-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
A special thanks also goes to Reer Sweden, gaar ahaan Reer Stockholm, banaanbixii weynaa ee dhigeen. Kumanan ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden oo shalay bananbax ay kaga soo horjeedan qabsashada Itoobiya ay qabstay Soomaliya ka sameyey Stockholm. Shalay galab saacadu markeey aheeyd 16.00 galabnimo ayaa waxaa Sergel Torget oo ku taal magaalada Stockholm iskugu soo baxay kunonan Soomaali ah oo iskugu jiray Dhalinyaro iyo waayeel , haween iyo rag iyagoo lu muujinayey diidmadooda ay diidan yihiin in Itoobiya ay qabsatay dalka Soomaliya iyagoo waliba watay boorar ay ku muujinayeen erayo ay ku diidan yihiin joogitaanka ciidamada xabashida ee ku sugan meelo fara badan oo Soomaaliya ah. Earayada booraarkaa ku qornaa ayaa waxaa ka mid ahaa " Itoobiya waa in ay soomaliya ka baxdaa " , "Mareeykanku wuxuu dagaal ka abuurayaa Soomaliya" "Somaali diidow sillac u dhimo " "dadka Soomaaliyeed waxeey xaq u leeyihiin ineey nabad ku noolaadaan" ," Waxaan u mahad celineeynaa oo taageereynaa Dowladda Sweden siyaasadeeda ku aadan Soomaliya" iyo erayo kaloo fara badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. Markacadeey.net The sawiro are a bit dark, so fully brighten your monitor. -
Marxab Marxab Yaa Madaxweyne, Marxab Marxab Mudane Yuusuf
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Xabash invasion -- Tigrey/Amxaar, nothing difference, since I consider both Xabash. Xabash is Xabash. -
Dhiigyacab madaxweyne ku sheeg
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It is about time madaxweyne ku sheegaan qashinkiis banaanka lasoo dhigaa. Yusuf calls peace delegates "criminal" People attending the Djibouti-hosted talks would be considered "criminal", according to a new circular issued on Tuesday by Colonel Abdullahi Yusuf, president of the self-declared autonomous region of Puntland in northeast Somalia. Yusuf said any representative from the Puntland region "with responsibilities" at the conference would be treated as a criminal. Such people would be considered to have committed "a crime against the Puntland administration in general and the people of Puntland in particular", local and international media reported. The circular said the Puntland administration was not opposed to Somali reconciliation, but that the talks in Djibouti were "stage-managed". It called on people in the region to ignore the outcome of the conference, which began in May. More than a thousand delegates have joined the process, as well as many more observers and participants. Yusuf has consistently opposed the Djibouti-hosted peace process, and his adminis. Agoosto 2000 ________________ "A crime against the Puntland administration in general and the people of Puntland in particular." Really? Bringing Xabash invasion -- including airboming Soomaali cities and towns -- of Soomaaliya, including Xamar -- what can that be considered, though? As he fittingly says, a crime against the Soomaali people as a whole in general and a treason against the state in particular. Indeed. -
Dambigiisa is loooooooong enough, oo Eebbe ayaa og, tan uu dalka ka galayna mid dadweynaha Soomaaliyeed isweydiyaan ma'aha. Nin Xabash keenay maanta Soomaalida asagaa ugu liito. Laakiin waaba ninkaan naxariisdaradiis xataa odeyadii traditional leaderka ahaa dhaafi waaye. Kiiskaan hoos ku qoran sanadooyin ayaan la socday, I hope dadka ku cusub inay la socdaan from now on. --------------- Intiinna dhagaysata idaacadda BBC-da, ama daalacata internetka waxaad dareenteen inuu geeriyooday, Isim aad loogaga yaqaan dalka gudihiisa iyo dibeddaba, gaar ahaa gobollada Putland. Suldaan Axmed Maxamed Hurre waxaa la aamminsan yahay inuu si bareer ah u dilay ninka sheegta inuu ka taliyo Puntland, Col. Cabdillahi Yusuf. Suldaan Hurre wuxuu ahaa aqoon yahan fir-fircoon dhan kasta, marnaba aan maankiisu gelin waddankaagii hooyo baad gal dhiiga dhex oolli doontaa aragtidiisa shakhsi awgeed. Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaya intaa aan ka aqaannay ama ka aruurshay taarikh nololeedka Suldaan Axmed Maxamed Hurre. [sNIP] Waxaa ugu dambeyn la ogyahay inuu Suldaanka uu dilay wiil ka mid ah ilaalada Abdllahi, asagoo gaari ka soo degaya, aanna muujin wax colaad ah ama dhiilo ah, xitaa asagoo laga qaaday qoriga nin ilaalo ula socday. Waxaa baas ku firay Suldaan Hurre: Gaanni Cabdiraxmaan Hassan-nuur Islaan, oo dad badani aaminsan yihiin inuu watay ama gaar ah waayo askartii kale ee la soctay waxaa ku dhacay amakaag. Suldaan Hurre wuxuu ku geeriyooday meel aan ka fogayn meeshii lagu toogtay, tuulada Kala-bayr (gobolka Nugaal), 17.08.2002, halkaas oo uu ku soo booqanayey xigtadiis. Ugu dambayn, Cabdillaahi oo ku sugnaa Gaalkacyo iska daa inuu ka soo qaybgalo aaskiisiye, wuxuu amray in la xannibo dadka ka soo burqanaya gobollada Puntland, si aan aaska Suldaanku u noqon meel soo jiidata caro ka badan tan markaas tiil Galkacyo, oo markaas ciir-ciiraysay. Waxaana aaskiisi ka soo qaybgalay dad kun kor u dhaafay. Waxaa aaska khudbad qiimo leh jeedshay Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo sheegay in maanta la dilay Boqor qiimo badan oo ay ka dhigan tahay gabbal dumay, waase laga sal gaari doono sababta loo dilay. More on Suldaan Hurre Foundation why he killed the marxuumka.
-
Thread on rebellion against muslim rulers!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fiqikhayre's topic in Politics
And since when did Cabdillaahi Yuusuf, an alleged killer of peaceful traditional leader, a madaxyare madaxweyne ku sheeg, with his equal dowlad ku sheeg, Xabash-raised, bred and kunool became a "Muslim leader?" Xaaraan buu ku yimid, oo Xabash keentay, xalaal ayaana loogu qaadaa. Mise Filla Soomaaliya haku ganbado, Xabash ku ilaaliso mise si kale, he won't last. Taas naga rumeyso. -
Marxab Marxab Yaa Madaxweyne, Marxab Marxab Mudane Yuusuf
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Taako Man: TFI are being praised by many from a far and wide. Yet we have men who condone homosexuality... There is no one who is condoning labeebnimo iyo qajacnimo on here. Condoning, praising and cheering for Xabash invasion of Soomaaliya, on the other hand, is the worst kind, offensive and ultimate insult to Soomaali psyche, damiir, and as far as sane, damiirqabe majority Soomaalida are concerned, that person Soomaali waa ka baxay, oo waa qashin iska socda. -
Mareykanka iyo Amxaarada somehow prefer one another, even in their lowest diplomatic point relationships in late '70s, they still maintained some contacts. Haddii Amxaarada iyo Tigreyda diinta Masiixiga ay heystaan ugu wacantahay qorshahaan, we will see waxee ka dheefaan. Muqdisho and Addis Ababa fell at the same time, a few months apart, in 1991. Yet they saved Addis Ababa, telling and pressuring Mingiste to leave into exile. Xamarna wee ka carareen. Talyaaniga tried to save Xamar [obviously its assets ayaa u darneed ], pressuring the former dictator, like Mingiste, to leave intuu dagaalka ka qarxin Xamar few months and weeks before. Also many Carab countries tried to reason, including Sacuudiga; however, unlike Mingiste, waa diiday Awjaalle Siyaad, oo dad kama tagaayo yiri, kaliya dal. Perhaps it isn't about shisheeyaha's fault, but our own badownimo iyo miyi mentality. Kampala, Kigali, Bujumbura, Kinshasa, Maputo, Harare, Luanda, Freetown, Monrovia and many other Afrikan capitals fell into repels, yet they saved magaalooyinkooda, unlike ours marax iyo nus isku ahaa, instead of saving cities started massacring innocent people who despised the disposed regime equally as well, u sacabtunka ee kusoo dhaweyeen dil loogu badalay. I digress, soori.
