Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Asagaa istaahilay in la furo, waliba lix qodob lagu furo. Marka koowaad: Nin kabihiisa banaanka ku iloowaayo yaaba ku aamini karo wax kale. Marka labaad: Qof masuul wanaagsan ma'aha hadduuba kabihii dhamaa banaanka ugu soo tagay, la xadayna. Marka sadexaad: Asaga yaa u diiday in uu wax kariyo ama hadduuba arkaayo inay wax si yihiin, in uu toosiyo ma ahayn miyaa. Hadduu wax karin lahaa, haba ugu yaraatee shaah sameys, waxaas ma dhaceen. Marka afaraad: Wax ka camal xun asaga kahor lama arkin, nin naagtiis hal habeen u dhaxay, maalintii ku xigtayna furay. Dabeecad iyo camal xumaan haddee jirto asagaa ka koow ah. Marka shanaad: Asagaa qumay ah oo hadduu shaahaas karin lahaa, intuu ku fiirsanaaye, habaar kama imaateen iyada. Marka lixaad: Markii horeba qof guur istaahilo ma ahayn.
  2. Awoowe dhalashadiis loo dabaaldegaayo, waaw lee iga dheh. Meeqo shumac ayaa la suraa hee doorshadaada? Konton? Lixdan? Every day should be a birthday day, we should appreciate the fact that we are still alive, healthy and around with our family and friends.
  3. The Independent paper wrote a detailed, very informed report about Soomaaliya this Saturday morning. The last parts of the article aad ayee sad u tahay: Divisions within the TFG have also hampered reconciliation efforts. President Yusuf and his prime minister, Ali Mohammed Gedi, never really got on. The final straw was a row over a donation of $32m Saudi Arabia made to the government for a national reconciliation conference. Gedi kept most of the money for himself. Frustrated by the impasse, the Americans took control. Gedi was summoned to Addis Ababa where he spent two days locked in meetings with US and Ethiopian officials. In return for stepping down, Gedi was given asylum in the United States and was allowed to keep the remains of the Saudi money. He has bought a house in Los Angeles and US officials have negotiated a position for him at the University of California in Los Angeles. No one will pay for Hawa Ali Abdi to move to Los Angeles. She lives under a tree. Along with her husband and their two children, two-year-old Hussein and three-month-old Fatuma, she fled Mogadishu in October after a wave of Ethiopian attacks aimed at rooting out insurgents . Now she is in Afgoye, 40km down the road, part of the world's largest concentration of displaced people. There is no food and no water. Nowhere to go to the toilet and nowhere to get shelter for the night. Hussein is seriously malnourished and is now being treated at a local clinic run by Médecins Sans Frontières. The clinic was established by Dr Hawa Abdi, a Soviet-trained Somali doctor who has lived and worked here through every one of Somalia's past 17 years of hell. " Of all the situations in Somalia ," says Dr Abdi, " today is the worst. There is no food, no medicine, no education, no jobs, no hope. People are dying every day. It is a slow genocide. We are hopeless now. Hopeless ." ------------- Where is Rudy when you need him. If this is true, Rudy, give Geedi a piece of your thang. Or if you are too merciful, usoo kaxeey either the Crips or Bloods. How dare can he live in peace in Mareykanka now when he had done what he did in Xamar, the massacres and other xasuuq? How dare.
