Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,219
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    301

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. iyo xirtiis Biljam degan oo qayilaayo. Camankiis see ugu kuusanyihiin ayaaba i dishay. Waa wareey.
  2. I just remembered reading this early last year. ------------ Gabadha soomaaliyeed ee Ayaan Maxamed Muuse oo ka cabaneysa gar iyo shaarub [shaarbo] kusoo badanaya March 10, 2006 - Soomaaliweyn - Intii aan ku sugnaa degmada Boorame waxaan la kulmay gabar Sooaaliyeed oo dhibaato ka sheeganeysa dheddignimadeeda, taasoo ii sheegtay in ay ku noshahay cabsi iyo wel wel joogata ah,maadaama aysan haysanin hamiga iyo rajada ay ku naalaaloonayaan gabdhaha asaageeda ah. Gabadhaan oo magaceeda la yiraahdo Ayaan Maxamed Muuse waa 25 jir,waxayna la nooshahay hadda ina habaryarteed. Waxaan la yeeshay wareysi dheer,waxayna iga oggolaatay in aan sawir ka qaado isla markaasna aan baahin karo. Ayaan waa gabar muuqaal qurxoon leh dhismaha jirkeeduna ay si fiican uga muuqato astaanta dheddignimada,gaar ahaan marka ay saan qaadeyso iyo laafyaheed intuba,hase yeeshee, waxaa jira dhibaatooyin isugu jira kuwo muuqda iyo kuwo dahsoon oo dhamaantood fiisyoolojiyan taabanaya xaddidaada dhidignimadeeda. Ayaan dhibaatooyinka muuqda ee ay si weyn u dhibsatay waxaa ka mid ah gar iyo shaarubo ku sii badanaaya marba marka ka sii dambaysa, sida sawirkeeda ka muuqanaya, waxayna ii sheegtay in ay goor walba jarto. "Ma garanaayo wax aan sameeyo oo aan aheyn in aan aror walba maqasta la raaco,sidaasoo ay tahay raadkiisii waa kaa muuqanaya," ayay tiri; waxayna sii raacisay arrinta kale ee muuqata isla mar ahaantaasna ay kahsatay, "Garka iyo shaarubuhu waa wax aad qarsan karto ama waxaa la arki karaa inta ifku jiro, bal adiguba si dheh codkeygaan weyn oo habeen iyo maalinba isku si ah." Ayaan Maxamed Muuse amuuraha ay ka cabaneyso kuma koobna intaas oo kali ah balse waxaa jira arrimo qarsoon oo ayan cid kale la ogeyn, waxayna had iyo jeer ka ooydaa uurka hoose, iyadoo ku fekerta sida mishkiladeeda xal u yeelan karto. Waxay ii sheegtay in ay dadka dhex mari Karin oo ay ka khijileyso, maxaa yeelay beey tiri, waxay ii arkaan in aan labeeb ahay oo aan isugu jiro nin iyo naag,hase yeeshee, sidaas ma ahi oo waxaan ahay gabar beey sii raacisay. Ayaan sida aan soo xusay waa gabar qurxoon oo ay dumarnimadeeduna si fiican u muuqato lehna naaso waa weyn. Mar aan weydiiyay goortii ay isku aragtay astaamahaan iyo in ay wax dhakhtar ah la xiriirtay waxay tiri: "Waxaan isku arkay anoo 8 jir ah laakiin waxaan si rasmi ah u dareemay 14keygii kolkaas oo ay timahaan igu soo bateen,waxaana ku qaan gaaray 18 jir keygii oo aheyd markii ugu horeysay o ay caadada dhiigga igu dhacdo. Dhkhtarna hal mar ayaan la xiriiray waxaa la oran jiray Dr. Nuur waxayna aheyd magaalada Jig-jiga,wuxuuna igu yiri, waxaa kugu badan hormonka labka,wax daawo ahna la ima siinin." Waxay intaas ku dartay magaalada Jigjiga ay mar kula kulantay koox wareyayaal ah oo ka codsaday in ay Adisababa u kaxeeyaan hase yeeshee, ay ka baqatay in sawiradeeda jaraa’idka lagu soo saaro sidaasna ay ku fadeexowdo. "Waan qaldanaa waxaa I qaaday caruurnimo," ayay ku catowday. Ayaan waxay kaloo ii sheegtay in ay hesho caadada haweenka ku dhacdo hase yeeshee ay tahay mid iska maqnaataa waqti dheer oo jahawareeersan, waxaa kaloo ay ii sheegtay in raggu ay u soo hasaawe tagaan agteeda laakiin ay ka baqato cuqdadna ay ka qabto. Waxay tiri: "Waxaan ahay gabar dhankasta laakiin timahaan iyo codkeyga ayaa igu wacan cuqdada." Ugu danbeyntii Ayaan Maxamed Muuse, waxay iga cidsatay in sawirkeeda aan baahiyo