-
Content Count
17,678 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
The festival of fire falls on July 27 or 28 and marks the beginning of the Somali solar year. Although Somalis, like all Muslims, follow the lunar year, they use the solar year for the timing of crop production and livestock husbandry. At the festival of fire, people build bonfires, splash water, and, in some communities perform stick fights and dances. This festival, called Neeroosh or Dabshid, is probably a remnant of fire and sun worship dating back to Persian influences. Xigasho: Google ______________________ Dabshid was celebrated in Xamar today. Ciyaar Dhaqameedka Shirta Oo Galabta Lagu Qabtay Degmada Xamarweyne Degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta lagu qabtay ciyaar dhaqameedka la yiraahdo shirta oo sanad walba xiligan oo kale laga dhigi jiray deegaan xeebeedyada ku yaala gobolada Banaadir iyo labada Shabelle. Dad boqolaal gaaraya oo isugu jira rag wata ulo dhaadheer iyo dharka hidaha iyo dhaqanka iyo waliba haween iyo caruur ayaa galabta isugu soo baxay wadooyinka ciriiriga ah ee degmada X/weyne halkaasoo ay ku soo bandhigeen ciyaarta loo yaqaano shirta, iyagoo ku dhawaaqayey ereyo kala duwan oo ay ka mid yihiin: Dheeshan dhaxal waaye dhaafi maayee…ninka caado ceeb ka yeelay cimrigiisaas ku cayaaray iyo kuwo kale oo aad u fara badan. Dadka isu baxay galabta oo aad uga yaraa kuwii soo bixi jiray xiliyada sida rasmiga ah ciyaartan loo qaban jiray sanad walba ayaa qaar ka mid ah waxgaradka reer banaadirigu waxay sheegeen intii sanado ah ay joojiyeen ciyaarahan caado dhaqameedka ah sababo la xiriira xaaladaha adag ee dalku uu ku sugan yahay. “Dhalinyaradan galabta iskugu soo baxay X/weyne waa kuwo iska xusuusanaya ciyaartaas oo la qaban jiray sanad walba xiligan oo kale ciyaarta shirtana lama abaabulin sanadkan iyo sanadihii ka horeeyey sidana aad ayey uga balaaran tahay welina kama qaadanin go’aan in dib loo bilaabo xaalada jirta awgeed” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah waxgaradkla banaadiriga oo la yiraahdo malaaq Mahdi. Ciyaaraha loo yaqaano Shirta, Badgalka iyo Istunka ayaa lagu qaban jiray sanad walba magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye xiligan oo kale marka uu bilowdo sanadka loo yaqaano Dabshidka waxaana ciyaarahan ay soo jireen muddo ka badan 800 oo sanadood, sida ay sheegeen waxgaradka Reer Banaadiriga lamana qabanin shantii sanadood ee la soo dhaafay ka dib markii ay saameyn ku yeesheen xaalada ka jirta koonfurta Soomaaliya Xigasho
-
Carafaad, ereyada waa wada fahantay miyaa? Afmaay la jilciye waaye heesta and too much calaacal. Heesihii calaacalka torobo noqdeen sanadkaan.
-
Sheikh Shariif Sheikh Axmed Campaign Thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
oba hiloowlow;851778 wrote: Sheikh shariif is actually against federalism, its Abdiweli and Faroole who want to establish federalism Waa runtaa, that is until his against federalism threatens kursigiisa or doolarka jeebkiisa ugu jiro. In that case, wax walba haye, haye, haye waaye as long as kursiga ku fadhiyo. Taasna mabda' la'aan la yiraahdaa. Shariifka madaxtinimada dalka waa u qalmaa in uu sii wado, laakiin xiligaan in uu sii joogo danta dadweynaha Soomaaliyeed iyo dalkeenaba uma roona. Masuqmaasuqa ayaa faraha ka baxay. Waxaaba caddeen kuu ah this 'campaign' oo lacagta lagu bixinooyo. Eebba ka sakoo waa wada ognahee meesha laga keenay. -
Showqi, amaaba adiga naftirkaaga garamgaram tahay since you cannot spot another garamgaram. Kaftan.com yaah. Laakiin runtii si fiican u dhageyso, qof Afsoomaali fiican ku hadli karo uma hadlooyo, siiba xarfaha 'c' iyo 'x' xataa wey ku adagtahay ku dhawaaqidooda. Hilowloow, widaaygaa naga gaarsii hadduu rabo Soomaalida in uu wax u qabto, Afsoomaaligiisa ku hadalkiisa busta haka jafo.
