Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,667
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kii la arko waa iska mucaarad iyo wax buu kasoo horjeedaa; mucaarad meel uu socdo iyo ka socdo la ogey; mucaarad wax uu u taaganyahay iyo kasoo taaganyahay la fahmeynin. Soomaali maxaa laga sameeye taloow? Bini'aadenka kale dhoobo laga abuuree, Soomaali ma dhagax ka sameysan yihiin. War yaa inoo damqada Soomaali haddaa nahnay. Iskama naxeyno. Kuwii naga naxaayena ma ogolin. Inaa tashano waala diiday; in nalala taliyo mala ogola. Inaa isku talino waa isku diidnay, in naloo taliyo waa diidnay. Dowladde kale magangalyo waa u raadsaneynaa oo nabad ku deganahay dalalkaas, dhulkeena kuma magangali karno oo iskuma ogolin nabad waarta. Shiish.
  2. Have a warm hurdo fiican. That helps. Hopefully wuu kuu fududaan doonaa, Eebba ha idmee. You have our duco, sister.
  3. Soo mood. Aniga meel Koronto la dhaho kuu joogaa. Ii baashaal igaarka. PS -- Seven Sisters degantahay, probably baska Wood Green raacdaa ee maxaa iska qarinee.
  4. Arlaadi faayta. Wax walba laga keenay oo diracaan laguu keenay adiga ku jirtid. Waa bac weyne oo xariiri la dhaho. Qabso hee, wah.
  5. Originally posted by General Duke: ^^^^loool. Yusuf's biography will be writen soon enough insha Allah. A tough Somali Soldier is a working title. But have you read the book, I sold the Sea to Kenya by the illeterate Sharif Xasan writen for him by MMA? I wouldn't mind writing the old stooge man's autobiography, which will be titled as I wrote above. PS -- It was sad to see Shariif Xasan at Nayroobi airport, coming from Dubai. A major "minister" that was treated like a common traveller -- waiting in line at the immigration/customs and luggage section as well. Soomaali maxee meel isdhigtay, dowladii dadkii ku jiray haddeeba saas loola dhaqmaayo. Awalba dowlad magac u yaal ayee iska ahayd, I guess.
  6. Yarkii soo neefso laga waayo, soo naar laga helaa ayuu yiri Awkoombe.
  7. A timely book by the honourable C/llaahi Yuusuf Axmed will hit the shelves in the fall of next year world-wide. Aptly titled, too, according to a leaked report: Why My Political Supporters Should Not Have Ardently Followed My Failed Policies and Instead Should Have Read the Books Listed Above: A Lesson in Soomaali History Coming out next year, around Oktoobar 14, the day the author was inaugurated, loona caleemosaaray as a Soomaali 'president.'
  8. Kii hal kombiyuutar gacmeed helay wax qoroowna laba ka bartay wax ayuu iska qoraa. What a rubbish article. Intuu u wadaa ka wadaa. Least he could have done was to source his fabricated historical events. Popular myths like the original meaning of Gaalkacyo ayuu lasoo shirtagaa and present it as unquestioned fact. Eesh caleeg. Since when did Hargeysa become an Oromo word? Isn't the word itself mid issharxaayo ah? Har-gees ayuu leeyahay. Harta geeska. I believe that city has a har ama meel biyo fariistaan.
  9. Dankis, duqa. How is the oldie green Teatown and yourself doing?
  10. Whoa, whoa, kamoon maan. The wind is blowing from the wrong meel. Iisi, ninyahoow. Isdaji oo isqabooji biyo cabitaan baraf ku jiro cab. Ma cabtay? Good, good. Now re-read what I wrote.
  11. Ar maxaa lacagtaan burcad badeedaan kasoo gisho lagu maalgelinoyaa Nayroobi, gaar ahaan Islii. Wax lee la dhisayaa oo la isku kor kor saaroyaa, some of them reportedly by burcad badeedaan meel lacag kala geeyo la' iyo meel ay ku invest gareyaan. Unfrigginbelievable.
  12. Haye, abaayadiis, hadda saas uma sii dhageysan kariyee oo waqtiga yar ee maxaa noogu sheegi kartaa waxaa ka fahantay the 'virtues of marriage' topic. Saciid Raagahaan teeda kale marar magaciis arkee intuu deganyahay? Kanada? Koley in uu yahay Reer North America u maleynaa.
