Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Add Awdal on that list. Why? Read this It does say Awdal is a part of Soomaaliya, not as claimed by... ________________ Macsalaama!
  2. Salaan... Had Barakaat existed, this would have never happened. It was Barakaat that dominated this market as others were merely shadows; alas they do now know that another Barakaat would never rise, and they can play the game the way they see it fit. P.S.: I never used it, and would never use--I somehow don't know. ________________ Macsalaama!!
  3. Salaan... The celebration continues. To begin with, heesihii wadaniga kusoo dhawaada: Qolabaa Calankeed...by Faadumo Qaasin Maanta maanta maanta waa maalin weynee maanta by Magool Dalkeyga waa jeclahay, Dadkeyga waa jeclahay by Saado Cali Soomaali makala harto mana kala maaranto!!!!! _______________ Macsalaama!!
  4. Salaan... Waxaa cajiib eh shactirooyinkii af Soomaaliga waxa ku dhacay meeshaan. Ani miyaa mise waa ila yaabteen. Wah, waa tanaa hee hada kahor midaa meel kala ka aqriye. ________________ Xariif Aaxoow la dhaho iyo xariiftoo Maariineey aa jiray; Mariineey aa xisaab ineey barato u imaatay oo Aaxoow aa taf eh maqashay, saan ay u dhex martay: Mariineey: Aboow Aaxoow, xisaabta aa foorto ku tahay ee maa ibartidna? Aaxoow: Hokey, ee gadaaal daluugta lee na geey nooh. Mariineey: Aacuudu aa lagu dhahay! Aaxoow: Hokey ee imtixaankana waa soo dhaw yahay ee day. Mariineey: Haye imtixankaaba iiga daran ee na geey hee. Aaxoow: Fiiri, Mariineey iyi Aaxoow hadii la isku daro meeqa waaye? Mariineey: Aroos aa?? Ka kac waraa. Aaxoow: Maya, maya, xisaab waaye oo iskudar waaye nooh. Mid kale oo su'aal ah: Mariineey hadii laga gooyo dharkeeda maxaa soo haraayo? Mariineey: Ka kac nuuda waayee. Aaxoow: Kalagooy aa la dhahaa xisaabtas. Haddana qeybis waaye: Mariineey, lamadaada lug hadii laba loo qeybiyo maxaa soo baxaayo? Mariineey: Ceeb waaye naga aamus adina Aaxoow. Aaxoow: Haddiin isku dhufano maxaa soo baxaaya hee? Mariineey: Hee xididka lama jibaaran ii nuunoow ma imaahaayoo? Aaxoow: Caawa xisaabta meesha aay noogu egtahay. ________________ Macsalaama!!
  5. Salaan... I have a bad craving for dhanaan stuff and this is the one thing I honestly miss about xamar...I went everywhere for this fruit and couldn't find it Maxaa igu sheegi weysay. Xamaraa kaaga soo qaadi lahaa iyagoo kartoon kartoon eh. The other day qof kalaa i lahaa if I knew inaad Xamar aadeysid waxaa kuu dirsan lahaa 'dhangaloow.' Isbaandhees isn't the way it used to taste or perhaps my taste buds had long forgotten it. I tried to eat it while I was there, and I couldn't even taste it--it was too bitter for me. ________________ Maahmaahdii Xamariga aa sii wadaa hee: Mukulaal qoor qabad caano ma ku dhanto. Musbax minankaaga u baahan meel kale ma la geeyo. Timir geed saaran buunsho ma loo daadiyo. Faradheer ishii aas kugu dayo lamadiisa ku day. Bishimihii shaah lagu dhamo biyo eey rabaan. Gurbaan ama gacantaa hakuugu jiro, ama gacalkaa hakuu haayo. Kuunto waxaa loo kuukuusaa kastuumo loo galiyaa karaamo lee maahinoo. Bunkaa cuntay bood boodkiisaa lagaa rabaa. Af Macaan, Gacan macaan aas ka fiican. Kabo kaa waaween dhiiqeey kugu firdhiyaan. Libaax duqooway duqsi aa ku dhee-dheelo. Af daboolan daqsi ma galo. Albaab furan lama galee waji furan aa la galaa. Kaadiye Badane waa loo gogol badiyaa! Hadal meel dheer aas ku dhacaa dhagaxna meel dhow. Salaadda cishaha iyo naag foolxunba waalees dhaafiyaa. Istaaqfurlaahul cadiim. Dheeroow dhuglaawe dhuusadiisuu ku qoslaa. _________________ Macsalaama!!
