Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. It is easier si tuugnimo ah guryaha dadoow lagu gato in Xamar than in Islii. Xamar guryo badan iska banaan oo dadkii lahaana waa hore firiray, qaarkoodana geeriyooday.
  2. Anybody foolkooda qarsado wax quman masoo wadaan, walaa Barbaarta walaa kuwaan Gaashaan lagu magacaabay who were trained, funded and controlled by CIA with zero accountability by dowladda Soomaaliya.
  3. This mobile image was taken in Xamar two weeks by one of my brothers who were in Xamar in past few weeks. It reminded me Islii, where many of old lodges had the painting words of 'beware of con men - this building is not for sale.' I guess dhaqanxumadii Kenyaatiga ee Islii ayaa Xamar la geeye because real estate market is so hot now.
  4. 3 victims of recent gun violence rest in same cemetery Three young men who have been shot dead in Toronto over the past six weeks have been laid to rest in the same cemetery in the city’s north end. Abdulle Elmi was the latest young man from the Somali-Canadian community to die as the result of gun violence on Toronto streets. Elmi was shot multiple times in the early hours of last Thursday. His body was left on a street where homicide investigators say he didn’t belong. Just 25 years old, Elmi was the city’s 26th homicide victim this year. His funeral took place Sunday. Elmi was the cousin of Ahmed Hassan, a 24-year-old man who was killed in a shooting inside the north-end food court of the Eaton Centre, which also left another man with fatal injuries. A few weeks after the Eaton Centre violence, another man from the Somali-Canadian community was killed by gunfire. Hussein Hussein, 28, was found suffering from an obvious gunshot wound in a ninth-floor apartment on Harrison Garden Boulevard. He was pronounced dead at the scene. Hassan, Hussein and Elmi have each been buried in the same part of a cemetery near Jane Street and Steeles Avenue. A man who was a cousin of both Hassan and Elmi told CBC News that his extended family is feeling “pretty crushed” over the loss of two young lives in such a short period of time. “It seems almost as if we’re going into the ground faster than the grass is coming up,” said Abdulle Elmi, whose name is the spelled the same way as his deceased cousin. CBC _____________________ Shalay markaa aasaynay marxuumkaan u dambeeye ayeeba ahayd su'aasha koowaad igu soo dhacday, all those freshed buried graves containing dhalinyaradaan, right next to one another. One after one, right next to the other. Very, very sad scene. Kolay qudbooyin qiiro badan laga wada jeediye, if only Soomaalida ismaqli doonaan oo si wadajir oo iskaashi ah ugu hortagaan marxaladaan masiibada ah. Reerkooda ayaan aqaanay marxuumka, siiba aabihiisa oo qof aad u fiican ahaa. Eebbe ha u raxmado Cabdulle Sheekhdoon Cabdulle Cilmi. Seeing how very, very distraught his mother was at home, that was definitely was not a scene one would like to see.
  5. Waa runtaa, Weyrax (), Sulfaa qaaday heesta. Miraheedana ma aqaani. Inta ka dhageyso.
  6. Jagada madaxweynimo in uu qabto u rajeynayaa Samatar, Eebbe ha idmee. Asagoo madaxweyne ah iyo Farmaajo oo ra'iisul wasaare ah ama dad u dhigmo haddee jiri lahaayeen dalkeena si toos oo fiican ayuu horumar u gaari lahaa.
  7. Kataarad la tumaayo madaxa igu xanuunaba. Maxaa Axmed Naaji iyo Cumar Dhuule ku nici jiray markee telafashinka Xamar kasoo galaan iyagoo kataarad la ordaayo.
  8. Tan aan sanadooyin kahor aqriye soo xasuustayba. _____________________ Nin ayaa wuxuu arkay koox dhallinyaro ah oo raashiin meel ku wadaagaya (isla cunaya). Intuu ku soo leexday ayuu dhankiisa ka galay. Nimankii kale way isfiir fiiriyeen iyagoo la yaaban ninkaan aysan aqoon oo cuntada iska soo galay bilaa fasax. Waxay ku yiraahdeen, "Saaxiib, ma qof ayaa naga garanaysaa?" "Maya," ayuu yiri, "Laakiin tan ayaan isnaqaan," intuu cuntadii la cunayey farta ku fiiqay.
  9. Lacoste Islii meel la dhaho ayee ku gacan gishay. Ar maxaa sharafta laga qaaday. Fake, fake, fake iyagoo wada ah, though some of the shoes looked like better than the real ones. Lacoste iyo Dolce & Gabbana labadaas magacooda loogu dilay in Islii.
  10. I am now even wondering at kuwaan how ay Dhoobleey ku qabsadeen in that invasion of Jubbooyinka. If their 'special forces' are acting like this, whoa. And no wonder Nayroobi tuugo yar iyo weyn kama dhamaato.
  11. Yaabanoow, maxkamad, saldhig iyo dambibaaris daba wareegeeda kaama dhamaadaan miyaana.
  12. I saw it before you edited. Eniwey, why don't you start Soomaalis under earth thread? They happen to be more of victims of crime than being perpetrators these days.
  13. Haddaa ogahay xafladaan waaba aadi lahaa.
  14. I don't think I had shared with any dhar or kabo with anyone since my adolescence. Qofkii damco waxaa qabo in uu gistho, ha iska qaato. dharkeyga xili aan gishto iyo waqti aan gishto leeyihiin. Iskama gishti mida ugu soo horeyso. Nope. And if this pattern changes or is interrupted something would bother me, I am sure, though it isn't tested yet. No to tabalcaaro.
  15. Dil toogashada 'iskool buluusiyo' lagu qaban jiray, very close to garoonka diyaaradaha Xamar with a little hill. It wasn't Tarbuunka. But yes, you have a point.
