
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Madaxtooyada Somaliland Warsaxaafafeed Madaxtooyada Somaliland Date: 25/10/2007 Warsaxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Dawlada Faransiiska oo booqasho gaaban ku yimid Somaliland. Wefdigaasi oo ka kooban Shan qof waxa ka mid ah Safiirada Dawlada Faransiiska u fadhiya Wadamada Nayroobi iyo Jabuuti . Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin hadal soo dhawayn ah oo uu wefdiga u jeediyay waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqashada wefdiga Faransiisku ku yimaadeen Somaliland , isaga oo sheegay in Dalka Faransiiska iyo Somaliland xidhiidh soo jireen ah uu ka dhaxayn jiray tan iyo dagaalkii labaad ee dunida , sidaa darteed Shacbiga Somaliland ay ka filayaan in Dawlada Faransiisku ay dhinacyo badan oo horumarka ah ay ka taageerto Jamhuuriyada Somaliland. waxa kale oo uu madaxweynuhu soo qaaday in Shirkadii ugu horeysa ee maal gashata Somaliland ay tahay Shirkadda Patroolka ee Faransiiska loona yaqaano TOTAL . Waxa kale oo uu madaxweynuhu sheegay in Dawlada Faransiisku ay gacan ka siisay Somaliland shirkii lagu dhisay Qaranimada JSL ee Lagu qabtay Magaalada Boorame sanadkii 1993-kii, hase yeeshee mudadii ka dambaysay wax kaalmo ah aanay Faransiisku u fidin Somaliland. Madaxweynuhu waxa kale oo uu wefdiga uga waramay waxyaabaha ay Somaliland qabsatay iyo horumarka ay ku tallaabsatay tan iyo intii qaranimadeeda kala soo noqotay Wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya. hogaamiyaha wefdiga Faransiiska Ambassador Yves Bertin oo ah Danjiraha Dawlada Faransiiska u qaabilsan dhinaca siyaasada , fadhigiisuna yahay Magaalada Jabuuti , waxa uu isna halkaa ka sheegay in isaga iyo wefdigiisuba ay aad ula dhaceen waxyaabaha ay Somaliland qabsatay , gaar ahaan dhinaca Nabad gelyada, Xasiloonida iyo nidaamka dimuqraadiyada. Ambassador-ku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in ujeedada wefdigiisu ay ka mid tahay in ay indha indheeyaan warbixina u gudbiyaan Dawladooda meelaha u baahan in laga taageero dalka Jamhuuriyada Somaliland , si ay sii wadaan horumarka ay ku tallaabsadeen. Ambasador-ku waxa kale oo uu sheegay in wefdigoodani aanu noqon doonin wefdigii ugu dambeeyay , hase yeeshee ay filayaan inuu wufuud badan oo Dawlada Faransiiska ka mid ahi ay soo booqan doonaan mustaqbalka soo socda. Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu is baray Wefdiga Faransiiska iyo wakiilka cusub ee Somaliland ee dhawaan loo magacaabay Faransiiska Mudane Maxamuud Saalax Fagadhe oo ah nin muddo dheer ka soo shaqaynayay Arrimaha Dibada , waayo aragnimo-na u leh xidhiidhada iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya caalamka. kulankaasi Maanta dhex maray Madaxweynaha iyo wefdiga Faransiiska waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiiro dhawr ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane C/laahi Maxamed Ducaale , Wasiirka Caafimaadka Mudane Cabdi Haybe , Wasiirka Kalluumaysiga Mudane Cali Maxamed Xasan iyo Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/risaaq Waaberi Rooble. Alla Mahad leh, Siciid Cadaani Mooge La taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Warbaahinta, isla markaana ah Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriya Online
-
Hargeisa(Qaran)-A delegation led by the French consul to the Republic of Djibouti, Monsieur Berkin Iras has arrived on a three day visit to Somaliland. The delegation which consists of five French diplomats from the embassies in Djibouti, Kenya and Ethiopia are on a fact-finding mission to Somaliland. Speaking at a ceremony to welcome the French diplomats at Egal International Airport in Hargeisa, the Somaliland minister of Foreign Affairs and International Co-operation, Mudane Cabdillaahi Axmed Ducaale, confirmed to the gathered members of the press, that Somaliland and France along with Djibouti, Kenya and Ethiopia are about to embark on a programme to combat the spread of HIV/Aids and Tuberculosis in the region. Mudane Ducaale also stated that the visit of the diplomats from France to Somaliland would afford the opportunity for both countries to further explore areas of mutual interest and co-operation.