  4. Originally posted by me: It’s sad like so many things in Somalia today. But what was the role of the military in the disintegration of the Somali state? I am not talking about these men ku naafooday dagaalkii 1977. *topic hijacking in operation* I am talking about the ones that walked out on the Somali people in the 70's,80's,90's. The ones that joined clan militias with their weapons and expertise. The ones that call themselves generals, colonels and are leading clan militia's or that ran away when their country needed them the most. What’s your opinion on them? Are they the Somali military? Or are they traitors and cowards, who ran away or joined the forces that were out to destroy the country when the Somali people needed them the most. So is the former Somalia army something to be proud about? When they didn’t produce not even one group of men that were willing to serve their nation. Iskaba daa taas, why did the Somali army produce men like Caydiid, Cabdulahi Yusuf, Cade Muuse, and countless other traitors. Don’t you think there was something wrong with the way they selected their men, trained their men. Why did they have produced the armchair generals who are now in the West. Hoping and waiting to be called one day and asked whether they want to come back and work in Somalia. Why didn’t they produce men that are decisive, men that take action when they see evil being done? Why didn’t the Somali army produce men that love their country? What kind of an army was it horta? And is it the kind of military we can be proud of? You blame the whole military because of a few men? Few men such as Moorgan, Jees, Caydiid, Yuusuf, Qeybdiid, Shaatigaduud, Riyaale [the latter two who were not in military, but in sirdoonka's branch], and their likes. You blame the Soomaali military institution because of these qabyaalad dishay, ku raagtay men? Ha u gafin milateriga Soomaaliyeed as an institution because of what few savages who were members of it turned out to be. It is an unfortunate this pessimistic view is coming from you, Me.
  5. Anyone who ever read a single qoraal uu qoray this so-called 'dhaqtar' wuu ogaan karaa waxba in uu dhaamin C/llaahi Yuusuf. Waa another qabyaaladist. The only difference is that C/llaahi Yuusuf is doing in actions.
  6. Haddaan inta jaad ku cuno, not that I ever would chew, anigoo la i qadaan qadinaayo saldhig la iga tuuri lahaa. Would I cry, to make a brouhaha about my personal liberties being abused? Sheeko. She knew wax meesha ka jiro, sharci ka degan. You break, you don't have to cry if laguugu qabto. Heck, being the American she is, she doesn't even have to live there. Dalalkooda kuma sameyn kartid waxee rabin, I am talking about the Westerners. But they always expect to do waxee rabaan in dalalka kale. If mid lagu qabto qamri asagoo smuggle gareynaayo [as it happened in Sacuudiya a few years ago], he is being "tortured" to confess or something.
  7. Originally posted by Dabshid: Some say she was abused in Somalia, some of her family killed infront of her, and when she asked the rest to be brought to NZ,15 siblings,and parents, NZ government declined her application cuz she refused to give DNA. She is well known over NZ, she fought with Policemen many times, and once stormed the parliment,and injured a MP by throwing a chair. Waa wareey. Eebba ha caafiyo walaasheen, hana u gargaaro -- aamiin. Sad case, though.
  8. Another masiibo kale. Soomaali iyo masiibo isdaba socoto, kala harin waayadaan, ayee noqotay. Ama ha joogaan London, ama ha joogaan Yeman, ama badda Yeman intii la gaarin, ama saxarada Liibiya iyo Masar, ama badda Talyaaniga iyo Liibiya u dhaxeyso, kuwii xerooyinkii qaxootiga ka buuxay haba sheegin, kuwii dalkeenana ku dhibaateysan haba ku darin. Eebboow noo gargaar.
  9. Our immediate neighbour soo xasuustee, yar la dhihi jiray Khaalid Qaldään, yar aad u bashaash ahaa. The word then had nothing insultive [for lack of a better word] behind it, too innocuous ahaa and referred to any one from North, from Seylac to Laasqorey to Laascaanood. I later realized our friend was dad reerkiisa ahayeen Reer Sanaag. Its original meaning, it is said, refers to lahjadaha kala gadisan ee Koonfurta iyo Waqooyiga ku hadlaan. Since a lot of Reer Waqooyis moved to South, and particularly to Xamar, their lahjad was considered to be "wrong" -- hence the singular qalad word, which is the root of the word qaldään and borrowed from Carabi] -- by residents of Xamar's standards. It nowadays required a political tone and meaning, and can be considered offensive, especially some who qabyaaladists who try to separate or regionalize the very Northerners into separate groups -- e.i. folks from Hargeysa can be considered qaldään, but not the one from, say, Laasqorey. Kuwa kale iyagana waxaa jiro isticmaalo ereyga wänläweyn, labelling it to anyone from South, as though the term is unsavory, when in fact it is a little town's name.
