-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
So any of those hackers could have sent any amount of dollars to anyone where Dahabshiil has an office and wouldn't have been noticed if they didn't publically publish their hacking data? I mean, some hacker who had access to that central data bank could have just typed, say, $10,000 sent to heblaayo in any magaalo and she could have received without anyone realising beforehand. Whoa.
-
Mass Shooting Survivor Dies in Mass Shooting
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ToughGong.'s topic in General
Tsk, tsk, with all this American and other Galbeed media hoopla, I am missing the maroodi in the qol word. Hint: it starts with big t. Had this shooter had any name that remotely or closely sounded like a "Muslim" name or if he was non-white immigrant, sheekada meesha lala aadi lahaa waala ogyahay. Now, it is always demented, deranged, lonely person. As always. And as long as hubkaan Mareykanka -- any kind of it -- legal ka yahay, someone will always go 'postal.' I don't understand when will they wake up and ban hub dhan altogether. Constitution, constitution ku haayaan as though their constitution was a divine decree that was sent down on a stone. Why would any country allow any of its citizens legally acquire AK-47 and the likes. it gets me. -
This is a true qarxis. Bisinka. Dad badan iyo hay'ado dowladeed mid aan dowli ahaynba lacag ku keydsaday ayaa magacyadooda meesha ku taxan. Xataa haddee geeriyoodaan shaqsiyada lacagta dhigtay meesha qofka lacagtooda lagu wareejin karo xataa magacyadooda iyo telefoonadooda qoran. European Commission xataa koonto ugu furan. I don't know if I will use Dahabshiil this coming month. Qarana, my favourite, wey burburtee.
-
Dabshid: The real Soomaali new year
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Nothing to do with Nayruus. Nayruus is celebrated in Maarso, Dabshid in Luulyo. Two complete traditions, which share the fire celebration. And the fire is our 'fireworks.' It doesn't mean Soomaalida weren't aware Nayruus, because they did since our forefathers traded with Persians and even a few of our cities and towns have Persian influence and names, like Muqdisho, Banaadir iyo Gendershe. -
Any rationalist observing Ramadan?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to The-freeman's topic in General
'Rationalist' my back. Haddaaba Rabigaaga ka baqeynin, why fear mere mortals. Mise your true fear is the Soomaali social rejection, being ostracized and whatnot. Well, soon or later, banaanka ayaa isa soo dhigeysaa or you will be living this lie. I mean one can't avoid tacsiyada, meheryada aroosyada, et cetera. I also believe dadka inta ka nacnacleeyo, oo diinta waaka baxnay ku haayo, banaanka isma soo dhigi karaan in non-virtual world. As it had been said, there is no atheist in foxhole, so there is no Soomaali gaal in family gatherings. Yaa ogaado xataa qaarkood markii salaad loo wada istaago abruptly (it happens sometimes) at a Soomaali gathering, safka hore ka galaan mumbling to themselves. -
Dabshid: The real Soomaali new year
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Naxar Nugaaleed;852199 wrote: So does anyone know when dabshid is this year Kor masoo aqrinin miyaa adiga? It is now, in this month. It was already celebrated in Xamar. HIlowloow, Istunka, Shirta iyo Badgalkaba waa wada dabaaldegga Dabshidka. Badgalka Shabeellaha Dhexe ku badantahay, Shirta waxaa lagu sameyaa Xamar, siiba xaafadihii qadiimiga ee Xamarweyne iyo Shangaani. Istunkana Afgooye ahaa iyo Awcismaanka iyadana Marka lagu qaban jiray. I remember this annual event in Xamar when crowds of people used to come out to the streets in the night with a new moon and used to hit metal pans. I don;t know if this was during dabshid? I remember my auntie saying that this event was aduunyo gudoon(apocalypic) and making me scared. Carafaad, laba Dabshid isku qaldeysaa. This Dabshid waa celebration, oo sanad cusub ahayd. Ciyaalkeena mar mar qashinka ayaa gubi jirnay habeenkii markaas laga dul boodi jiray. The other one aad ku qaldeysay waxaa la sameyn jiray markuu dayaxa madoobaado. Intii luubaan ama waxyaabo kale qiiq dhaliyo idinka laga buuxiyo ayee ciyaalka isdaba ordi jireen iyagoo xaafadahana kusoo wareegi jiray isla markaasna ducooyin aqrinaayo. Waa ilooway waxa la aqrin jiray. Mar mar xataa dab ayaa la shidi jiray laga kor boodi jiray. Saacado socon jirtay. -