una bandhigo ciddii mishkiladaan ka saacidi karta, gaar ahaan dadka aqoonta u leh iyo kuwa u ololeeya xuquuqda iyo daryeelka haweenka. Ayaan ma heysato dhaqaale ay ku tagto dhkhtar oo baaritaan isku sameyso, sidaas daraadeed,waxay quf walba oo dareen banii’aadamo leh ka codsaneysaa in uu wax ka qabto dhibaatadeeda haddii uu kari karo,anigana waxaan sidaas oo kale idinka codsanayaa in gabadhaan dhalinyarada ah ee ka xaniban farxadda nolosha gacan lagu siiyo daaweynteeda si ay bulshada ula qeybsao farxadda. Safiyo Abuukar Karaani Soomaaliweyn
  3. Aamina and Paragon, mowduucaan waa hore ayaan ka hadlay, mar labaadna inaa ku noq noqdo ma rabo. If you do indeed want to see the reasoning of why I cannot separate Soomaali the identity, away from Islaanimo, the religion, then read this thread. I will quote a post of mine from that thread, though. It is about the Soomaalida and diinta. Same like Malays in Malaysia, who cannot be at the same time be a Malay and non-Muslim. The day a Malay denounces his Islaanimo is the day he ceases to exist as a Malay. It is in the constitutional law of Malaysia. The other group I had given as an illustration is Bashtun of Afgaanistaan and Bakistaan, who are the largest tribal group in the world. [They are not clans, but tribes, and more numerous, numbering around 40 million, than the clans of Soomaalis.] To Bashtuns, Islaam is part and parcel of their identity, sida ay anagana noogu tahay, sidee Malayga ugu tahay in Malaysia. Others are Bosnian Muslims [bosniaks], whose very identity as a group depends on Islaanimo and its foundation. The other group is Uyghur in occupied East Turkistan [Xinjiang] of Shiinaha. As you can see, Soomaalida are not unique in this matter. My final point intaa ka bixin this thread: Diinta Islaamka is intrinsically, inherently interconnected Soomaalida and their unique culture. In a nutshell, what makes us Soomaali is part of Islaanimo, cannot be separated. It has nothing to do with later-comers of surwaalgaab or reer seeflabood. Nothing. Should one decide follow another way of life, s/he can easily forfeit their Soomaalinimo as well; their Soomaalinimo as well becoming void and null, i.e. Ayaan and whoever wants to join her is welcome, as long as ay faraha ka qaadaan Soomaalinimo.
  4. Originally posted by SOO MAAL: MMA, The Mixed-member proportional has major weaknesses, how ordinary people can can remove unpopular Member of Parliament? Soomaali, I don't understand su'aasha saaxiib. Can you rephrase it, baliis.
  5. Nuune, Dirirdhabe iyo Soomaaliya aa? War dhulkii Soomaaliya waa soo dhameysee. Intee ka gaartay Soomaaliya horta? Geesi iga dheh haddaaba waqtigaan Soomaaliya tagtay.
  6. Dad diintooda oo xaqa ah ku dhashay, oo waalidkooda, aabahooda, awoowahooda iyo kuwii soo dhalay, kasoo faractameen boqolaal sano kahor, intaas ku jisaaray, Eebbahoodana ku caasiyoobay. Kuwaas iyagoo iska dhinta ayaa u dhaanto. Haddeeba diintooda go'aansadeen inay ka baxaan, Soomaalinimadana ha iskaga baxaan. Xoog iyo kiyaakaro ma jirto. Soomaalinimo iyo Islaanimo maba kala haraan. Just take a brief moment and ask yourself how will Soomaalis will be like if diinta Islaamka wada heysan lahayn? There would not be Soomaalinimo, iyadoo xataa diinta la wada heysto ayaaba muran yar yar jiro, wacdala Soomaali kala diin ah. Ha iska wareegaan dibaddaha. Soomaaliya and Soomaali iska iloowa yaa ku dhaho. This actually reminds me shirkii Kenya ee 2002-04 kuwa fara ku tiris ah ka qeybgalay, coming from the West and claiming to be "Masiixi" and a right to a new "Masiixi" clan loo qoondeeyo. Jawaab in la siiyo iska dhaafee, waa lagu wada qoslay.
