Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,654
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Noolaada oo jooga oo jira Reer Turki iyo Turkigaba. Dal iyo dad nagu abaal leh waligeena nama soo marin, abaalkooda aan la gudi karina mar ay ahaataba waa gudeynaa. I hope inay waxmagarato oo daneyste ah kuna faraxsan kala qeybinta Soomaaliya oo Xabashi u adeego u joojin dadaalkooda.
  2. Ciyaal qurbo ku raagay cuqdad dishay. I bet inaynan waligood hawo Xamar ah ku neefsan, let alone soo arkeen. Xamar was, is and will always be the centre of Soomaaliya, Soomaalida, Soomaalinimo. Diid and doon, nac ama ogoloow, Xamar waa xudunta, xarunta Soomaaliweyn. Qofkii ka naxaayo ama aanan jecleysan its development, adigee ku jirtaa. And whoever is against inay Xamar horumarto, la dhiso, adigee ku jirtaa. Xamar kuma rabto, kumana rabin ee adiga lee ha doonin. Kuwaan shirka Istanbuul kasoo horjeestayna iyagaa isqasaariye, baryo ma jirto. Soomaaliya wey dhaqaaqday, daneyste kasoo horjeedo midnimada Soomaaliya loo istaagaayo, lana sugaayo ma jirto.
  3. raula;834570 wrote: MMA mesha maa adi lagugu fashile..mise ku fashilmate.. Ani waaba la socdaa ee see isku qarxinaa. Dadka Facebook ku cusub waaye dadka isqarxinooyo. Just now I am seeing this on my wall feed:
  4. Dad badan ayaa ku qarxooyo, laguna caarifoyaa on Facebook. Of course I am talking about these new feeds of 'hebel/heblaayo watched' this questionable video and that unimaginable clip. Dad badan aad islahayd waa wadaado ayaaba niiko iyo balaayo baas ka fiirsanooyo on their mobiles without being aware they are being exposed on their Facebook feeds. Granted some were not even that intentional, just checking what others watched without realizing the content of the clips.
  5. Waraa saas haa ii qarxin. Darawalkooda ayaan ahaa with that dabagaab, loose shirt and flip flops. Fashionkaas waagaas gishan jirnay ayee hadda H&M iyo waxaas noo keenayaan ka waran. Only ookiyaalka iyo koofiyada fedora iga maqan.
  6. Sawiradaan Shabeellada Hoose iyo gobolka Banaadir laga qaaday in 1980s. American tourist posted it on a Facebook page.
  7. Buurhakaba Runtii dadkii xataa waa isbadaleen. Dadkeena hore look like inay warshad fresh ah kasoo baxeen compared to kuweena hadda joogo.
  8. Showqi;831712 wrote: Dabagaabkeygii waan soo xirtay oo diyaar baan ahaa. Laakiin mar hadaad is dhiibtay aniguna gurigeygii ayaan isaga noqonaya..... :D Gabdhaha maaku gooban lahaydeen? Ceebeey tacaal. Teeda kale waligaa hoosgundi kuma dagaalamin miyaa. Ar maxaa kor u soo laab laabay oo gadaal gadaal u xirtay macawiis oo aan banooni ku ciyaaray. Dagaal yar yarna waa lagu galay laakiin laguma dheeraan.
  9. Cunaqabateynta haka qaadaan haddee run sheegayanaa Reer Galbeedka. These mere crumbs waxba ma'aha, waliba Amisom loo soo marsiinaayo because they don't want to 'breach' the sanctions they themselves put in. Amisom waxee rabaan soo dajisan karaan but not dowladda. Xabashada iyo Kiikuuyada hubkee doonaan dalka lasoo gali karaan but not dowladda jirto la aqoonsanyahay. What kind of dowlad is that. Inay hormartaba lama rabo, waa curyaamin.
  10. Haatu;831590 wrote: MMA, waa Ijaara, kow dheh. Labo, war I am born and bred in Suuqa Xoolaha kuna magac dheer Buulo M'aqaabul in Garissa. Your argument would have held more weight if you had said Wajir Horta, what happened to reer waamo ku sheegii aka Maaddeey? Raula, ma tarxiilkii Garowe camal? Oo meynan dhergin weli Suuqaas baabuuraa ku dhex maray. Ciyaalaa banooni ku ciyaaraaye. Kii baabuurka waday asagoo leh maqlay 'meeshaana waa suuqa xoolaha.' Suuqa xoolaha xaafad dhexdiisa ayeeba ku taalay oo guryo cusub ku wada hareersanaa. I guess it was a bad planning oo guryo cusub iyo dhulal la wada goostay ku wareegsanaa where it used to be meel danta guud wada ahayd. Walaashey was one of those people who dhul ka gatay meeshaas waaguu dhulka wada raqiis ahaa back in 2007 along with dozens of cousins and habaryaro. Qaarkood guryo ka dhisteen but kan walaashey dowladda hoose dhexdiisa ayee jid ka dhigeen maadaama iyada gurigeeda Nayroobi ka deganayd oo Gaarisa iyo meelahaas dhul ilaalintiisa ma aadi jirin. She was like kuwa cousins iyo habaryaryaasha iyo abtiyaasha lama taaban ee sheekada waa sheeko tolka isku hiilinaayo.