Ramadaan Mubaarak My Fellow Muslimeen!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in General
Soon wanaagsan dhammaantiin. Eebba ha inaga wada aqbalo soonkeena iyo sadaqadeena, hana noo dambi dhaafo -- aamiin, aamiin. -
What's the general opinion on PM Abdiweli Ali?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Love Somalia's topic in Politics
Shaqsi ahaanteyda abaal iga mudanyahay. Si wanaagsan reerkeena ugu soo dhaweeye Xamar, aaska aabaheyna bishii hore si weyn ugu qeyb qaatay. Asagoo xataa Nayroobi dan kale u joogo ayuu raacay meydka suu ugu booqan aaska, reerkana diyaarad dhan u soo diray (dad badan ayaa tikid bilaash u helay Xamar raacay meydka). Nayroobina reerka wuu ugu tagay guriga intee Xamar aadin, Xamarna wuu ku qaabilay markee tageen. Markee hooyo fiiso ay kusoo noqoto weysayna maalintii ku xigtayba diyaarad saaray bilaa fiiso la'aan, safaaradana dad ugu yimid ka soo saaray garoonka Nayroobi. All this in the name of Soomaalinimo and nothing else. Marka shaqsi ahaanteyda abaal weyn iga mudanyahay, asaga iyo madaxda kaleba. Nin wanaagsana waaye. -
The festival of fire falls on July 27 or 28 and marks the beginning of the Somali solar year. Although Somalis, like all Muslims, follow the lunar year, they use the solar year for the timing of crop production and livestock husbandry. At the festival of fire, people build bonfires, splash water, and, in some communities perform stick fights and dances. This festival, called Neeroosh or Dabshid, is probably a remnant of fire and sun worship dating back to Persian influences. Xigasho: Google ______________________ Dabshid was celebrated in Xamar today. Ciyaar Dhaqameedka Shirta Oo Galabta Lagu Qabtay Degmada Xamarweyne Degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta lagu qabtay ciyaar dhaqameedka la yiraahdo shirta oo sanad walba xiligan oo kale laga dhigi jiray deegaan xeebeedyada ku yaala gobolada Banaadir iyo labada Shabelle. Dad boqolaal gaaraya oo isugu jira rag wata ulo dhaadheer iyo dharka hidaha iyo dhaqanka iyo waliba haween iyo caruur ayaa galabta isugu soo baxay wadooyinka ciriiriga ah ee degmada X/weyne halkaasoo ay ku soo bandhigeen ciyaarta loo yaqaano shirta, iyagoo ku dhawaaqayey ereyo kala duwan oo ay ka mid yihiin: Dheeshan dhaxal waaye dhaafi maayee…ninka caado ceeb ka yeelay cimrigiisaas ku cayaaray iyo kuwo kale oo aad u fara badan. Dadka isu baxay galabta oo aad uga yaraa kuwii soo bixi jiray xiliyada sida rasmiga ah ciyaartan loo qaban jiray sanad walba ayaa qaar ka mid ah waxgaradka reer banaadirigu waxay sheegeen intii sanado ah ay joojiyeen ciyaarahan caado dhaqameedka ah sababo la xiriira xaaladaha adag ee dalku uu ku sugan yahay. “Dhalinyaradan galabta iskugu soo baxay X/weyne waa kuwo iska xusuusanaya ciyaartaas oo la qaban jiray sanad walba xiligan oo kale ciyaarta shirtana lama abaabulin sanadkan iyo sanadihii ka horeeyey sidana aad ayey uga balaaran tahay welina kama qaadanin go’aan in dib loo bilaabo xaalada jirta awgeed” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah waxgaradkla banaadiriga oo la yiraahdo malaaq Mahdi. Ciyaaraha loo yaqaano Shirta, Badgalka iyo Istunka ayaa lagu qaban jiray sanad walba magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye xiligan oo kale marka uu bilowdo sanadka loo yaqaano Dabshidka waxaana ciyaarahan ay soo jireen muddo ka badan 800 oo sanadood, sida ay sheegeen waxgaradka Reer Banaadiriga lamana qabanin shantii sanadood ee la soo dhaafay ka dib markii ay saameyn ku yeesheen xaalada ka jirta koonfurta Soomaaliya Xigasho
-
Carafaad, ereyada waa wada fahantay miyaa? Afmaay la jilciye waaye heesta and too much calaacal. Heesihii calaacalka torobo noqdeen sanadkaan.
