
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Coffee can help ,, believe me If not Then try Tea
-
goorahanba waan raadinayay ,,,, cid haysaa haday jirto ha inagu caawiso bal. Bal amuurtan eega Amakaagan iyo yaabka Geelii xaraashoo Awr baa ka jooga
-
President Riyaale hold talks with the French delegation visiting Somaliland Hargeisa(Qaran)-The President of the Republic of Somaliland, Mudane Daahir Riyaale Kaahin held a meeting, yesterday, October 25th, 2007 with the delegation from France, led by Ambassador Yves Bertin. The meeting held at the Presidency was attended by several ministers from the government, including the Ministers of Foreign Affairs, Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, of Health, Mudane Cabdi Haybe, of Fisheries, Mudane Cali Xasan Maxamed, and of Culture Cabdrisaaq Waaberi Rooble. In his opening remarks to the visiting delegation, President Riyaale, expressed his pleasure at receiving the distinguished officers from France, which included among others the French ambassadors to the Republic of Kenya and the Republic of Djibouti. President Riyaale also mentioned in his remarks the assistance provided by the French government during the Somaliland reconciliation talks in 1993. Mudane Riyaale described the French government's support during those talks as vital to Somaliland's progression to a democratic and stable nation. As well as French assistance during the talks in 1993, President Riyaale mentioned that role played by the French conglomerate, TOTAL, which contributes to the economic growth and development of Somaliland. In response, Monsieur Bertin expressed a complete satisfaction with welcome afforded to the French delegation by the government and the people of Somaliland. Ambassador Bertin remarked on the political, economic and stable development of Somaliland . Also attending the discussions, and playing an integral role in the visit, was the new Somaliland representative to France, Mudane Maxamuud Saalax Faagadhe. Mudane Fagadhe is an experienced diplomat and former Somaliland Foreign minister.
-
just send him a bomb in a nice gift box .... put it in the men's toilet and tell him there is something waiting for him in the toilet and then BOOOOM ,,,, he is gone
-
looooooool , actually i can pretend that i'm you
-
looooooooooooooooooool ,,, mijintii aan kuu soo diray ka waran horta ??
-
ma maqashay maafishkaba keenoo maraqa ku soo badi ,, anigu waxaan ka baqayaa inuu mid yidhaahdo maakhirba keenoo maraqa ku soo badi Meel khaldan baad ka bilaabaysaaye ,,horta basics ka dadka bar intaanad magaca ku dakhrin niyow
-
Now it is the time Hunguri would tell his father about his Love ........... loooooooooooool
-
Now it is the time Hunguri would tell his father about his Love ........... loooooooooooool
-
Findland i heard ...........
-
maxaan kuu sheegayay ,,, qaar baa dalban doona hadhow oo odhan doona maakhir bilaa milix ah ii keen
-
Bartaan is taagay ka baxsanaysaa Shaahaan bigeeyay ayay ka booday Ma iyadaan u go'aa Ma kildhigaan kala jebshaa Ma hablahaan wada nacaa Ila tali dadow Bugaddaan is taagay Ka baydadaysaa Shaahaan bigeeyay ayay ka booday Ma iyadaan u go'aa Ma kildhigaan kala jebshaa Ma hablahaan wada nacaa Ila tali dadow ,,,, listen to the song from 5th Minute
-
This is Hunguri Oo Gabadh Shukaansanaya when he was in Djibouti
-
Viva Maakhir .......... waar heedhe ,, maad naga daysid waxan oo borobogaando ah niyow Qaar baa imika Maakhir moodaya roodhi la cuno
-
waxa udugga loo marsanayaa waa rag Waxa laysku laynayaa waa rag waxa masayrka keenayaa waa rag waxa la daba yaacayaa waa rag
-