-
SHIINKIISA GABAY WAANIGII SHAACIR KU AHAAYE KOLKII UU SHAYO WADA FOOL XUN IYO SHUUQ KA BIXI WAAYAY SHIB INTOON KA IDHI WAANIGAAN SHA KA CELINAYNE DAD UUN BAA I SHIIDAYEE WAKHTIGAN MABA SHU'AYSTEENE MAR HADII UU SHAWLAAN DHAC IYO SHII KA BIXIWAAYAY MAANTABA TIXDAAN SHAABAHAY AYAAN SHIISHKA KU HAYAAYE NINKII SHAACIR AHI HA II AKHRIYO SHARAXA HOOS YAALLA HADDI SHIDHE LAGUU QALO ADOO GAAJO SHIDANAAYA ASEE SHAY XANUUNI KU HAYN SHARAC ALLEE MEELNA OONAD HILIBKII SHIILAA CUNAYN SHEEG HADAAD GARATO? SHAYADAN ILAAHAY KHALQAY EE CIIDA LAGU SHUUMAY EE SHAY LABOOD IYO DHIDIG AH SHEEDA KA ARKAYSO EE SHUQULKU LABAN LAAB YAHAY SHEEG HADAAD GARATO? BAHAL SHEED WAX KAGA BOODA OO NAQAS KU SHUUKEEYA IYO SHAYGA LAB EE MAALIN DHALA SHEEG HADAAD GARATO? KALUUNKUBA BADAA SHIIDANBUU XILO KU SHUUMAAYE SIDA DHASHIISU UGA SHAAC BAXDO SHEEG HADAAD GARATO? ADUUNYADU SHARBAY SOO WADA MARTIYO SHAY DHIBAATO AHE SHIDO MAALINTAY UGU DARAYD SHEEG HADAAD GARATO? BAQASHABA SHADH GEENYAA DHASHAY IYO SHAY DAMEERO AHE WAXA SHARAC ALLEE UBADKA KA DHABAY SHEEG HADAAD GARATO? WARARKEENII SHAAN SHAAN TEGAY EE SHEEDA KA IFTIIMAY WAXA MAANTA SHIIDA U BEDELAY SHEEG HADAAD GARATO? SHAN MALYUUN HALKAY GLIJIREEN WAXA SHAASHEEYAY EE MAANTA LOO WADA SHIB YAHAY SHEEG HADAAD GARATO? CAASHAQAAN SHIFADA MOODAYAY EE SHAASHO NAGU REEBAY EE SHANABYO AAR NAGA DHEX GALAY SHEEG HADAAD GARATO? NINKA LABADA SHEY EEBAHAY SHAARAC UGA YEELAY HADII MAWDKU SHEEBAHA DUL DHIGO OOY SHALAY KA LEEXAYSO NINKA MAYDHIGIISA SHIRABI LAHAA SHEEG HADAAD GARATO? WELI EEBAHAY SHUUMAY OO DIINTA KALA SHIILAY OON SHIDAADO IYO QISAAS SHAYNA LAGU HAYSAN OO SHIDHANA LOO SOO QABSADAY SHEEG HADAAD GARATO ? GABADH DHEGAHA LAGA SHIIDAYOO QURUXNA SHEEGSHEEG AH OON INDHAHA SHAYNA ARKAYN, WELINA SOO SHEEGAN HADDII GUURKU WAA SHAY JIREE, INAN LA SHEEKAYSTO SIDA MEHERKA SHEEKHU U AKHRIYI SHEEG HADAAD GARATO? INANTII SHAMSADA IYO DAYAXA SHARAF LA MOODAAYAY SHABAD QURUXSAN TIIYO AH, OO UUNKU WADA SHEEGAY GOORTUU SHABEELKII HELAY EE WARISNA SHAASHAWDAY SHANBAA LAGU MUQUUNSHAYE, WAKHTIGU UMA SHIFAYSNAYNE SHANSHADEEDA BAHALKII JABSHAY SHEEG HADAAD GARATO? WAXA NABADA SHAKAMADA U JARAY EE SHALAWGA RAACSIIYAY EE BEEN SHAMIISKA U GESHAY UU NACAB U SHEEKEEYAY EE TALADU