-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
How come no neo-qabyaaladists isweydiiye yet dadkee yihiin reerkaan. 'Waa qolodee' ma jirto miyaa. Reerkaan guuraaga ah waa in lasoo ogaadaa reerkooda.
-
Waa runteed. 'Garee' Afsoomaali kuma jiro, wuxuuna ereygaan Afsoomaaliga iyo Ingiriiska midkoodna ahayn soo baxay sagaashameydii. Waxaana caan kasii dhigay ciyaalka Afsoomaaliga ku adkaa. Marka dagaalada kahor Afsoomaaliga kuma jirin ereygaan, ilaa haddana kuma jiro oo dalka looguma hadlo ka ahayn qurbaha ereyada Ingiriiska la raacsiyaa suu u fududeeyo dhawaaqooda, ee Afsoomaaliga shuqul kuma laha. About 'wale,' Afsoomaali kuma jiro. Wade ku qaldeysaa. Gaariwade waaye, not 'gaariwale.'
-
Why are sri lanka people not considered black
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Is there a 'certified' African DNA? Sheeko cusub tan ii ahaa. There is no such thing as 'African' language either. -
We can understand why Arabic and Italian dominate the Somali language Dominate? Oh, baliis. Ereyo afaf kale waa lala wadaagi karaa. Waa iska caadi. We have words we share with afka Sawaaxiliga too, words like hoodi hoodi, jiko.
-
Somaliland parliament approves national budget 2012
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara;814854 wrote: It's OK-just say they are not from Somaliland and hope people would know the difference. Aad iiga qosolsiisay. Shaah aan cabaaye ku margan lahaaba ama isku daadin lahaa, but luckily just a few seconds kahor dhunjiye. -
Howlwadaag Hoose/dhexe. Baashi ayaa isku dhawayn iskoolada. Asaga Xasan Qariidi ayuu dhigan jiray which was next to our school, wall to wall. Laakiin loodkii naga sareeye ayuu ahaa oo isku lood ma ahayn. Here is a the full funeral. It starts at 15:05
-
Waagee Soomaali sharaf lahayd, si sharfana isku duugeysay. Yaa nool yaa dhintay ka muuqdo cajalka. Cowke sidiisa u egyahay wali asagana. Waxaa xasuustaa Qabuuraha Qaranka oo Tarbuunka ku yaalay waagaa yareen agmari jirnay on our way playing banooni in Tarbuunka dhanka Digfeer. Mar marna qabuurahaas iska gali jirnay for no reason. C/rashiid Cali Sharmaarke iyo marxuumooyin kale sharaf lahaa ku duugnaa, Eebbe ha u wada raxmadee. Anagoo yar yar ayaa sharfi jirnay oo markaa galno xabaalahaas kuma ciyaari jirin, kuma or ordi jirin, si degana waa ugu soo bixi jirnay. Remembering now, I think it was subconscious.
-
So, abaayadiis, do you speak like this guy? He appears at 8:37 in the clip. What a true garamgaram. I used to hear about them, but had never seen iyagoo hadlaayo until this guy.
-
Somaliland parliament approves national budget 2012
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kuraastii Nayroobi isku garaacayeen caag ma ahayn, weyna isku garaaceen kuwaas. Marka caag or not waxmagaratadaas intee 'xildhibaano' yihiin wey isgaraacayaan. -
GaroweGal;814816 wrote: Sambuus-Sambuus Baaji--- Somali Bajiyo I think! Sabuun-- Saabuun. Also Sabun is the Chinese word for soap according to my Chinese friend. Ajanabi- Ajanabi stranger although this is an Arabic word! Kuwaan waa wada Carabi, Hindida iyo Bakistaanta naftirkooda kasoo deensaday Carabiga.
-
Somaliland parliament approves national budget 2012
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Meeshaan ayaa baarlamaan quman u eg. Finally dowladda Waqooyi meel quman ayee dhistay. I hope kuwa Xamar joogo kuraasta caagaga ku fadhiyo inay dhisaan baarlamaan sidaan oo kale u eg. -
Why the need to change the 1960 axdi horta? That was a perfect one as far as Soomaalida is concerned. Haddii loo badalaayo iskutagnimada (federalism), qeyb ayaa loogu dari karay but completely revamping it is useless. Then again Soomaali ma qorin, sida kii 2004 Nayroobi lagu qoray dad kale qoray waxaan. Soomaalidii ayeeba kala bixinayaan haddii la raaco kii 2004 la sameeye. Kii Gaarisa ku dhashay ama tii Qalaafe ku dhalatay Soomaali ma'aha ayaa la dhihi doonaa maanta.
