
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
what do u expect from an African ??
-
OTTAWA -- The Harper government yesterday introduced legislation requiring all voters - including veiled (Hijab) Muslim women - to show their faces before being allowed to cast ballots in federal elections. Peter Van Loan, the minister responsible for democratic reform, said he hopes the bill will settle the potentially corrosive debate over the accommodation of diverse religious beliefs. But opposition parties and some Muslim groups suggested it will do just the opposite. They fear the bill will give a national podium to the heated debate that has provoked some ugly anti-immigrant sentiment in Quebec. "I do not want this debate imported into the House of Commons," Liberal deputy leader Michael Ignatieff said. While he supports requiring all voters to identify themselves, Mr. Ignatieff added: "What I don't like about this whole project is the idea that we take a bunch of women wearing veils and we make a whole big deal about this ... Let's not have politicians fishing around and creating divisions between Canadians about this." Mohamed Elmasry of the Canadian Islamic Congress said the law is unnecessary and will feed discrimination against Muslim Canadians. And he suggested the Tories are hoping to make "political mileage among Islamophobes." Sameer Zuberi, of the Council on American Islamic Relations-Canada, said the federal Tories are trying to "win over Quebec" by jumping on an issue that is already raging in the province. He questioned the urgency of the matter given that "there are hardly any" women in Canada who choose to wear niqabs or burkas to cover their faces. The issue of veiled "hijab" voters first came up during the Quebec provincial election last spring, adding fuel to an already heated debate over how far the province should go in accommodating newcomers. Action Démocratique Leader Mario Dumont's popularity surged after he suggested Quebec has gone too far in catering to immigrants. Last month, the issue popped up on the national radar during three federal by-elections in Quebec. Marc Mayrand, the country's chief electoral officer, opened a political storm when he said the law did not require by-election voters to uncover their faces. Led by Prime Minister Stephen Harper, MPs in all parties ganged up on Mr. Mayrand. They accused him of thwarting the will of Parliament, which had passed a bill last spring aimed at beefing up voter identification requirements. However, Mr. Mayrand pointed out that the bill did not specifically require visual identification. If that's what MPs had intended, Mr. Mayrand challenged them to change the law. Yesterday's bill is the government's response. The bill makes a limited exception for any voter whose face is swathed in bandages due to surgery or some other medical reason. It also gives some flexibility to Elections Canada officials in administering the law so that it is respectful of religious beliefs. For instance, Mr. Van Loan said, Elections Canada may want to arrange for veiled Muslim women to uncover their faces behind a screen and in front of a female elections official. While the Bloc appeared supportive of the bill yesterday, both the Liberals and NDP seemed decidedly less enthusiastic. NDP Leader Jack Layton reserved comment on the bill. But he questioned why the government decided it was more urgent to deal with veiled voters - perhaps only a handful of women - than to fix an oversight in last spring's electoral law changes that wound up inadvertently disenfranchising one million rural voters who do not have formal street addresses. -- The globe and mail
-
Madaarka Hargeysa Oo Loo Diyaarinayo Adeegsiga Diyaaradaha Waaweyn
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
