Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Then we have two candidates here ,,,,, thanks for re-installing my hopes Haye ,,, yaa kele before we close the contest ??
  2. Originally posted by Thierry: But if he gets them out and reaches out to all factions in the land, then we have no option but to follow suit. what do u mean by reaches out to all factions in the land ?? ,,,, i expected you support him as soon as he get them out so that he'll be able to reach out all the factions. He can't do that alone ,, can he ??
  3. Originally posted by cynical lady: But I see you have been hoping the continents lately is their a reason for this or are u a mukalis on the downlow? Walee i didn't understand a word of what you've said loooooooooooooooool@KK ,,,,,, waxba ha iska dhigin mid wax sheegaysa ,, you were very brave at the beginning but you disappointed me by your sudden withdrawal. Still you have a chance though coz it is not decided yet
  4. this xubeer never listened to me ,,, i was telling him england will loose so i wanted him to go and sleep before their loss but he refused and insisted they'll win ,,
  5. I said this thread is useless ,, and thoe clips are really double useless. Markaa inaga daaya oo let's move on to wax ka faa'ido badan ,,
  6. well, there is another version: I. Midnimada Beesha *********** Waa muqaddas, Sidaa awgeed b- waa in laga digtoonaado wixii xumaynaya midnimada beesha sida Dacaayadaha, kutiri-kuteenta, been abuurka iyo dhammaan wixii wax u dhimikara ama dhaawici kara midnimada beesha *********** t- Waa in laga midoobo maalka, Muruqa iyo Maskaxdaba. j- Sida dhulbahantaha guduhu u midoobeen waxaa waajib ku ah in dhulbahantaha debedduna midoobo. II. In degaannada *********** laga xoreeyo maleeshiyada midnimo-diidka ah, si taas loo gaaro; b- Waa in Naf iyo maalba loo huro xoraynta dalka. t- Qaabka iyo nidaamka Xorayntu waa sir III. In *********** ku wada noolaado Sinnaan iyo caddaalad, si arrintaas loo hirgeliyana; b- *********** waa inuu sinnaado dhib iyo Dheefba dhexdiisa. IV. Waa in Beelaha ku bahoobey Maamulka Puntland gacan ka geystaan Xoraynta Degaannada ***********(SSC) Maamul ahaan iyo Beel ahaanba. V. Waxaan la socodsiinaynaa; ururka qaramada midobey (UN), ururka midowga Afrika(AU), Ururka Midowga Yurub(EC/EU), Ururka Jaamacadda Carabta, ururka islaamka, ururka dawladaha geeska Afrika (IGAD) iyo dawladda federaalka ee soomaaliyeed; a) In aanaan ka mid ahayn maamulka midnimo-diidka ah ee reer waqooyi. b) Isla markaasna ay masuul ka yihiin xad-gudubka ka dhacaya degaannadaas, dushana ku qaadi doonaan cawaaqib-xumada ka dhalata. VI. Shaqsiyaadka Beesha Ku abtirsada ee la socda Midnimo-diidka; a) Waa inay muddo 10 maalmood ah kaga soo baxaan maamulka midnimo-diidka ah laga bilaabo maalinta go’aankani dhaqangalo taasoo ku aaddan 23ka November 2007. Haddii kale iyaga ayaa masuul ka noqonaya wixii soo gaadha VII. Waa in Beelaha ***********(SSC) isugu yimaadaan shir turxaan bixin ah, marka laga xoreeyo maamulka midnimo-diidka ah deggaannada SSC. VIII. Si loo meelmariyo go’aammada kor ku xusan waxaa la magacaabay guddiyada hoos ku qoran:- 1- Guddiga Dhaqaalaha; waxaana xil ka saaran yahay a) Uruurinta iyo kaydinta dhaqaalaha lagu xoraynayo dalka gudo iyo debedba. b) Cidkasta oo arrinta xoraynta dhaqaale ku bixinaysaana waxay la xiriiraysaa guddigaas. 2- Guddiga Difaaca; waxaa xil ka saaran yahay xoraynta degaannada SSC, xoraynta ka dib waxay gacanta ku haynayaan maamulka SSC inta maamul loo samaynayo. 3- Guddiga Abaabulka & Kormeerka; waxaa xil ka saaran yahay a) Dhexmarka iyo wacyigelinta beelaha ***********. b) La xisaabtanka Guddiyada iyo hanti-dhowridda. 4- Guddiga Xidhiidhka debedda; waxaa xil ka saaran yahay dhammaan xidhiidhada debedda sida:- a) Hay’adaha Caalamiga ah b) Dawladaha c) Jaaliyadda d) Dawladda federaalka F.G.: Xubintii shaqada loo xilsaaro ka baaqsata beesha waxaa laga codsanayaa inay beddesho. Waxaa ku lifaaqan go’aankan beelaha *********** guddoonkii shirka iyo Ergadii saxeexday HERE Isin't it too soon to sense a contradiction ???
  7. she is gone ,,,,,,,,,,,,, count her in the past were were you adigu these days ??
  8. and what will you all do if he tells the amxaaro to go out and they go ?? ,,,,,, are you all ready to support him and work for the country mise hadana reer hebel iyo reer hebel baa la bilaabi ??
  9. gadaal gadaal baa loo socday baan filayaa
  10. Originally posted by Gorilla Theater: Here is a well researched list of the coolest Africans and the lamest African nationalities. Coolest 5 1. Kenyans 2. Senegalese 3. Ugandans 4. Ghanaian 5. Djiboutians Lamest 5 1. Nigerians 2. Ethiopians 3. Somalis 4. Sudanese 5. Liberians Source: New York Times, Page 3a, March 8, 1998 Not bad ,,, better than i expected
  11. anigu bajaqda weligeyba waxaan moodi jiray loxoox biyo lagu qooyay oo dabadeed lagu joogsaday ,,,,, laakiin markaan arkay qaar halkan ah oo ku werdisanaya waan ka gaabsaday inaan ogaadaba