  6. Salaan... Some pertinent advices first: If you can tolerate a lot of takhsi, otherwise get ready for a real battle. If the extreme heat, that humid {huur} air doesn't bother you, you will then have a wonderful excursion. And the worst of all: If the Awe Airways and Shock Airlines--respectively known as Jubba Airways and Daalo Airlines--doesn't bother you at ALL, you are a lucky fella then. May you have a wonderful journey. A real great safe trip. Nagu salaan Soomaaliya. ________________ Macsalaama!!
  7. Salaan... Entre., a lot of people assume that most of us are all nomads or bear the heritage of being the descendant of a nomadic roots, but the fact is, surprise, surprise, we are not, just as you indicated. Most of those who live between the two rivers aren't nomads, but pastorals. Or they are semi-nomads. _________________ Originally posted by BARWAAQO: Plus, is there a more precious gift than a camel? Methinks not! Which is why I'm trying to convince my grandfather to wed me to a fit geeljire wit many camels. Barwaaqo, give me the seven digit numbers--or are they five?--of your awoowe. ASAP!
  8. Salaan... Maama, Soomaali saan ay dhaheen: Af waakoow, mey liki aamee. Haye marka walaashiis, iska iloow waxaan yaqeey. Is daji. Isbarmuuto ii cab. Raqeey iyo isbaandhees lasoo shiiday waa laguugu soo daraa. Canbo xataa, aaheey. Is daji lee, baliis. Inkastoo ani Admin. aheen, lakiin runtii topic inta hadii la keeno wax xun ma'aha, teeda kalena intaaba ka fiican oo dad badan arkaayo mise aqrin doono, ee walashiis si kale ha u qaadan. Maahmaahdaadana noosii wad yaqeey. ________________ Originally posted by Baashi: as MMA would put it 'labo qaawan waa u toostey' Baashi, ii fasir nooh. ________________ Macsalaama!!
  9. Salaan... Libaax, dee inan yahoow edebta daran, wax aan ku idhaahdo garan maayo; dee marka wax uun isku fal, ku eegi, kula taliye, dee wali uuna sidii baas baa uun tahay. Meel alla meeshii uun kasoo dhacday ha ahatee, ee dee edebtii iyo dastuurkii baa kugu yar ee inanka yar oo qadhmuunka, qurunka iyo qashinka ah bal uun bax shaqo yeelo. Aww...kikikikikiki. Ar Libaax yaa iga celinaayo. Soomaali maxee ku maahmaahday? Libaax xuux la dhahay, xalaal aas kaa dhiganaa. Hayeey!! Libaax, duqa, that was a clear shoot nooh. Hakaa saarto, I think I misread the title, was it saying 'personal attacks and other abuses on me' or 'thoughts of personal attacks and other abuses?' Oobis, then. Waaba kugu practice-gareeyi nooh. ______________ Macsalaama!!
  10. Salaan... Ani maah-maahyada Xamariga aan ka helaa. Easy. Simple. And down-to-earth. Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. Geedkii doon noqonaaya dubkiisaa laga kasaa. Sagaaro miirkeed qabto masaajid eeylo ma gasho. Dooro qeylisay Diiq aas ka dambeeyo. Of course, maxaa kale ka danbeen lahaa. Masaa??? I jiid ama haku jiido, gacmo daalis lee maahinoo. :cool: How true! Jug jug meeshaada lee joog. Af caytamay ninkiis aas ku yalaa. Fara ka ciyaar, daba ka ciyaar lee ka danbeyso. Xamar xisaab, Xarar Dheere xoog. Muryo cunoow macno malehee maroorkii aas xaari lahaa aas ku dhib qabaa. Amar Dowlo mudeec, ninkii diido dabaal. Will maryooleey ever understand that??? Jeesto ma jabto, ninkeeda aas jabo. ________________ Macsalaama!!
