-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Yaa salaan. Tanaa hees ah inta kale...
-
Soomaali waxee kale ku maahmaahday luuq luuq maroow laasim laamigaas kusoo dhacaa. Maskiinkaan laami kuma soo dhicin kaliya, but Highway 401 during the busiest rush hour uu dalaq soo dhahay asagoo xiimaayo oo qaawan. Haye, ma nooleed? Nafta xee sheegtay.
-
Tuujka, qofta ha xasdin aan ku dhahay. Sida Magool, Eebba ha u raxmadee, camal gadaal ayee ka heeseysaa, dhuunta gadaal codka ka keeneysaa. Wax sahlana ma'aha taas. Qoftaan waxee heysataa cajiib ah oo waliba suuqa ka bixinaayo labada Farxiyo iyo tan Dareen la dhaho dhawaantaan suuqa u shidanyihiin. Kaliya kistoo habeyn habeyn ah u baahantahay, waxaana ugu wacan maadaama ee Nayroobi joogto. Haddee Galbeedka joogi lahayd sida kuwaas kale kor ku xusay waa hore suuqa ka bixin lahayd. Waala habeyn lahaa.
-
Fadeexad qabsatay mid ka mid ah macdanbaarayaal laga soo saaray dhulka hoostiisa 33 shaqaale macdanbaarayaal ah oo u shaqeynayay shirkad lagu magacaabo "San Jose mine" oo ka howl gasha gobolka Copiapo ee dalkaasi Chile ayaa laga soo saaray dhulka hoostiisa kuwaasoo mudo 69 casho ah ku xayirnaa 6 ilaa 7 boqol oo mitir oo dhulka hoostiisa ah. Dalka Chile ayaa looga dabaaldegayaa guusha laga gaaray soo saaridda shaqaalahan, waxaana ay da`aadooda u dhexeysaa 63 ilaa 19 jir. Hadaba mid ka mid ah shaqaalahan laga soo saaray dhulka hoostiisa oo lagu magacaabo Johnny Barrios ayay lasoo daristay fadeexad weyn kadib markii ay goobta soo xaadireen laba haween ah oo ubaxyo u sida kuwaasoo wada sheeganaya ninkan. Mid ka mid ah haweenkan ayaa waxa ay aheyd xaaskiisa runta ah oo uu qabay mudo 28 sano, caruurna u dhashay, halka mida kalena aheyd saaxiib uu qarsanayay in mudo ah. Xaaski ayaa marki ay aragtay haweeneydan kale oo sidata sawirka ninkeeda islamarkaana sugeysa iyadoo ubax qurux badan u sida, ayay wareystay waxaana ay u sheegtay in ay wada socdeen in mudo ah. Waxa ay goobta uga dhaqaaday caro iyada oo aan banaanka loo soo saarin ninkeeda, waxa ayna aaday gurigeeda. Johnny Barrios ayaa marki banaanka loo soo saaray waxa uu dhunkaday oo gacanta qabsaday saaxiibtiis oo ku sugeysay goobta (sida sawirka kore ka muuqata). Warbaahinta caalamka ayaa hadal haysa khiyaanada isdabamarinta dumarka ee lasoo daristay Johnny Barrios, waxaana ay qaarkood qoreen in ninkani uu ka jeclaan lahaa in uu godka isaga haro fadeexada lasoo daristay owgeed. [ Soomaali-style tabloid iga dheh.] Calanka __________________ Maskiin. Wuxuu kala qariyaba caalamka oo wada fiirsanaayo leenkiis ku qarxay.
-
An Appeal to Dormant Conscience -Abucar Arman
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Qoraagaan aad iyo aad ayaan ugu helaa qoraaladiisa. Hoggaanka asaga camal dalkeena u baahnaa, oo umaba qalmo jagada uu haayo maadaama uu ka sareeyo. -
Yuukee meesha kusoo dhajistay markaas 'my town' lasoo boodayaa. Yaa siiye the degmo? Soomaali iyo tuulo habel iyo heblaayadaas ayaa leh waligood kama koraayaan.
-
Wax lagu qoslo iska yar.
-
Qofta cod ayaa loogu hibeeye. Guntiinadaas la casriyeyna weyba kusii qurxoontahay. Laakiin waxee u maqal egtahay in heesaheeda dhan hal nooc u qaadeyso cod ahaan. Ka biloow heesta anti-Barbaarta ee 'qabuuro, qabuuro - qabuuro gaboobay - ninkii gacmihiisa' ( ) ilaa labadaan kale.