-
Xamar waxaa la yiri doolarka bashqadaha la isku giliyaa, kumanaan doolar bashqadiiba. Bashqad lee socoto, siiba kuwa cad cad oo doolar ka buuxo. Bashqadihii mar dhow qaali ayee noqon doonaan. Meel doolarkaas laga keenay, dadkee ku socotay xaq u lahaa iyo meesha laga soo qaaday qof isweydiineyso maleh oo waala isku dhiiboyaa lee. Shib shib la wada yahay, walaa odey walaa shaxaaddoon iyo inta u dhaxeyso. Eebbaa u maqan dadkeena gaajeysan oo xaq u lahaa doolarkaas caalamka ugu soo deeqay.
-
Garamgaram II
-
Labada heeso hirgalay oo ugu caansan labadii sano lasoo dhaafay waxaa wada qaaday gabdhaha isku magaca ah ee Farxiyo la yiraahdo. 2011 waxaa hirgashay oo ugu caan noqotay heesta Dhag dhag ay qaadeyso Farxiyo Fiska. Sanadkaana heesta Dhunkasho oo ay qaado Farxiyo Kabayare. Sanadkii hore heesaha aan la iloowi karin waxaa ka mid ahaa heesta Dhoofjaceyl oo ay qaado Xaawo Kiin. Sanadkaan heesteeda kale ee Ha iga roorin ayaa u hirgashay.
-
Qatari saana.
-
MaanDeeq Xidig soo baxday oo somali ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Maxaa ku falee muuqaalo kale. Soonaa soo dhawee indhahaaga dambiyada yar yar ka dhowro, Yaabanoow. -
Ciyaar iskooleey baranbaro, waa sida ciyaalka xaafadeeda Xamar loogu wici jiree. Sawiradaan iskoolada Xamar laga qaaday sideedameyadii. Farxada ka muuqato ayaaba cajiib iska ah.
-
Inkastoo aan waqti u heynin aan ku fiirsado, laakiin waxaa ka helaa barnaamijka Nala Fiidso kana soo galo Yunifersal habeenka Jimcaha soo galeyso.
-
Kan Google ka daran, which offered me to translate. And this is how it translated.
-
Afkaan aaba nacayba. Inta yar aan Toronto joogno xataa kama neefsan karno afkaan baas maqalkiisa iyo aragiisa. Ereyada Carabiga afaf badan ayaa ereyo ka deensaday laakiin waligey ma arkin ereyada Carbeed meel lagu gooy gooye ka ahayn afkaan Sawaaxiliga. Sida ereyadaan oo kale: hatari (qatar), habari (akhbaar), vitabu (kitaab), furahi (farax), dhamiri (damiir), uhuru/huru (xoriyad), samahani (saamax/saamixid), dakiki (daqiiqad), saa (saacad), wakati (waqti), karne (qarni), alasri (casarka)... And then the numbers and institution-related words, which were heavily borrowed from Carabi but were butchered in the process.
-
HIlowloow, what is with you and those extraneous, troll threads you are starting in the past few weeks. Naga daa yaaqeey, for the sake of SOL's own quality.
-
Sabab kale: Ciidanka DKMG oo boobay mucaawino loo waday dad dhibaataysan Wararka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga helayo waxay sheegayaan maanta in ciidamo katirsan Dowlad dhac ay ugaysteen raashin mucaawina ah oo loo qaybin lahaa dadka danyarta ah. Ciidamada Dowlada ayaa gawaaridaan oo katimid dhanka Muqdisho waxay kuleexsadeen gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose kuwaa oo ahaa labo gaari oo mucaawino saarnayd. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhaca loogaystay mucaawinada loo waday dadka dhibaataysan ee kunool Shabeelaha Hoose. Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ee degmada Afgooye waxay sheegeen inay kudaba joogaan Ciidamadii leexsaday labada gaari ee cunada macaawinada waday. Boobka ciidamadan katirsan Dowlada ay u gaysteen cunadaan ayaa waxay imaanaysaa xili qoysas badan ay gaajo iyo rafaad uu kuhaysto Shabeelaha Hoose. Xigasho
-
It is easier si tuugnimo ah guryaha dadoow lagu gato in Xamar than in Islii. Xamar guryo badan iska banaan oo dadkii lahaana waa hore firiray, qaarkoodana geeriyooday.