  10. Mid dhintay maa jiro? Oh, keena cagaarnaa waaye miyaa. Sad. Laakiinse sida laguu soo dhaweynaayo ku dileyso markaa tagtid meelahee joogaan kuwaas buufiska ku dhacay, dhoofdoonka ah. Qisadii igu darnayd waxee ahayd mid ii soo dhiibtay sawiradeeda. Maxaa ku sameynaa ku dhahay. Waxee i tiri ku jawaabtayna iska qaad, meelahaas iyo dalalkaas aad sii mareysid Galbeedka ku naadi, oo ay ula jeeday Londonta aan sii maraaye iyo Kanada aan kusoo noqonaaye. Waxaasaa free advertisement la dhahaa. Tag Nayroobi, tag Dubeey, waa wada saas. Baasaboor shisheeye maxee moodeen in uu qiimo weyn leeyahay.
  11. Arful Leyl waa Leyl intee laga helaa noo sheeg. Mise was it Alif Leyl waa Leyl?. Taas noo keen, Sharkaan Sharkuun iyo Cali Baaba ku jiraanee.
  12. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar, when you say wrong with listening to music here and there, what do you mean? Didnt Aaliyah mention that it is haraam and dont you think that is at least something you should consider? Yaa yiri musik dhan ayaa wada xaaraan ah? Ma daliil ayaa heysaa Quraanka ku qoran? Of course, we are not talking about Rolling Stones or whatnot, which definitely is xaaraan-like. For your information, some neowadaad isku sheegs also consider buraanbur to be xaaraan these days. Adduunkii la wareeray.
  13. Xisbiga UDUB oo Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ku eedeeyay in uu sawir aan wacneyd ka bixiyay Somaliland Gudoomiyaha Siyaasadda ee xisbiga UDUB, Cumar Jaamac Faarax, ayaa ku eedeeyay Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, inay sawir aan wacnayn ka bixiyeen Somaliland markii ay kulanka la lahaayeen Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka u qaabilsan Afrika Jendayi Frazer. Cumar Jaamac, oo maanta warsaxaafadeed Hargeysa, ayaa waxa kale oo uu ka hadlay ayuu kaga hadlay kulankii dhex maray Jendayi Frazer iyo Xisbiyada, waxana uu KULMIYE ku eedeeyay inay mugdi geliyeen in doorashooyinkii Golayaasha deegaanka iyo madaxtooyadu ay ka qabsoomayaan dalka. Warsaxaafadeedkaas ayaa qayb ka mid ahi waxay u dhignayd sidan: “Sida aynu la wada soconno waxa booqosho ku timid dalka Somaliland 03/02/08, Wasiirka Africa u qaabilsan dawladda Maraykanka (Assistant Secretary of state for African Affairs) Dr Jendayi Frazer. Waxay ahayd fursad aad u qaali ah in Wasiir ka socda dawladda Maraykanku yimaado dalka Somaliland iyadoo ka jawabaysa martiqaadkii madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u fidiyey dhowaan markay isku arkeen wadankaeeda,si ay aragto xaalada dhabta ah ee ka jirta dalka. Jandayi waxay la kulantay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka xubno ka socda golaha Wasiirada, Xisbiyada dalka. Waxan halkan kaga hadlayaa wada hadalkii ay Xisbiyadu la yeesheen iyo farriinta aanu u gudbinay wefdiga. Waxa qof kasta oo muwaadin ahi filayaa in xisbiyadu ay u tartamayaan sidii Somaliland u noqon lahayd