hadhwanaag 2007-10-27 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN) Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Cali Maxamed Waran Cadde ayaa daboolka ka qaaday inay maanta bilaabeen dhismaha Run-weyga Airport-ka Egal International Airport ee Caasimada Hargeysa,kaas oo ay dhismihiisa ku bixidoonto lacag dhan $ 400,000 oo Dolar [Afar boqol oo kun oo Dolar], isla markaana uu ku tilmaamay Wasiirku inay ku doonayaan inay soo fadhiistaan Diyaaradaha Waaweyn ee loo yaqaano Jet-ka oo aan markii hore soo fadhiisan kari-jirin. Sida waxa uu Wasiirku ku sheegay Shirjaraa’id oo maanta ku qabtay Qolka nasashada ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa. Waxa kale oo uu Wasiirku ku sheegay Shirkiisa jaraa’id inay kharashka Dhismaha Run-wayga ay bixindoonto Dawladu, iyada oo ay ka qeybka qaadanayaan dadka reer Somaliland ee Qurba-joogu, iyo Shirkadaha Wadaniguba, Waxaana la dhameystiridoona Run-wayga inta ka hadhay Sanadkan 2007. oo dhan laba bilood. Wasiirku waxa sheegay in Sanadka Cusub 2008 la bilaabidoono Duulimaadyada Dayuuradaha Waaweyn ee Jet-ka. . “Waxaanu maanta bilownay dhismaha Airport-ka Hargeysa Runway-giisa oo aanu dooneyno inaanu ka dhigno inay soo fadhiisto Diyaaradaha Waaweyn ee loo yaqaano Jet-ka, oo runtii baahiweyn ay u qabto bulshada reer Somaliland Qaran ahaan iyo dad ahaan iyo Dawlad ahaanba” ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyo Hawadu Wasiirka Wasaaradu Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade waxa uu sheegay inay lagama maar-maan tahay inay Diyaaradaha waaweyn ee Jet-ku marka ay ka yimadaan Caasimadaha Waaweyn ee inagu Xeeran inay soo fadhiistaan halkan oo aad iyo aad loogu baahan yahay. Waxa kale oo Wasiirku sheegay inay imaanshiyaha Dayuuradaha Waaweyn ee Jet-ku faa’iido-weyn u yeelan doonaan dalka, iyo dadka reer Somaliland ee Qurba-jooguba, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi “Waxay Faa’iido-weyn u yeelandoonaan dalka guud ahaan, waxay kale oo faa’iido u yeelandoonaan soo jiidashada dadkeena qur-baha ka imanaya, waxay faa’iido u yeelandoonta dhaqaalaheena” Cali Maxamed Waran-cade waxa uu ku tilmamay Wakhtigan Dhabaha Dayuuradahaa ee Egal International ay soo fadhiistaan Dayuurado yar yar oo Daalay oo la isticmali jiray Wakhti hore . “Waxaynu imika ognahay in Dayuuradaha imika soo fadhiista Airport-keena inay yihiin qaar aad u liita, oo dadku iyaga oo jecel inay Wadankooda ku soo noqdaan Caruurta ku dhalatay Yurub ee aan arag dalkeena waxa had iyo jeer dhacda Marka ay Jabuuti ku rogaan Dayuuradaha Jet-ku inay Soo Raacaan Dayuurado qalanbaxa oo wakhti hore la sameeyey oo leh Marawaxadaha, Dayuuradahaasi Waa Dayuurado Daalay oo runtii maanta ku habooneyn inay rakaab qaadaan [Passenger] oo Aduunyada inteeda badana laga joojiyey” “Sidaa awgeed Markii aanu aragnay dadka dhalinyarada ah ee dibadaha ku dhashay ee u soo xiisay dalkooda Somaliland, markay Jabuuti kaga soo wareegayaan Dayuuradaha noocaas ah [Kuwa Marawaxadaha leh] waxa dhacda inay naxdin iyo afariir ka qaadaan Dayuurado aan Qaboojiyayaal lahayn, ama aanu hagaagsanayn raaxadooda iyo gudahoodu mid aanu wanaagsanayn, oo aanu gudahoodu ahayn wax la isku halayn karo” ayuu yidhi Cali Maxamed Warancade isaga oo ku dooday inaanay Dayuuradaha hore ee Wakhtigan ka shaqeeya Somaliland inay dadka reer Somaliland qurba-joogu ay dhibaato badan kala kulman. “Taasi waxay nagu kaliftay shicib iyo Dawladba inaynu u guntano sidii aynu Airport-ka uga dhigi lahayn mid ay soo fadhiistaan Dayuuradaha Caalamka ka yimaada ee Jet-ka la yidhaahdo khaas ahaan 737 oo aanu dooneyno inaanu ku bilowno” ayuu yidhi Cali Maxamed Warancade Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawadu waxa uu ku dooday inay maanta bilaabeen talaabadii ugu horeysay oo uu ku tilmaamay inay tahay inaynu bilownay talaabadii ugu horeysay oo ah Run way oo runtii meel fiican oo istaraatijiya kagayaala, meesha uu ku yaalana meel adag oo aad moodo in loogu tala-galay Airport ay tahay. “Airport-ku waxa uu u baahan yahay dhowr arrimood oo kala horeeya Midi waa mid weyn oo aynu jecel nahay inay la kaashano Caalamka oo ay ku baxayso ilaa malaayiin Dolar, midna waa mid dhexe, midna waa mid aanu u aragnay inaynu inagu qabsan karo haddii aynu nahay dadka reer Somaliland iyo Dawladeedaba, tii aynu qabsan kareynay ayeynu maanta tijaabadeedi hore bilownay” ayuu yidhi Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawadu Cali Maxamed Warancade. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu inta raaciyey oo uu yidhi “ Waa Illahay mahadii haddii aynu haysano qalabkii aynu kaga oon-bixi lahayn ama inoo suurta-gelin lahaa inay Airport-ka ka dhigno mid Caalamiya oo ay Dayuuradaha Waaweyn soo fadhiistaan” -
