-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Abu Mansur Confirms he's in talks with the TFG
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
Waxaan war la iska qor qoray, la aliftay u egtahay. Qaabka qoraalka ka garaneysaa. Su'aalaha iyo jawaabaha isku qoraal egyihiin, xataa hadduu hal qof qoray waa inay kala duwanaadaan su'aalaha iyo ereyada lagu jawaabaayo. Hasoo bandhigaan iyadoo maqal ah otherwise wax aaminaayo maleh. -
"The hope is that Kenya won't squander the money before it has made anything," he said. Knowing hoggaanka Kenyaatiga and how corrupt to the core they are, shilimaan ay dadkooda shacabka ka helayaan iska yar. Dad ayaa jeebabkooda sii weyneysanaayo hadda.
-
Of course, Abwaan. I know best burjikooyin in Ceelbuur laga keeni jiray. Islaan Suuqa Bakaaraha ka shaqeysan jirtay burjikooyinka iyo alaabaha kale maacuunta Soomaalida isticmaasho ayaaba ogeyd. Iyada iyo asxaabteeda tan Ceelbuur bas lagu sameeyo gadan jireen sii gadi jireena because of quality. Waa tan iyadoo burjikooyinka badan lagu sameynaayo degmadaas. Marka cajalka maraayo 4:22 soo muuqanaayaan. Ciideeda ugu wacan, waana heritage dhaqaalo badan u keeno degmadaas.
-
Islam also to blame for prizing white skin.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to burahadeer's topic in General
One thing those faux, confused neo 'atheists' in this board have all in common is bashing Islaam every chance they get. Waxaa isweydiis ah wax aad ka baxday oo aad ku qanci weysay maxaa iskugu wareerinee. Waaba ka baxdee banaanka maad ka joogtid oo aad amaan siisid. Xuurulceyn iftiinkooda ayee waxee ku qaldooyaan ereyga caddaan oo bini'aadenka iska sameystay. Iftiin iyo caddaan ma'ogi meel ay iska soo galaan, mise ereyada ayee ku wareereen. Marka qof 'caddaan' la leeyahay qofkaas ma cado sida this very board camal we are typing. Same likewise qofka 'madoow' uma madooba sida dhuxusha camal. Ereyada madoow iyo caddaan waa wax bini'aadenka ifkaan joogo sameystay, not wax aakhiro iyo meelahaas quseeyo. Isku si xataa ma'aha. If only they thought in that way. What is next in this twisted logic? Islaam is to blame Saxara regions because Eebbe always mentions rivers flowing in paradise in Quraanka. And that Islaam is to be blamed dhulalka qaboob ee barafka because in the Quraanka Rabigeena mentions beautiful gardens of delight. -
Ceelbuur oo laga hadlaayo taariiqdeeda haddana laga hadlin burjikooyinka maxaa waaye? Ceelbuur tan ugu horeyso ay caan ku ahayd waxee ahayd burjikooyinka Soomaaliya laga isticmaalo dhamaantooda meeshaas lagu sameyn jiray maadaama ciideeda ku fiicneyd sameynta burjikooyinka.
-
Senegal's Wade admits presidential election loss
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Marxuum Aaden Cabdulle (Eebbe janadiisa ha ugu barakeeyee) was ahead all of Afrika hoggaankooda. Soomaali hoggaan wacan saas ugu bilaabatay iyagaa maanta ugu hoggaan liita. -
Waayo waayo iga dheh. SOL markee balaayo ahayd. Google wax ka raadinaaye inta i keenayba.
-
Darbisaar and decorations aah? Waa tan darbisaar. 2004 ayaa sawirkaan SOL kusoo dhajiye. Aawey ereyadii ciyaalka ciyaaraha. Warbac, imbili, boojo, laadhuu, kadhimeey kadhim iyo phraseska ga iga siiso, iga wareegso, iga qalee, iga gambiso, ii gambi, ii gooy oo isku wada micno ah.
-
Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray. Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas.
