
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
loooooooool ,,, i've the same problem and wanted to just have fun with the rest I told you Dabshid waa lugooyo miidhan loool
-
I was watching the gama last night and England couldn't come up with a better skills. I'm glad South Africa made it to the Cup. Anyone following the match ??
-
You could come up with a better statement dee
-
Now i can imagine waxaad ku waalatay Ta dabshidna haba sheegin .. loooool
-
Let's differetiate the reality from the dream ,, yes everyone of us wish Somalia would be better in the coming years but let's talk about NOW Come on ,, u can't be serious guys
-
I'm still laughing at you guys .... where da hell did anyone bring that stastistics to say 99% ??? .... who did the survey ?? or it is just an imaginery ?? Bottom line: Magaalada Laascaano ayaa laga qabsadey maamulka Puntland kadib markii beelaha daga gobolka Sool misaanka u dheeliyeen dhinaca maamulka Somaliland As reported by Bugland itself Case closed ,,,
-
loooooool,,, you don't have to imagine adigu dee
-
Ok ,,, just compare 1969 to 2007 and tell me the results
-
qof waliba wax buu ku waashay .... i can imagine KK ,, loooooooool
-
hehe ,, seems he has a magic hand that can silence the person for 10 years before she wakes up and say HAYAAAAAAY WAA LA I KUFSADAYEEEEY
-
it was the beginning of the end dee ,, aren't we witnessing the end now ?? waayaha wixii jiray waayeel baa laga waraystaa
-
may be he has a magic hand ... who knows ... kolay wuxuun baa jira
-
waar dee beryahan pics baad ku waalatay ma is tidhi ??
-
Meanwhile, in 2007 Somaliland is taking a step forward to ensure its sovernginity and to show the world the democracy is really taking place in some parts of Africa.
-
Looking for info about Imaam Maxamuud Imaan Cumar
Jacaylbaro replied to Armchair Politician's topic in General
Cidlaad ka boodbooday ma is tidhi sxb .... Waxaas oo is xiijin ah yaa kaaga baahan lamaba garanayo xaajigaa lagu yidhiye ,,, loool Yaa garanayaaay iyo baafin baaba meesha lagu soo qoray adiguna faanfaan iyo sidanuu ahaa baad meesha keentay aan cidina kuu ogayn .... horta ha la garto then waxaad hayso soo daa ... Waxaas aad taxdayna mid qudha daliil umaad keenin .. falihaadaa fahuwa marduudun -
walee anigu yaabay ......
-
(Laascaanood}19.10-7 Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ciidamadii daraawiishta ee Puntland ay dib uga soo gurteen deegaanka Tukaraq oo 60km dhanka garoowe ka xiga magaalada laascaanood sababo la xidhiidha Talooyin ay soo jeediyeen hogaanada ciidamada daraawiishta Puntland ee ku sugnaa deegaanka tukaraq iyagoona ku sheegay dib ugurasho xeel dagaal.. Wararka ayaa intaasi ku daraya in taladan ay soo jeediyeen saraakiisha ciidamada Puntland ka dib markii ay ciidamada Maamullka Somaliland soo gaadheen tuulada Ganbadhe oo qiyaastii 30km dhanka garoowe ka xigta laascanood. Dhinaca kale waxaa u anbabaxay magaalada galkacayo ee gobollka Mudug madaxwyanaha Maamul goboleedka Puntland Mudane : Maxamuud muuse xirsi iyadoo ay gelbinayaan gawaadhida dagaalka oo aad u tiro badan Ilaa hada lama oga waxa uu ku saabsan yahay safarka cadde muuse ee galkacayo , magaaladan Laascaanood, inkasta oo ay magaaladu iska xasiloon tahay oo aanay dagaalo dhexdeeda ka socon, haddana dareen walaac leh ayay dadka magaalada ku dhaqani muujinayaan, waxayna ka baqo-qabaan inay iska