hadhwanaag 2007-10-27 (Hadhwanaagnews) Maamulka gobolka Sool ee Somaliland ayaa maanta war uu soo gaadhsiiyey xafiiska shabakada warbaahint ee Afnugaal.com ku leedahay laascaanood ayay ku sheegeen in ay cafis u fidiyeen masuuliyiintii hore ee gobolka Sool u joogtay maamulka Puntland…………. Warkan oo ka soo baxay xafiiska gobolka ayaa intaasi ku daraya in maamulka J.Somaliland uu cafis u fidiyey xubnihii hore ugu joogay laascaanood maamulka Puntland , ayna imaan karaan laascaanood iyagoo dad caadi ah isla markaana ka tanaasulay xilalka ay sheegaynayaan waa sida uu maamulka gobolka Sool hadalka udhigaye.. Maamulka gobolka Sool ee J.Somaliland ayaa sidoo kale sheegay inay shaqadooda dib ugu soo laabaan karaan dadkii hore ugu shaqayn jiray maamulkii puntland marka laga reebo masuuliyiinta sar sare ee degmada iyo gobolka , kuwaas oo hada ku sugan xarunta Puntland ee garoowe Sidoo kale waxaa ay masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan laascaanood intaasi raacsheen in dhowaan ay bilaabi doonaan howlgalo balaadhan oo ay ku nadiifinayaan magaalada , howl galkaas oo aysan cadayn xiliga uu rasmi ahaan ubilaabmi doono., sidoo kale howl galkan ayay Somaliland sheegtay inay la kaashan doonto bulshada laascaanood .. Dhinaca kale warkan uu maamulka Gobolka sool soo gaadhsiiyey xafiiska Afnugaal.com ee laascaanood ayaa intaasi ku daraya in dhowaan ay howl gali doonaan maamulada degmooyinka Xuddun iyo taleex ee gobolka Sool , kuwaas oo hada loo diyaariyey kharashaadkii ay ku howl gali lahaayeen . iyadoona dhowaan la filayo inay booqasho ku tagaan degmada xuddun xubno ka mid ah golaha wasiirada Somaliland oo iyagu asal ahaan ka soo jeeda degmadaasi.. Axmed Cabdi Laahi Afnugaal.com Laascaanood
-
Hargeysa (Qaran)- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md Cali Maxamed Warancade,ayaa daboolka ka qaaday in horaanta sanadka 2008,ee fooda inagu soo haya ay Diyaaradaha Waaweyni ay adeegsan doonaan madaarka caalamiga ah ee Egal International Airport-ee magaaladan Hargeysa. Wasiirka Duulista Hawadu,waxa uu sidaasi ka sheegay,mar uu maanta faahfaahin ka bixinayay,qorshe dayactir loogu sameynayo dhabada diyaaradaha [Run Way],oo dib u habayn laga fulinayo,si madaarku ugu adkaysto culayska diyaaradaha waaweyn,ee laba bilood ka dib duulimaadyada ka bilaabi doona. Md Cali Maxamed Warancadde,waxa uu sheegay in hawsha dayactirka madaarka,oo ay ku baxayso kharash dhan afar Boqol oo Kun oo dollar,ay wejiga hore ay bixisay xukuumada Somaliland. Madaarka dayactirka ka bilaabmay,waxa aanu Ilaahay ka rajaynaynaa inuu dhaamdo mudada ka hadhay sanadkan sida qorshuhu yahay,waxa madaarku uu adeegasiga diyaaradaha waaweyn,bilaabayaa horaanta sanadka cusub”ayuu yidhi Wasiirka Duulista Hawadu. Waxa kale,oo uu intaasi ku daray in hawsha casriyaynta Madaarka Hargeysa,ay ka qeyb geli doonaan Qurbajooga,Ganacsatada iyo muwaadiniinta Dalka. Horumarka ka socda ee la taaban karo ayaa mudooyinkii danbeba aad u soo shaac baxaayay iyada oo doraad uu madaxweyne Rayaale uu dhagax dhigay dhisme aad u weyn oo uu yeelann doono madaarka Hargaysa, iyo iyada oo aad loo casriyeeyay qalabka yaala madaarka iyo shaqaalahaba taasi oo ay u sii dheertahay in sanadkan gudihiisa la hirgaliyay in madaarka Hargaysa markii u horaysay loo adeegsaday in ay xiliyada habaynkii ah ay diyaardahu ay ka haadaan isla markaasna ay ku soo degi karaan. Hadaba warar xog ogaal ah oo aan ka helnay ilo kalo duwan ayaa iyana tibaaxaaya in ay garoonka Hargaysa ay aad u danynayaan shirkado waaweyn oo doonaaya in ay duulimaadyo ku soo sameeyaan Somaliland, taasi oo ay sida muuqata ay tartan balaadhan kula gali doonaan shirkada kaliyaata ee caalami ah ee iyadu todobaadkiiba sadex duulimaad ku samaysa Somaliland, shirkadaasi oo ah shirkada diyaaradaha ee Ethopian Airlaine. Sida ay doontaba ha ahaatee amniga iyo adeega garoonka Hargaysa ee casimada Somalilaand ayaa xiligan ah mid buuxiyay shuruudihii aminiga ee caalmka taasi oo ku soo dhiiri galinaysa shirkado fara badani in ay duulimaadyo ku soo sameeyaan Somaliland.