Shaqaaqadii Ka Dhacday Boosaaso Oo Wasiir Kamid ah Puntland Uu Kahadlay Boosaaso}25.10-7 Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha iyo deegaanka ee maamul gobaleedka Puntland Cali Buurood ayaa ka war bixiyay shaqaaqadii ka dhacay xaafada Raf iyo Raaxo ee magaalada Boosaaso. Cali Buuro ayaa ka mid ahaa gudi uu cadde Muuse u magacaabay soo xalinta arintaa kuwaas oo ku howlanaa sidii ay u soo af jari lahaayeen khilaaf ka dhex taagnaa saraakiisha ciidamda howlgalka fuliyay iyo odayaasha ku heybta ah ragii lagu weeraray guriga markii dambana is dhiibay. Wasiirka ayaa sheegay in markii hore ay arintu ku dhacday si kadis ah isla markaana loo maarreeyay si khalad ah loona baahnaa in ciidamadu ay ka war sugaan inta ay odayaashu ay xal ka keenayaan balse lagu fududaaday. Wasiirka aya sheegay mar uu ka hadlayay si uu mamaulkiisa u wajahay xaalada shaqaaqada ayaa waxaa uu yidhi “ maamulka Puntland ma ahan malaa’ig waa uu khaldami karaa shacabkiisa ayuuna ku khaldami karaa wax waa hagaajin karaa waxna waa khaldi karaa mida kale qofkii xil hayo xilkaa wax waa uu ku khaldi karaa waxna waa uu ku sixi karaa” Wuxuuna intaa ku daray “marka hada waxan ku jiraa in aan soo af jaro arintii dhacday oo ahayd mid aad looga xumaado” Isku soo wada duuboo waxaa markii ay shiqaadu dhacay laysla dhex maray warar badan kuwaas oo qaar ka mid ahi shegeen xiligaa in raga la weeraray ahaayeen kuwo isku aruursanayay guriga kana haystay hub wadayna abaabul ka dhan ah maamulka Puntland Waxaan ilaa iyo hadda si cad loo hayn tirade raga is dhiibay iyo khasaaraha soo gaadhay xiligaa waxaan sidoo kale aan war laga heyn meesha ay ku sugan yihiin. widhwidh.com
-
Wax wax fala iyo Wadaad xume iyo Habro wadatooy Waad i waashoo Waan wareeroo Anna adigaan Ku wanaajee Waa su'aale labadeena Reerka yaa u weynoo u ah waayeel ?? Anyone remember this ???
-
SOL will miss you KK ,,,, Allah ha ku soo nabad celiyo. Xabbad nigis ah iiga soo qaad meesha markaad soo noqonayso bal
-
Originally posted by Tallpoppy: ^Jacaylka, I heard there is a chinese restaraunt in hargeisa and i was wondering if you knew what they serve ? MingSing ??? ...... kaas beri hore ayuu albaabada xidhaye What they serve ?? ,,, i can only remember a dish called CHOWCHOW
-
loooooooool ,, waa run ,, gari nama gasho oo weliba nagama baxdo Adiguna intaaad kijada tagto inaad cuntada oo dhan faraha gelgeliso bay ahayd , KK, uunsigaagii oday tuug ah oo cawaran oo faruuran baa iga xaday xalay anigoo kuu soo sida ,,, damn it ,,, walee tuug ka xariifsan balaayada
-
“Puntland Hadday Isku Daydo Inay Samayso Abaabul Dagaal Waxaanu U Sheegaynaa Inay Arrintu Garoowe Dhexdiisa Noqonayso” Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland – Ibraahim Caydiid Dhadhable Abaandulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Ibraahin Caydiid Dhadhable oo hada ku sugan Jiida hor ee gobolka Sool isaga oo Kormeer ku maraya Aaga Hore ee ciidanka ka shisheeya magaalada Laas-caanood ayaa warbixin kooban weriyaha Haatuf ee gobolka Sool, A. A. Yusuf ka siiyay xaaladda jiiddaas, waxaanu sheegay inaanay jirin wax dhibaato ahi, isla markaana ay la socdaan dhaqdhaqaaq kastoo oo ay ciidamada cadowgu qaadaan. Ibraahim Caydiid ayaa ugu horeyn isagoo xaaladda jiidaas ka waramaya waxa uu yidhi “Waad aragta xaalada jiida waxana hada dagalki laga jooga muddo waqtigi Gobolka la qabtayna ciidamadu waxa ay ku dagalameen debeda daafaha waxa kaliya ee ilaa hada laga arkaya Magaalada waxoogaa shaqaaqo mudaharaada oo ay kooxo yar oo dhalinyaro ahi ka samaynayaan xaafad ka mida Magaalada taas oo la doonayo in si nidaama loo galo.” Abaanduluhu mar uu ka hadlayay xaaladda dagaal ee waqtigan iyo hanjabaadaha Puntland waxa uu yidhi “Tabaha dagaalku waa faro badan yihiin, tab kasta oo ay Puntland la timaadona waanu la soconaa, diyaar baanuna uu nahay in aanu tabta ay keenaan teeda kula dhaqano, taasina waxa ay ka mid tahay xaaladaha dagaalka saacadaa laga bilaabo waxa aan awoodaa in aan ciidan u diro Garoowe oo aan waxaan doono ka soo sameeyo, balse waxa qudha ee aan iska diidayaa dagaalka noocaas ah balse waxa aan kuu sheegayaa in aanu si kasta oo ay xaaladda dagaalka u dhigaan aanu ula gudhin karo, Ciidamaduna waxa ay xidheen dhamaan Aagaga Gobolka waana Ciidamo dhumucdoodu dhisan tahay waxana ay is haystaan ilaa Oog iyo ilaa Jiidaha hore ee Magaalada Laas-caanood ka horeeya.” Abaandulaha mar