-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Awalba maryooleey, lamagoodle eh walax quman ma laga sugeynin. Minii la yaabo yaasiinka aas la dhahay, ee anigana alamtara iyo idaajaa aan ku darsado. Aan ku celiyo maahmaahdii loogu tala galay dadka qaarkiis: Geel indhakuul maxaas ka kasaa.
-
Look at this sawir. It looks like the nigga inay iska dhaleen Vietnamese, Senegalese and Calibeesteen [Native First Nations of North America]. Balaayo qawad qabo. The dude really si si kale ayuu u egyahay. His palm shows how gacan ku dhiigle he is. Meeqo masaakiin ayuu dilay maraxa.
-
What is SRRC [soomaali? This misnamed warlord-dominated, loosely-based pseudo-organization [soomaali Reconciliation and Restoration Council ] was a Xabash-created baby, and funded by the same Xabash, in March of 2001, whose sole agenda was to undermine dowladii kumeergaarka ahayd ee Jabuuti lagu soo dhisay. Xuseen Caydiid explaining what SRRC is: QUESTION : Why was the Somali Reconciliation and Restoration Council set up and why do you not support the Transitional National Government (TNG) of Somalia? ANSWER : We saw the country going downhill so we said we are not fighting any more and joined together in March. All the five [main] clans are represented in the SRRC, that is why we have five co-chairmen. Our main enemy is Islamism, fundamentalism. This is our main enemy. The TNG has some clans who are mixed but they are not political parties who control the country. Basically they are just a new faction, but their platform is al-Ittihad, their platform is Islamism because they are not from the tribes, they are imported from outside and funded from outside. There is fighting in Puntland, there is fighting in Mogadishu, so this group is creating civil war. We have been in power for 11 years and this group came in by airplane. We are completely against the TNG. It is a platform for fundamentalism. They are backed financially by the Arabs and fundamentalist states. Q : Why should the international community listen to the SRRC when it is the TNG which is in power? A : They are not in power. We have control of Mogadishu, they don’t have the state houses, and they don’t control the port and airport. They don’t control the land. They want to control Somalia through Islamic rule, not democracy, and we are pro-democracy. The SRRC is in power now... Q : Will you continue fighting against the TNG as long as they are in government? A : We will remove them by fighting with them. Where is their 20,000 strong army? It is finished. There is still going to be a year of fighting but we have seen the worst. After I came back to Somalia in 1995 I was branded a warlord – a few weeks earlier I had been living in California. It doesn’t cause offence; it is an inherited word, jargon. But yes we have an army, we have an armed struggle, we are not [just] talking... IRIN The relucant, untrusting participant warlords? Xuseen Max'ed Faarax Caydiid [interior Minister] C/llaahi Yuusuf Axmed [Madaxyare, Father of Stooge madaxweyne ku sheeg] Maxamed Nuur Shaatigaduud [Finance Minister] Aaden Cabdillaahi Gabyoow Cismaan Caato Max'ed Saciid Xirsi Moorgan Muuse Suudi Yalaxoow C/risaaq Isaaaq Biixi "Sheekh" Aaden Madoowe [speaker of Parliament] C/llaahi Sheekh Ismaaciil [former "Foreign Minister," now the Deputy of Prime Minister] Those stooges, including the biggest and Father of Stooge ever Soomaalis seen, in bold names now hold senior positions in this treacherous, non-existent, illegimate dowlad ku sheeg. And of course the second biggest stooge, Geedi, a Tigrey-brainwashed, holds the prime ministerial position. Do they think Soomaali people will allow them to sell our collective national soul to Xabash? Ar maxee riyoonoyaan.
-
Soomaali badan ayaa ku wareerto, siiba kuwa u turjuma hay'adaha iyo goobaha caafimaadka dadka waa weyn. Maadaama ee saas tahay, boggaan waxaa ugu tala galay jiroonka jiro magacyo Soomaali leh in lagu keydiyo. Hadaa taqaanid, intaa taqaanid ku siyaasi. Aniga intaan ayaa caawa ku bilaabaa, oo kuwa ka badan ayaa jiro oo aan mar kale kusoo ridi doono. Cagaarshoow = jaundice Jadeeco = measles Busbus = chickenpox Furuq = smallpox Oofwareen [koolboaariyo] = pneumonia Dabeesha = polio Xaaqo [tiibisho] = TB Duumo [malaariyo] = malaria Qandho [feebaro] = fever Sokoroow = diabetes Dhiigkar = high blood pressure Madaxfurad = migraine Hargab [ifilo] = influenza, cold, flu Neef = asthma Gaastariiko = ulcer Qoorgooye = meningitis Juudaan = leprosy Daacuun = cholera Shuban = diarrhea Cuncun [isnidaamis] = herpes Bahaloow = rabies Tufoow [tuf] = rheumatic Kud = anthrax Teetana = tetanus? Indhagaduudoow [indhacaseeye] = yellow fever Waraaboow [bajo, isfiilato] = syphilis Intaas ha inoo joogto. Hadduu qalad ku jirana waa la iga sixi karaa.