-
Fiqikhayre;654145 wrote: What we know so far: 1.The report on the ground is five to six MP's dead after armed group raided the Hotel in which MP's lodged. Death toll over 30 now including civilians, raiders and the soldiers guarding the MP's lodge. 2.The gunned down MP's only arrived yesterday at their lodge/hotel. 3. The Hotel mainly house MP's, Ministers and Officers from Puntland. 4. So far the dead MP's three are from Puntland and two from Somaliland. 5. The hotel's security could not be impeached so easily as it is only 20 meter's away from Villa Somalia. 6. It is assumed that it was an inside job instigated from the Villa itself as the men who attacked and raided the hotel could not that easily break the security into the hotel/lodge of the MP's as it is only a short walk away from heavily fortified Villa Somalia. 7. Two men managed to get into the Hotel and kill and wound all the people inside after that one blew themselves up in a room. 8. Al Shabaab claim the attack as a suicide mission in which they managed to kill scores of MP's, 'Ministers' and 'Army Officers' (not verifiable yet). Yea, yea, down with 'inside jobers.' I can't believe they stroke again today.
-
Reer Biljam used to be pioneers of Soomaalida internetka in '90s. Now waxa ku dhacay ma'ogi. Mise Ingiriiska u wada guureen filaa.
-
Libaax, LoL. Buuggaas ogoow hee 1971 la qoree, waa kahor inta Afsoomaaliga si dhab ah loo qorin. Soomaalicentric, sister. watch this clip. Do you speak like him in that terrible Soomaali accent he is acting in? Just kidding.
-
That link has a lot of useful books that was published in '70s. It is really helpful. If you read some books on there completely you will learn much more. N. B. - I am only an ardey myself. Anaaba u baahan wax sii barto.
-
Carafaad taloow dadkaan muxuu u balanqaadoyaa?
-
Dad badan Soomaaliyeed aaminsan si badownimo ku jirto in afkeena Soomaaliyeed naxwe iyo tiir lagu raaco midkood lahayn. Dadkaan badankooda waa ciyaal qurbo ku koray ama kuwa dagaalada ku dhashay. Buugga Aasaaska Naxwaha Afsoomaaliga oo la daabacay 1971 ayaa si fiican u kala shar sharxay. [Mahad gaar ah Nuunka ayaa leh oo shabakadaas SOL kusoo dhajiye hadda kahor.] Buuggaas sawirkaan ayaa ku yaalay. Waxee u dhigmaan noun, verb, adjective, adverb... Yaa isku aadin karo ereyadaas iyo kuwa Ingiriiska?
-
Qabyo-Qoraalka Dastuurka Cusub ee Soomaaliya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Waxaan dadka afka Carabta ka dambeeyo qoray. Ereyo badan, aad iyo aad waliba u badan Carabi aanan loo baahneen oo dhigooda Soomaaliyeed la adeegsan karo. Maqaasid? Dastuur? Shuruud? Jadwal? -
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Magaca cusub ee Islii: Dhalaal iyo Dhoobo. Fiirsada cajalkaan gaaban. -
Oh, kaftanleey weynaatay waaye. Lahjadaha Soomaalidana aad u taqaan, inkastoo kan ciyaalka xaafadda ku hadleyso. I used to hear a lot of people used to listen BBC Soomaali solely because of her voice and sheekooyin. Waaba run ileen.
-
Barnaamijkaan aad iyo aad u xiiso leeyahay. Si fiican la iskugu dabariday. Ina Libaaxsankataabte Ina Libaaxkorkafuulay Ina Libaaxkadulbooday
-
Turkish Airlines inaugural flight, Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
They didn't cancel the route, just suspended one day. It would've have been more but dowladda madaxdeeda ayaa soo faragishatay arrintaan, iyagaana dhameeye the landing fees and other issues. Yes, the flights waa wada buuxaan. A relative of mine ayaa inta ka baxaaye mid Maarso to Xamar. Turkish Airways wuu ka waaye flight and had been told until summerka waa wada buuxaan. Return flights sometimes waala helaa, though. -
Shinbir Majabe;812891 wrote: ^^ Waxaa ku qoran " Qorshaha Guud ee **** Barbara ". Meesha kasii koreysa ee farta waaweynka waxaa ku qoran " Xiritaanka Xudu** " Xuduudka ayaan u maleeyay. Qeybta kore midigna waxaa ku qoran sidan: " ***KA OGOLAADAY ***KA W. GAASHAANDHIGA ********** Luulyo 1984 " Suu Afsoomaaliga u hormarsanaa ma aragtaa? Hadda la barbardhig kulamada Soomaalida iskugu imaadaan, ha ahaato shan qof ama shan boqol. Badankooda boorarka meesha lagu soo dhajiyo afaf shisheeye lagu qoraa, siiba kan Ingiriiska. Afkii sii liidinayaan intee isleeyihiin doolarka yar yar aad ka heleysiin ururada aanan dowliga ahayn, the NGOs. Boorarkaas iyagaa loogu tala galay la tusiyo, dadka fadhiyo goobta haddeeba xataa B iyo T ka fahmin waxa ku qoran.
-
Why would I feel depressed? Weird question. Those days, in late '90s and very early '00s, online used to be a very mature place, some of us even used our real names while posting posts online.