  11. Salaan... Originally posted by OG_Moti: Wagad, Hamdi, Afgooye, Karur, Country Style at Dixon, Sheridan Mall or the McDonald's at Falstaff, Jane & Finch, Duncanwood, Weston & 401, Macmacnka Hamar Weyne, Benadir, Somali Hall of Fame, Iftin, any of the Dixon Buildingz, Emmett Buildingz, Driftwood, John Garland, Eastmall or Westmall, Yorkdale or Eaton Centre, the Base Night Club, and off course Five Star Banquet Hall Duqa, waxaa cajiib igu eh McDonald's at the Falstaff. McDonald-kaas aa lacagteey qabo, because of living one of the Falstaff's buildings in 2001. Lakiin Koronto jaceelnimadeed maa intaas oo meel u xafiday. Maskiin. Bas waaye, we will relentlessly lobby one of the main nomad sisters to sponsor you, sidaan ka bacdi waaba u dhiman doontaa Koronto. ________________ Macsalaama!!
  12. Salaan... Originally posted by Princess_Sexy: ....everyone knows that the SARS case were discovered in ASIA...so for anyone to say that it was created by the U.S......my goodness....and this comment... SARS, yes, was found in Aasiya, but the thing is anyone could have brought the disease down there. Whether U.S. created this whole thing to suppress and curb the attention from the heat of the war or not, there is some fishy and odd thought out there about how the Americans handled it. Canadian officials when they learned that Canada has had the same probable or suspect SARS cases as of U.S., they quickly got suspicious. To date, 37 people died from this new virus in Canada, all within Greater Toronto Area. In America, we have yet to see one die as the result of this virus. And all of those flights--more than those that arrive in Toronto daily--from mainland Asia were coming through Los Angeles and the Bay Area, and still see that America needed not to wrestle and not affected the way the virus knocked out Canada, the fishy thought then holds still. And compared to Canada's just 33 million people to the enormous 280 million people of American citizens, the skepticism gets even more interestingly doubtful. And the outbreak happened in Toronto, not in Vancouver, Canada's main gateway to Pacific Asia, where most Asian flights land before they continue their journey's transit. America either loosened this new virus in Asia or suppressed the total American deaths, in fear of the anxious American public. It is impossible not that a single American had not died from this disease. _______________ It will be even worse if he returns to office for a second term. If that happens, ani kanada aan ushubaa Duqa, what happened? Dacaayadii Canada ma iska dhaaftay? Kikikiki. Don't dare to wait the re-election, welkam aboard now. Hadaba hadhoow aaka shaleynee ee inta aanan xuduudka xiran iska imoow, readily substituting that ugly Green Card to the wonderful Landing card. _______________ Macsalaama!!
  13. Salaan... Originally posted by Entrepreneur: Abshiro Ammaan Amran Askaro Axado Basro Bishaaro, Cajabo Canab Carfoon Carwo Cawrala Culimmo Dahabo Dawo Farax Fariido Farxiyo, Hibo Idman Iimaan Ilwaad Isniino Jamaad Jawaahir Kaaho {Kaa-Ha} Khadro Khayrto Luul Naadiyo Nafiso Naruuro Nuurto Raalliyo Raaqiyo Raaxo Rummaan Saafi, Salaado Samawado Saxarla Suleekho Ugaaso Umal Xalwo Xorriyo Xukun Farxado Duco Long as I love seeing a girl named after a good traditional Soomaali name, however those names I quoted above aren't really Soomaali names, but rather a Soomaalized Carabi names. Take for example Khadra or Jawaahir or Raaxo or even Xoriyo. All those are Soomaalized Carabi or Muslim names. However, it is really good to see some true, real pretty Soomaali names out there, like Haboon, Ladan, Idil iyo Hodan. _________________ Macsalaama!!
