Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,187
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    300

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Maano-Faay: Iyaah, adoo maano cadeey eh maaba daliig aqaanin. Bas waaye. Dugsigii kasoo baxdey inii cashar cusub kuu furo waaye. Daliig yaa fasiri karo hee. Ani masaajo kuleel maba ka hadleynin nooh. Ani masaajadaa sheegaayi waxa waaye mid abuu uultime eh oo waqtigaan socdo. ____________ Macsalaama!!
  2. Salaan... Amiin Caamir aas rabnaa. Ninkaas aaba nasoo xasuusinee nooh. _______________ Macsalaama!!
  3. Salaan... Nova: LoooL. Canbuulo waa laga dalacay nooh. Toogtaan waxaa rabnaa kuwaan soo socda. List-keey waxaa kusoo koobaa kaliya waxa ka dhaca qolka qaas ah oo information-kiis so restrict ah: Habeen walba inuu daliig jira waaye. Daliig la'aan abaar ahaa. Markii ciyaarta habeenka bilaabaneyso, inaa dirac cusub oo kala nooc ah aa soo qaadatid waaye. It is the official uniform of the game. Masaajana soo qaad. Don't ask why we guys need it. Markii game biloowdo, kaanbiyo aa ku jiri doonto in every ten minutes. Hadii ten minutes oo jaamac gaari karo bo. Maanta intaas lee. Casharka waa sii soconaa. _____________ Macsalaama!!
  4. Salaan... C/nuur: Ha u bixin saxiiboow. Run lee sheegey nooh. Raali iyo nus, widayoow. I didn't really mean to offend you personally in any way. Walaahi. Marka ha igu sanifin hee. Aduunyo xaalkeed aas saas. Soomaali waxee dhahdey, "Ninba naftiis, Nabiyoo ummaddaa. Marka I don't really know who you are, but what I had seen on that page of blackplanet, it is different story. Again, raali iyo nus, duqa. Hibo: Xaa kuu daran adi? Waa is qoree miyaa? Kac ki erey. Dareer nooh. Fiyah caleeg. Madbagiis qof diiday maleh, lakiin waxuu asaga qoray lee sheegey nooh. Mana ka wadin inaa ku xumeeyo macalinkaas. And shimee M.M.A. oo bloody u hadlaa? Iyaah, war cusub dheh bo. Koweey koow. Lameey lama. Iyaah! Ha igu camiran nooh. Caarif aaba roon. ______________ Macsalaama!!
  5. Salaan... C/nuur: Been maala isku shegaa mise run? The page you have in blackplanet and what you are saying now by concuring what Buubto are really two different views--and two sphere unmatched worlds. If you really, really want to worship and fear Allaah, you wouldn't have a page like that in blackplanet. Walaahi. Ar waa la isku lee yahey nooh. Ha u bixin hee. ____________ Macsalaama!!
  6. Salaan... Luul: The best feelings I have now is that I don't really know any feelings. I never quite sure I do know how best I feel or how best is my mood. It is all good when you never expect anything you love dearly, and BAW, there it COMES! That might be a best feeling, perhaps. _____________ Macsalaama!!
  7. Salaan... Barwaaqo: LoL. Kii isku taabto aduunyo gaduun aas ku dhacaayo noloshiis ma'ahoo? Gantaalahaas waxaa kaliya taaban karo booska ma'ahoo hee? Canbaro: A typical canbaro iska dheh hee. Where is your typical jaamac too? _______________ Macsalaama!!
  8. Salaan... Ismahaan: Saas dheh yaqeey. And cunugaa u horeeyo hadiis Rabiga kusiiyo oo markii dhasho, just make sure if he is a boy his first garment to wear should be 'macawiis,' or if she is a girl, then a good dirac with a suited googarad would do better. And what is 'laxaax?' LoL. You mean it 'canjeero or malawax?' Oh, saas iga dheh nooh. Ani mar mar af jini waa ii ganbinaa hee. ________________ Macsalaama!!
  9. Salaan... Aqiyareey, amaa na casuumeysiin? Wax karis maka bixi karno nooh haddaa dhalin yaro nahney ee casuumaad sharaf noo sameeya. _____________ Macsalaama!!
  10. Salaan... Najma: See camal? Wax aa jira nooh oo iska fiiris lee ma'aha meshaan. Waxaasna wax kamid ah aa 'aboosto' eh oo isku dhacaayo ee marka farax hee. Wax fiican aaba kuugu yalee. Barwaaqo: LoL. Maxaana. Mid aa gantaalahaa hadda kahor taabtey miyaa adoo green light siinin? Ka qaleey hee. And it is not only the guys who do that. Some girls also do that. _________________ Macsalaama!!
  11. Salaan... ﷲ What do you think of this one? ________________ Macsalaama!!
  12. Salaan... And I was invited into this room, ehe? Well, certainly the NOTICE sign didn't say Ladies Only. And it certainly, too, didn't say Ladies for Ladies. So, I am in now. What one thing it is so indispensable and yet so quintessential I want from a fine sister to be? Shactiroolad. She must have this quality. No, no, I don't mean she must be Awkoombe, what I mean is that she must at least have a sense of humour. Or a humour with sense. Both ways, yes; and it will be hokey. _______________ Macsalaama!!
  13. Salaan... C/nuur: Noo. You are not repeating yourself. Xijaab is fine. But, some sisters took and understood only that xijaab should be intended to cover up only their hair. No. It wasn't intended xijaab to be like this. These days you see a sister with xijaab covering her hair, and with this same sister, you will see, is wearing a tight pant and shirt. What is this? Your gantaalo is exploding over from your tight shirt, not enough to cover them while you covered your hair. This was not what xijaab was intended for. You know, in my opinion, the best ideal of xijaab is really the way Soomaali women dress in back home. Guntiino, garbasaar, googarad, sifaleeti, garees, a not revealing dirac, or shuko. This really works. But, a xijaab with a pant that is so...well. _______________ Macsalaama!!
