Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,187
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    300

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Hokey walashiis waa tanaa: Ninkii Qabri wada bee Geerida dhibeysaaaaa, waqtigiiiii dhamayoooooo waa dhaqaaqi donaaaa. Jaceel soo aniga malihi? Haa!! Haa!!Jacburis soo aniga malihi? Haa!! Haa!!. Ninkii Qabri wade bee Geerida dhibeysaa, waqtigii dhamaayo waa dhaqaaqi donaa. Jaceel soo aniga malihi? Haa!! Haa!! Jacburis soo aniga malihi? Haa!! Haa!! Ar intaas lee aqanaa. _______________ Macsalaama!! [This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 04-02-2002).]
  2. Salaan... Sisinta, maya Hell's Angels waaye. ______________ Macsalaama!!
  3. Salaan... Nubiyaan: MMA could have been enough. As most use to write that. No need to spend an entire minute on it, then. And thanks. _________________ Macsalaama!!
  4. Salaan... Kana hee. Alla qurux badanaa. Gurigeena ay ku dhagsaan jirey kaas. ________________ Macsalaama!!
  5. Salaan... Ninba Afkiis, Nabiyoo Ummadaa. Cartan, sax. Afkaan wax ka fudud maleh. Dadaa dhahaayo adeeg waaye. Af walba qoraalkiis adeeg waaye, qoraal hadee noqotana af Soomaali aa ugu fudud oo loo hingaadiyo dhawaaqo uu qofka ugu dhawaaqaayo. Af Soomaali hadii ka fahantid guud ahaan qoraalkiisa fudeed waaye oo dadaa dhibo sidii Ingiriis camal ugu dhawaaqo ereyadaan oo dhib ku eh ama isku qaldo: O iyo U. Shaqal dheer iyo shaqal gaab. Kuwana wixii fudeedka aaba u gooyey oo ah: X, Kh, C, Y, Q. Kuwana maba kala bixin karaan: Kh iyo Q. K iyo G. Sida Qayr iyo muKHtaar camal. Eed maleh Soomaali luuqad sodon sano kaliya qorideeda socoto waaye, lakiin hadii isku tijaabisid fudeed caleeg waaye. Teeda kale kuwa dhahaayo markii la qoraayo af Soomaaliga adeeg waaye. Been iyo nus. Saas Ingiriiska u qoreysiin aa u qori kartiin af Soomaaliga. Markii af Ingiriis qoreysiin waxaa isticmashiin midka jidadka {ama informal miyaa?} loogu hadlo. Marka af Soomaali oo midka jidadka loogu hadlo aa qori kartiin. Maxaa yeeley waa wareerteen markii af Soomaali qoreysiin waxaa rabtiin inaa qortiin kan abuu asal ah. Mayaa sida Ingiriiska camal waaye. Informal iyo formalkiisa waa wada qabaa. Ani keyga af Soomaaliga informalka loogu waco waaye, saas waaye. Markuu af Soomaaliga kaliya ku dhibaayo waxaa waaye markii aa iska doon dooneysid inii sidii Sayidka camal wax u qortid. Kaas dhib waaye, lakiin mid abuu jacburis caadi saana waaye. Intaas lee. Marka mida kale kii ku dhalan Soomaaliya oo sheego afkeey ma aqaano, booto iyo nus uu sheegey. Boqolaal ku dhalan Soomaaliya oo 7, 8, 9 iyo 10 jir ah aa arkey oo af Soomaaliga kaa badiyo bo. Qoraal ama hadal. _________________ Macsalaama!!
  6. Salaan... Rap-Mistress: I thought you kinda like rapping and these stuff. But, what is with Khaalid bin Walid Masaajid. Ani maa wareerey oo rap iyo khaalid bin walid aa isku meel ka dhaca? Sheekh Bashiir must be laughing hard. LoL. Ha u bixin hee, sister. It's nice of you to work there. And especially on this Youth Conference. Is the guy who is from Texas still there? The guy who gave the Khutba on Friday? I wanted to be there today, unfortunately I couldn't make it. Heey, keep some bariis for me, hokey. _______________ Macsalaama!!