la waydiiyey waqtiga ay xadka gaadhayaan waxa uu sheegay in ay sida ugu dhakhsaha badan u tagayaan waxana uu yidhi isaga oo arrintaa sharaxaya “Ujeedada ugu horaysaa waa in xadka la tago, in badan ayaanu fadhinay aagan dhexe balse hadda waxa naga go’an in aanu xadka tagno anagu ma nihin wax iska yaacaya ee waxa aanu nahay ciidan dhisan oo u soconaya qaab istarajijiya waxa aanu wadnana waa istarajijiyada anaga oo leh istarajijiyadayada ayaanu waxa aanu doonaynaa in aanu xadkayaga ku tagno si dhib yar. balse hadday Puntland isku daydo in ay soo samayso abaabul dagaal waxa aanu u sheegaynaa in aanu Garoowe dhexdiisa arrintu noqonayso” ayuu hadlakiisa ku soo xidhay. Dhinaca kale mar aan Aagagaa booqday ciidamadu waxa ay ahaayeen qaar si xoogan u feejigan iyada oo ay ii sheegen in ay la socdaan xaaladaha ka jira Garoowe oo ay sheegeen in aanay awood buurani jirin balse ay diyaar u yihiin wax kasta oo ay isku dayaan. Xigasho: Haatuf
-
Historical Background Somaliland joins its brothers in the South a former Italian colony unconditional under the leadership of Mr. Haji Mohammed Ibrahim Egal. The delegations in Mogadishu answered to it brothers from the North by taking the post of President, Prime minister, and the capital was to be in Mogadishu while the brothers from the North had no conditions except the dream of greater Somalia. Mr. Haji Mohammed Ibrahim Egal (the late was offered the post of Defence Minister) which Mr. Egal accepted with the interest of Somalism at heart rather than complicating matters for the betterment of Somalia. The Great Somalia State that was yet to be achieved, comprissed of five states as shown on the Somalia flag, Blue and and Five stars on it, of which represents, the former Italian Somalia, Somaliland British proptectorate, French Djibouti, and the Northern Frontier District of Kenya (NFD) and the now Region Five District of Ethiopia (******) A few years after the unification between Somalia and Somaliland. "General" Said Barre came to power through the barrel of the gun, and totally deminishing the dream of a Great Somalia. And with Djibouti granted its indpendence from its colonial masters France, and proclaimed itself as a self independent state, made the dream of Somalia Union more vivid than ever before. "Somalia" Under the ruthless leadership of dictator "General" Siad Barre had to seek for greener pastures. Barres immediate adventures led him towards the liberation of ******. We would now like to bring back our somali broters & sisters in to the present, with all this disinformations on concerning the relations between the North and the South. The missadministration of Somalia right after the ****** led the Somalis to mutiny against the central government in Mogadishu, with the Somali Socialist Democratic Front (SSDF) as a spearhead of the uprising. Barres administration answered it with an iron hand which claimed a lot of Somali lives, and forced a handful of Somalis into refugee in Ethiopia. My dear brother Somali brothers & sisters wake up this is the wake up process . The fact that the same Somalis who fought against Ethiopia, were now seeking refugee into Ethiopia was inevitable . Somali National Movement (SNM) The Somali National Movement (SNM) emerged into the limelight with the ambition to liberate and restore stability up in the Northern Part of the former Somalia. At the same time the Siad Barres adminstration had a big number of army officers & soldiers stationed at the north. This army personels were to carry out all the massacares ,and most horrible acts that man could inflict on any human beings to his own somali brothers and sisters . When Gen Said Barre heard of this Movement in the north he and his collegues with the consent of the whole somali so called five star. Started Executing people systematicaly one after the other one.Well this went on and on and on and throughout all this time the whole somali community was concious of what was happening to their fellow