  14. Salaan... Jibriil: What is with the shallow word? You are using this word too much. Naga daa yaqeey. And what topics are you referring to that should come the admins' attention. I hand't seen any topics that is bad. The only topic that seemed a bad subject was the one initiated by Ninxun, and that was closed days ago. _________________ Macsalaama!!
  15. Salaan... Najma: Heeeeeey. Do not even try to break that sun glasses. It is a brand name. And certainly, it is in the top of the brand names. Armani. And does that sound a ring? See, I looked at you in a cool way, unlike jaamac's way. But, now you noticed, I have to double wear two sun glasses from now on. The other was not that dark enough. And do you know why older folks look at you? Because they do love your tiyiso. If you only know what that means. Sorry we cannot explain it nor are we in the position to translate. And no, that word is not in your average qamuus. __________________ Macsalaama!!
  16. Salaan... Hibooy: Allaheey Alla. Minneapolis aah. Maku jiri ani. Mahaas canbuulo ma u imaanaayi ee wax kale ma sheegtidoo hee. Ar inaay beentey waaye ee arlaadaas waa usoo socdaa ee adi lakiin birimo, sugunto, teerso tembo waa nugu xusee ma'ahoo? Ar saas dheh yaqeey ariirta. Birimo tembo qamadi waaye; sugunto tembana babaay waaye; teersana waxaa waaye koostar. Calool xanuun kafaayo aa la raadsanaa nooh. ________________ Macsalaama!!
  17. Salaan... Hibo: Soomaali gabeey iska dhafee, geeraar ay kuu tumee. Soomaali wax unique ah ay aduunkaan ubadi dadkooda laheen ay leedahay. Waxaas oo ah qof walba oo Soomaali eh wuxuu yaqanaa siyaasad iyo gabeey see ahaato bo ha ahatee waa jacbursanaa. Habeenkii xalay tagey waaye inuu jaamac ama faarax ama caasha ama istaahil aa ka maqashid ma aqaano. _______________ Macsalaama!!
  18. Salaan... Unikis: Do not miss this opportunity offered by Hibo. Com' on. Or may I go for you? Just a representive from you would be fine, I believe. Hibo, anina qaabilaada waa ku jiraa ma'ahoo? Eeh, naga daa hee. Casuumada Unikis kaliya lee miyaa. Garabeeshin aas ka socoto ma'ahoo mahaan. Bas waaye ani canbuuladeey aas iskaga noqohaa hee, iyadaaba abal jig iyo jug igu dhaheysay nooh. _______________ Macsalaama!!
  19. Salaan... Najma: Ever wonder why only older folks stare at you directly. There must be something and that thing really attributed their unbelievable and extraordinary staring. Let me stare at you too, but in a cool way, not to be seen by your scary eyes. This sun glasses will keep me in check and I would stare any object unnoticed. _______________ Macsalaama!!
  20. Salaan... Hibo: One small step for today, one giant step for tomorrow. See camal. Valentinena shimee bilaabatey bo? Naga daa yaqee. ________________ Macsalaama!!
  21. Salaan... What is wrong with Xamareeto? What is wrong with Faqash? Oooh, God. We are still on QABIIL-QUB-QASHIN-QAC-QAFAAL-QAB-QABLE-QALOOC-QURAC-QARAABISTE-QAACIN-QAM-QAMAARLE-QORI. Meshaan lee maa ku jireynaa. Ar Soomaaliyaa. Ar see camal. Shimee laga baxaa saan. Hebeloow aas Faqash eh. Hebeloow aas Qaldaan eh. Hebeloow aas Eelaay eh. Hebeloow aas Xayoow eh. Hebeloow aas Midgaan eh. Hebeloow aas Mooryaan eh. Hebeloow aas Jareer eh. Hebeloow aas Boon eh. Hebeloow aas Bajuun eh. Hebeloow aas Habar-Jini eh. Heblaayo aas Inan-Qac eh. See camal hee. Ar saan kadareey waaye. _____________ Macsalaama!!
  22. Salaan... So-So-Sisoow: You mean the kacaan songs. Praises of Jaale Siyaad. Hokey labadaan lee kuu xasuusta: Guulwadoow Siyaad, Aabihii Garashada, geyga Yagoo. Ha-Ha-Ha. Aabihii Dalkoow: Siyaad. Aabihii Ummadoow: Siyaad. Siyaad, Siyaad, Siyaad. _____________ Macsalaama!!
  23. Salaan... So-So-Sisoow: You mean the kacaan songs. Praises of Jaale Siyaad. Hokey labadaan lee kuu xasuusta: Guulwadoow Siyaad, Aabihii Garashada, geyga Yagoo. Ha-Ha-Ha. Aabihii Dalkoow: Siyaad. Aabihii Ummadoow: Siyaad. Siyaad, Siyaad, Siyaad. _____________ Macsalaama!!
  24. Salaan... So-So-Sisoow: You mean the kacaan songs. Praises of Jaale Siyaad. Hokey labadaan lee kuu xasuusta: Guulwadoow Siyaad, Aabihii Garashada, geyga Yagoo. Ha-Ha-Ha. Aabihii Dalkoow: Siyaad. Aabihii Ummadoow: Siyaad. Siyaad, Siyaad, Siyaad. _____________ Macsalaama!!