-
Baddacase, ma hubtaa? Ar soo bandhig hee, aan aragnee. Tii koowaad waa ku dhacday, xataa Che oo lamagoodle iska ahaa ayaa ku gartay. This time yihooy walaxaa isku heysid maha keen. [Erayadaas u dambeeyo kan afka ciyaal Xamarka ma'aha ee haku wareerin already yaah. ]
-
Awalba dowlad ku sheeg maxaa ka sugeysay. Actually, this non-existent entity Xabash naas nuujineyso iyadaa isdileyso, oo qashinka ee tahay ku biiri doonto soon. Shariifka is still recognized by Jabuuti and Midowga Yurub. Iyagaaba isku wareeri doono. Dad la heysto waaye kuligooda Xildhibaano ku sheega, maxee dooran karaan, the whole thing Xabash ayaa heysato, including the very country they say represent, and they can only vote their man, who cannot even read Afsoomaali. Kuwii aqoonta lahaa do not even bother inay tartamaan because they know meesha inay Xabash joogto la heystiyaal yihiin and kan ee wataan kaliya soconeyso, who always happens to be kan ugu aqoon yar. Kuwii damiirka lahaana maba joogaan, only 200 ayaa joogtay and 75 ka maqan. It would even been less than 150 had Keenyaatiga did not force out some of them their cushy hotels in Neyroobi. That alone tells you something.
-
Ar maxee been isku sheegeen. Dad markee hadlayaan xataa candhuufta celin karin, afkaas ayee noo faalinayaan marka. Awal aaba la dhahay Awgeel [geeljire] indhakuul maxaas ka kasaa. Aaheey. Kaastaro, adigaa labada afba soo arkee, maraxyadaan maa wax u sheegtid. Xataa maba kala saari karaan Xamari [the hardcore Reer Xamar speak in Shangaani, Xamarweyne, Xamarjajab, Shibis and Boondheere] and afka the rest of Reer Muqdisho; the latter a melting pot that have had combination of many accents together, founded by particularly ciyaalkii Xamar ku koray. Xamari words badanaa ereyada saa, haa, yaa, aas iyo kuwa kale ayee ku dhamadaan, sida tusaale ahaan 'maxaas sheegahoyaa igaarkaan' [meeshee ka dhahaan ciyaal Xamarka 'muxuu dhahoyaa kan']. Haddii afka idiin gooye, caadi waaye, yaala sanifin. Waala bartaa, laakiin iisi on nooh noohda. It absolutely and perfectly fits in some sentences, where a true speaker can only know when and how. NB, about the videokaas, I personally know the guy who is trying to "sound" like a gabar. It can easily be la garan karaa; he is also providing the other voice of Aaden. Ar maka joogoo laakiin, amee ka ban gareyaan that masaajid.
-
Simply the best ever -- ever! How did I ever forget this since telafashinka Xamar laga soo saari jirnay anigoo yar. Aboow batiiqoow Bocor iiga keenee Geedkii jaceylka balan noo ahee Bakara, bakara Baabuurka ii jooji Meelahaa ka daahooyaa... XaaaaaaaaaaaaaaaaaaaX Taloow manooshahay qoftaas maanta?
-
Reer flight 13 or Reer Otaanga should have appreciated like this. Saan ayaa wax loo amaanaa ama shib la iska dhahaa. Eed inku farahsana, dadka Maaymaay ama Mahaatiri...geega mey ki farahsanaa feestada sanadka ... 2002 [ennn 2006 ], isina garab nii weeleen ni fadheesideen, unugana ni si aragoona. Eed iyo eed, dank yuu, dank yuu, dank yuu. Dank yuu, dowla Mareykan, dank yuu.
-
Xee tahay qosolkaan iga koreeyo? Kax kax kax kulahaa, fuusto maa soo socoto? At least qax qax qax aa dhaanto oo qufac u eg. Che, dhaaf ereyga jinooleey. It has some special meaning to this jinoole nooh. Tan Waaleey ama Baalbaaleey ugu wac.