somalis up in the north. Peace and Stability can not be acheived on a notion based on War In 1991 Somaliland reclaimed back it sovreingnty as the independent Republic of Somaliland in The town of Burco. Since 1991 Somaliland has gone through changes and acheived more as a people , a nation and a young African Republic. Somalilanders have proved to the entire international community that peace can only be acheived through justice ,equality and respect of all human rights above all. Peace can only be acheived through the ballot and not the bullet. In May 2001, Somaliland had its referrundum whereby the results did show 97% for an independent Republic of Somaliland only 3 % against. This dream of Somalia of which was to consist on the five Somali states today is more of an illusion rather than a reality . We would love to remind our somali brothers & sisters of these states once again. Djibouti ( a former French colony) Somaliland ( a former British protectorate) Somalia (a former Italian colony ) The northern Frontier District of kenya (a British colony part in Kenya) The ****** (a British protectorate in Ethiopia) These five were to be united if there was ever going to be something called "Somalia" that was what Somaliland had in mind when it joined its Somali brothers in the southern part who were an italian colony Well what happened right after Somalia /Somaliland united ? The dream of a united Somalia started fading away first by the loss of the Nothern frontier district to Kenya. Djibouti was not that ambitious of joining any union Somalia under the ruthless leadership of Gen Siad Barre got desperate and started looking for more land and shortly after declares war against Ethiopia a country that had fifty million people . This War was the beginning of his downfall. And the dispute over who does the ****** province belong to was squared and the deal was in favour Of Ethiopia. These were the deeds of an evil and a ruthless somali leader that only led the united Somalia dream into its grave. A man shall be judged according to the content of his mind. Since 1991 Somaliland has had three different Presidents. Somaliland is a vibrant & a hardworking young nation. Somaliland has its constitution and functioning instutuitions . Contrary to all this Somalia have had fourteen peace & reconcilation meetings in Ethiopa,Djibouti,Egypt all of them resultless and utterly a waste of the International communities tax payers money down the drain. Presently in Somalia another attempt to save the so called TFG whereby the situation has just produced more deaths and violence on everydays basis a hell that does not cease to exist and Puntland that is a parasite that is the mother of all Somalias problems. Puntland on exists on Tribalistic basis We're asking our fellow somali brothers to work hard and restore back trust and peace amongst the various groups that are into armed conflict with each other in "Somalia". We also pray God to help them regain peace in somalia. We wish them the best in whatever they do. Somalilands fate and destiny is into the peoples of Somaliland hands and its no longer your responsibility . Somaliland will never ever again put its peoples security in anybodys hands anymore . History is the best teacher "brothers & sisters Today Somaliland has a democratic elected President and soon we are going to experienced its Second Democratic Presidential Elections in June 2008. To add up on to that Somaliland has been peacefull and has indeed secured its borders . The milion dollar question is that if Ethiopia can not afford to loose 5 km of its borders.And went to war with their former Brothers Eritrea and loose about 50,000 lives of its citizens. Why Should The Republic Of Somaliland Compromise 380 Km of its territorial borders ? Borders that are inherited from the former Brtish Somaliland Protectorate. When Africa was Divided but colonial powers Somaliland is indeed based on the same colonial borders that the African Union (Au ) Sanctifies. Where are this Democratic states on the African continent and where do you find this Democracy that we have in Somaliland on the African Continent. A dream that so many African nations that have had independence for the past forty years have only possesed in such abundance. We hereby appeal to the United Nations, European Union, The United States government ,African Union, Igad and the Entire international community to support, encourage and embrace the efforts of the peace loving citizens of Somaliland. Ali Mohammed The Producer of Tv Somaliland Europe