-
So that person is abusing the honourable and immemorial words of Careys Ciise Kaarshe, Eebbe ha u naxariistee. Kuunto canbuulo dheh.
-
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Also a special thanks goes to Reer Frankfurt, who held banaanbax at Xabash Consulate at the same time at other events above. Dankis Reer Frankfurt. Didn't know there was as many Soomaalis as those protesting in the video living there. Baarliin, yes, but Frankfurt dad badan maku ogeyn. Still images captured from the Youtube video. You can watch the Youtube click on here . Reer Finland were holding banaanbax earlier today as well. I am seeking on the Net pictures from their protests as well. -
Hadda maa dareentay dareenka nagu jiray? The occupation sababtee noo dhibeyso is about its historical presence, Xabash occupying entirely Soomaaliya. Waxaan wax even in our darkest moments occured to us could happen ma ahayn. It directly attacks the psyche of damiirka Soomaalinimo. There are a lot of Soomaali people I personally know that never followed about siyaasadda qalafsan ee dalkeena ku sugnayd tan iyo markii dagaallada sokeeye bilowdeen, now aad ugu murugeysan and walbahaarsan these days. Waayeelkeena maalin walba iska ooyo, runtii. That tells you Soomaalinimo wali waa jirtaa, oo badanaa ku hartay dadka, that we will never forget the historical hostilities between Xabash regimes and anaga the last 600 years. Hundreds of thousands fought those wars since then, including Axmed Gurey, Sayidka, Xalane and Halgamiyashii dagaalkii xaq u dirir ee Soomaali Galbeed. Their blood weren't wasted in vain, and neither will the future liberators of Soomaaliya. This is the last dose of reality Soomaalida needed to wake up for once and all and see who is the real enemy -- Sanaawi.
-
Kismayo again: re-awakening old hostilities?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Kismaayo waxaa ka taliyo nin Soomaali Xabashada hoggaaminaayo oo Gaashaanle Koojaar la yiraahdo. Asagaa dekaddii iyo garoonkii diyaaradaha fadhiyo, la wareegay hubkii, raashiinkii, shidaalkii iyo dhaqaalihii kale Maxkamadaha ka carareen. No body can mess him. Aah, dadkii riyoon jiray. Marna Indhamadoowe, Seeraar iyo Goobaale ul hakuu dhiibtaan, hadana kaa qaataan, oo roor ugu carar meel xaaraan lagu qabsaday awalba. Mar kalena Xabash soo kaxeyso, oo la islahaa meel ku gaar, dantii laga lahaana markii la gaaray hilfaha laguu qaado, sidii ul camalna banaanka laguu tuuro. Jac badanaa. But twice jac infront the whole world. That is ridiculous. Damiin kaliya ayaa waxba baran. That is kuleel, too, nooh; just jac kuleel. Perhaps this time, as as it was alluded, Yahuud ha keensadaan oo ha lagu shaqeystee mar sadexaad. Xaaraan macaan waa laga maarmi la yahay. -
The Xabash battalion that occupy Kismaayo iyo Jubbooyinka is led by a Soomaali with that name above. Nin walbaa wax aad aragtid kuu dhimanaa. He is leading to hunt Soomaalidii, in their own country, illaa iyo Raaskambooni. It is also said the other side of the so-called xuduud beenaad are guarded by Soomaali "ciidamo" u ah Kenyaatiga, as reported by Beenbeensii's Bashkajugsoodhacay, a shocked reporter qiirooday that couldn't resist to add his opinion when he reported seeing Soomaali men hunting Soomaalida in their own Soomaaliya country, and the other Soomaali men he was with [under ciidanka Kenyaatiga shaati] closing their border to poor, hapless masaakiinta Soomaalida eh. Here is the doomsday, nightmarish scenerio to be a Soomaali in this 21 century world: You are being hunted by Xabash in your own country, led by Soomaali man, and the Soomaali land you ran to as sanctuary is closed by another Soomaali defending his "border." What is this world coming to?
-
"Kafoheleki"(how are you) to a girl and "Kafoheleka" to a guy. So Eritreans greet one another in a butchered Afcarabi. Darn it. Keyfa xaalak kulahaa. Anyway, kafeexaleeki to you too.