qaran madax bannaan oo beesha caalamka ka mid noqda. Waxay ahayd in wefdiga loo muujiyo sida aynu uga midaysan nahay qadiyada Somaliland iyo aqoonsigeeda iyo in muxaafid iyo mucaaridba si u wada iibgeeyaan sidii dalkeenu aqoonsi u heli lahaa. Waxan aad uga xumahay inaan maanta xuso in Xisbiga Kulmiye kala hadlay wefdiga markiiba arrimihii gudaheena ahaa ee aanu hore ugu murmi jirey. Waxa xisbigu markiiba hadalkiisa ku bilaabay: In aan dawladdu ku dhaqmin miisaaniyadii sanadkii hore oo khilaaf ka jirey In Xukuumaddu is hortaagto sharciyada ka soo baxa golaha wakiilada In lagu tunto xuquuqul insaanka In si sharci darro ah loo xidhxidho saxaafada In si sharci darro ah loo xidhay qoladii Qaran In xukuumadu ka dhigtay suuqi ganacsiga mid cid gaar ah u xidhan (monopoly). In doorashada ay ka qabaan dareen ah inaanay qabsoomi doonin. Madaxweynuhu markuu soo noqday waxba nooma sheegin ee fadlan noo sheeg waxii uu idin kala hadlay Doodahaasi oo dhammi waxay sawir aan wanaagsanayn ka bixinayaan Somaliland oo macnaheedu tahay yaan lana aqoonsan wax badan ayaa naga xune. Ma xusin waxa badan ee wanaagsan ee Somaliland u qabsoomay haba-yaraatee. Bal dadka reer Somaliland ayaan u dhaafayaa waxii ay ka codsan lahaayeen iyo sida ay u kala horreysiin lahaayeen baahiyahooda. Iyadoo dawladdii adduunka ugu awooda weynayd oo u timi, waxa ay weydiisan lahaayeen iyagoo haysta waqti kooban oo ah toban daqiiqadood. Waxan aad ugu mahad celinayaa Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo isagu halkaa ka caddeeyey inaanay ahayn meel aanu maanta wax iska sheegno ee aanu u nimi halkan sidii aanu uga hadli lahayn qadiyada aqoonsiga iyo hurumarinta Somaliland”. Xigasho -------------- Muxuu la calaacaloyaa, runta la sheegay muu diidanyahay? Ma in sariirta hoosteeda lagu qariyo ayuu rabay xaalka jiro? Wah. I have some respect for Siilaanyo, a respected Soomaali elder and politician, who is pro-Soomaaliweyn too as well; haddee ahaan lahayna duruufaadka iyo marxaladda jirto maanta uu mar hore midnimo raadis iyo qaranimo doon bilaabi lahaa. Alas, Koonfurtii ayaaba qasan oo degi la'.
  14. Kan asagoo Soomaaliya joogo ayuuba waxaan iyo wax kale noo keenay. Valentine? Who? What? Where? Berina maxaa soo wadaa? Santa Claus muxuu gift idin siiye? Maxaa ku baray waxaan laakiin. Soomaaliya ani waxaa ku ogaa the last celebration wax waxaan camal u dhow sameyn jireen ahaa Maalintii Hooyooyinka [Haweenka].
  15. Music, siiba heeso Soomaaliyeed is not that bad. Just moderate yourself listening to it. Heeso dhageysi once in a while, here and there, nothing wrong with that. A Sulfa song here today, a Faadumo Qaasin song there the next week or month, waa iska caadi waxaas. Dadka ku qafiifay heesaha, now that is another matter.
  16. Gabadhaan qof u daliiga ayee raadineysaa, ee dadkiina Minnesota degan halkoo u taab taabto u raadiya yaaqeey, for waxaan frustration waa dhaaftee.
