Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Gabaygaa imisaan raadinayay ,,,,,,,
-
loooooooooooooooool ,,,,,, yeah i'm waxaa aad sheegayso and hungry weliba I would love to be in that snow ,,,, meeshan rain uun baan arkaa maalmahan
-
Boocane Declaration Will Never Change the Reality On the Ground
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
And here is another news ,, which could be the reality in some what: hadhwanaag 2007-11-23 (Hadhwanaagnews) Laascaanood(HWN) Shir dhawaanahanba uga socday Magaalada Boocane oo ka tirsan gobolka sool qaar ka mida isimada Beesha *********** ayaa faraha layskula tagey shalay ka dib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay Madaxdhaqameedyadi halkaasi ku shirsanaa. Burburkan ku yimi shiraasi waxa uu ka danbeeyay ka dib markii sida la sheegay uu Cade Muuse habeen hore u soo diray halkaasi xubno ka tirsan Wasiiradiisa oo guure ku yimi halkaasi, ilo xogogaala oo ku sugan Magaalada Boocane ayaa shabakada Hadhwanaag u sheegay in ay isla habeen horeba ay shir qarsoodiya la galeen xubno ka mida isimada halkasi joogay wasiiraadaas iyagoon ogayn isimadii kale ee halkaasi ku shirsanaa ilahaas xogogaalkaasi Waxay shabakada Hadhwanaag u xaqiijiyeen in ay wasiiradaasi qarsoodiga ku yimi halkasi sideen Maaliyad lagu kala jabiyay isimadii halkaasi joogay oo sida la sheegay marki hore aragti isku mida ka qabay labada Maamul sida ay noo sheegeen goob joogayaal . ka dib waxa shalay galab ilaa xalay markii la ogaaday in halkaasi yimadeen xubno wasiiraa oo ka socda Maamulkaasi halkaas yimaadeen laysku qabsaday go, aamo sida la sheegay ay wateen xubno isimaa oo Putland dhabarka ka riixaysay. Khilafka so kala dhexgalay isimadaas waxa laga soo waariday dhinaca Garoowe iyado aan Maamulka ******teeniya doonayn in dadku nabad kuwada noolaadaan Si kastaba ahaatee Go,aamada ay soo saareen isimada ama taageeryaasha Putland ee lagaga adkaaday Dagaalkii laascaanood Maxay ku soo kordhin karaan xaaladaa degaankaas? su, aashaa laftigeeda ayaan waxan Weydiiyay midka mida madaxdhaqameedyada Magaalada laascaanood waxaanu ku jawaabay sidan... Horta Madax dhaqameedyada waxa lagu ogaa in ay Nabad ka taliyaana ee laguma yiqiiin Abaabul dagaa liyo colaad midtoona aniga se waxay arinta nimankaasi wadaan ila tahay Mashruuc kuwa dagaalka ku dhimanayana iyaga maaha kuwa wax noqonaaya iyaga maaha waxan leeyahay ilaahina ka baqda oo maatada ka daaya dabka aad ku shidaysan. DHinaca kalena dadweynaha ku dhaqan magaalada laascaanod ayaa ka cadhooday go,aamada ay Taageerayaasha ******teenku ka so saareen magaaladaasi iyagoo sheegay in ay meel uga soo wada jeesanayaan cidkasta oo doonta in ay magaaladooda khalkhal galiyaan. Shirkaa ku Burburay halkaasi waxa marki horeba qaadacay inta badan Madaxdhaqameedyada Degmooyinka Buuhoodle iyo sool Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadha magaalada Boocane ayaa sheegaaaya in xalay shirkii isagon xidhmin lagu kala dareeray . -
hadhwanaag 2007-11-22 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Tartan loogu magac-daray tar-tanka odayaasha ka fadhiistay Ciyaaraha Kubada Cagta ee cuslaaday ayaa maanta ka furmay Garoonka kubada Cagta 31 May ee Magaalada Hargeysa. Waxaana tar-tankan soo qaban-qaabiyey Ciyaar-yahano reer Somaliland ah oo hore kubada Cagta u Ciyaari jiray oo wakhtigan ka fadhiistay, isla waxa maalgeliyey oo inuu qabsoomo koobkani ka danbeeyey Murashaxa jagada Madaxweynanimada ee Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE Dr. Axmed Xuseen Xuseen Ciise. U jeedada tar-tankan loo qabtay ayaa ahayd sidii dhalinyarada loogu dhiiri-gelin lahaa kubada Cagta, isla markaana ay uga dheeraan lahaayeen bal-wadaha noocyadooda kala duduwan oo aanay u baran. Ciyaaryahan Shaqale oo isagu wakhtigan ka fadhiistay Ciyaarta kubada Cagta Xafladii Furitaanka ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inay doonayaan inay dib ugu soo