  7. MMP: I'm for it. It promises to make the system more democratic and the Legislature more representative. It can increase citizen engagement, especially among the young. The danger of minority governments is surely overstated: The Trudeau minority (1972-74) and the David Peterson one (1985-87) produced great legislation. Waan ku raacsanay with Haaruun on this. Mixed-member proportional. I will vote for it on the next week's plebiscite.
  8. As for Xaawo Tako, she was fine human being, a TRUE patriot, and RARE jewel in nation filled with treacherous people (read Yeey,Geedi, and anyone who opposed the Sayid and SYL struggle).Unfortunately and I'm ashamed to admit, I don't know much about her humble beginning or the path that led to her to her final heroic end.IA, her story should be written and taught to the young boys and girls of her beloved Somalia. Waa ayaanxumo in Xaawo Taako laga qorin buug taariiqdeeda dhabta ah. Inkastoo haray, which was perpetuated by that statue of hers and the large school in Xamar named after her [there are other schools named after her as well, from Boorama to Jubbooyinka] -- still few facts are known about her short life. According to some sources, Xaawo Cismaan (Xaawo Taako) -- Eebba janadiis fardowso haka waraabiyee -- was a Reer Waamo; she was a fierce nationalist in '40s. She preached nationalism to her fellow lady friends, sold off the meagre personal possessions in order to support the then nascent SYL and other nationalist groups. She also exhorted her fellow sisters to sell whatever they can afford, oo xaafad xaafad ayee qaaraanka u aadi jirtay. She finally ku shahiiday bravely in the very struggle, during the Dhagaxtuur massacre. The martyrs massacred that day, including Xaawo Taako, in early 1948 were protesting against the return of Talyaanis and voicing an immediate independence of Soomaaliya or if not possible, the then new four powers to control Soomaaliya the next decade -- namely Mareykanka, Ruushka, Ingiriiska and Faransiiska. Talyaaniga, being defeated and licking its fresh wounds the just ended world war -- and along with their few dhuuni daba'dhilifs Soomaalis, whom they bribed -- did not like that. They wanted to come back. A depiction portraits Xaawo Taako's statue, along with Siidka's, Dhagaxtuur and Daljirka Dahsoon, honouring the day SYL was founded, Maajo 15 [May 15]. We should not also forget the people who fought against the colonial Talyaanis at Lafoole, as the very name gives reference to the bloody battle close to Afgooye. Also Sheekh Xasan Barsame, another Siidka-like halyeey.
  9. Originally posted by BarigaSanaag: you have the name of a horse wich belonged to a crazy man who believed he was the Mahdi and killed alot of muslims. who are you to deliver this topic ? Siidka waa u gaftee, gacantaada iyo afkaagaba ka leexi. He may not be the awaited Mahdi of Islaam, but he was a true Eebba-sent prophet of Soomaali nationalism. Xaq ayuuna u diriray defending his diin, dad and dal. Halganimidiis ayuuna u geeriyooday. Eebboow janadaada ugu sareyso ka waraabi Siidka -- aamiin. Taalo tan ka heersareyso ayaa loo dhisi doonaa, Eebba ha idmo. Yes, along with his famous Xiinfaniin faras, too.
  10. War anaga Sabti ayaa ku jirnaa wali. Ciiddana waxee u badantahay inay Sabtida soo socoto noqoneyso. Now if that is not toddobaad, what is it then?
  11. See camalkaana igaarka. Hal toddobaad dhan aa hartay. Mise baahi aa saas kuu heyso. Maskiin, iska adkeyso. Hayeba, ciid wanaagsan, haddeeba wax kuu tareyso.
  12. Buuxo, maka yaabtay sheekadda meesha ka socoto? Anagee sheeko jaabo jaabo noo keenayaan.
  13. It is unfortunate. There is no "just war" about a clanish war, which the Sool war seems to be. Nothing just and holy about it. Soomaali clan wars waaka dagaaleen, oo ku dhawaad 20 sano u socdaan. None had prevailed outright, and none will in the future.
  14. Whatever happened to that idamaale dude, too? Idihiis sidii loo maalay oo uu ku dhaawacmay qarax, yaaba juuqdiis maqlay. Yaa ogaado isbitaal Ingiriiska ku yaalo isku daaweynoyaa. Waa in lagu dacweyaa dowladda Ingiriiska.