  17. Qaar ka mid ah naafadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee xubnooda ku waayey dagaalkii '77 oo sheegay in ciidamo ka tirsan DF ay jirdil kula kaceen, kana qaateen... Afhayeenka naafadda ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku u sugan isbitaalkii Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhowr jeer yimaadeen isbitaalkaasi, iyagoo halkaasina ka sameeyey falal iskugu baaritaano, iyo jirdil ay u geysteen qaar ka mid ah naafada halkaaasi ku nool ee lixaadkooda ku waayey difaaca dalkaa iyo dadka Soomaaliyeed. "Ciidamada Booliska gaar ahaan kuwa jooga saldhiga Afarirdood oo ku yaala degmada Xamarweyne waxay caadeysdeen iney iney yimaadaan isbitaalka Martiini oo ay ku nool yihiin illaa 100 ruux oo ka tirsan naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo halkaasina ka geystay handadaad iyo jirdil mararka qaarkood ay u geystaan naafada halkaasi ku nool, waxayna dhowaan naga qaateen 2 qori oo lagu ilaalin jiray isbitaalka, kuwaasoo meel kasta haddii aynu tagnay aanu weynay cid wax nooga qabata" ayuu yiri afhayeenka oo ka codsaday DF iney wax ka qabato dhibaatooyinka ay ciidamadeedu ku hayaan naafada xoogga dalka. "Waa nasiib daro in naafadii lixaadkooda ku waayey difaaca dalka iyo dadka iyo ciida Soomaaliyeed maanta lagu xad gudbo, lana jirdilo, iyagoo ay horey u heysay xaalad nololeed oo aad ay adag, waxqabadkii ay dowladda ay ka sugayeena uu noqdo in ciidamo, loo soo adeegsado oo la dhibaateeyo dad awalba naafo ahaa oo aan waxba heysan, ismana laheyn Qaran Soomaaliyeed oo jira ayaa sidaa idinkula kici doona" ayuu intaa ku daray afhayeenka oo sidoo kale sheegay in bilo ka hor ay xeradaasi yimaadeen ciidamo Itoobiyaan ah oo baaritaan ku sameeyey xerada isbitaalkii Martiini iyagoo si xuna ula dhaqmay ayuu yiri naafada XDS ee halkaasi degan. Xigasho
  18. Originally posted by Kool_Kat: quote: Familkii aan ogaa ka dhalatee, bless them hee. MMA, I told you, once you get to know my family, we are not that bad...Addictive iska noqnaa somehow...Welcome to the family hee... Dankis, abaayadiis. Si fiican salka u dhigaa, oo isku soo dhaweynaa myself. Buuxo, I am your long lost cousin and you don't keep in touch. Bax, ayeeyo ayaan kaaga dacwoonaa. Ayeeyo Cambaro waliba.
  19. Sawir aan qaaday a few years ago outside Xamar. Since I don't pretty much use facebook, sawirkaan lee ku contribute gareyn karaa. I hope someone adds it on that nomad group created there.
  20. Originally posted by Kool_Kat: Maanta tii ugu yaabka badneed, I was having a conversation with someone about 'Super Tuesday'...Some where in the conversation, don't know waxey ku timid all I hear is 'Obama awoowihiis aa Baardheere kuduugan, Somali aa wax ugalay?'...W-T-F!!! Saa qosol isugu celinaayay inaa qarxo aanbo ka baqay...Toloow marunaa ehee? I don't know koleey, it was news to me... He has some Soomaali blood nooh, wah. You want some evidence? U.S. Senator Barack Obama, right, is dressed as a Somali Elder by Sheikh Mahmed Hassan, left, during his visit to Wajir, a rural area in northeastern Kenya, near the borders with Somalia and Ethiopia. The area is at the epicenter of a severe drought that has hit the Horn of Africa region, after erratic and insufficient rains during the April-June season. (AP Photo - Aug 27) Seriously, though, Baardheere kulahaa. Baardheere awoowgiis tobanaad xataa ma arkin. Baardheere?
  21. Sometimes Soomaali wax sidii C/llaahi Yuusuf camal ku fiican. Gobolkaas Bari wax asaga camal gacan adag u darsatay. Cadde Muuse meesha in uu qaso ma'ahee, wax uu kusoo kordhiye haba yaraatee maleh. Masuqmaasuqnimo, high inflation, kidnapping, dadkaas badda lagu daadinaayo day in and out by mafia-style, merciless gangsters, gangsterism, the unfettered and unlimited counterfeit lacagta shilinka Soomaaliyeed la iska print gareeyo maalin walba. The ever frequent qalalaase, shoot-outs these days in main towns. War meesha in uu gubo ma'ahee waxba ma kusoo kordhin. Null. Mr. Cadde Gaaboow Ottawadiis uu Tim Hortonka coffeegiis ku cabi jiray ha iskaga soo noqdo runtii. Eebba ha u dambi dhaafo masaakiinta geeriyooday aan waxba galabsan.
