Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Qabil walba qaranaa noqonaa oo calan iyo 'madaxweyne' ayaa sameysanaa hadduu yiraahdo ibtilo weyn waaye. Soomaaliya meeqo 'madaxweyne' ayee xamili kartaa? Dad, waa Soomaalidee, tobankii milyan gaarin wali saan ku dhaqmaayo. Shiinaha iyo Hindiya oo...aah, never mind.
  2. Ninkaan sheeko baraleey la qoray u egyahay oo nin jiro in uu yahay ma moodi. Tusaale ahaan loo qoray u maleeyaa. Laakiinse hadduu jiro su'aal yar aan weydiin lahaa hadduu aqrinaayo goobtaan: Yaa caruurtiisa u bari doono Quraanka Kariimka iyo diinta barashadeeda kaleba. Mise Quraankana 'ivy-league university' lagu baran doonaa. Suu rabo iyo see noqon doonaan laba amee kala noqdaan. Maalintaas lee yuunan ka shaleynin.
  3. LoL, Showqi, qarxiska yaree nooh. Waxaaba i soo xasuusisay markaa Nayroobi joogay last year, habeen malawax casho ahaan loo sameeye guriga. Aabo loo geeye asagoo waliba kulul. Aabo was like, malawaxaan macaanaa. Qofka sameeye u duceeye, wuxuuna ku daray hadda ka bacdi habeen walba hala dubo. Yaa jikada kuleelkeeda u galaayo. Marka waxaa ogaaday meeshaa malawax jecleysiga ka keenay -- from my old man's genes.
  4. LoL. Meesha waxaa ka dhacay e-daadis. Waala isku daadiyee. Carafaad, take it as a man. Qof -- be it a woman or man -- aan lagu daadin waligiis ma jiro unless s/he never braved. Marka adduunka Rabigeena ayaa weyneysiiye.
  5. Carafaad, is this your version of inverse shukaansi?
  6. Che, waa 'qoorsagaaro' nooh. Qoobkaa sheegoysid xee ahayd. Qoob = ankle.
  7. Of course, that is waxaa u sheegi jiray dadka fiirsado. I used to tell them waaba ku lab laboodaa markaa maqlo kuwa hadlaayo.
  8. Malawax kulul waa jeclahay runtii. I think as many as 20 waaka cuni karaa nonstop. Yours extremely eye delicious waaye, too.
  9. Haa, xaaji. Nayroobi kaliya ma'aha deegaanada Soomaaliyeed dhan ahayd, xataa Yurub ayuu gaaray. By the way, that popular taxana aad ogeyd oo Nuura la dhahaaye wuu dhamaaday somewhere in summerkii lasoo dhaafaaye. Mid kale Turkish ah ku badaleen Caasi la dhaho oo sidii kii hore loo xiiseynaaye.
  10. LoL, Che. Aabo markuu boosaska degmada Hodan ka gadaaye, waa meesha hadda Isgoyska Bakaaraha ah, dadka wey la yaabanaayeen meel duur jiq ayee ahayd. Maxaa duurkaas ku faleysaa dhahaayeen. And that was somewhere in mid '60s. Hodana lama dhihi jirin, iskaba dhaaf degmo ahaatee.
  11. Saan haddee kusii socdaan, spring cleaning will come earlier this year. I don't think any of them read the Golden Rules when they joined. Or they are deliberately trying to break it.
  12. Xamar degmooyinkii qadiima ka koobneyd markuu gumeysigii Talyaaniga imaanaaye. Xamarweyne, C/casiis, Shangaani iyo Xamarjajab iyo some parts of Boondheere dadka badankooda wada deganaa, which was the historical Xamar and where the founders of Xamar lived. Hodan, Howlwadaag, Wadajir, Kaaraan iyo Yaaqshiid iyo kuwa kale dad deganaa ma jirin, dhul iska banaan ahaa. Dad yar yar laga yaabaa inay degnaan jireen oo ahaa kuwa caanaha keeni jiray oo xoola dhaqato ahaa. Eniwey, I am out of this. Dad taariiqdooda lee yaa laga been sheegin, yaana la ciribtirin. Siiba dad loogu yimid deegaankee civilization ka abuureen.
  13. Oooooooooooooh, maan. You should have warned us. Some of us malawax addicts joogo. I really do love malawax, aad iyo aad. Especially yours look so palatable and delicious. Did you add malab on it? Plus koobka shaaha caddeyska ah.
  14. Carafaat;775031 wrote: MMA, many folks from Somaliland, SSC and Puntland qualify according to the mentioned criteria. Soomaali dhan ayee ku wada jiraan. Gaarisa ilaa Jabuuti, Raaskambooni ilaa Raascaseyr iyo inta u dhaxeyso qabyaaladiiste waa joogaa, regardless ciduu u dhashay.