  15. Rooda C/llaahi Jaamac's car. Mar labaad Eebba ha u naxariisto marxuumta.
  16. BTW, ani AZZARO aan kahelaa, not One Man Show... Ileen Azzaro ayaa taqanaa. Runtii, the only fragrance aan marsado Azzaro Chrome waaye. Inkastoo uu sanboorka igu kiciyo, still maba ka maarmi. None others marsadaa. Azzaro Chrome Waraa Tuujka, Kuusha si walba aa yeeshay waa kaa hari la'dahay, ee bahashii la dhihi jiray biifbaaf makuu soo gadaa aad ku buufisidee? Hal mar ee dhulka ku dhici lahayd sidii dhilmaayo ka taalo oo ashahaadaneyso camal. War widaaygeey Nuunoow maan arkoyaa mise...? Widaayoow, roogtee? Intee jartay, arlaadi seetee? Ar ha dhaaf.
  17. We, the people of Somaliland do acknowledge that some of our citizens in parts of Sool and in Eastern Sanag (referred to Makhir in your article) don’t see eye to eye with the rest of Somalilanders in which direction our country should be heading, and that is the essence of the true democracy we have in our country. "We, granted, the people of Soomaaliya do acknowledge that some of our citizens in Waqooyi Galbeed and some parts of Awdal (referred to "Somaliland") don't see eye to eye with the rest of Soomaalis in which direction our country should be heading, and that is the essence of the true democracy we have in our country."
  18. Heey, I guess, wiil aan abti u ahay oo up-and-coming star ah [ ] in aan inta kusoo daro waaye, too. Here it is. Wiil Soomaaliyeed oo u muuqda in uu u diyaar garoobayo sidii uu u noqon lahaa Ciyaaryahan caan ah Tan iyo markii ay bur burtay Dawladii Soomaaliya 1991kii, waxaa kusoo badanayay dalalka qurbaha Qaxootiga soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaaladii ka dhacayay dalka si ay u helaan amaan iyo nolol. Waxaana qaar badan oo kamid ah caruurta Soomaaliyeed ay ku dhasheen ama ku koreen dalalka Reer-galbeedka. Britain waxaa ay kamid tahay meelaha ay dadkaasi ku noolyihiin isla markaana waxaa ay u muuqdaan in ay lasii qabsanayaan nolosha dalalkan oo wax badan ka duwan tii taalay dalka Soomaaliya inkastoo haatan ay xaaladdu tahay ka daroo dibi dhal marka la eego dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya.Qaar kamid ah Caruurta Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda London waxaa ay kasoo dhex muuqanayaan Naadiyada lagu taba baro caruurta loo diyaariyo in ay kooxaha waaweyn ee kubadda cagta ee dalkan Britain ay Mustaqbalka u ciyaaraan ama u saftaan. Mukhtaar Cali Afgooye oo da’diisu ay tahay 12 sano jir isla markaana muddo 4 sano ah u ciyaaraya kooxdan ay da’doodu u dhaxayso 9-14 sano jirka ayaa Onkod News u sheegay in uu rajaynayo Mustaqbalka in uu u safto Kooxaha waaweyn ee dalkan isla markaana uu haatan ka tirsanyahay Kooxda kubadda cagta ee Leyton Orion oo kamid ah Naadiyadda ay kasoo baxaan qaar kamid ah Ciyaartooyda u ciyaara Kooxaha waaweyn ee dalkan Britain sida Kooxda Chelsea. Waxaa uu Mukhtaar ka jawaabay su’aal ahayd in uu la kulmay caruur Soomaaliyeed oo sidii soo kale u ciyaara kooxaha 9-14 sano jirka ee Kooxda Leyton orion ama kooxaha kale ee lamidka ah ayaa waxaa uu ku jawaabay "waxaan ka qaybgalay ilaa 70 ciyaarood oo aan kula ciyaaraynay kooxo anagoo kale ah, laakiin wali ma arag caruur Soomaaliyeed oo kooxahaasi u ciyaara." Cali Afgooye oo ah Aabaha dhalay Mukhtar oo isna Onkod News ugu waramayay garoonka lagu taba baro caruurtaasi oo ku yaala Leyton ayaa sheegay in uu 3 maalmood uu todobaadkasta geeyo wiilkiisa garoonkaasi isla markaana ay caruurtu u baahan yihiin waqti badan oo la galiyo si ay ugaaraan waxa ay jecelyihiin mustaqbalka. Onkod.net
  19. Waraa Garbatuujiye, xarfaantaan xee kuu daba socotaa markii la arko? Barfuunkaaga Wanmaanshoow [One Man Show] mee ka heshay taloow? Waraa qub moos sokoroow u dhig aan ku dhahay haku sabiibaxdee.