-
Faysal Cali Waraabe on Shiekh Sharif
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Hebel Waraabe waa soo dibcay. Finland muu kusoo neefsaday mise the reality uu ogaaday miyaa. He sounds like almost a moderate, a reasonable guy. Wixii lagu yaqaanay waa iska dhaafay. Good for him and unlike maraxaan ay isku hadal ahaan jireen oo wali qabyaalad ka korin. -
oo cunug yar kale qaadaayo. Bless his little soul.
-
Somalia: National Flag Day 12 October 1954
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liibaan's topic in Politics
Max'ed Cawaale Liibaan, Eebba janadiisa fardowso haka waraabiyo -- aamiin, aamiin. Soomaali hadiyad ugu hibeeye tan ka weyn ma jirin. Wuuna ku mahadsanyahay kun jeer. Waxaan xasuustaa markaa booqanaaye Aabahey last year, one of the first questions i weydiiye waxee ku saabsanayd marxuumkaan iyo nin kale reer wadani ahaa asagana Kanada ku geeriyooday la dhihi jiray Maajor, Eebba ha u raxmadee. Labadoodaba hadda Kanada ayee ku aasanyihiin, unfortunately; saas ayuu ii weydiinaaye inaa aqaano iyo in kale. Maajor markaas wuu noolaa. Wajigiisa qiiro ayaa ka muuqatay markuu especially ka hadlaaye Ina Cawaale Liibaan, aan u maleeyo xishmad gaar ah u haaye. -
Taas iyagee jirtaa, isku isir ma'aha dadkaas see Soomaalida isku yihiin. Are you telling me a Libyan has anything in common with an Imaaraadi save some gibberish Carabi phrases isku fahmaan? Not Soomaalis. Kan Gaarisa joogo kan Jabuuti joogo uma baahno introduction -- mid af, mid dhaqan wadaag, mid diin hooseed, mid...
-
I am not a nigger. I am from Soomaaliya and I go to school...
-
Naasir, meesha ninkaan laga haayo iska garo. It is that obvious. Carabta waxee u taganyihiin midnimada, jiritaanka iyo kala go'itaan la'aanta Soomaaliya. Xariifka iga koreeyo wuxuu kasoo horjeedaa... Marka waa hal ku dar hal = labo. Dah. About deeqda, haddee ka dhabeeyaan deeqdaan oo aanan ahayn deen, wey ku mahadsanyihiin Carabtaas. I hope inay ka dhabeeyaan.
-
Gabaryahee gartaa... oo qaadaayo the Oromo, but Muqdisho-raised singer Qamar Yuusuf. Gabdhahaas Oromada xataa diracyo usoo giliye, niiko nooc kalena ciyaara yiri. Wax isku wal walaaq iga dheh.
-
- Shamso Max'ed Food iyo Xuseen Shire Jaamac (Ciyaarjecel).
-
Dadkaan indho waa weynaa. Transparency la iska dhex arko ee sheegayaan maba la arkee, mise iyagaa toorbino extra heysto. Ani maxaa arkaaba, jaakadaas biriq biriqa leh ayaaba indhaha iga qabatay maxaa wax kale arkaa.
-
. Wiilkaas yar mustaqbalka dalkiisa iyo dadkiisa wax u tari doonaa. Walaashiis ma yareesato iyadana, singing . I like the phone ringing during the clip. "Haloow. Caleykum salaan...haa...waa fiicanahay." His Soomaali accent is typical ciyaal qurbojoog answer.
-
International Relations in Af Soomaali
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in News - Wararka
Originally posted by AYOUB: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Curiye = inventor Qorsheeye = planner Agaasime = executive Maareeye = manager Habeeye = editor/designer Soosaare = director (waa ogahay liiska kuma jiro kan) Waxaan odhan lahaa; Agaasime = Director, Soosaare = Producer Soosaare dood yar waaka keeni kartaa laakiin agaasime maya. Agaasime waa 'executive.' Ani ha i aamininee qaamuusyada aad. Soosaare shaqsi ahaanteydana waala dhihi karaa director, si kalena waa loo dhihi karaa 'producer.' Dadka qaarkood sameeye ama iskudabaride waaye dhahaan 'director.' Waxee ku xirantahay hadba sida loo isticmaalo, yacni 'context' loo isticmaalaayo. Agaasime shirkadeed ma maqashay? Haa, wey jirtaa. Mise agaasimaha shirkadaan iyo taas. Isla haddana waligaana dhagahaaga maku dhaceen 'fuliye shirkadeed?' Waa maya.
