Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. ADDIS ABABA, Ethiopia -- Beyonce Knowles began her world tour in front of an audience of 5,000 fans in Ethiopia, a country usually unimpressed by Western music. The 26-year-old Texan R&B singer gave a spirited two-hour performance in the Ethiopian capital Saturday evening, as part of the country's yearlong celebration of its 2,000th year according to the Coptic calendar. Addis Ababa hosted L.A. -based hip-hop group the Black Eyed Peas in September, when the celebrations, but reception was tepid. Beyonce's opening act, multi-platinum-selling rapper Ludacris, also received lukewarm reaction. But something about Beyonce seems to have struck a chord in Ethiopia, where even young Ethiopians are steadfast fans of tunes sung in the national language, Amharic. The audience was ecstatic when she came onstage for her concert, which included many ballads from her recent release, "B-day." "Rap music doesn't suit Ethiopia," said Michael Melake, a 36-year-old local music promoter. "Ethiopians need a melody. Rap music is all about the message and we don't identify with that. It's all about the black American experience, and we don't relate to that." Enoch Nicano, a 30-year-old nightclub owner, provided a slightly simpler explanation for Beyonce's fan base in Ethiopia. "She's hot," he said, then paused to reconsider. "She's more than hot." In a country where many women wear simple white dresses with colored stripes at the hemline and sleeves, all made from local cotton, Beyonce's outfits were covered in sequins or shiny, space-age material -- from a modern interpretation of a hula girl with shiny black tendrils replacing the grass skirt to a high-necked Victorian-style top. Despite -- or perhaps because of -- her outfits, many in the crowd appeared to genuinely enjoy Beyonce's performance. Concert organizers were a little more delicate about why Ethiopians are so fond of the singer. "Because she loves Ethiopia," said Mulugeta Aserate, a member of Ethiopia's millennium secretariat. The singer conveyed that herself, showing genuine emotion before closing the show to deafening applause. "I want to thank you," she told the screaming crowd. "You have been one of the best audiences of my lifetime." Ethiopian President Girma Woldegiorgis on Saturday welcomed and held discussions with U.S. R& B superstar Beyonce Knowles and her parents at the National Palace, the country's presidential office. Girma briefed Knowles about Ethiopia's history and culture. Knowles said she will come to Ethiopia in the future in order to help the needy through various intervention activities. Ethiopia has launched a program of festivities in its millennium celebrations. The country uses the ancient Coptic calendar. It is about seven years behind the more widely used Gregorian calendar so it is still 2000 there. --CTV
  2. Madaxweynaha Somaliland iyo Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID iyo Xoghayaha UDUB Oo Kulan Qasriga Ku Yeeshay hadhwanaag 2007-10-21 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo uu weheliyo ku-xigeenkiisa, Md.Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta la kulmay Guddoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarid ee UCID iyo KULMIYE Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Md.Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] iyo xog-hayaha Guud ee Xisbiga talada haya ee UDUB Maxamed Ismaaciil Bulaale. Kulankaas oo saaka ka dhacay Qasriga Madaxtooyada, wax war oo rasmi ahi kama soo bixin. Hasa yeeshee, kulankaas waxa lagaga wada hadlay xaaladda Gobolka Sool, oo ay isla qaateen si wada-jir ah Dawlada iyo Axsaabta Qaranku inay isku aragti iyo Siyaasad mideysan ka yeeshaan Gobolka Sool, halkaas oo ciidamada Somaliland dhowaan kala wareegeen Maamul Goboleedka Puntland oo gacanta ku hayey muddo 5 sannadood ah. Sida waxa shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com u Xaqiijiyey Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo aanu Caawa goorihii danbe khadka Mobile-ka Gagacanta Ku Wareysanay, isaga oo wakhtigaa ku sugnaa aqalkiisa. “Madaxweynuhu Waxa uu War-bixin naga siiyey halka ay mareyso Guushii ay Gobolka Sool Ciidamada Somaliland ka soo hooyeen iyo Waxa uu qorshe hayo, Anaguna [uCID iyo KULMIYE] wixii talo aan siin kareynay waan siinay” Sida waxa yidhi Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.oo ka hadlayey waxa uu Madaxweynuhu kala hadlay iyaga. Guddoomiyayaasha labada xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID, Md. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] iyo Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha talooyin ka siiyey sidii lagu hanan lahaa shacbiga ku nool Sool, iyo weliba siyaasadii lagu Xasilin lahaa, Waxaanay Sadexda Xisbi Qaran iyo Dawladu isku raaceen in Siyaasad mideysan iyo barnaamuj lagu Walaaleynayo loo sameeyo dadka ku nool Gobolka Sool. Isla markaana ay arrintan u aqoonsadeen arrin Qaran. Waxa kale oo Faysal Cali noo xaqiijiyey oo sheegay inay Sadexda Xisbi qaran iyo Dawladu isku raaceen isku aragti iyo Siyaasad Mideysan inay ka yeeshaan Gobolka Laas-caanood. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Waxa uu sheegay inay isku raaceen Sadexda Xisbi Qaran iyo Dawladu qodobada tan, isla markaana waxa uu xusay in beri ay dhamaantood si wadajira qodobada ay ku heshiiyeen ku dhawaaqidoonaan, Waxyaabaha ay Sadexda Xisbi iyo Dawladu ka wada hadleen waxa uu Gudooomiyaha Xisbiga UCID ku tilmaamay inay kala yihiin:-  In Dadka Ku nool Gobolka Sool loo sameeyo barnaamuj lagu Walaaleynayo dhexdooda., Shacbiga kale ee reer Somaliland loogu soo xidhi lahaa.  Inay Dawladu mudnaanta siiso sidii Magaalada Laas-caanood dib loogu dhisi lahaa iyo Deegaanada ku xeeran.  In la sameeyo guddi Qaran oo taakuleyn ugu hawl-gasha sidii ay Deegaanadasi u heli lahaayeen.  In Aduunka loo sheego inay Somaliland taagan tahay Xuduudkeedi oo aanay dhaafeyn.  In Cabdilaahi Yuusuf looga digo inuu joojiyo bronbagaandada uu wado ee uu tolaay yaa reer hebelay uu ku kicinayo Soomaalida Kililka shanaad ee Ethiopia.  In Idaacada BBC-da oo noqtay bronbagaando ay adeegsanayaan Maamulka ******teeniya oo dadka iska horkeenaysa.  In Madaxda Idaacada BBC-da loo sheego isku dirka ay wado.  Iyo In Idaacada Radio Hargeysa si dhakhso ah loo gaadhsiiyo meelaha ay cidkasta oo reer Somaliland ahi ku nooshahay si ay halkaasi Siyaasada iyo fariimaha Somaliland kala socdaan.  Iyo inay Sadexda Xisbi Qaran ay shirjaraa’id oo wada jir ah ay Beri [isniin] qabtaan oo ay ku taageerayaan Siyaasada Somaliland ee ku Waajahan Laas-caanood. Sidoo kale, Waxa la sheegay inuu Madaxweynuhu xalay la kulmay Shir-guddoonka Guurtida, halka Shir-gudoonka Wakiillada uu ku sii sime ka yahay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad, Md. Baashe Maxamed Faarax uu isagana la kulmay maanta.
  3. Don't we praticing what the old white men calaamad for Somalia ?? ..... horta wax aynu kuba shaqayno maxaynu uga doodnaa ,, Yaa dejiyay xuduudkan maanta la leeyahay waa soomaaliya ?? sow gumeystihii uun maaha ?? Maxaan ku khaldanahay hadaan laba xuduud oo labadaba gumeysigu dhigay aan midna qaato midna ka guuro ?? AFrica oo dhan baa sidaa ku shaqaysa cid iyadu xadkeeda calaamadsatayna kuma jirto .... hadaynu runta isu sheegayno weeyaan. Again ,, qof ku farxaya dhiig soomaaliyeed iyo mid islaam midna ma jiro ... Ilaahayna intaa in ka badan inooguma daro .... Waxan meesha lagu soo qorayna waa uun iska comic iyo fun ,, laba nin oo telephone ku wada hadlaya sheeko laga sameeyay oo si qosol leh loo dhigay ,,, waa uun tan uu Amin Caamir sawirka ku soo saaro oo qoraal ah ....
  4. Since LA is part of Somaliland the role of the Suldaans, Garaads and Boqors is clear in the constitution. His major role this time is to unite the people of Sool and prevent any potential civil war among those people but the issue of Sool being part of Somaliland is political and it is for the politicians to deal with. He had a better chance to do this when the region was occupied by bugland and Somaliland would support him with the impossible but as long as the region is liberated then he can only take his official role in the society.