  7. Salaan... Rap-Mistress: I thought you kinda like rapping and these stuff. But, what is with Khaalid bin Walid Masaajid. Ani maa wareerey oo rap iyo khaalid bin walid aa isku meel ka dhaca? Sheekh Bashiir must be laughing hard. LoL. Ha u bixin hee, sister. It's nice of you to work there. And especially on this Youth Conference. Is the guy who is from Texas still there? The guy who gave the Khutba on Friday? I wanted to be there today, unfortunately I couldn't make it. Heey, keep some bariis for me, hokey. _______________ Macsalaama!!
  8. Salaan... Rap-Mistress: I thought you kinda like rapping and these stuff. But, what is with Khaalid bin Walid Masaajid. Ani maa wareerey oo rap iyo khaalid bin walid aa isku meel ka dhaca? Sheekh Bashiir must be laughing hard. LoL. Ha u bixin hee, sister. It's nice of you to work there. And especially on this Youth Conference. Is the guy who is from Texas still there? The guy who gave the Khutba on Friday? I wanted to be there today, unfortunately I couldn't make it. Heey, keep some bariis for me, hokey. _______________ Macsalaama!!
  9. Salaan... Rap-Mistress: I thought you kinda like rapping and these stuff. But, what is with Khaalid bin Walid Masaajid. Ani maa wareerey oo rap iyo khaalid bin walid aa isku meel ka dhaca? Sheekh Bashiir must be laughing hard. LoL. Ha u bixin hee, sister. It's nice of you to work there. And especially on this Youth Conference. Is the guy who is from Texas still there? The guy who gave the Khutba on Friday? I wanted to be there today, unfortunately I couldn't make it. Heey, keep some bariis for me, hokey. _______________ Macsalaama!!
  10. Salaan... Ladiyoos: Perhaps, it was your appearance that freaked the hell out of that lady to assume you not being a Soomaali. Perhaps, it was the way you dressed. Perhaps, it was, in her presupposed mind, your so kind of offering a greeting--and an Islaamic one. Perhaps, she was mad and was minding her own business, thus your own interuption made her unease. Perhaps, perhaps...the theories are on and on. Well, ani indhahaa ka salaama. And if I see a one in elavator, my salaam will never be late. Especially to elders. Salaan is not tough to say. I must hesitate, though, to offer a one to gabdhaha, because I know what they will think of it. A pick-up line, perhaps. _______________ Macsalaama!!
  11. Salaan... And add these boys' image on the list, Jamaal. ______________ Macsalaama!!
  12. Salaan... Barwaaqo saas miyaa, dankis hee. _______________ Macsalaama!!
  13. Salaan... Caydiid: Brother, you are getting a bit further. What are all of these fuss with these hatred and acrinomious about? Brother be a frank social person. Kamoon. I thought you were better than that. Kamoon. Hokey. Hana igu sanifin ani, hokeey. LoL. Waa la isku lee yahey nooh. _____________ Macsalaama!!
  14. Salaan... Raxiima, walashiis Mahad Alla!! Beydaan, maxaa kugu dhacay? Kamoon, sometimes life aaba saas iska eh. _______________ Macsalaama!!
  15. Salaan... Ismahaan, dankis yaqeey. Jasaakallaah!! _______________ Macsalaama!!
  16. Salaan... Kii maqley sheekadaan biis waaye, kii kalena kursi jiif soo qaado hadii ganbar weesay. ________________ Gabar la dhaho Shuun iyo cideeda aa Waqooyi Galbeed kasoo guureen oo xaafada Waaberi ee Xamar ay usoo gureen. Gabadhaan oo maskiin iska eh sitimaankii ugu horeysay magaceed aaba sheeko Awkoombe laga dhigtey. Iyada too kale waaye maba fahmin bo. Sidii loogu haayi, 'Abaay shuun kaaley shuunkaa macanaa.' Maskiin dheh yaa kuu fahmaayo hee. Sitimaankaas cusub iyadoo lagu jiro oo wali alaabtood fur furan ay dariska maalin ka doonatey xaaqin ama iskooba iyo shanlo. Ay Iisho aa daris la ahayd oo gurigeeda ay ku hormartey. Markii soo gishay aa Ay Iisho ku dhahdey, "Igaarteey Shuun soo gal minankaa minankaa waaye." Shuun salaantaas maba qaadin oo waxee rabtey ay biloowdey, "Dee mafiiqad {iskoobo ama xaaqin} iyo feedha {shanlo} baa doonayi." Ay Iisho hakuu wareerto hee. Ay Iisho aa soo tuurtey, "Ar igaartey, Dagaal ana Allaheey ka Alla. Hana fiiqin, hana i feerin, adi lee shuun markii hore isu bixiyey ee anaga Allaheey ka Allah oo anaga ma aheen." Ay Iisho way sii wadey wacdigeed, "Igaarteey hadii rabtid dagaal maku jirno walax kale oo qayr eh noo sheeg hee." Gabadhii yaab. Ereyga dagaal lee fahantey. Iyada in dagaal laga wado waxee u maleysaa bo in shanladii iyo iskoobihii dagaal in lagu kala qaatey. Ar sidii aa lagu kala tagey iyadaa la isku maqan yahey. ________________ Macsalaama!!