  20. Gabadha Eebba janagiis fardowsa ha ugu waraabiyo, naxariistiisana ha ugu naxariisto -- aamiin, aamiin.
  21. 1. What did the government do to make immigration to western Canada much easier? a. Built the Trans Canada Highway. b. Built the St. Lawrence Seaway. c. Offered cheap land. d. Built a railway across the Prairies to the Pacific Coast 2. Which was the last province to join Canada? a. Newfoundland. b. Alberta. c. Saskatchewan. d. British Columbia. 3. Who was the first Prime Minister of Canada? a. Louis Riel. b. Sir John A. Macdonald. c. Lester B. Pearson. d. Abraham Lincoln. 4. Name three legal rights protected by the Canadian Charter of Rights and Freedoms. a. Freedom of speech, right to not pay taxes, and right to a fair trial. b. Right to live and work anywhere in Canada, right to a fair trial, and right to protection against discrimination. c. Right to ski anywhere in Canada, right to move, and right to public assembly. d. Right to vote, right to live and work anywhere in Canada, and right to deliver speeches on the radio. 5. Which animal is an official symbol of Canada? a. The moose. b. The hawk. c. The beaver. d. The deer. 6. What is the tower in the centre of the Parliament buildings called? a. The Tower. b. Peace Tower. c. Peace Centre. d. Flag Tower. 7. Name the five regions of Canada a. Midwest, North, South, East, Central b. Maritimes, Ontario, Quebec, Prairies and British Columbia c. Atlantic, Central, Prairie, West Coast and North d. West, Central, East, Prairies and Territories 8. Where do more than half of the people in Canada live? a. Central Canada. b. Prairies. c. Atlantic Canada. d. Northern Canada. 9. Where are the Parliament Buildings located? a. Ottawa. b. Quebec City. c. Hull. d. Toronto. 10. How does a bill become a law? a. The Lieutenant Governor must approve the bill. b. Approval by a majority in the House of Commons and Senate and finally the Governor General. c. The Queen must sign the bill. d. Approval by the Members of the Legislative Assembly.
  22. Seven. I guess, I nominally passed. Where is my Ingiriis baasaboor now. A sample of Canadian citizenship test follows below.
  23. Horta mid koowaad, the Soomaali masaajid in Koronto uguma horeynin waxaan camal inay ka dhacaan. Issues like this is not uncommon. Power struggle, as the basis is, is at everywhere, including holy places. It is a primal human nature. Each respective masaajid in West in general, and if I am liberated to say in Koronto particular since I had seen plenty in here, have a particular competing groups -- be it political or ideological -- at any given time. Some are tighly controlled. For example, go to Taariiq [Taric] masaajid in this city, a Libya-financed large masaajid, but a one since day is managed by very few, interlinked men. You cannot meddle any minor issue about that masaajid, or otherwise you will see kabahaaga banaanka laguu soo dhigay. And about masaajidka Khaalid, there should now be some clarifications: It is not now, on the surface, a qabiil or qabyaalad issue as some allege. Only supporters of the vying groups link it into that since the controlling group now largely happens to be a single clan. So it was not hard to make that link, especially Soomaalida and their clan conspiracies being but a simple. It was a financial mismanagement and a bitter disagreement about a future large project, which then rose into personal bickering and disliking of one another. There is also another issue long ago soo socotay, about an ideological differences: the two so-called Salafis, who control Khaalid, breaking into two -- "Salafi Jadiid" becoming an offshoot. That started in back 2003. What is more sadder was the fact police in la iskugu yeero. Several times la iskugu wacay in the last few months, infront of the praying congregants. It was shameful humiliation and may have continued had not the judge in the case ruled out everyone can pray there, without disruption, disturbance or police calling. This masaajid should have been a model for us, being the first large project Soomaalis were united and supported in West undertook in late '90s, costing millions. It was a masaajid built from ground.
  24. 4- Dr Maxamed Cabdilaahi Aar[Maxamed Aar] waxa loo magaacabay Safiirka wareega. Aawey hee danjirayaashii kale, sida Danjire Fadhiye, Danjire Taagane iyo Danjire Rooraaye. Safiirka Wareega.
  25. Maan, that is C/qaadir Xaaji Suufi [Muriidi Goolof]. See camalkoodana. Maalin caddeeyaa beenta. Xuseen Ceelaabe Faahiye u gooye waa kanaa.