-
Don't worry my dear .......
-
I'm glad democracy is in the making in LA .... a democracy that have never exercised before.
-
Adiga war baa lagaa sugayay ,,,, come on ,, do tell the stories aad lahayd waan hayaa I'm waiting for those nigises bal .... kii ciidii aan iibsaday tuug baa iga xadaye
-
I'm still optimistic but people i know here are just useless .... no hope in them at all.
-
Ciidammada Somaliland oo Markii u Horreysay Hawlgallo ka Fuliyey Gudaha Laascaanood Laascaanood (Jam)- Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool, ayaa markii u horreysay shalay subax galay gudaha magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ka fuliyeen hawlgal ay ku bannaynayeen qaybo ka mid ah jidadka oo lagu gooyay dhagxaan iyo taayirro, kuwaasoo caqabad ku ahaa isku socodka gaadiidka iyo dadka ee magaalada dhexdeeda. Hawlgalka lagu furayey jidadka magaalada Laascaanood muddadii uu socday, ayaa kooxo dad ah oo u badan u badan haween iyo dhallinyaro ay mudaharaad ku sameeyeen cutubyo ka tirsan ciidammada Somaliland oo fulinayey hawlgalka lagu bannaynayey waddooyinka, haseyeeshee markii tacshiirado rasaas ah ciidammadu dulmariyeen ay kala yaaceen. Taliyaha Ciidanka Booliska ee Gobolka Sool Xuseen, Taarwale oo weriyahaga Gobollada Bari Keyse Axmed Digaale khadka telefoonka kula xidhiidhay xalay fiidkii isaga oo jooga magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in hawlgalka bannaynta jidadka ay ciidammadu ku guulaysteen, lana qaaday waxyaalihii lagu gooyay waddooyinka, waxaannu intaa ku daray in ciidammadu qabqabteen soddon qof oo ku sheegay kuwii rabashad walayaasha ahaa, waxa uu xusay Taliyuhu in markii ciidammadu dhammeeyeen hawlgalka ay dib ugu noqdeen goobahoodii, balse meelo ka mida jidadkii la baneeyay lagu soo celiyay dhagxaan iyo taayirro. Wararka imanaya Laascaanood qaarkood ayaa sheegay in hawlgalkii ciidamada Somaliland ku bannaynayeen waddooyinka magaalada ay ku dhaawacmeen laba qof oo ka mid ah dadweynaha reer Laascaanood, isla markaana lagu qabqabtay 30 qof, kuwaas oo dhammaantood loo qaaday dhinaca magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Galinkii dambe shalay xaaladda Laascaanood waxay ahayd mid degganayd, iyada oo hawlahii dhaqdhaqaaqa ganacsiguna caadi ku soo noqdeen, kadib iska-horimaadyo iyo rabshado magaalada ka dhacay gelinkii hore. Hawlgallada ciidammada Somaliland ka fuliyeen gudaha Laascaanood iyo rabshadaha ayaa ku soo beegmay xilli ay ku sugan yihiin magaalada wufuud ka kala socda xukuumadda, golayaasha qaranka masuuliyiinta Gobolka Sool ee dawladda Somaliland, kuwaasoo ujeeddadoodu socdaalkoodu salka ku hayso wax-ka-qabashada iyo dejinta xaaladda gobolkaas oo kacsanayd dhawrkii toddobaad ee la soo dhaafay, haseyeeshee waxay weftigaasi u muuqdaan kuwo aan weli kasban kalsoonidii shacabka ama aan isku aragti ka ahayn qaabka iyo habka loo marayo dib u soocelinta deganaashaha iyo xasilloonida Gobolka Sool. Waa markii u horreysay ee ciidammada Somaliland galaan gudaha magaalada Laascaanood tan iyo markii ay gacan-ku-haynteeda la wareegeen laba toddobaad ka hor, kadib dagaal culus oo ay kaga adkaadeen malleeshiyada Puntland oo maamulayey shantii sannadood ee la soo dhaafay. Jamhuuriya Online
-
waa run shaqo weyn baa u taala ,, lacag badanina way ku baxaysaa. Laakiin at least waa la qaban karaa.