-
Sheikh Shariif Sheikh Axmed Campaign Thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
oba hiloowlow;851778 wrote: Sheikh shariif is actually against federalism, its Abdiweli and Faroole who want to establish federalism Waa runtaa, that is until his against federalism threatens kursigiisa or doolarka jeebkiisa ugu jiro. In that case, wax walba haye, haye, haye waaye as long as kursiga ku fadhiyo. Taasna mabda' la'aan la yiraahdaa. Shariifka madaxtinimada dalka waa u qalmaa in uu sii wado, laakiin xiligaan in uu sii joogo danta dadweynaha Soomaaliyeed iyo dalkeenaba uma roona. Masuqmaasuqa ayaa faraha ka baxay. Waxaaba caddeen kuu ah this 'campaign' oo lacagta lagu bixinooyo. Eebba ka sakoo waa wada ognahee meesha laga keenay. -
Showqi, amaaba adiga naftirkaaga garamgaram tahay since you cannot spot another garamgaram. Kaftan.com yaah. Laakiin runtii si fiican u dhageyso, qof Afsoomaali fiican ku hadli karo uma hadlooyo, siiba xarfaha 'c' iyo 'x' xataa wey ku adagtahay ku dhawaaqidooda. Hilowloow, widaaygaa naga gaarsii hadduu rabo Soomaalida in uu wax u qabto, Afsoomaaligiisa ku hadalkiisa busta haka jafo.
-
Xamar waxaa la yiri doolarka bashqadaha la isku giliyaa, kumanaan doolar bashqadiiba. Bashqad lee socoto, siiba kuwa cad cad oo doolar ka buuxo. Bashqadihii mar dhow qaali ayee noqon doonaan. Meel doolarkaas laga keenay, dadkee ku socotay xaq u lahaa iyo meesha laga soo qaaday qof isweydiineyso maleh oo waala isku dhiiboyaa lee. Shib shib la wada yahay, walaa odey walaa shaxaaddoon iyo inta u dhaxeyso. Eebbaa u maqan dadkeena gaajeysan oo xaq u lahaa doolarkaas caalamka ugu soo deeqay.
-
Garamgaram II
-
Labada heeso hirgalay oo ugu caansan labadii sano lasoo dhaafay waxaa wada qaaday gabdhaha isku magaca ah ee Farxiyo la yiraahdo. 2011 waxaa hirgashay oo ugu caan noqotay heesta Dhag dhag ay qaadeyso Farxiyo Fiska. Sanadkaana heesta Dhunkasho oo ay qaado Farxiyo Kabayare. Sanadkii hore heesaha aan la iloowi karin waxaa ka mid ahaa heesta Dhoofjaceyl oo ay qaado Xaawo Kiin. Sanadkaan heesteeda kale ee Ha iga roorin ayaa u hirgashay.
-
Qatari saana.
-
MaanDeeq Xidig soo baxday oo somali ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Maxaa ku falee muuqaalo kale. Soonaa soo dhawee indhahaaga dambiyada yar yar ka dhowro, Yaabanoow. -
Ciyaar iskooleey baranbaro, waa sida ciyaalka xaafadeeda Xamar loogu wici jiree. Sawiradaan iskoolada Xamar laga qaaday sideedameyadii. Farxada ka muuqato ayaaba cajiib iska ah.
-
Inkastoo aan waqti u heynin aan ku fiirsado, laakiin waxaa ka helaa barnaamijka Nala Fiidso kana soo galo Yunifersal habeenka Jimcaha soo galeyso.
-
Kan Google ka daran, which offered me to translate. And this is how it translated.
-
Afkaan aaba nacayba. Inta yar aan Toronto joogno xataa kama neefsan karno afkaan baas maqalkiisa iyo aragiisa. Ereyada Carabiga afaf badan ayaa ereyo ka deensaday laakiin waligey ma arkin ereyada Carbeed meel lagu gooy gooye ka ahayn afkaan Sawaaxiliga. Sida ereyadaan oo kale: hatari (qatar), habari (akhbaar), vitabu (kitaab), furahi (farax), dhamiri (damiir), uhuru/huru (xoriyad), samahani (saamax/saamixid), dakiki (daqiiqad), saa (saacad), wakati (waqti), karne (qarni), alasri (casarka)... And then the numbers and institution-related words, which were heavily borrowed from Carabi but were butchered in the process.
-
HIlowloow, what is with you and those extraneous, troll threads you are starting in the past few weeks. Naga daa yaaqeey, for the sake of SOL's own quality.
-
Sabab kale: Ciidanka DKMG oo boobay mucaawino loo waday dad dhibaataysan Wararka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga helayo waxay sheegayaan maanta in ciidamo katirsan Dowlad dhac ay ugaysteen raashin mucaawina ah oo loo qaybin lahaa dadka danyarta ah. Ciidamada Dowlada ayaa gawaaridaan oo katimid dhanka Muqdisho waxay kuleexsadeen gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose kuwaa oo ahaa labo gaari oo mucaawino saarnayd. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhaca loogaystay mucaawinada loo waday dadka dhibaataysan ee kunool Shabeelaha Hoose. Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ee degmada Afgooye waxay sheegeen inay kudaba joogaan Ciidamadii leexsaday labada gaari ee cunada macaawinada waday. Boobka ciidamadan katirsan Dowlada ay u gaysteen cunadaan ayaa waxay imaanaysaa xili qoysas badan ay gaajo iyo rafaad uu kuhaysto Shabeelaha Hoose. Xigasho