  12. Originally posted by The Zack: so somalia is not your country? Not anymore ,,,,,,,,, Somalia is my neighboring country. MMA ,, i think those in Asmara are working for Melez more than A/Y do ,,,
  13. An Indonesian man whose body is covered with extraordinary tree-like growths has spoken of his hope that an American doctor will cure his unique condition and help him rebuild his family life. Dede, now 35, baffled medical experts when warty “roots” began growing out of his arms and feet after he cut his knee in a teenage accident. Sacked from his job and deserted by his wife, Dede has been unable to look after his two children Entang and Utis, who are now aged 16 and 18. They have been brought up apart from their father by his extended family on the other side of their remote village south of the capital Jakarta. With Dede’s condition considered life threatening, he had resigned himself to missing out on the remaining joys of fatherhood. But now a dermatology expert who flew out from the US to examine his rare condition says that a course of synthetic Vitamin A should clear up most of the warts, and Dede is contemplating a transformed life. “I can’t work, I can’t provide money,” Dede said. “I want to be able to take care of them [his children]. I hope to live long enough to see my grandchildren.” After testing samples of the lesions and Dede’s blood, Dr Gaspari of the University of Maryland concluded that his affliction is caused by the Human Papilloma Virus (HPV), a fairly common infection that usually causes small warts to develop on sufferers. Dede’s problem is that he has a rare genetic fault that impedes his immune system, meaning his body is unable to contain the warts. The virus was, therefore, able to “hijack the cellular machinery of his skin cells”, ordering them to produce massive amounts of the substance that caused the tree-like growths known as “cutaneous horns” on his hands and feet. Dede’s counts of a key type of white blood cell are so low that Dr Gaspari initially suspected he may have the Aids virus. But tests showed he did not, and it became clear that Dede’s immune condition was something far rarer and more mysterious. Warts aside, he had enjoyed remarkable good health throughout his life which would not be expected of someone with a suppressed immune system and neither his parents nor his siblings have shown signs of developing lesions. --THE DAILY TELEGRAPH
  14. loooooooool ,,,,,,,,,,, it is raining like berigii nebi nuux
  15. So is that all ?? ,,,, i didn't know you'll all agree with me
  16. hadhwanaag 2007-11-21 (Hadhwanaagnews) Badhan (HWN):- Maamulkii Degmada Badhan ayaa si rasmiya Daboolka uga qaaday inay ku soo biireen Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana ay taageeradii kala noqdeen Maamulka ******teeniya ee ay hore uga tirsanaan jireen Sidaa Waxa uu Maayarka Degmada Badhan Axmed Maxamed Cismaan ka Cadeeyey Xaflad shalay lagu qabtay Magaaladaasi,isla markaana sheegay inay dadka degmadaasi ay ka mideysan yihiin mowqifka Somaliland oo ay sidaa ku taageereen. Taliyaha Ciidamada Gurey ayaa isaguna ka dhawaajiyey in maanta Magaaladii oo dhan ay la wareegtay Xukuummada Somaliland, isla markaana Calankii Somaliland laga wada taagay Guud ahaan Magaaladii oo dhan. Waxaanay Masuuliyiintii Magaaladaasi dhamaantoodba iyaga oo mowqif mideysan isku raacsan sheegeen inay uga soo digo rogteen maamulkii Marjeerteeniya ee ay hore uga tirsanaan jireen,kuwaas oo ay ku tilmaameen inuu noqdey mid fadhiid ah oo fashilmey oo aan wax horumar ah oo la sheego la iman,sidaa awgeed laga bilaabo maanta ay wax la qabsanayaan dadkooda Somaliland. Arritan ayaa ka danbeysay kadib markii ay dhawaan Ciidamada Somaliland ee Jiida hore la wareegeen gacan ku haynta Guud ahaanba Gobolka Sool iyo maamulkiisa, kadib markii ay jabiyeen Maamulkii ******teeniya ee ka talin jiray Gobolkaas.Tan iyo intii ka danbeysay Wakhtigaasi waxa si is-daba-jooga loo dareemayey isla markaana isaga soo daba dhacayey taageerada iyo is-bedelada Maamuleedyada Degmooyinkii iyo shacbigii hore u taabacsaan jiray Maamulka Putland,ayaa wakhtigan isugu soo luga duwadeen dhinaca Xukuummada Somaliland.
  17. YES ,,,,,,,,,, My country how about you ??
  18. jooji af angariisida ,, oo soo dhowow horta , koob shaaha cab, sharaab ku dar, cashona raacso hadaad rabto ,,, intaa ka dib soo fadhiiso aynu muranee ,, anigu muran uun baan hayaaye
  19. what you believe is different ,,,,,, I'm just referring the statement of the religious leaders.
  20. I just don't want him to speak about Somaliland specially when his sources are weak and mostly some website messages ,,,,,,,,, i'm sure he could get better argument if he wants ,,
  21. do you want to translate their statement to fit your desires ?? that is a shame niyow ...... Government of Somaliland I can't see any SUB-STATE here ..........
  22. Jacaylbaro

    riddles

    I don't know it in English but waa jeega gaadhiga lagu dallaco ,,,,,, now answer mine
  23. kaasna wadaadadaa wadnaha u galay ,,,,, seems he didn't finish his mission yet
  24. Jacaylbaro

    riddles

    xaggu gebi , xaggu gebi guntu walac now who knows this ???