidhay ayaa magaciisa la yidhaahda Cabdow Shodhe, halka labada xidhibaan ee baxsadayna magacyadooda la kala yidhaahdo Sitiin, iyo wehel, kuwaas oo ay ciidamadu baadi-goobayaan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen xildhibaanadaas. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Xukuummada Somaliland oo la xidhiidha xadhiga xildhibaankaas iyo kuwa kale ee la baadi goobayo, Hasayeeshe xidhiga xildhibaankan ayaa ka danbeeyey, kadib markii ay yimaadeen Gobolka Awdal oo ay dhalasho ahaan ka soo jeedan, iyaga oo aan wax ogolaanshiyo ah ka heysanin Xukuummada Axmed Siilaanyo, inay ka noqdeen mabdi’i Soomaali-weyna ee ay qaateen iyo in kale. Si kasbata ha ahaatee, Sanadkii 2000 ayaa labada Gole Baarlamaan ee Somaliland [Guurtida Iyo Wakiillada] ansixiyeen qaraar ay ku mamnuucayaan inay cid u dhalatay Somaliland ka qeybgasho shirarka dib-u-heshiisiinta kooxaha Soomaaliya, waxaanu qaraarkaasi dhigayey in talaabo adag laga qaado muwaadiniinta Somaliland ee ka qeybgala Shirarkaas, kuwaasi oo ay u aqoonsadeen inay yihiin khaayinul wadan. Arrintan ayaa ku soo beegantay wakhti gumaad lagu hayo Masuuliyiinta Dawlada kumeelgaadhka Soomaaliya, iyada oo maanta in ka badan 30- qof oo ay ku jiraan lix xildhibaan iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Xukuumad ay ku naf-waayeen qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday Hudheelka Muna oo ay Dawlada Kumeelgaadhku degenayd. Waxaana todobadada soo socda la filayaa inay xildhibaano dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ay dib ugu soo noqdaan dalka, inay xukuummadu cafis u fidiso iyo in kale lama garanayo, soo noqoshada xildhibaanadan la sheegay ayey ka danbeysay, kadib markii ay ka soo rajo go’een inay dawladii ka dhalato koonfurta Soomaaliya oo ay mabda’I ahaan aaminsanaayeen, iyada oo in ka badan dhowr iyo toban Shirar oo dib-u-heshiisiineed loo lagu doonayey sidii Soomaaliya dawlad loogu soo dabaali lagu guul-dareystay.
-
Deputy Security Minister of the Clan Fiefdom (Puntland) Attacked in Dhahar
Jacaylbaro replied to Xudeedi's topic in Politics
and the truth is he was chased out of Dhahar and he is back to Garowe now ...... -
Deputy Security Minister of the Clan Fiefdom (Puntland) Attacked in Dhahar
Jacaylbaro replied to Xudeedi's topic in Politics
It is not good for you ,,, -
Deputy Security Minister of the Clan Fiefdom (Puntland) Attacked in Dhahar
Jacaylbaro replied to Xudeedi's topic in Politics
I thought the Minister was attacked and chased by the locals in Dhahar not those sitting in the west ..... -
Somaliland Police Seize Explosives Arrest Terrorists
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Aheey ,,, waad u soo noqon doontaa mar dhow ,, -
Walaahi Cawaan bay noqdeen ,,,,,,,,,,,