-
Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Faraniiska Hargaysa (QARAN)- Waxa ayaamihii ina soo dhaafayba dalka ku sugnaa wafti culus oo ka socda dalka Fransiiska oo ay hogaaminaysay Safiirada dalka Faransiiska u fadhida dalka Jabuuti, ayaa maanta wax kula fool ka fool ah ay la yeesheen madaxweynah Somaliland, kuankaasi ka dib warsaxaafdeed ka soo baxay madaxtooyada oo loo qaybiyay saxaafada ayaa waxa uu u qornaa sidan hoos ku sharaxan. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Dawlada Faransiiska oo booqasho gaaban ku yimid Somaliland. Wefdigaasi oo ka kooban Shan qof waxa ka mid ah Safiirada Dawlada Faransiiska u fadhiya Wadamada Nayroobi iyo Jabuuti . Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin hadal soo dhawayn ah oo uu wefdiga u jeediyay waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqashada wefdiga Faransiisku ku yimaadeen Somaliland , isaga oo sheegay in Dalka Faransiiska iyo Somaliland xidhiidh soo jireen ah uu ka dhaxayn jiray tan iyo dagaalkii labaad ee dunida , sidaa darteed Shacbiga Somaliland ay ka filayaan in Dawlada Faransiisku ay dhinacyo badan oo horumarka ah ay ka taageerto Jamhuuriyada Somaliland. waxa kale oo uu madaxweynuhu soo qaaday in Shirkadii ugu horeysa ee maal gashata Somaliland ay tahay Shirkadda Patroolka ee Faransiiska loona yaqaano TOTAL . Waxa kale oo uu madaxweynuhu sheegay in Dawlada Faransiisku ay gacan ka siisay Somaliland shirkii lagu dhisay Qaranimada JSL ee Lagu qabtay Magaalada Boorame sanadkii 1993-kii, hase yeeshee mudadii ka dambaysay wax kaalmo ah aanay Faransiisku u fidin Somaliland. Madaxweynuhu waxa kale oo uu wefdiga uga waramay waxyaabaha ay Somaliland qabsatay iyo horumarka ay ku tallaabsatay tan iyo intii qaranimadeeda kala soo noqotay Wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya. hogaamiyaha wefdiga Faransiiska Ambassador Yves Bertin oo ah Danjiraha Dawlada Faransiiska u qaabilsan dhinaca siyaasada , fadhigiisuna yahay Magaalada Jabuuti , waxa uu isna halkaa ka sheegay in isaga iyo wefdigiisuba ay aad ula dhaceen waxyaabaha ay Somaliland qabsatay , gaar ahaan dhinaca Nabad gelyada, Xasiloonida iyo nidaamka dimuqraadiyada. Ambassador-ku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in ujeedada wefdigiisu ay ka mid tahay in ay indha indheeyaan warbixina u gudbiyaan Dawladooda meelaha u baahan in laga taageero dalka Jamhuuriyada Somaliland , si ay sii wadaan horumarka ay ku tallaabsadeen. Ambasador-ku waxa kale oo uu sheegay in wefdigoodani aanu noqon doonin wefdigii ugu dambeeyay , hase yeeshee ay filayaan inuu wufuud badan oo Dawlada Faransiiska ka mid ahi ay soo booqan doonaan mustaqbalka soo socda. Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu is baray Wefdiga Faransiiska iyo wakiilka cusub ee Somaliland ee dhawaan loo magacaabay Faransiiska Mudane Maxamuud Saalax Fagadhe oo ah nin muddo dheer ka soo shaqaynayay Arrimaha Dibada , waayo aragnimo-na u leh xidhiidhada iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya caalamka. kulankaasi Maanta dhex maray Madaxweynaha iyo wefdiga Faransiiska waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiiro dhawr ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane C/laahi Maxamed Ducaale , Wasiirka Caafimaadka Mudane Cabdi Haybe , Wasiirka Kalluumaysiga Mudane Cali Maxamed Xasan iyo Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/risaaq Waaberi Rooble.