  16. She is the Rwandan foreign minister. She has every right to welcome a head of state. But you didn't call this 'bahdil', aha?: Since she is a foreign minister of Mareykanka, she can't be a 'bahdil' miyaa. Or perhaps you have something against office-holding African women, yes?
  17. Yaryaruurac aan waligood Xamar Caddeey arkin ayaa ka hadlaayo inay magaalo madax sii ahaato. I can't even believe Xamar's status as a magaalo madax can be even questioned. Xamar was, is and will be a magaalo madax, regardless qabyaaladistiyaasha rabo inay ka dhigaan xarunta maamul goboleed magac u yaalka ah iyo kuwa Xamar u neceb qabyaalad iyo wax kale dartooda oo rabo in tuulo kale dusty ah laga dhigo magaalo madax. Neither of these polar groups Xamar badali karo its status as a magaalo madax, xarunta iyo xudunta Soomaaliyeed. Xamar Soomaaliweyn idil ahaantooda ka wada dhaxeysaa and will remain so.
  18. Abwaanka qofkii jago u balanqaadi waayo mucaarad numero uno ku noqdaa. Farmaajo koow ah, Shariifka lama,Tarsan sidi. War xaajiyoow, iska sug mid jago aad ka heshid waa heleysaa. Caadi waaye, meeshaas waa iska wada masuqmaasuq marka kaaga wuu imaanaa, mucaaradnimada lee iska yaree. Inkastoo Tarsan has had some dubious past, wuxuu Xamar u qabtay ma xumo. Plus any day laga qaadi karaa jagadiisa, it is not like in uu meeshaas xoog ku joogo.
  19. Shame again, even ignoring what they already signed, before doolar la siinin or loo hanjabin. How can they just add whatever they wish -- and just like that. And it says so: Guddoon afti qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya. If it was up to, I wouldn't even add this sentence because dhulka Soomaaliyeed gorgorton ma galo, walaa afti or not. However, since this was written by people they hand-picked why are they ignoring it.
  20. Labada shilin jeebabkooda loogu shubay ayee ku gadaayaan dhulkeena iyo baddeena. Anagoo waliba xaadir ah ayee damceen si indhasircaad ciyaaleed nagu marsiiyaan. Shuud. I was also wondering that haste meeting in Nayroobi a few weeks ago, why meet in Nayroobi when Xamar and other cities and towns are safer to gather at this time. Now it is clear why the meeting of so-called 'road-map signers' took place in Nayroobi. ________________________ Isbarbardhig: Qodobka 7aad ee labada Dastuur ee ay soo kala diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan (Jabuuti) iyo Saxiixayaashii Roadmapka (Nayroobii) Sida ku qoran Q.7aad ee Dastuurka ay so diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan Qodobka 7aad Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya : Gobannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda sare, iyo geyi-qaaradeedka iyo sidoo kale, dhulka iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Federaalku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa laguma xadgudbaan lamana qaybin karo. Sida ay Q.7aad u bedeleen Saxiixayaashii Roadmapka Qodobka 7aad : Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya : Gobannimada Jamhuuriyada Federaalka Somaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda Sare iyo geyi-qaaradeedka iyo dhul iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Somaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaliya ee khilaafaadka soohdimaha caalamiga ka dhasha in xallintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi waafaqsan qawaaniinta Dalka u degsan iyo kuwa Caalamiga ah. Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Soomaaliya. Jihooyinka xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya: Waqooyi: Gacanka Cadmeed Waqooyi Galbeed: Jabuuti Galbeed: Itoobiya Koonfur Galbeed: Kenya Bari: Badweynta Hindiya Xigasho Indha adeygnimadooda intee Soomaali Galbeed iyo NFD dhiibeen ayee haddana baddii sii dhiiboyaan. Acuudi bilaahi. War waxaan Soomaalinimadooda aawey? Haddii lagu yiri xataa ku dara oo doolarkaan qaata ma saan ayee ugu daraayaan. Don't they also know that the 1960 constitution did not define Soomaali border. It was deliberate move by madaxdii Soomaalidii hore dadkooda iyo dalkooda jeclaa, bad, dhul iyo cirka. There was even a famous saying that came out in the early days of the republic. When a well-known Soomaali leader was asked where the Soomaali border stops at, he said whenever our camels stop. That was how confident they were. La barbardhig kuwa hadda joogo doolar bas u daran. Shuud, shuud, shuud.
  21. He was in Rwanda in last Monday. On Tuesday, he was in Burundi. Yesterday (Wednesday) he was in Suudaan. Today (Thursday) back in Rwanda. Tomorrow (Friday) he will probably be in Nayroobi and then Xamar, hopefully, hopefully, hopefully. Where is the other Shariif? He is in Talyaaniga. How about ra'iisul wasaare Gaas? Same place, in Talyaaniga. I thought, constitutionally, this isn't allowed. At least the '60s constitution. That constitution, I think, didn't allow all three highest holding officials to travel outside the country at the same time. I am not sure, but I do think so.
  22. He is back in Rwanda now, not Suudaan. Today (shanta Luulyo) landing in Kigali.
  23. Soomaaliya aad, meel miyi ah waliba. I promise haddaadan adigoo 'fit' ah soo noqon ha i aaminin mar kale. It won't only be your body that will benefit, but your mind and brain as well.
  24. Horta sheikh dalxiis xita bisha ugu danbeysa eeh u si joogo diyaarad kama degeyo 2 days ago he was in rwanda now he is in sudan He is back in Rwanda again today. Waligey tanoo kale ma arkin. In the last two weeks, he had been to Sacuudiga, Imaaraadka, Jabuuti, Itoobiya, Kiinya (twice), Ugaandha, Burundi, Rwanda, Suudaan, Rwanda again... It is beyond ridiculous now.