-
Anybody foolkooda qarsado wax quman masoo wadaan, walaa Barbaarta walaa kuwaan Gaashaan lagu magacaabay who were trained, funded and controlled by CIA with zero accountability by dowladda Soomaaliya.
-
This mobile image was taken in Xamar two weeks by one of my brothers who were in Xamar in past few weeks. It reminded me Islii, where many of old lodges had the painting words of 'beware of con men - this building is not for sale.' I guess dhaqanxumadii Kenyaatiga ee Islii ayaa Xamar la geeye because real estate market is so hot now.
-
Why so many somali-canadians who go west end up dead.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to burahadeer's topic in General
3 victims of recent gun violence rest in same cemetery Three young men who have been shot dead in Toronto over the past six weeks have been laid to rest in the same cemetery in the city’s north end. Abdulle Elmi was the latest young man from the Somali-Canadian community to die as the result of gun violence on Toronto streets. Elmi was shot multiple times in the early hours of last Thursday. His body was left on a street where homicide investigators say he didn’t belong. Just 25 years old, Elmi was the city’s 26th homicide victim this year. His funeral took place Sunday. Elmi was the cousin of Ahmed Hassan, a 24-year-old man who was killed in a shooting inside the north-end food court of the Eaton Centre, which also left another man with fatal injuries. A few weeks after the Eaton Centre violence, another man from the Somali-Canadian community was killed by gunfire. Hussein Hussein, 28, was found suffering from an obvious gunshot wound in a ninth-floor apartment on Harrison Garden Boulevard. He was pronounced dead at the scene. Hassan, Hussein and Elmi have each been buried in the same part of a cemetery near Jane Street and Steeles Avenue. A man who was a cousin of both Hassan and Elmi told CBC News that his extended family is feeling “pretty crushed” over the loss of two young lives in such a short period of time. “It seems almost as if we’re going into the ground faster than the grass is coming up,” said Abdulle Elmi, whose name is the spelled the same way as his deceased cousin. CBC _____________________ Shalay markaa aasaynay marxuumkaan u dambeeye ayeeba ahayd su'aasha koowaad igu soo dhacday, all those freshed buried graves containing dhalinyaradaan, right next to one another. One after one, right next to the other. Very, very sad scene. Kolay qudbooyin qiiro badan laga wada jeediye, if only Soomaalida ismaqli doonaan oo si wadajir oo iskaashi ah ugu hortagaan marxaladaan masiibada ah. Reerkooda ayaan aqaanay marxuumka, siiba aabihiisa oo qof aad u fiican ahaa. Eebbe ha u raxmado Cabdulle Sheekhdoon Cabdulle Cilmi. Seeing how very, very distraught his mother was at home, that was definitely was not a scene one would like to see. -
Waa runtaa, Weyrax (), Sulfaa qaaday heesta. Miraheedana ma aqaani. Inta ka dhageyso.
-
Jagada madaxweynimo in uu qabto u rajeynayaa Samatar, Eebbe ha idmee. Asagoo madaxweyne ah iyo Farmaajo oo ra'iisul wasaare ah ama dad u dhigmo haddee jiri lahaayeen dalkeena si toos oo fiican ayuu horumar u gaari lahaa.
-
Kataarad la tumaayo madaxa igu xanuunaba. Maxaa Axmed Naaji iyo Cumar Dhuule ku nici jiray markee telafashinka Xamar kasoo galaan iyagoo kataarad la ordaayo.
-
Tan aan sanadooyin kahor aqriye soo xasuustayba. _____________________ Nin ayaa wuxuu arkay koox dhallinyaro ah oo raashiin meel ku wadaagaya (isla cunaya). Intuu ku soo leexday ayuu dhankiisa ka galay. Nimankii kale way isfiir fiiriyeen iyagoo la yaaban ninkaan aysan aqoon oo cuntada iska soo galay bilaa fasax. Waxay ku yiraahdeen, "Saaxiib, ma qof ayaa naga garanaysaa?" "Maya," ayuu yiri, "Laakiin tan ayaan isnaqaan," intuu cuntadii la cunayey farta ku fiiqay.
-
Popular Contributors