SHURUN-SHUUR LA TAHAY SHEEG HADAAD GARATO? SHIR MAROODI SABABTUU ATOOR UGA DHEX SHEEKEEYAY EE GUURTIDII UGA SHIKIDAY SHEEG HADAAD GARATO? SHAADALI IYO KHAAMIRI AYAAD SHAAH U BIXISAANE WAXA LA ISKU SOO SHUBAY FURQAAN SHARAXYADEEDIIYE SHAFKA WAXAAN KU HAYSTAA WARSHADO SHUBAYA NAABAALE SHEEKADU HALKAY DAARANTAHAY SHEEG HADAAD GARATO? AFARTAA SHA'DA IYO WAWGA IYO SHIIN MA KA HIGAADSHAY MA SHIRABAY IRMAAN MA U SHAF DHIGAY SHAADHNA U GELIYAY KOLKUU BADAWGU SOO WADA SHUQ YIDHI SHII MAKAGA OODAY. Cumar Aw Jaamac (Allah ha u naxariisto)
-
Madaxweyne Rayaale oo bilad sharaf siiyey guddoomiyaha SOPRI HARGAYSA, 20 Oct. 2007--Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu shahaado sharaf abaal marin ah u diray Mudane Siciid Maygaag Samatar oo ka mid ah Qurba jooga reer Somaliland ee ku hawlan Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ku nool dalka Maraykanka . shahaado sharaftaasi iyada oo dhamays tiran waxa ay u qornayd sidan: ‘’Anigoo qadarinaya dedaalka iyo hawsha balaadhan ee uu ka muujiyay ururka aad Madaxda ka tahay ee la yidhaahdo Dugsiga Siyaasada iyo Dib u dhiska ee Somaliland ee loo yaqaano (SOPRI ), oo ku yaala Gobolka Woqooyiga Carolina ee dalka Maraykanka, sidii aad adduunka uga dhaadhicin lahaydeen Shirarkii badnaa ee aad ku qabateen dalka Maraykanka , si aad ugu muujisaan adduunka intiisa kale dimuqraadiyada curdinka ah ee Somaliland ay ka hir gelisay dalkeeda iyo madaxdii badnayd ee ka tirsanayd Asxaabta siyaasada , Xukuumada iyo Ururada Kale ee Madaxa banaan ee aad ku marti qaadeen wadanka Maraykanka iyo dedaalka dheeraadka ah ee aad had iyo jeer ku dar dar gelisaan sidii Somaliland ay u gaadhi lahayd himiladeeda ay hiigsanayso oo ah dal Madax banaan oo ka mid ah wadamada adduunka ee la aqoonsan yahay’’. Here
-
hadhwanaag 2007-10-25 (Hadhwanaagnews) Laascaanood(HWN) Xubnaha Maamulka Degmada laascanood iyo xubnaha ka tirsan xukuumada somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa irirdaha ufuray xafiiskiisa dawalda hoose ee magaalada laascaanood, tan iyo mudo gaadhaysa shan sano markii maamulka somaliland ka baxay gudahda laascaanood. Xaflad Balaadhan oo loo sameeyay furitaanka xafiiskaas oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyinta xukuumada somaliland iyo Maamulka Dawlada Hoose culima awdiinta Magaalada iyo Duqaytida dhaqanka ee magaalada ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Dawlada hoose ee magaaldaas. Xaflada ayaa ugu horayn waxaa furay Duqa Degmada Laascaanood oo si wayn ugu soo dhaweeyay halkaasi dhamaanba bulshadii ka qayb qaadatay xaflada isagoo si wayn uga mahad celiyay bulshadaasi waxaana uu sheegay in uu xafiisku hadda wixii ka danbeeya uu si rasmi ah ufuran yahay. Sidoo kale Duqa Degmada Axmed Daahir Xasan ayaa waxa uu sheegay in ay hadda wixii ka danbeeya ay hawl gali doonaan dhamaanba xafiisyada Dawlada Somaliland ee ay ku leedahay Gobolka Sool si dagdag ahna loo furi doono dhamaaba xafiisyadaasi. Xafladan maanta ka dhacday hoolka shirarka ee Dawlada hoose ayaa ahayd xaflaad ku bilaabatay jawi daganaansho ah oo ay dadka halkaasi isugu yimi ay si wayn ugu faraxsanaayeen xafladaasi iyadoo ay halkasna ay ka hadleen dadaweyne aad uu fara badan iyo waliba masuuliyiin. Si kastaba ahatee markii ugu horaysay ee xafiiska Dawlada hoose si rasmi ah loo furo oo ay furaan maamulka Somaliland tan iyo intii ay la wareege en gacan ku haynta magaalada laascanaood . Cabdisalan Maxamuud Ducaale(ILKacase) Hadhwanaagnews.com
-
So, LA is not belong to Fuáad aadan cadde, Baashe, Xaabsade, Dhakool, and the many others in LA ?? Are you giving out a land or something ??
-
No one will respond your calls sxb ,,,, we will never kill a fly let alone cleaning whateva u said ,,,,, what do u mean by dirt ??
-
barigasanaag, Ninkan dadka reer Sool buu rabaa inuu isku jebiyo oo ay iyagu is laayaan ee iska dhaaf
-
Originally posted by Khalaf: ^^Nope just shows this section is dominated by the P and S landers........or they just are the loudest. loooooooooooool
-
loooool ,, sidaad u socotay miyaad noqotay news agency website iska samayso dee so that you can join the jidbaale crew if you not already
-
7 against 27 ...... Hmmmmm ,, no wonder
-
uhum uhum uhum ,,,, qufac weynaa saaka
-
So u telling me what you want when i'm back ?? ,,, i didn't have time to go all da way to Amoud dee. but some are on da way .....
-
it is reported by only one source .... that is what make things 'if' ....