  11. Reer Gaarisa ma'aha igaarka, waa Reer Ijaara mise Ijaala la dhihi meesha?
  12. Woman with 'two identities' told she can't wed AN Irishman and a woman who claims to be Somali -- but whose fingerprints are said to match those of a Tanzanian national -- have lost their bid to be allowed to marry. Mr Justice John Hedigan said yesterday that it was clear Lelia Ismail Tahir "has at least two identities". The judge dismissed the challenge by Ms Tahir, of Drishane Castle accommodation centre, Millstreet, Co Cork, and Raymond Paul Sheehan, of Shandon Way, Shandon Street, Cork, to refusals by the Registrar for Co Cork and an tArd Chlaraitheoir to issue them with a marriage registration form. They had been refused documents because Ms Tahir had not provided sufficient evidence of her claimed Somalian identity. Ms Tahir arrived here in June 2008 and applied for asylum, the judge noted. Some weeks after her appeal against the refusal of asylum was rejected, she and Mr Sheehan decided to marry. They were given an appointment for late June 2010 to fulfil the necessary requirements to provide the required three month notification of their intention to marry. Their solicitors wrote to the Registrar in late May 2010, stating that Ms Tahir was a Somali national who was unable to obtain identity documents. On being told evidence of identity was required under law, their solicitors replied there was difficult obtaining identity documents from Somalia. The identity issue remained unresolved during several visits by the couple to the Registrar's office, After their third visit in August 2010, a detective from the Garda National Immigration Bureau (GNIB) informed the registrar he believed Ms Tahir was not from Somalia. Credibility The Registrar referred the file to an tArd Chlaraitheoir who contacted the GNIB and was advised there were serious questions about Ms Tahir's identity. Dismissing their case, Mr Justice Hedigan said Ms Tahir had claimed to be a Somali national but failed to state asylum was refused because her fingerprints matched those of a Tanzanian national. Ms Tahir's explanation for the matching fingerprints -- that she met a man in Kenya who said he could get her documents for travelling and took her to an office "very far from Kenya" where her fingerprints could have been taken -- lacked War waxa been badanaa. Tansaaniyaankaan noo tashtay, leenkeena naga xiraayo. Nuunka habartaan soo baadi goob oo qarxi filankeeda yaaqeey.
  13. No wonder in the end they are attempting to unite, after all.
  14. Wali ma iloowin tan. I watched it some six years ago, I think.
  15. Someone who spells quuro 'khuuro' should not discuss about how other people pronounce q and kh.
  16. Afsoomaali qatar ayuuba ku hadlaa ileen Shariifka. Afsoomaaligiisa waa fasiix fasiix ah, bilaa lahjad. Poor translator, though. Wax badan muxuu ka booday. Aad ayaa ugu farxay in uu Afsoomaali ku hadlo intuu af shisheeye ku hadli lahaa.
  17. In uu geeriyooday maqlay ee Eebbe ha u raxmado. Dadkii dalkiisa horumarsiiye ku jiray, lacagtiisana gebi ahaanteeda dalkiisa giliye. Waxaa xasuustaa inta masaajid uu dhisay aan maqli jiray, dadka qaarkoodna waxeeba dhihi jireen Kismaayadii qadiimiga ahayd barkeedaba Uunlaaye ayaa lahaa. Shaneemooyinkiisa caanka ahaana yaa iloowi karo, siiba Shaneemo Xamar iyo Nasar oo aan jeclahay in uu asaga lahaa. Walaalkiisa ka yaraa iyo reerkiisa Xamar daris ku ahayn, iyagana Reer Uunlaaye la dhihi jiray. Uunlaaye magac jiro ayuu ahaa ee mar kale Rabi ha u naxariisto.
  18. Marxuum Max'ed Siyaad Barre markuu noolaaba dadka Soomaaliyeed wuu kala xishoon jiray in uu meelo iskugu magacdaro ama taalooyin dhisto ama lacagta isku sawiro. He was the only madaxweyne in Afrika or perhaps world wide oo militari ahaa oonan lacagta dalkiisa isku sawirin, iskuna magacaabin garoonka magaalo madaxda, oona dhisan taalo u eg. Intaas waxaa u sii dheer malaayiin doolar keyd Swiss ah ma dhigan. Hal gurina Xamar kuma lahayn ka ahayn kuwa xaasaskiisa dowladda lahayd. Beero kuma lahayn Shabeellooyinka iyo Jubbooyinka. Marka maanta in barxad jaay gaduudan loogu magacdaro waxeeba sharaf dhac ku tahay shaqsinimadiisa.
  19. Happy 15ka Maajo. Halgamayaashii gobonnimodoonkana Eebbe ha u wada raxmado.
  20. Rabi ha caafiyo eedadeena, dalkeenana Rabi hanoo wada hagaajiyo. Norway 19 sano ku nooloow adoo waayeel ah rafaad waayee.
  21. Alshabaaboow, xasuusta, oo xasuustaa Ummadeena xasuuqay Qaar gacma gooyseen Qaarna aad gowracdeen
  22. Qof jac lagu soo dhajiye ayaa qoray erayadaan. Probably asagaaba lagu soo yiri 'ha i raadsan.' Ereyadaas sii daba raacay, ciil dartiisana u qoray. Gabar ayee ku fiicneyd heestaan inay qaato.
  23. Qodobka 5aad: Afafka rasmiga ah Dalka wuxuu u baahanyahay hal luuqad oo rasmi ah (af Soomaali). Lahjadaha kale oo af guriga ah, si kastaba ha u kala badnaadeenee, deegamada ay ka jiraan sidii hore halooga isticmaalo. Afmaayga 'guryaha' ayaa loogu hadlaa miyaa? Only Afmaxaatiriga ayaa 'xafiisyada' iyo 'goobaha shaqayooyinka' loogu hadlaa miyaa according to whoever proposed this? This proposal is the easiest amendment of waxa kor ku qoran above, though. Ma meesha muxuu mooday guri uu asaga dhistay maamulo. Meesha waa dal, kii midnimo rabana waa si midnimo in uu ku joogaa. Goosashadoon inside, bluffing unitary outside ma soconeyso. Soomaali dhan wada aragtay taas.