  5. Waa run oo horta arimo badan oo aan dadka loo soo bandhigin loona soo bandhigi doonin baa jira oo ay ku jirto arintan saliida iyo shidaalku. Shirkadihii heshiisyada la galay cade muuse ayaa maanta khasaare jooga ta keliya ee maamulkaas ka qaylisiinaysaana waa taas ee iyagu laascaanood iyo meel kele toona dan kama laha waxna kamay galeen. Iyadoo xadka la soo xidhayo, iyadoo arintaa shidaalku jirto iyo iyadoo laga faa'idaysanayo fursad fiican oo dahabi ah oo markaa jirtay ayaa is raacday oo Somaliland u sahashay inay halkaa gaadho. Bal u fiirso oo weliba dalalkan arimaha Somalia hadda faraha kula jiraa kamay hadal waxa halkaa ka dhacaya marka laga reebo UN ka oo iyagu kharashaad ku raadsanaya. Arrinka qabyaaladuna waa sida aad u sheegtay oo Soomaali wax kele laguma kiciyo Somaliland na way ku khasbanayd in qabaa'ilkii markaa iyaga taageersanaa ay hubayso oo ay magaalada gacanta u geliso si ay meesha uga saarto maamulkii hore ee meesha joogay. Maamulkaa garowena itaal kele oo aan reer hebeloow ahyn oo ay maanta hayaan ma jirto waana ta keliya ee ay maanta cuskan karaan. Ilaahay sidii khayr leh ha ka dhigo
  6. looooooooooool ,, i didn't write it Ask me the source
  7. Xukuumadda waddanka Afghanistan iyo dhammaan qolyaha u dooda xuquuqda Aadanaha ayaanay u suuro galin in ay hor istaagaan caado dhaqameed ku baahday dhammaan dalka Afghanistan, taasoo ah in la isku guuriyo Carruur da’doodu aad u yar-yar tahay. Laba Maalmood ka hor ayaa waxaa la isku guuriyay Sanaam oo ah gabar yar oo 3-sano jir ah iyo uu Adeerkeed dhalay oo isna lagu magacaabo Naciim oo isna da’diisu tahay 7-sanadood, waxaana goobtii Nikaaxa ka soo muuqatay gabadhan yar ee Sanaam oo xiran Surweel midabkiisu Dahabi yahay iyo toob yar, halka Ninkeeda yar ee Naciimna uu xirnaa dharka Hidaha iyo Dhaqanka waddanka Afghanistan. Inantani yar ee saddex sano jirka ah oo aan iyadu ka warqabin in waqtigaasi loo guurinayay Naciim oo iyada ka weyn Afar Sanadood ayaa waxa ay Xafladdii Nikaaxa oo dhan uga baxday in ay la ciyaarto ninkeeda da’da yar iyadoo wehlinayso saaxiibteed. Caruuskani yar ayaa xafladdii kaddib la istaagay Caruusaddiisa cusub si looga qaado sawir xusuus ah, halka Sanaam oo ah caruusaddiina ay soo beddeshay dharkeedii, soona xiratay dharka Cad-cad (Taajka) ee loogu talo galay Aroosadda iyadoo xiran Koofi yar, gacmahana ku wadda xoogaa Fiyoore gacan ku sameys ah, waxayna billowday sida iyadoo metelaysa kaalinta Aroosad Caruuskeedii hortiisa, iyadoo aan ka war qabin in Ehelkeedii ay Nolosheedii u hibeeyeen Naciim. Sanaam oo kaddib aan wax hadal ah bixin ayaa waxaa horey u sii raacay Aabeheed Pervez oo ku qanacsan in gabadhiisa uu u guuriyo inanka uu Adeerkii dhalay ee Naciim. Hay’adda UNICEF ee qaabilsan horumarinta Carruurta ayaa tirakoob ay dhowaan soo bandhigtay waxa ay ku caddeysay hoos u dhaca dhaqaale ee isa soo taraya waddanka Afghanistan ay keentay in inta badan la isku guuriyo carruurta aadkau da’yar, halka 16% carruurta is guursanaysaa ay da’doodu ka hooseyso 15-sano. Cajiib