-
Haye, makuu dhamaatay quuqda? Ma xabeebtay mise wali wax ayaa kuu haray? Good. Now, hoo shukumaanka, iska tirtirka dhididka bilaa micna la'aanta ah. I for one don't read your posts nor open your threads -- and I only do it because I am forced to read sometimes waxaa qortid because it is being part of the moderatorship. If you break the simple rules, you are reminded and reprimanded. If you keep breaking, then we have no choice than forced to do other means. Haddaa "popular" tahay iyo haddii kale, hawshaas aniga ma ii taalo, ee baliis [and this is for the last baliis for you] respect the rules of the site, a simple courtesy, and should you not be able to follow, you will be forced to follow.
-
Originally posted by Alle-ubaahne: ^^Don't say 'we' because we are not we with you anymore, since you are the coward that is talking about his cowardness! Eebboow maa naga dhaaftid aflagaadadaan isdabasocoto labadaan bari. Haddii la isdhaamin roob ma da'o. Dad waa weyn ayaa la yahay, ee baliis, baliis, golahaan hala ixtiraamo and the members of it.
-
How old was Kooshin at that time again? Probably was as he is now a '28-year-old' man, I guess. By the way, Kaastaro, he never arrived. His visa was cancelled, if my memory serves me right reading those articles back then.
-
Legend and the Swiss Alps +Italy (Updated)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Legend of Zu's topic in General
Waraa Imaaraadka rafaad ayaa kugu heysto. They even ban image-hosting sites? What the ... Here are a couple of them, if you really want to see that much. -
policeman dragged in the streets of mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ansaar17's topic in Politics
Ansaari, do not bring dead corpses on this forum, baliis. Especially not dead Soomaalis. It is an unacceptable and will never be condoned. -
Ninyahoow goormaa joojineysaa threads about yourself and other forumers? For the tenth time, this isn't Suuqbacaad or Suuqaxoolaha. You darn knew it will only bring either negative or positive responses, especially the negatives, which will outweight. This forum, especially this political section, is made for ideas, events and other public figures that can be discussed, not about discussing members about this forum; and certainly not opening countless threads about yourself. Haddaa aad isku isjeceshahay, well, furo a website dedicated to yourself. You are also deliberately flaunting the rules of the site by intentionally naming clan names. Your behaviour banned you twice before, do not again ban yourself. Rayigaaga keenso, support whoever you want, taas xaq ayaa u leedahay -- waxaadan xaq u lahayn is deliberately flaunting the common courtesy rules everyone, including this moderator, is supposed to follow.
-
UNITED STATES NEOCONSERVATIVES -Versus- ISLAM
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
If you mean "dadkiisa iyo dalkiisa" qabiilkiisa, then aad ayuu ugu mahadsanyahay, oo garaadnimadiisa uma sahlin in uu qabiil dabasocdo maanta. Soo Xamar "dadkiisa" ma degno, oo ma'aha "dalkiisa?" Hoggaanimo waa uu wadaa inta tabartiisa ah, oo ku jiro qoraalkaan kor ku xusan, oo midnimo iyo jiritaanka Soomaaliya ayuu u taaganyahay, waana mida ku dhibeyso. Dalkiisa uu wax usoo bartay ayuu ka doorbiday in uu wax u taro, unlike qashinka badan masuul sheegto oo qabyaalad qurankeeda u horseedo. Midka "dadkiisa iyo dalkiisa" waxba u tarin waa Inawaraabe oo canshuurtii masaakiinta Soomaalida laga qaadaaye kusoo bartay wax, maantana aflagaado ma'ahee wax kale ugu gudin walaalihiis. -
Part II: Who’s Riding Shotgun? Somalia.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wisdom_Seeker's topic in Politics
No, I did not insist; a kind personal request ayee ahayd. Post as you please, abaayadiis. Perhaps it has to do my ookiyaal. It brightens, I guess. -
UNITED STATES NEOCONSERVATIVES -Versus- ISLAM
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
Gaashaanlesare Jaamac Maxamed Qaalib kuwa aad aaminsantahay inay madax kuu yihiin ee maangaaban jooga Hargeysa, ka biloow Riyaale ilaa Waraabe ayuu boqolkiiba boqol dhaamaa. He is waxgarad, indheergarad, a visionary heavyweight intellectual daljecel iyo midnimo wadaag jecel toban Soomaali la isku daro dhaamo. -
Part II: Who’s Riding Shotgun? Somalia.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wisdom_Seeker's topic in Politics
A long article in italics and then bolded -- it isn't easy for the eyes, walaashiis. Bring more of them. We appreciate your tireless efforts against this stooge dowlad ku sheeg and qashinka ee tahay. -
Yes, they do have "vision." As Honourable and Distinguished Cabdiraxmaan Diinaari surperbly said, while rebuking Xuseen Caydiid's suggestion of Soomaaliya uniting with Itoobiya and at the same time suggesting it is a long time "vision."