-
A message to all my political nemesis out there!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Threads like this fits trolling and inflammatory. You should well known that. I let you pass on this. However, why don't you stick with one small picture under your signature? You have every right to mess up your threads that you initiate, but not at expense of others that I want to read. Baliis, remove some pictures from your signature. I wanted to inform you this the last couple months, and still you are adding one after another. You are abusing the quality of the forum, you should have known that. If you want those pictures to be seen, dedicate it to a thread and re-post it every day without ruining everybody's threads. That is your right. -
Garaad Jaamac arrives in Atlanta to a huge welcome!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Originally posted by Jimcaale: From here: quote: Originally posted by Caamir: attack his message. You seem to be running out of constructive words. To here: Originally posted by Caamir: Castro, since you are secessionist, how come you haven't spoken out of the policy of forced deportatation of IDPs and the turning over of Rer Godey into the Ethiopian hands? Practice what you preach. -
Puppet Somali government wants US attacks to continue
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Castro's topic in Politics
You guys should have listened what the "Information Minister" Jangeli said today on an interview on Canada's premier public broadcasting show on CBC, As It Happens. The interviewer, Carol is her name, bless her, at one time even couldn't stand qashinka uu ku hadlaaye that she couldn't control, blurting, "You keep saying Alqaacida members were killed, yet admit you don't have exact information. What about the people? The locals?" [Go on their site, try listening. I think it will be there until tomorrow's show.] Eeh, een...aa kasoo hartay. :mad: :mad: Walaahi qof aan Soomaali ahayn, aanan Muslim ahayn ayaa saas ugu damqaday, kii Soomaaliga isku sheegaaye, dowlad isku sheega ahaa, official isku sheega ahaana sidii shisheeye camal u hadlaaye. Shisheeyihii hakaa damqadaan, sokeeyehiina hakugu farxaan. Aakhiro samaan. -
I was going to say Eritrea as well without seeing other posts. But I did read. Anyway, welkam. And a bit caution: Do not mention the word 'Tigrey' if you do not want glaring eyes.
-
I am not into qabyaalad, the mirror you are looking yourself don't assume others form that image as well. We don't think alike, not all of us qabyaalad qurunkeeda caabudo; not all of us kusoo koray ama wali joogo guri qabyaalad laga worship gareeyo. Haddee Baydhabo nabad tahay iyo haddee ahayn, I see Xabash dalkeyga heysto, do you? Hadduu Qanyare warlord ahaa [it was you who was discrediting him yesterday using Gaashaanle Xasan Daahir Aweys' words and praising today, calling the other guy terrorist], I don't care; I only see Xabasho occupying Soomaaliya and worse, Xamar, led by The Father and Mother of Stooge and Tool of Sanaawi's dog, do you? I wasn't who called wadaadada yesterday "terrorists," even if I disagreed many of them. Neither am I, unlike you, calling them along with masaakiinta nomadska ah iyo poor fishermen of Baajuuni islands "terrorists." Wuxuu Shariifka yahay ama ahayn, I don't care. Qabyaaladnimo ku difaac ayaa rabtaa. I won't. I only see Xabash, do you? Speaking of novice, one advice: Stick with one principle, baliis. Your flip-flopping of wherever the Stooge of Sanaawi goes is too much. I don't like useless muran, so I am out. Nabad iyo caano.
-
Jini maa kugu soo degay? Shaydaanka iska naar. Did the Father and Mother of Stooge of Sanaawi waxaas kaa keenay. Well, he IS, and more than it. The Mother and Father of Stooge, Puppet and Tool is none other than Sanaawi's old dog, madaxyare madaxweyne ku sheeg. Being a stooge of Xabash and running on their tanks and aged airplanes to Xamar is the lowest ebb a Soomaali can reach down, a capital S that is, that cannot even dare to talk Soomaalinimo iyo ka hadalkeeda. Every dog has a day, and Sanaawi's dog has his day, but poorly armed Xabash army will never be there forever in Filla Soomaaliya, will they? PS, Shariif Xasan wuxuu yahay shuqulkeey ma'aha. Neither do C/qaasin. Iyaga u sheeg. Every Soomaali u taagan dano Soomaali I am with them. Not Sanaawi's stooge dog madaxa loo salsalaaxo, "You go boy. Bomb your people, boy. Kamoon, boy, say they are terrorists, boy."