  14. Salaan... Matkeey Maadkeer, si feylan kii salaamey, widaayoow. Widaay sheekadaan dheegbo. Hadu kahor wala la weydiyee lan ebidsheey salaad tukan, oo wal la weydiiye mey kiindiiday inii Rabi in tukata? Wala ki jawabee sidun: "Waalaaguun gaal aduunka bershee rooga arasee?" "Aragee." "Waalaguun gaal hooba naar galaan, naar buuhsamaasa, mataas anu korshooy koree, naarta korsheey koree mataas dabsheey ma'i geeri doona..." Bisinka dhehbo. Xariifkaas aa aduunka joogo ee ka waranbo. Cajiib dheh. _______________ Macsalaama!!
  15. Salaan... Sophist, yeah, I still have that business card you provided me, but heey, wasn't it a something like Sophist, Sons and Associates card? Well, I was waiting when I am in a deep trouble against the law, readily to call you, my personal attorney. I never thought it was a personal or frienship calling number. But, walaalkiis, seriously, as you know Denmark aa aaday, and when I got back, I hardly had a chance before I departed for Cardiff. And I came back upon at the time of my flight's schedule back to Toronto. Ee raali noqo, and anaa inta kasoo wacaayo--that is, when I am in trouble against the law. ________________ Macsalaama!!
  16. Salaan... Entre., duqa, have you ever seen any 'real' faarax recently? Conjure up your mind, and reflect as far back as you can. What do they--all those faaraxis you had 'seen' or met--have in common? I am sure they have had something you hadn't figured out yet, and that peculiar pattern they have in common is, as what we Ciyaal Xaafada used to call, maraxnimo. Or plainly put: Reer Baadinimo. I know, I know, all faaraxis, hold your fire. It is a stereotype that fits--umm...err...well--perfectly. And to extent jaamacis are included too. Some jaamacis do seem like that too. And unless you're named either faarax or jaamac, you won't take any offense regarding my description, will you? Regarding the xaliimo situation, it is a bit different and complicated. I for one use caasho, instead of xaliimo, because caasho is much older and familiar. Both are used because those two names are old names, considering the historical analysis of Soomaali feminine names. Caasho and xaliimo names had faded in the 70s, 80s, and you would have rarely seen a young girl named either these two names in these two decades, but one name had came back and exploded in the 90s and now, for slightly changing to 'Caa'isha,' instead from the typical caasho. So, the idea behind xaliimo came from there--just simply being associated with an old name, and thus you being 'outdated' as well. And then there is a third explanation; the name 'faarax' and 'jaamac' is associated with some regions in Soomaaliya. These regions got a huge male population named either after faarax or jaamac. For political correctness, I won't mention these regions. ________________ Macsalaama!!
  17. Salaan... I am looking forward to abandoning the ICELANDAIR box for the more lexurious Emirates "suites" Kikikikiki... What? That IcelandAir exists? Kamoon maan. So, if it is exists, is it better than Alitalia or Aeroflot, the two cheapest and trashiest airlines in Yurub? P.S., Libaax, I am telling you, if you ever get a chance, always use Emirates as much as you can. They have a superb hosteesyaal, and not to mention the airline itself. Unlike the crappy, ageing stewardesses from most other Western airlines. ________________ Macsalaama!!
  18. Salaan... I already had mine. And it technically went like these: Toronto-London-Dubai-Xamar-Dubai-Xamar-Nairobi-London-Denmark-London-Wales-London-Toronto-Ottawa-Toronto Isn't that a real vacation or what? Intiina kale beenta naga daaya oo state-to-state aa u gudbeysiin markaas aa vacation leedihiin. So, I hope Down Under to be the next option to explore. And Qantas to be the next airline to board. :cool: Aw...speaking of airlines, Emirates is really a real-pro airline. Even competing with the reputed British Airways. Darn! __________________ Macsalaama!!
  19. Salaan... London is greaaaaat!!!! I hope I am forgiven for what I had written earlier regarding the GREAT-GREAT-GREAT city of London. Am I forgiven now, London crew? And noo, that Blair Witch guy hadn't paid me any to advertise it. Jamaal, Southall was great. But, do you really live there? Aw, it stinks. Oobis, I meant it is... But, it got a great masaajid there. _______________ Macsalaama!!