  17. Salaan... I didn't really know how painful was this. Sorry hee abaayaasha tutigiin. Walaahi, I didn't know it is was this kind of inflicting. Oops, my tip-toing had been caught. I am in the wrong washroom. Darn someone in some ugly mind blocked the MAN side in the woMAN sign. It is perhaps my poor vision. Or perhaps my rushing kidneys. Sorry once more. ______________ Macsalaama!!
  18. Salaan... From man's side, it is easy. He can marry upto four. And this is one of the reasons polygamy was permitted. Under this condition or similar ones, that is why, really, polygamy is the solution. But, I don't know how would a sister deal with that. Ilaahey caadil waaye, calaf haduu jirin xoog ma'aha. If she can sacrifice a great deal of her pleasurable life and allow him marry a second or third, then it is all a happy family and happily end. But, I doubt that will ever happen. I know there is this love thing, but hey we are talking about the best possible way a one can have a child. ______________ Macsalaama!!
  19. Salaan... Buubto: Saas miyaa, hokey hee. Aamina: Ani maskiin ma'ihi? Iga daa nooh. Bas waaye hadii maskiin ani noqon jinigeey aa soo raranaa hee. Aheey, jinigeey katarbiilka wato wali oo mashiidiyana eh. ______________ Macsalaama!!
  20. Salaan... Oops, it wasn't for me. But, I thought I was the only waardiye at the door at that time. If I am wrong, then... _________________ Macsalaama!!
  21. Salaan... Barwaaqo: Walashaa see tahey hada? I know it was three years ago, but still wax long-term injury gaarey ma jiraan? Ah, I ain't no personal injury lawyer, in case you are thinking like that. LoL. _________________ Macsalaama!!
  22. Salaan... Libaax-aw-Xuux: Quit watching too much Oscar gallas. Runtii. And speaking of it, did you watch it last night? Oh, God. It was the only night I watched almost all completely. And you wouldn't believe how happy I was by seeing the names Berry and Washington being announced. Especially, when the name Washington being said aloud by that girl Julia Roberts. It reminded me how real fan I was wagii banoonigii koobka aduunka ahaa nooh. Walaahi sidii Talyaaniga camal aa u dabaal dagaayi nooh. Oo alaabta isgili oo gacanta ah ku haaye. Buubto: LoL. Yes, I ain't no maskiin. Rather a wasqaan. I ain't, too, no macruuf or aqiyaar. I am a waawareey. And majnuun. And waryaa too. If I was really macruuf, maskiin, aqiyaar guy, I wouldn't have called these names on myself. It is rather the opposite. Aqiyaarta kale, thanks hee. Waa la isku lee yahey nooh. Meeqo Oskar aas heley? Iyaah. ________________ Macsalaama!!
  23. Salaan... Hellooow!! And goodbye! ______________ Macsalaama!!
  24. Salaan... Eheheheh!! Dhaq Dhaq! Mea culpa! Sorry. I just couldn't stop laughing. Heey, I am laughing, but you said don't laugh at me, as though... Nice gabeey, by the way. And the sky is not falling. Ah, did you read that book called, "The Sky is Falling" by Sidney Sheldon? ________________ Macsalaama!!
  25. Salaan... Caydiid, ar maxaa is faalisay? Magaclaawe: Maxaa noo weydinee hee. Lakiin waxaa siinaa cariifkoo la dhaho Libaax-abuu-Xuux oo ka qaraabto mahaan. Dhinaca gabdhahana tan waaye: Naag-Qaawan. AKA Abuu-Iisho-Manuurto. But, today, better know as the honourable Lady of Faadumiin. ________________ Macsalaama!!