-
Islam also to blame for prizing white skin.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to burahadeer's topic in General
Reer Casiirka Carabaha ku koray waxaan ugu wacan. Bashiir Good is one. Had iyo jeer ku wareero dhaqan Carabeedka iyo diinteena. Some of them abuseka ay kala kulmaan Carabta ayee diinta Islaamka ku eedayaan. Hatredka ay Carabta u qabaan ayee diinta dul saaraan. -
Entertainment Pictures Thread ( Few pics a day)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Caano_Geel's topic in General
Dumar waa intaas. -
Hilowloow, qofkaas uusta kuusan muuqdo adi miyaa. Nice sawiro.
-
Hilowloow, use this site: tinypic.com Upload to that site and then post the links on here. Waa sugeynaa.
-
Why, maxaa ugu cabsanee waalidkaaga. Nin qaangaar ah ayaa tahay oo waliba xor ah. Waalidkaaga anti-Soomaaliweyn miyaa? Barfasoorada u gee midkood, iyagaa ka dhaadhacsiin doonee muhiimada midnimada leedahay.
-
Haye, xubin maaka tahay ururkaan? Goormee taloow Toronto kulan ku qaban doonaan waa tagi lahaa in support.
-
Learning to be racist in South Africa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
In la tarxiilo ayee istaahilaan. Dhul aynan u dhalan ayeeba ku booteenayaan. Dowladda Koonfur Afrika should pull an Idi Amiin-like implementation. -
Aawey sawiradii, widaay. Meeshiina masoo martay?
-
Some of you didn't read qoraalka dhan. Here is the last part: The business just north of the mosque on 26th Avenue is a new restaurant, An-Nuur, and the owner, Abdulcadir Haji, said he's never seen an upside-down flag in the area. He also resented any implication he would fly an American flag upside down because he is also an Army sergeant, currently on inactive reserve. "I'm not a guy who would allow something like that to happen," said Haji, 55, who came to the U.S. from Somalia when he was 22 and became a naturalized citizen in 1986 during his third year in the military. " I want to see the son of a gun, excuse my language," Haji said when shown a printout Loeding's Facebook comments. "It's pure hatred. I'm very upset ." Haji opened his restaurant in January; it features American, Somali, Middle Eastern and Italian cuisine. Kitchen manager Angie Johnson said she also has never seen an upside-down flag in the neighborhood and wouldn't abide it if she saw one. "I'm American. Everybody here is American. Why would I allow that to happen here?" she said. "That guy needs to come and try our food instead of criticizing us."
-
Jaahil iyo badow ayaa ku farxo waxaan. Soomaali da'yar isleeneyso loo kala been sheegay. Mar qabiil lagu dagaal gilin jiray, maanta diinteena lagu dagaal gilinaayaa iyagoo wali waxba diinteena suuban ka ogeyn. Rabi ha hanuuniyo dhalinyaradaas kuwooda nool wali, kuwaas ku geeriyoodayna Rabi ha u dambi dhaafo. Cawaanta soo sawirtayna soo bandhigtayna iyaga waxaan dhaho ma garanaayi.
-
Bluelicious;807773 wrote: Welcome back oba hilooowlow. What does your name mean? The brother got it from this famous song originally sung by Sulfa. But in this case by Sheegoow Band. And here is a more newer version by Khaalid. Hoobaa hilowloow, hoobaa hilowloow Bogga iyo beerka i duleelaa What it means? The literal meaning of 'hilowloow' the brother sharxay. However, spirits ayaa loo qaadoyaa heestaan. Hoobaloow too was one of the old spirits in Soomaalida aaminsanaan jireen in pre-Islamic as well, though not many people know it nowadays. Here is in a traditional way. I remember while I was in Nayroobi last year, I was listening to this song when islaantoo wadaad ahayd oo guriga joogtay maqashay. She forgot she was a wadaad for a moment and kept singing because waayo waayo soo xasuusatay. She knew all the words regardless of not hearing it more than two decades. I guess it is the very spirit of the song. It used to be a very catchy, popular song. ______________ Hoobaa Hilowloow, soo gudub, xaaji. Warka keen. Intaa maqnayd mataankaa Awcambuulo ayaa meesha sii camiraaye.