noqdaan dhalinyarada Ciyaarta kubada Cagta,isla markaana loogu dhiiri-gelin lahaa iny isaga kacaan qaadka oo ay yimaadaan garoomada ay joogaan dadka Caqligoodu fayow yahay. Maxamed Madar oo isna Munaasibadaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inay tar-tanada noocan oo kale ahi ay muhiim u yihiin dhalinyarada oo marka ay arkaan kuwii ka waa-weyna oo aan qaad u cuneyn, iyaguna ay ku dhiiranayaan Ciyaarta kubada Cagta oo ay ka fogaanayaan qaadka. “Waxaan runtii maanta ku faraxsanay inaan arko ciyaartan ay ciyaarayaan rag da’adeyda ah oo la odhan karo dhalinta cuslaatay,waxaanan ku boorinayaa ciddii keentay figradan ah in odayadu laf-tigoodu ciyaaraan ay tahay mid runtii la dhiiri-geliyo” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Saalax Xasan oo ka mid ah qurba-jooga reer norwey, isla markaana ah tababaraha kooxda Xulka Norwey Cabdiraxmaan Saalax Xasan waxa uu ku taliyey In jiilka yar yar ee ay da’adoodu u dhaxeyso 10 sanadood ilaa 12 jirka iyo 14 jirku ay u baahan yihiin in iyagana loo sameeyo tar-tarno wax ku ool ah oo iyagana sidan oo kale loo dhiiri-geliyaa,waayo jiilba jiil ayuu bedelayaa. “Waxaan ku boorin lahaa dhamaan Ciyaartoyga ama tababarayaasha Somaliland inay asluubta Ciyaarta oo ah waxa ugu muhiimsan in la ilaaliyo oo siidh-walahana loo daayo go’aanka, ciyaartoyguna uu ciyaartoy noqdo” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Saalax Cabdiraxmaan waxa uu sheegay inuu u mahad-celinayo ciddii ka danbeysay in la qabto koobkan ee uu maskaxdiida ka yimi. Aamiin Cabdilaahi Xaashi oo isagu ka mid ahaa qaban-qaabiyayaasha tar-tankan oo is-na halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in dhalinyaro ahaan lagu tiriyo kuwa cuslaaday, taas oo uu tilmaamay inay sababayso inuu qofku ka mashquulo Ciyaartii ama uu shaqo raad-sado ama uu guursado. Isla marka waxa uu xusay inaanu wakhtigan gacanta ku hayn Ciyaarti kubadaCagta oo uu jecel yahay inaanay Ciyaatii kubada Cagta ka hadhin. “Tar-tankan maanta ka bilaabmay garoonka 31 May waxay u jeedadiisu tahay dhiiri-gelinta Ciyaaraha, haday tahay mid kubad iyo mid kale-ba ee Gobolka Hargeysa, taas oo aanu dooneyno in dhalinyaradii nagu xigtay inay nagu daydaan, haday tahay xag akhlaaq, haday tahay mid kubad-jaceylba” ayuu yidhi Aamiin Cabdilaahi Xaashi oo tilmaamay sidii ay dhalinyarada ka yar yar ay ugu deydaan kuwa waaweyn. Aamiin Cabdilaahi Xaashi waxa uu sheegay in tar-tanka kooban maanta furmay inuu ku dhiiri-geliyey Murashaxa jagamada Madaxweynanimada ee Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE Dr. Axmed Xuseen Ciise, isla markaana ku tilmaamay inuu yahay qofkii ugu horeeyey ee Ciyaarahan naga dhiiri-geliya oo waanu ugu mahadnaqaynaa, “Waxaan u soo jeedinaynaa ganacsatada iyo bulshada inteeda kale inay iyaguna hoos u soo eegaan inay Ciyaarihii wax ka qabataan si ay dhalinyarada uga soo celiyaan balwadaha kala duwan” ayuu yidhi Aamin Cabdilaahi Xaashi Cismaan laba qori oo hore uga mid ahaan jiray Ciyaaryanadii ruuq-cadaaga ee kubada Cagta Somaliland ee aadka loo jeclaa, oo wakhtigan ka fadhiistay Ciyaarta kubada cagta oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay doonayaan sidii dhalinyarada u bari la haayeen qaab sharciyeedka kubada Cagta oo ay kaga dayan lahaayeen, isla markaana u soo jeediyey inay ka fogaadaan waxyaabaha balwada ee duleynaya. Waxa uu xusay inuu koobkani inuu qabsoomo uu ka danbeeyey Dr Axmed Xuseen Xusee Ciise oo uu isagu maal-geliyey. Tar-tankan oo la ciyaaridoono Khamiis-kasta ayaa waxa ka qey-galayaa lix kooxood oo isaga kala yimi qaar ka mida Waaxaha Caasimada Hargeysa ka kooban tahay tahay iyo Degmada Gabilay oo kala ahaa sidan Group “A” Jig-jiga yar, Gabiley iyo Gurya Samo, Group “B” Gol-jano, Axmed Dhagax iyo Xawaadle, Waxaana kulankii maanta oo ahaa kii ugu horeeyey waxa fooda isku daray Jig-jiga yar iyo Gabilay, waxaanay Ciyaartaasi ku dhamaatay bar-bar dhac gool iyo Gool.