  15. Xaaji, I hate to say hebelaa leh magaaladaas iyo tuuladaas, which I am not suggesting, but dadka taariiqdooda in la inkiro waa xaaraan. Taariiq waliba qoran. Dad looga yimid ma jirto Xamar. Kuwa Soomaali isku sheego and call others 'foreigners' (regardless a thousand years of living in the land), kuwaas taariiq tirtir ayee wadaan. If you want Xamar dadka dhistay, taariiqna sheegan karo if anyone sheegan karo, ee taariiqda iyo magacyada raac marka. Dadkii hore Xamar waxaa la dhihi jiray Reer Xamar iyo Xamardaye. Their names were self-explanatory. Dadka degan gudaha magaalada Reer Xamar ayee ahaayeen. Dadka caanaha iyo qudaarta keeni jirayna Xamardaye. "Daye" ayee ahaayeen because habeenkii wey ka hooyan jireen. Also magacyada meesha la dhaho, sida Muqdisho iyo Banaadir meeshee kasoo jeedaan, dadka ula baxay waala ogyahay. In la inkiro taasna waa qalad qalad ah. Dadweyne -- the founders of Xamar -- taariiqdooda iyo soo jirintaankooda and their contribution to Xamar'is history in la inkiro ama la ciribtiro waa caddaaladdaro weyn. Anyway, Xamar Soomaaliweyn ayaa leh, iyagaana dhistay Xamar. Qof ama cid gaar u sheegan karto maleh, waala wada tagay, la iskugu yimid meesha. Haddii cid ama qolo gaar u sheegan lahayd it would have been another dusty town oo qof dhisan lahaa ma jirin. Xamareey xaal qaado.
  16. Dankis, Carafaad. Danwadaag, err Denhaag isku raaceynaa. Mar alla markaa maqlo magacaan Den Haag erey Soomaaliyeed igula ekaadaa, sida danwadaag camal ama danjire.
  17. 2012 la joogaa, Xamarna unugaa leh lagu haayaa. Such a mentality. Sad. Sad. Sad. Xamar waa magaalo madax Soomaaliyeed, cid iyo qolo gaar u sheegan karta ma jirto as long as it is magaalo madax Soomaaliyeed. Haddee Xamar cid lahaan kartana, Eebba ka sakoow, dadkii taariiq ahaanteeda dhisay, hormariye, oo meesha civilization ka abuuray ayaa sheegan karo. Reer Xamar iyo Xamardaye la kala dhihi jiray dadka waageed hore. Taas taariiq ayee ahayd, taariiqna ma tirtirmato. Laakiin maanta Xamar Soomaaliweyn dhan ayaa isla leh weyna deeqdaa. Soomaaliweyn ayaa dhistay, maalkoodana gishtay cid si gooni u sheegan kartana ma jireyso. Waa haddii Xamar magaalo madaxnimo loola rabo. Magacyada Muqdisho iyo Banaadir kuu soo haray. Ereyo isirkooda Soomaaliyeed ah maba aha. Dadka meesha ku soo horeeye u baxsaday magacyadaan deegaankooda, ilaa iyo haddana joogo. In la inkiro ma'aha, inkiraad cad waliba. Taariiq waa taariiq. Kii doon ku yimid, kii lo' ku yimid iyo kii ari la yimid, meesha waa la iskaga soo kala horeeye, taariiq been ma sheegtee.
  18. Oh, no more taxanaha Turkishka? Oh, dumar badan Soomaalyeed ayaa bargo' marqaan ku dhacaayo. They loved Turkish musalsal dubbed in Afsoomaali and broadcasted by Horncable each evening.
  19. Added on the list: Endless alalaas for qabyaalad wars, with total disregard of the victims of the war and its casualties. Also no shame whatsoever for cheering their clan's war or apparent victory - wrong or not. They are in 2012 physically, but with mentality of someone living some dusty Soomaali village in the year of 1889. Eebboow.
  20. Taleexi, I wasn't referring to the article. The article is fine. I was implying about some members on this site, whose animosity towards certain other Soomaalis is so unsavory. By the way, welkam back. Ma Afrika iyo meelahaasaa qabatay?
  21. Dad baa midnimada Soomaaliya ku qaraabto. It is sickening to see their hatred against other Soomaalis, regardless their political poistions. Their hatred against them stems from qabiil rivalry, markaas ayee midnimada Soomaaliya ku gambanayaan. Yaa ogaado these same people waxay u alalaasi lahaayeen any declaration of secession, just should their clan leader tomorrow declare an 'independent' state in some dusty village. Hardcore secessionist overnight noqon lahaayeen.
  22. Bluelicious;774580 wrote: This thread is just hilarious! Lmaooo! I still stick by my picture. Stick with it laakiin shuunkeeda iyo bahalaha ka raaraco qari ceeb waayee.
  23. Where is Daa'uud (Chimera)? Amsterdam has a very nice, large airport. Schiphol. I passed it on transit many times, never going in. Mar waa inaa galaa oo aan arko magaalada.