-
i dont know when this riwaayad was made but was my favourite , its called Shumeey. "Shuun dheh, adeer, shuun." what were the names of the movies from the 60's 70s and 80s? i remember seeing black and white movies on old video tapes long time ago as a kid does anyone have pics or names? Old ruwaayado and movies had increasingly funny, philosophical and unique titles. You can find some clips of them on Youtube and Bartahama.com Ruwaayadaha, which were mostly staged live in tiyaatarka Xamar: Sharaxii la tumay sheekaa ka dambeysay Ma damci lahayd dumaashidaa? [ ] Mataanihii ismaagey maxaa loo mehrin waayey [ ] Darajo iyo xil yaa mudan? Beeneey waa run Miyir maleh maseertooy Quud aan jirin qoryo u guro Waa maandeys adduunyadu, dadkuna wey matalayaan Hablayoow hadmaad guursan doontaan Qabanqaabada guurka iyo qisaddii ka dambeysey Hoy maleh naag habaabday Arooskii Abooto Kutubeey Shan iyo tobankii Shumeey Markey foolataa sirteeda la ogaaday Isumaqado Noogayee inteen ku neebsadaa Axdi iyo amar waalid Janadii burburtay Imtixaanka Adduunka Cadaabta Caashaqa Xishood iyo Jaceyl Qabrigii Jaceylka Ifka iyo Aakhiro Aflaanta [filimaanta] ugu caansanaa: Cilmi iyo Caado [The one Daleys ku jirto, jinigiga dadka ka tumeyso. "Jinigii dhulka, cirka iyo badda...] Rafaad iyo Raaxo [iikar Jeesto ayaa ku jiro, the best jilaa/actor in this dramatic film ooyin kaa keenaayo. You can find some clips of it on Youtube.] Magaalo Joogxumo
-
Qof meeshaan ku jiro aad uu u jecelyahay the tiniest division of Soomaalida, trying to prove where there is nothing by believing and bringing forward fabricated, unsubstantiated news as a source. Marna afkeena ayee ahayd oo Afsoomaali laba u kala baxo lasoo shirtagay; marna hidaha iyo dhaqankeena ayuu dabasocday oo dhaqan Soomaaliyeed ma jiro ku tilmaamay; hadana Soomaali "gaalo" ayaa dalka ku sugan ayuu in uu naga dhaadhacsiiyo rabaa. Some of you are failing to his tactics -- his seeking of the tiniest unexistent division of Soomaalida: Making them to be "gaalo," dhaqan malaha, kala dhaqan waaye, isku af ma'aha, et cetera. Baliis, do not fall a person such as this character, who cannot swallow and stand seeing a proud people such as Soomaalida being homogeneous since he himself isn't Soomaali, only ku koray dalkeena, maadaama uu Carab yahay. His Islaanimo unity uu meesha ku haayo has more to do with Carabnimo than with Soomaalinimo. Three interlinked Christian propagandic amateur sites, sourcing one another does not make news. There were and are no Soomaali "gaalo," save one well-known missionary-raised family. There is and was no "church" in Soomaaliya, save a one built by Talyaani colonials, which only themselves -- not Soomaalida -- worshipped at. It is destroyed now. There is no orphanage "Christian" humintarian homes that raise ciyaal Soomaaliyeed in Soomaaliya or other countries. Keen evidence, otherwise your wish of Soomaali division is only a wish, nothing more than that. Hay'adaha gargaarka dano ayee leeyihiin, dantoodana qof walbaa og, but theirs can hardly be called "Christian orphanage centres," and their headquarters can hardly be called "Christian churches." Every darn creature can create a website claiming to be Soomaali and "Christian." Just show us any Soomaali in Soomaaliya that is "Christian." Qurbaha, of course, a few waxmagarato ayaa diinta si kale u fahmay oo diinta iskaga baxay, and some of them kusoo noqday diintooda suubban. Hardly dibadjoog can be compared Soomaalida Soomaaliya degan, as this fabricated news tries to make wax jiro. Two complete people.