-
and don't geerashayn yall ,,,,, iska ilaaliya
-
loooooooooooool, ,,,, mayee iska ilaali inaanay adiga cuqdadi ku gelin uun you can join the crew if you want
-
It will never change a single thing ,,,,, bal hala eego ,, the you'll know what i'm talking about
-
I'm hungry ..............
-
gabadh gaaban sidee la odhanayaa
-
Do Canadians play football ??? ,,,, weligeyba maan maqal
-
how about you Ismahaan ?? ,,, u wanna jump to the floor ?? KK way is caddaysay ,,,,, so it is your turn
-
haa ,, dacawadii geela la joogtay ilayn waad xasuustaa ee weliba sigaarka cabbaysay ,, iyo neefkii orgiga ahaa ee qayilayay ,,,, alla maxaa meeshaa wax lagu arkay ,,
-
ppl lived without internet and internet ..... Now i don't see why some ppl are against the peace-building declaration unless it is because it is coming from Somaliland
-
they're just afraid of loosing their role in the politics and that is it.
-
Boocane Declaration Will Never Change the Reality On the Ground
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Naxar Nugaaleed: find a single person aside from those employed by your administration, who are clearly motivated, by money that supports your administration. Where are these people you talk about sheekha. Runta sheeg, do you really believe in the nonesense people of SSC that you talk about? Was there ever a member of SOL from SSC who supports somaliland? Maxad isu inda tireysan? Whats the point of a dishonest discourse or did this forum become another place to spread the propaganda of the rerka? Somaliland army and administration would not be there if there is no support from the ground ,,, isn't that right ?? That is the reality on the ground today ,,, -
looooooooooool ,, That is why i'm a nationalist ,,,,, i feel it deep in my heart and down to my , ,,,, ehem Ohh yeah ,,,
-
Court sentences man to two years in jail for stabbing wife 15 times
Jacaylbaro replied to N.O.R.F's topic in General
looooooooooooooool@arabocracy -
soo daayaye ,, horta halkeen kugu arkay wejigaagu wuu igu sawiran yahaye ,, waxaan filayaa inaynu saladii ciidda isku ag tukanay si kele kuuma xasuusto ,,,,, mise tolow safar baynu wada galnay beri aan awr hilbo ku siday oo aan tuulada laba liq u iib geynayay oo adiguna aad adhi lumay raadinaysay oo aad diif, daal iyo haraad la socon kari la'ayd ,,,ma xasuusataa oon awrka kugu qaaday ilaa tuulada ?
-
xaggu gebi xaggu gebi guntu walac ,,, it is a pure somali which i cannot say it in enrish
-
Aan kuu saxo: "The way to a man's energy is through his stomach",,,,
-
Boocane Declaration Will Never Change the Reality On the Ground
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
didn't i hear that before ??? Somaliland is there because of the people ,,,, and it will be there coz of the people ,,, this declaration doesn't make any difference at all ,,,,,, -
stop making justifications ,,, i told you to go and sleep when the game was 2-2 ,,
-
Boocane Declaration Will Never Change the Reality On the Ground
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
This is a question of a nation not about declaring a war ,,, their own people are laughing at them sxb.