-
The native of lasanod are fighting back this moring inside laacaanood
Jacaylbaro replied to Garyaqaan2's topic in Politics
widhwidh, Jidbaale and now dayniile Bal car meel kele war noocaas ah ka maqla ,, loool -
MOGADISHU (AFP) - Saudi King Abdullah has invited top Somali leaders to visit in a bid to reconcile them after a power struggle paralysed the government's ability to function properly, an official said Wednesday. President Abdullahi Yusuf Ahmed is pushing parliament to expel Prime Minister Ali Mohamed Gedi on the grounds that he has failed in his duties of ending insurgency raging in the capital Mogadishu, formulating a new constitution and installing a federal system of government. "The president, the prime minister and the parliament speaker have been invited by the Saudi king," Abdullahi Muhidin Ali, spokesman for Gedi, told AFP from the southcentral town of Baidoa. "We have not been officially told why they were invited, but sources say Saudi Arabia is trying to reconcile them." He said Gedi would travel to Saudi Arabia from Ethiopia where he is currently holding talks with officials and foreign diplomats. Ethiopian troops back his government, while Addis Ababa is the seat of the African Union. In September, the three leaders signed a reconciliation accord in the Saudi Red Sea city of Jeddah, following up on an inconclusive peace conference held in Mogadishu the previous month. Somali opposition groups boycotted the August parley, which prompted foreign diplomats to call for a new more inclusive approach to ending the conflict. It was not immediately clear if Yusuf and speaker Aden Mohamed Nur, a former warlord, had accepted the Saudi invitation. Somali lawmakers, sitting in Baidoa about 250 kilometres (155 miles) northwest of Mogadishu, last week failed to start a debate on Gedi's fate. Underlying the power struggle is the kind of clan rivalry that has fuelled seemingly endless and bloody power struggles since Somalia acquired its independence in 1960. Conflict flared after the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre. Since then, Somalia has had no central authority and has defied numerous initiatives to restore stability. Yusuf, a past president of the self-declared northern state of Puntland, is a former warlord from the ***** clan, one of Somalia's two biggest. Gedi is from the other major clan, the ******, which is dominant in Mogadishu. His weak government last year suffered mass resignations which forced him to reshuffle his cabinet. The right to grant licences to prospect for oil and natural gas in the desert country has also caused tension between the two leaders. Gedi was unhappy early this year when Yusuf signed oil exploration accords with several foreign firms without consulting him. In return, the prime minister refused to endorse exploration agreements signed by Puntland authorities, officials say. The fallout between the pair comes as the government is battling Islamist-led insurgents who have been targeting government officials, Ethiopian troops and African Union peacekeepers from Uganda in recent months. On Wednesday, seven civilians were killed and nearly a dozen wounded when a passenger van hit a landmine in northern Mogadishu, one of the most volatile zones in the seaside capital. Insurgents also hurled grenades at the peacekeepers' camp in southern Mogadishu, prompting them to open fire. "After the grenade explosion, Ugandan troops opened fire and wounded two civilians," said witness Mohamed Abdi Ali, a day after three other Ugandan peacekeepers were hurt in a mortar attacks. -- AFP
-
if it is true ,,, they're coming only to defend Garowe from any possible attack from Somaliland's side.
-
Al Jazeera news report everything normal in Sool and Las Anod
Jacaylbaro replied to BarigaSanaag's topic in Politics
I've been telling you everything is normal in Sool ... you wouldn't need Al-Jazeera if you would listen to me once -
to liberate their ancestral city and to flash out the local collaborators who condoned the mass exodus of their people. It is tat easy huh ?? ,,,, flash out the local collaborators ?? ,,, so a sub-clan will fight against another sub-clan to flash them out ?? Civil war isn't it ?? Can they ?? Isn't that a negative impact for the reer Sool ?? ,,,, That is what Somaliland will now allow at all ... and the mentally fit Garaads will never do that to their people ,,, i know it is the tunes played by the Fadhi-ku-dirir individuals living abroad but that will never happen on the ground. Talks are smoothly going on there and all the different sides will share the new management of the region.
-
hadhwanaag 2007-10-24 (Hadhwanaagnews) Banaanbax lagu taageerayo ciidamada qaranka iyo dadweynaha gobolka sool ayaa lagu qabtey degmada Dilla ee gobolka Awdal Banaanbaxaasi oo ay ka soo qayb galeen dadweyne isugu jira golaha deegaanka degmada Dilla salaadiin ,cuqaal, ururada bulshada , ardayda Deegaankaasi. Gudoomiyaha Degmada Dilla mudane Daahir cabdi badde ayaa sheegay in ay degmada Dilla ugu deeqday 400 jawaan oo hadhuudhka nooca loo yaqaano cilmi jaamac gobolkaasi sool . Gudoomiyahu wuxuu sheegey in ay Ciidamada qaranka dadweynaha degmada Dilla hiil iyo hooba ay la garab taagan yihiin ciidamada qaranka Cuqaasha iyo hooyooyinka ayaa iyaguna taageero halkaasi ka soo jeediyay .