-
Content Count
17,710 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Distant relatives(no direct relatives of ours)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Threadkii hore maa kugu filnaan waaye. Why the need to start another one. -
Turkish Coast Guard Boat in Return For Fish
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wadani's topic in Politics
It is from this Turkish daily paper. I don't agree with this. Maraakiib haddee u baahantahay dowladda, dalka Yeman maraakiib dowladii hore lahayd ayaa ku xiran oo shaqsi la yaqaano maamulo, in the last 20 years ku shaqeysan jiray maraakiibtaas. Kuwaas hasoo ceshato. Haddii kuwaas la isticmaali karina, hasoo iibsato, upfront or financing waxee ahaataba. -
Edna Aden Ismail Says All Somalis Terrorists
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Wah, labadiina kala leersada yaaqeey. Maanta axad waayee, qorax fiicana wey jirtaayee, haddee maalin ahayna I am sure it is a nice night. -
George Saitoti: Alshabaab's most hated man dies.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Ninka qowmiyada Masaay waranka siyaasadeed ugu siday dalkaas labaatankii sano lasoo dhaafay. -
Shocking! what happened to our culture
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Haye, geesta Gaarsiiya ma joojin doontaa markaan. Hees kale Gaaray mee soo saari doontaa taloow. -
Edna is dancing, anyone care watching!?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Aflagaadada waa laga roon yahay ee baliis naga dhaafa. -
Edna Aden Ismail Says All Somalis Terrorists
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
From this, honoured in the name of isla dalkeeda ay maanta aad u necebtahay. Cajiib. She will never get this honoured in any other time, past, present or future. Waligeedba. -
Somali opens Mogadishu's first dry cleaners in decades
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Darn, he stole my idea. I have another idea, hope no maryooleey does it first, Rabi ha idmee. -
Carafaat;839851 wrote: Amazing pictures MMA. Keep them coming sxp. p.s. ant tips how I can grow my hair like that? First thing first, buy this. Barkinta hadda lagu seexdo kuma keeni kartid timahaas. You would need the old barshin sawirkaan muuqdo. Second, timo aad u jilicsan haddaa leedahay iska iloow. Third, kuwa extreme afro leh wax ayee timahooda ku shubi jireen saan filaayo.
-
Falanqeyn = analysis Baaraandeg = investigate/searching Ugub
-
oba hiloowlow;840081 wrote: Isbitaalkaa ku dhashay wali waa sidiisa. Dowladda Turkiga intee isbitaalo cusub oo kumeel gaar ah dhisaayeen inay kan si toos ah ula wareegaan fiicneyd. Hoteel Guuleed in magaca laga badalo ma'aha. Soomaalidana magaceena Soomaaliyeed badalkiisa ku nacay xiliyadaan socoto.
-
Magacaan aan ku daro - Xaali. Magac qurxoon micno weyna leh.
-
Wax lagu kala dareero...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
See u dhacday fiirsada. Maskiinta raali ahaada ka dhamaatay. -
Lol, will Xaaji Xanjuuf hand in his Amir?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mario B's topic in Politics
It seems abaalmarinta waxaa loo raacay 4.5. Mareykankana waxaas muu bartay? -
Tanoo kortay wiilal badan aan waxba ogeyn ayee gadi doontaa.
-
Fiidmeer = bat Qalinjabin = graduate/graduation Quud = nutrition Wariiri ma'aha ant ee ha lagu noqdo.
-
I would like the World Bank to report to us Soomaalis where the collective fees charged against airlines that use Soomaaliya's airspace since mid '90s have gone to? The fees are collected by non-Soomaali corrupt few people in cushy Nayroobi offices in the name of Soomaaliya and Soomaalida. Where did those millions of dollars go?
-
Taageer = support Wariiri. []
-
Qofna. Raxma Illaah ma rabtid miyaa adiga?
-
Maxee Soomaalida export gareyaan? Moos? Wax kale sheeg. Malaayga Laasqorey lagu sameeyo ayaa sometimes laga helaa dalalka dariska nala ah and consumed by Soomaalideena and that is.