-
Today a new front opened up in the exhausting and hope draining civil war. Instead of talks or reconciliation we have a new alliance made up of the warlords who are now fighting "Terrorism" in Somalia. 1. Who asked them to fight this war. Theirs is an axis of evil.2.When will the people of Somalia learn? War is not the way... Allah we seek your divine guidance, save my people from themselves.. Oh, the wonders of time. "Terrorism" was in quotation marks, in bold, unfortunately, unlike today. Oh, qabyaalad changes danta markii la leeyahay, and nothing is spared. The warlords -- "axis of evil" -- are now wonderful gentlemen who 'liberated' their lands from the, God forbid, 'terrorists.'
-
Qaynyare straikes back.... Horn Afrik interview..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Who is "bent on destruction" now? Who is calling hapless wadaado "terrorists" now? And who is arresting the poor Tabliiqs in Xamar now? Who was quoting Daahir Aweys to discredit Qanyare? And who is, including madaxyare madaxweyne ku sheeg, gloating American bombs to poor nomads and masaakiinta malaayga ku nool in Jubbadahoose? So Qanyare, "a man bent on descruction" was right that there were "terrorists" afterall, aha? Talk about 'flip-flopping.' -
The warlords are for once all united. Mr Dheere, Qaynyare, Yalaxow have made a front against the interest of peace. Its important to note that for once that those who support them can only hide behind the clan, for the simple fact the men who once hated Jowhar for several reasons are now comfortable to meet in it. Is he, Max'ed Dheere, still "useful" to The Father and Mother of Puppet and Stooge of Sanaaw? "Still serving/served his purpose" whatever it was and is? Markaas ayee dal ayaan dan ka leenahay dadka waxaan qoraayo. And they dare to call others "flip-flopper.'
-
The stooge Geedi, the alleged Soomaali [i cannot fathom in uu yahay Soomaali, wax kale sheega] never surprises me. A few days ago halgamiyaashii dagaaladdii Soomaali Galbeed usoo halgamay dalkooda iyo dadkooda intuu meel qorax miiran fadhiisiiye, see u taagnayeena daalay, oo iska wada fadhiistay, and guarded by Xabash. To make it worse, he uttered wax aan la aamini karin: "Waa inaad iska iloowdiin dagaaladdii aad la gasheen Itoobiya, hada wixii ka dambeeyana inaad ogaatiin walaalaheena inay yihiin." Now, yesterday wareego ayuu soo saaray, as reported by Midnimo.com. Snippets of wareegtada. Wareegto uu xalay Magaalada Muqdisho ka soo saaray Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa waxay fareysa dhamaan Maleeshiyaadka hubeysan Soomaaliya inay tagaan goobaha lagu cayimay wareegtadan. [snip] Dhamaan dhalanyarada hubeysan waxay mari doonaan baaritaan Caafimaad iyagoo la weydiin doona waxaa ay aaminsan yihiin tusaale Midnimada Soomaaliya iyo in kale waa sida hadalka loo dhigay. Dowladda waxay diyaar la tahay ayuu ku yiri Geeddi wareegtadiisa inay bixiso dhamaan wixii qarash ah oo ay u baahan yihiin Maleeshiyaadkaas waxaana la siin doona tababar Ciidamadeed. Qof Soomaaliyeed miirkiis juusto yihiin miyaa la weydiinaa midnimada dalkiisa haddee dan kale jirin? What is next, Soomaaliya ma jiraa qofkii aaminsan? Dalkaaga iyo dadkaaga ma jeceshahay? I bet kuwa midnimada aaminsan in laga jari doono leenka. Taloow waxyaabahaan la isku qarinaayo inaanan fahmi doonin mee moodeen, marna Xuseen Caydiid, marna afhayeenkooda Diinaari, hadana asagii wasiirkakoowaad isku sheega ahaa. Perhaps I am overreacting, too paranoid, I guess. Laakiin dad dalkooda Xabash ka gaday, oo the father and mother of puppet u eh, I will have every right to look from every angle each word they try to utter.
-
Exclusive pictures of Alqaeda leaders in Somalia!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in Politics
Originally posted by Puja: Who new there were city planners in that small village. how beautiful eh! This is Buurhakaba from 1980s. Yea, it is a beautiful aerial picture. You can find it and many other original sawiro of Soomaaliya photos before the war on Corbis stock photography .