horimaadyo ciidan ka dhacaan magaalada gudaheeda iyo agagaarkeedaba. Welwelka colaadeed ee ay dadka reer Laascaanood qabaan laba siyood miduun bay saadaalinayaan inuu ku yimaado. Ta hore waxa laga welwelsan yahay inuu maamulka Puntland uu soo qaado weeraro rogaal celin ah oo uu ku doonayo inuu dib ugu soo noqdo Laascaanood , taasina ay keento isku-dhac milateri iyo dagaalo mar kale ka aloosma Laascaanood iyo agagaarkeeda. Ta labaad ee ay dadku ka welwelsan yihiin waxa weeye inuu dagaal ka dhaco gudaha magaalada Laascaanood, iyadoo ay jiraan kooxo hubaysan oo kala taageersan siyaasiyiin reer Sool ah oo kala aaminsan afkaaro kala duwan, waxaana jira loolan maxali ah oo ku saabsan cidda gacanta ku haynaysa awoodda siyaasadeed ee magaalada. Waxayna dhaqdhaqaaqyadaa iyo loolanka dhinaca siyaasaddu xambaarsan yihiin dareeno iyo aragtiyo reeraysan, sidaas awgeed waxay dadka reer Laascaanood walaac ka qabaan in haddii uu dagaal maxali ahi gudaha magaalada ka dhaco uu isu rogi karo dagaal sokeeye oo dhexmara beelaha wada-degga Laascaanood. Arrinta saddexaad ee walaaca nabadgelyo-xumo ee ay dadku qabaan sii xoojinaysaa waxay tahay, iyadoo aanay Somaliland tallaabadii milateri kadib wax qorshe maamul iyo mid siyaasadeed toona aanay dhex geyn magaalada, . Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo xarunta Garoowe, waxaa isu yeedhaya qaylo-dhaan dib loogu abaabulayo ciidamo mar kale guluf dagaal ku qaada fadhiisimada ciidamada Somaliland ee gobolka Sool. Waxa kale oo laga baqayaa isku-dhacyo maxali ah oo ka dhaca gudaha Laascaanood oo sababi kara dagaal ahli ah. Sidaas darteed dad badan oo reer Laascaanood ah ayaa ku fekeraya sidii ay magaalada uga bixi lahaayeen ama ay maatada uga saari lahaayeen si aanu dagaal meesha ugu qabsan, dadka reer Laascaanood si tartiib-tartiib ah ayay u bilaabeen inay magaalada dibadda uga baxaan. Laakiin ilaa hadda tiro sidaas u badan kama bixin magaalada, isla markaana magaaladu way camiran tahay dadkuna xoog buu u joogaa, waxayna naawilayaan bal waxa xaaladda iska bedela iyo inay arrimuhu soo hagaagaan oo la helo xasilooni iyo amni. widhwidh
-
Originally posted by Kool_Kat: Mugoo ani waxaan nidhihi lahaa, ama Hargaisa ha yimaado, ama Djibouti ha joogo, gabdhihiina lee ka qarsada... loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool ,, hahahahahahhaha
-
Looking for info about Imaam Maxamuud Imaan Cumar
Jacaylbaro replied to Armchair Politician's topic in General
looooooooooool ,,, Baafin miyaa -
somalidiideey maxaad uga xishoon wayday Xarumihii Daraawiish
Jacaylbaro replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Waxaan qaadankari waynay waxaa ka soo cusboonaaday gobolka Sool taasoo ciideedii daahirka ahayd maanta la doonoyo in laga taago calanka Somalidiidka -
where is my money ?????????
-
SOOL latest:: Gen Cade Muse puts on the uniform, PICS
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
He said something MMA doesn't want to hear he said they did not handover anyone to Ethiopia ... He said Somaliland is moving forward ,,, he said Somaliland will attack Garowe and Bosaso if they don't stop interferring our internal affairs ,,, he said many positive things about Somaliland -
Islamist leader denies having links with Somaliland-Puntland fighting
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Kuwaa asmara joogana qayluun baa ka soo hadhay ,,,