-
sow run uun maaha dee ,,,,,,,, I know raggu waa wax baas oon hadana laga maarmi karin
-
there is no such large scale health promotion ... ppl are lucky if they have those hospitals
-
at least we are connected laakiin sow maaha ?? the nadiifin part is next
-
Hargeysa(Qaran)- Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland,Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [C/Raxmaan Cirro]ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,ka dib markii uu socdaal gaar ah oo ku tagay wadanka Sucuudiga. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland,oo maanta Saxaafadu kula kulntay dhabada diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa,ayaa hambalyo u diray Ciidamada qaranka,waxana uu sheegay in Somaliland muddo badan ay u samraysay sidii ay nabadgelyo ugu gaadhi lahayd xadkeeda,hase yeeshee ay Puntland joojin weyday gardarada iyo faro-gelinta ay ku hayso soohdimaha Dalka. Waxana uu sheegay in ay lama huraan tahay in la soo dhawweyo waxnba loo qabto shacbiga ku dhaqan Gobolka Sool. Md Cabdiraxmaan Cirro,waxa uu sheegayin uu dalka Sucuudiga uu kula kulmay,Jaaliyadaha Somaliland ee Magaalooyinka Riyaad iyo Jida,oo uu xusay inuu kala hadlay xaalada wadanka iyo sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen horumarinta dalka. Gudoomiyaha Wakiiladu,waxa uu sheegay in Jaaliyadaha Somaliland ee sucuudiga uu ay ku hawlan yihiin sidii ay dalkooda wax ugu soo tari lahaayeen. Waxa kale,oo uu intaas ku daray in uu soo dhamaystay cimradii,oo uu u tagay dalka. Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland,waxa madaarka Hargeysa ku qaabilay,Gudoomiye Ku Xigeenkiisa Labaad Md Baashe Maxamed Faarax iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha.
-
Originally posted by xiinfaniin: I did not read this article, I admit, so I don’t really know what the author is on! One thing is clear though, and that is Somaliland is about to be part of the Somali civil war, which it has wisely stayed out for a long time. That fact can neither be eclipsed by Northern and JB’s one-line dismissals, nor can those who genuinely concern about the stability of the northern regions ignore it. We know what we're doing sxb ..... i'm not worried at all. I advice you: Waxba ha is xiijinin.
-
why not hadaad ka heshay what is wrong with you saying waan kaa helay ?? and what do u say ?? ............ Naa Dee Kaalay ??
-
Infrastructure had to be built from scratch but the situation has developed quickly off a low base. There are now an estimated 68,000 phone lines, divided between fixed (48,000) and mobile (20,000), according to the Somali Telecom Association. Internet services have 4,500 subscribers and an estimated 18,000 users. That was 5 years ago ,,,,,,,,,,, Any recent stastistics ???
-
and u think they'll listen ?? Actually this khat thing is driven by shaydaan as they say .... whateva u tell them no one will ever hear you. i remember one day i at the mental hospital and it is forbidden the patients to chew ,,, but i witnessed the families sneaking some khat to their patients just to make them happy (if they'll be happy) ..... how do they recover markaa if the khat is served even in the hospital ?
-
Originally posted by -: quote:Originally posted by SheekhaJacaylka: I'm just talking about the policy here ..... they do it anyway but we don't want to loose them so let them have some safety now That's just negating parent's responsibilty. I don't see how dispensing contraceptive bills to pre-puberty kids is gonna solve anything. If anything, you are raising to be irresponsible. It is both the parents and school's resposibility ... plus the school is where the meeting is taking place at first. If the parents start this program then the schools might not need to take the same step but u can see the gap.
-
Ok then i'm waiting ........ should i expect a restaurant menu tolow ??
-
I practically seen many people ..... i still see some on the streets naked and agressive
-
Yaa huba inuu waxaas sameeyay ,,,, and why uu magaca Islaam u ceebeeyay coz he is just one person and anyone can do such mistake