  8. C/llaahi Y: HALOOW HALOOW , HABAARQABE MA I MAQLAHAYSAA? Cade Muuse: HALOOW HAA HAA WAAKU MAQLAHAYAA INKAARQABE HADAL HADEE C/llaahi Y: WAR HORTA INAAD INKAARQABTO WAAN OGAAYE INAAD WALANTAHAY MAAN OGAYN, WAA MAXAY ARGAGIXISADAN AAD CIDWALBA KU SHEEGAHAYSAA MA MADAXAA LAGAA HELAY.. Cade Muuse: HABAARQABE TA MAANTA I HAYSATA HAYGU SII DARIN CANAAN IYO CAGAJUGLEYNE MAXAAD IISOO WACDAY EE BAAS... C/llaahi Y: INKAARQABE SHALAYBAAD LAHAYD REER LAASCAANOOD WAA ARGAGIXISO MAANTANA MA REER DHAHAR BAAD ARGAGIXISO KU SHEEGTAY? BERINA MAXAA XIGI? Cade Muuse: HABAARQABAAD TAHAYE ADBA SOWDIGA ARGAGIXISADA KU CAANA MAALAY MAXAAD IIGU DIIDI... C/laahi Y: WAAR HEEDHE INKAARQABE ANAA KAAGA HOREEYEY ARGAGIXISADA WAX LAGU SHEEGEE HAYGA DABA SHEEGANE SI KALE MAAMULKA KU ILAASHO.. Cade Muuse: INKAARQABOW MARDANBE AMAR HAYSIIN WAXA LAYGA QABSADAY LAASCAANOOD OO SIYAASADA IGA KHARIBAY WAA SIDAAD WAX IIGU SHEEGEYSAY MARWALBEE, DIBDANBE WAX HAYGU SHEEGIN MAANTA WAA INAAN MASKAXDAYDA ISTICMAALAA. C/llahi Yuusuf: HABAARQABE MA MASKAX AAN TAYDA AHAYN BAA KUGU JIRTA. SHALAY MARKAAD XAAFADKASTA MISHIINKA LACAGTA DHIGTAY MIYAANAN KUSOO GURMAN MIYANAN WAX KU SHEEGIN, HADANA HADAANAY TAYDU IGU HAYSAN BAYDHABO, LAASCAANOOD LAGAAMA QABSADEEN OO ANAA WAX KU SHEEGI LAHAA EE WAA INTAAN MASHQUULSANAA, MARKAA MARNA HAY ODHAN WAX HAYSHEEGIN, ILAYN MASKAX MA LIHIDE.. Cade Muuse: INKAARQABE MAANTA LAGA BILAABO ADAABA ARGAGIXISO AH OO WELIBA ARGAGIXISO KU AH MASKAXDAYDA IYO FIKIRKAYGA GAARKA AH.. C/laahi Yuusuf: WAAR HABAARQABE WELIBA WAALAN OO BUUFIS QABAAD TAHEE, WAKHTI BADAN MAHAYEE WAXAAN KAGA TAGAHAYAA, JOOJI KELMADAN ARGAGIXISO EE AAD CIDWALBA KU LEEDAHAY, MA MAANTAAD KEENTAY INAAD ***** DII ARGAGIXISO KA DHIGTO, WAAD WALAN TAHAYE WAXAAN KA BAQAYAA BERINA INAAD DHEGAHAAGA, FARAHAAGA, CIDIYAHAAGA IYO SUUNIYAHAAGA ARGAGIXISO MOODO. MIDA KALE MA IS ARAGTEEN NINKII XASAN ABSHIR AHAA EE AAN KU SOO DIRAY? Cade Muuse: HABAARQABOW XASAN ABSHIR ISAGAABA ARGAGXISO AH, ADNA ARGAGIXSAAD TAHAY NAGA TAG.... QAB.....Waxaana ku xigtay...DHUUUUUUUUUDH DHUUDH......intaa markuu yidhi baa cade muusena markiisii ku dhigay tellkii ina-yey.
  9. I think that IF is now unablicable since things have changed.
  10. Even if 99% of Reer Lasanod rejected Somaliland You said this in the first post of this page sxb ,, it is sad you can't hear yourself. I gave you your own resource saying in reer laascaanood u xagliyeen xagaa iyo Somaliland. This time it is not me saying that.
  11. I Find This Topic Informative and Useful
  12. I didn't ask you to believe me ..... xageed isula yaabtay
  13. I think North can see any land to rest ... let the wagon move on until there is a good and suitable land. Show him some hope horta.
  14. .... trust me we can build and we can demolish it
  15. I'm glad Ramadan is over and i can have my morning coffee ...........
  16. haa waan arkayaa ,, soodigan sanka dheer leh
  17. I never said i enjoy dee ,, come on now been ha iga samaysan anigoo nool oo ku soo eegaya. Somalia is tragic NOW ... comparing to 1969 it doesn't exist now. let's all hope inay soo noqoto iyadoo intii hore ka fiican.
  18. This is better now ,,,,, thanks
  19. Then take the pictures and post them here ... it is easier i guess