  20. Salaan... Shakespearean gobbledygook and argot aside, what are you saying, chum? That we are no longer friends. Alas, poor Sophist, I knew you well! And I lost you well. Waraa, lakiin maxaa sheegoysaa that saxiibtinimo majirto? See waaye nin yahoow. Haye, deentii aa igu lahayd ma ii dhaaftay hadii saxiibtinimo danbe jirin? I will sure love it! And speaking of trains, if it wasn't Jubilee Line, London subway, err underground, trains suck. Yep, big time. Their shrieking and screeching intee laga soo maqlaa? And it is so cariiri, my God. British people gacanaa u taagay. THEY ALL WANT TO BE DIFFERENT! ________________ Macsalaama!!
  21. Salaan... Suaashaan idin weydiinaayo waxay tahay maxay ku kala duwan yihiin af maay maay iyo af raxanweyn Nothing. Waxna. Wax ay ku kala duwan yihiin majirto ka aheen hal wax oo laba magac loogu waco. Sida uu Matkeey kuu sheegay, 'maay-maay' asalkeed waxee ka imaatay 'maxaa maxaa' oo 'maay-maay' u dhigmato. Ereyga 'maay' aa afkaan ugu badan, oo dadka oo Soomaalida kalena u yaqanaan 'maxaa,' marka Soomaalida kale 'maay-maay' ay ogu samiyeen, dadkaan af maay-maayga ku hadlana af Soomaaliga kale 'maxaa tiri' ay ugu wacaan. Ani qaas ahaan, afkaan maay-maay aa ugo wacaa maxaa yeelay af raxweyn or reewin waa qabiil, af maay-maayna Soomaali dhanaa ku hadasho oo dago dhul balaaran oo ugu badan qabiilkaas aa sheegay. Inkastoo dadka ku hadlo afkaan dhabta eh ugu wacaan af 'reewiin' or Raxweyn, lakiin ma xumo af maay-maay hadii la dhahana. {P.S.: I hope the Admin. doesn't mind us using the supposedly qabiil terms, because we couldn't explain without using that qabiil's name} Nuune, widaayoow, hees wal ki gorada maleh. Run hooba fadaasa, wal ki gorada gees dhan maleh. Ifkeey hees ma hafidna. Adi sidaas daraashiyee kii weydiyaaya hooba kasaasa tii haki weydiiye. ________________ Macsalaama!!
  22. Salaan... Hasan Eeden kejiree, kajira hooba la ara galaana; hooba hasan maka jiro la aro nagadaana Matkeey Maanuur Maadkeer, weh, mey eraasa? Hooba Hasan Eeden kijarna, bas miyaa? Widaay, anu Reer Baydhabo ma'eh. Anuu yar ku'badshee, Baydhabo Janaay qihii lee seeday. Hooba adi reer Baydhabo eta, intee ka daganayti Baydhabo? Iinsheegbo. _______________ Macsalaama!!
  23. Salaan... I was born in xudur Heey, Ayaan, that is where my father hails from. He was Xudur's own malaaq in the 1950s. :cool: My father's family hail from there, but unfortunately, I have never been there. I will visit there one day, insha allaah. By the way, most of the people I see who are oringally from Xudur are ILKA CAS. What is up with that? Because of biyaha la cabo or what? Enlighten me then. OG-Moti, adoogaa Xudur ku dhasho iska dhafee, awoowgaa xataa Xudur ebidkiis ma arkin. Ceel Barde ku ekoow yaah, waraa. Xudur aa soo fara gishanee, cagtaa gaabta aa kuu laabeynaa walaahi. ________________ Macsalaama!!
  24. Salaan... GABADHII DARISKIINA AHAYD, MAXAAD DABADA FARTA UGGGA GALISAY? Waxaas su'aal miyaa saxiiboow, wah. Haye, waaba ka jawaabaa. Gabadhaas waaka heley nooh. Ani mideeda, mida ugu fudud: Wax aad adiga qaadi kartid oo qaadi karo wax aadan adi qaadi karin." ________________ Macsalaama!!
  25. Salaan... We hate you too, sister. Soo dhawoow, mise soo gaabgaabso, adee ku jirtaa ee noo cab caanaha ciirta, haddii kale kac hee. Intee ka 'kacaa' aah? Taas ha i weydiinin. ________________ Macsalaama!!