  22. Sometimes Soomaali wax sidii C/llaahi Yuusuf camal ku fiican. Gobolkaas Bari wax asaga camal gacan adag u darsatay. Cadde Muuse meesha in uu qaso ma'ahee, wax uu kusoo kordhiye haba yaraatee maleh. Masuqmaasuqnimo, high inflation, kidnapping, dadkaas badda lagu daadinaayo day in and out by mafia-style, merciless gangsters, gangsterism, the unfettered and unlimited counterfeit lacagta shilinka Soomaaliyeed la iska print gareeyo maalin walba. The ever frequent qalalaase, shoot-outs these days in main towns. War meesha in uu gubo ma'ahee waxba ma kusoo kordhin. Null. Mr. Cadde Gaaboow Ottawadiis uu Tim Hortonka coffeegiis ku cabi jiray ha iskaga soo noqdo runtii. Eebba ha u dambi dhaafo masaakiinta geeriyooday aan waxba galabsan.
  23. So imagine down few generations?? we already lost most of our language and culture in less than 20 yrs? imagine another 20 yrs ? I dont even wanna think abt it Afkeena kama aanan tagin, ee dad anaga nagu jiro ayaa damacsan inay ka tagaan, ha ugu kalifto ama ugu wacnaato kibir, islaweyni, yasid, ka faantan mise wax kale. Sidaa tiri beelaha kale soo galootiga ah nala nool dhulkaan barbaartooda afkooda wey baraan, kuna barbaaraan. Anaga waa iska badownimo, oo ah dad ka faantano afkeena hodanka ah. Haddii iskool qaas ah loo furo, oo bilaash ah afkeenana lagu barto, waa yartahay inta waalid ilmahooda geysan lahaa. Dhif ayee ahaan lahayeen. Iska dhig aan meesha isdhignay waayena, ma'aha wax kale. Waxaa kale kusoo xasuustay gabar aan abti u ahay, oo ku dhalatay Denmark, oo aan kusoo arkay xagaas. Sideed jir ayee ahayd markaan soo arkaaye, afka Soomaaliga ee ku hadleyso, qoreyso kaalay arag, waaba cajiib suu ahaa. Kuwa waa weyn oo Soomaaliya ku dhashay, kuna koray oo aan ilmahabreed aan nahnay ugu tagay booqasho ahaan reerkooda, oo Afingiriis qaabdaran ula tagay meeshana iyagoo ku hadlaayo. Waxa cajiibka ahaa markee gabadhii sideed jirka [waa eight-years-old] ahayd ku dhahday labadaas gabdhood waa weyn ka tagay London, "Nin walba afkiisa waa leeyahay ee afkeena Soomaaliga aan ku hadalno, haddaa af kale rabtiina keyga waa Danish! Qofba af buu leeyahay" MMA, Manshallah! I wish my family was that big and diverse...Fara kutiris lee nahay, kuligeena hal meel aan isla joognaa...And I hope we never ever have to separate... Familkii aan ogaa ka dhalatee, bless them hee. MMA,it will all depend on how the first generations raise their kids,my family has 5 generations born outside Somalia and we so Somali you would assume we just left Berbera last year..lol Your family waa raggeedi, saas la rabaa. Intee kusoo barbaartay adiga iyo qoyskaas intaas generation dalkeena ka maqnaa, if you don't mind asking? Question. How soon will you go back home if all is back to normol? Eebba suu ka dhigo. Dalkeena anaga ayuu u baahanyahay, anaga haddaan wax u tarin, yaa wax u taraayo? Siduu yiri madaxweyne hore ee reer Mareykan u dhashay, "Ask not what your country can do for you -- ask what you can do for you country." In this case, Soomaaliya, which is in a dire need of us all.
  24. What hint? That is a diplomatic talk. Wah. We will follow whatever Midowga Afrika does ee ka wadaa. And we know what Midowga Afrika did, does and will do.
  25. Horta what does the so-called Axdi ay qorteen say about this? I mean ninkaan iska maqan for whole bilooyin without any notice. Someone should check the constitution, waaba haddee sharfaan waxee qorteen.