  13. "Koonfurians?" Sounds like some visiting alien creature. _______________ I felt compelled to let them know since lately im seeing them having an orgasm (which is diplaced) Waaw. Indhahaaga wax bee arkeen, ee Eebbe anaga nama tuso -- aamiin.
  14. Misleading title. "State?" Eyl barely can function as a degmo, let alone a gobol, intaadan gaarin state. And I don't see anyone declaring a state in the qoraal.
  15. Dankis, xaaji. Dalkaaga ku maqnaa. Leeta Kabaandha country.
  16. As Saado Cali Warsame ku heesto, aad iyo aad u jeclahay dalkeyga, inkastoo dadkeena qaarkood iska liitaan oo damiir daljaceylnimo ku yartahay. Yaa arkay her new song ka hadleyso midnimada and walaaltinimada on Universaltv horta?
  17. Shariifka waa hore igu dambeysee, oo asagoo halgan ku jiro ogaayee ee ileen waa dhalaalay oo iftiimoyaa. Ileen madaxnimo waa lagu nimceystaa. Subagii Kuusha ku sheegi jirtay wajigiisa ka muuqan jirtay waaka ba'ay mise qaboowga Turkiga ka bixiye.
  18. What does diinteena Islaamka ee suuban about this issue horta? Koley uma maleynaaye inay Islamically sanctioned tahay.
  19. Waxaan dhan cabsi maaka keentay. Naf iyo geeriba Eebba baa haayo, ee gaari walaa Secret Service waardiyaasha ah midkood ma haayaan.
  20. Originally posted by Malika: 'Boqool Son', baan islamaha kaa maqlaa, I dont know his real name though. He seems to be very influential to the elder generation. Maxamed Axmed Rooble (Boqolsoon) waaye magaciis dhameystiran u maleynaa. Wadaad caan ayuu ahaa dagaalada sokeeye kahor along with Xaniifa's awoowe. Xaniifa, awoowgaa taariiqdiis maa soo qortid on this thread. His biography too should be included.
  21. No, it is not too much to ask. Ducada badso in ummadda Soomaaliyeed midnimo iyo iskaashi iyagoo iskula socdo oo nabad ku wada degan hal dal la arko, Eebba ha idmee.
  22. War jacbureed. Goormee kala bixineynaa war jacbureedka iyo war dhableyda. Ninka qoraalka qoray, Yuusuf Qasaaro, waxyaabo badan iska aliftaa mar mar, though wey dhici karaan laakiin isla qoraalkiis ka garanee inay fabrication yihiin.
  23. He is Soomaaliya. Soomaaliya as a state ceasted to exist in late '90, and probably along a junk of Soomaali people. [statelessly wandering around the world, and the rest wishing they too would like go as well -- buufis?] If it, the Soomaali state along with her citizens, awoke now, it hardly would recognize how the world's politics realigned and the tremendous advancement of technology Apartheid. Panama. Manuel Noriega. Soviet Union. Goorbajoof. Thatcher. Ciraaq invading Kuweyd. Those were the last subjects Soomaaliya and her citizens heard before it fell into a deep coma, which it is still in. Eniwey, Muriidi Abanuur Abati, soo mood oo soo dhaaf.
  24. Ah, Indhamadoowe. They say a makulaal has nine lives, so is this guy's warlordism life. Macmacaankii iyo barwaaqadii Shabeellada Hoose ka samri la'yahay. Mar uu cimaamad usoo gishto iyo mar uu fitishaari afarjeeble usoo gishto iyo mar uu siyaasi iska dhigo -- waaka maarmi la yahay Shabeellada Hoose in uu xoog ku xukumo ma'ahee.
  25. Originally posted by Cabdiyo Cabdi: Welcome Sistah-gurl.Soo dhawoow ,soo murbax . PS: Ignore MMA aka Dabeecada,soo dhaweynta maku fiicno MMA,See waaye? maxaa ku dhaceye isbarmuutadi aad dadka ku soo dhaweyn jirtey ila 2001ki,maka daashey? Maxaa qofta soo dhaweynee, ma guntiinada ka dhadhaceyso meesha lasoo gishay fiirinaa mise waxaa soo dhaweynaa. Laakiin qofta weyba hadleysaa oo kaftameysaa. MMA, dear there is always room for jello *the hallal kind* and change The xalaal kind kulahaa. Ma 'unxalaal' kind jirto? Wiiw. Ar soo dhawoow mar labaad, Ubaxxishoodleey aan ku dhahee.