Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,683
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Guzel;858217 wrote: What is the name of the masjid, it looks clean and beautiful. Isbaheysiga Islaamka, shortened usually to Isbaheysiga. Waa masaajidka ugu qurxoon Soomaaliya ku yaalo -- from Diradhabe to Gaarisa. Ciid wanaagsan, maryooleey. I am eating xalwo iyo buskud with the best shaah caddeys ah as I write.
  2. Yaaka heysto in uu hadda ka 'tashto'? Hanjabadiisa bilaa yacniga ah oo tabar la' waliba oo haddana dhamaadka lahayn. Wuxuuba iska dhigaa qof Soomaaliya iyo Soomaalida u haayo wax wanaagsan.
  3. Isma sharxin. Waa kasoo fikiraayaa lahaa last time I knew, inkastoo dabada ka riixooyaan by anti-Shariif Xasan group. And if isa sharaxo, I don't think in ku guuleysanaayo maadaama tolkuu kasoo jeedo kasoo horjeesan doonaan musharaxnimadiisa guddoomiye baarlamaan. They unanimously agreed qof isku sharxo guddoomiye baarlamaan in uunan tolka ka mid ahaan and stand behind Shariif Sakiin's candidacy as a president. They are united in this and that is why only Shariif Xasan isa sharxay madaxweynimada, whereas qabaa'ilada kale tobaneeyo u sharxan each.
  4. Aabihiisa wuxuu ahaa wiilka ugu wanaagsan inta uu dhalay Maxamed Siyaad Barre, haddaanan qaldaneen. Walaashey ayee isku jaamacad ahaan jireen, saasna saaxiibo ku noqdeen, weyna isqadarin jireen xataa shaqo geeye markee jaamacadda ka wada qalinjabiyeen inkastoo ay diiday. Wiilkiisa waa saas camal, qof macquul ah u egyahay.
  5. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo iska diiday inuu ka mid yahay hoggaamiye kooxeedyada Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ahaa magacyada xubno dhawaan ay guddiga xulista xidlhibaannadu dib u soo celiyeen ayaa iska fogeeyay inuu ka mid yahay hoggaamiye kooxeedyada Soomaaliya. Mudane Xaabsade oo la hadlayay VOA-da ayaa sheegay in sababta loo soo celiyay uusan weli garan, isagoo sheegay inaysan jirin dacwad dambi ku caddeysay sidoo kalena uusan ogeyn halka laga keenay warkan. "Aniga hoggaamiye kooxeed ma ihi, soo celinta magacaygana waxaan u arkaan inay tahay isbaaro loo dhigtay beelaha Soomaaliyeed," ayuu yiri Xaabsade isagoo xusay in beelaha uu kasoo jeedo ee **** aysan lahayn hoggaamiye kooxeed oo ay ahaayeen beelo iska difaacayay beelo kusoo duulay, balse aysan iyagu duulaan ahayn. Mar la weydiiiyay su'aal ahayd inay saameyn ku yeelan karto soo celinta magaciisa ay soo celiyeen guddiga xulista baarlamaanka ayuu sheegay inaysan saameyn ku yeelanayn, sidoo kalena aysan wax cabsi ah gelinayn. "Khaladaadkii Soomaaliya ka dhacay waxaa looga heshiiyay shirkii Embagathi, aniga maxkamad wax iguma soo caddeyn - shuruudaha Roadmap-ka waxaa ka mid ahaa in qofkii aan dambi gelin shan sano uu ka mid noqonayo baarlamaanka, anigana lix sano ayaan Imbegathi kaddib ahaa wasiir," ayuu yiri Xaabsade. Ugu dabeyn, Xaabsade wuxuu guddiga xulista xildhibaannada baarlamaanka ku eedeeyay inay iyagu wataan in dib ay u soo celiyaan magacyada, isagoo sheegay inaysan arrintaan DKMG ah iyo Qaramada Midoobay aysan waxba ka ogeyn. Guddiga xulista xildhibaanada baalamaanka baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa waxay dhawaanahan dib u celinayeen magacyada xubnaha looga shakisan yahay inay dambiyo dagaal galeen iyo xubno kale oo qaarkood lagu celiyay aqoon-darro. Xigasho _______________________ Wax badan ayaa lagu faantamay kaabo qabiil dagaaleed maanta waa laga cararaayaa. Oh, how times change! I am awaiting Qanyare's and Yalaxoow's versions, too.
  6. They didn't because the names on that list is Maxamed Dheere, Yalaxoow, Cumar Filish iyo wixii aan wada ogeyn. Yaa yeelaayo waxaas.
  7. Sacdiya Careys Ciise Reer Careys Ciise Kaarshe deserve inay dalkooda hoggaanka u qabtaan. Waaku faraxsanahay inaa arko qof faracii Careys Ciise Kaarshe ah xildhibaanada cusub ka mid ah. Fahmo Axmed Nuur, the wife of late Maxamed Raajis Maxamed. Soomaaliya ayaa hooyadeeda iyo walaalaheeda daris ku ahayn. Reer wanaagsan.
  8. C/raxmaan Ibbi, C/casiis Sh. Yuusuf, Maxamed Dhalxa iyo Shariif Xasan Sh. Aaden isku mar ayee xildhibaano wada noqdeen, waligoodna qabqable ma noqon. Marka sababta Shariif Xasan iyo Dhalxa loogu ogalaaday inay xildhibaanada cusub ka mid noqdaan laakiin Ibbi iyo kuwa la mid ah loo diido ma aqaani. Teeda kale ra'iisul wasaaraha ayaa ku jiro liiska iyo wasiirada kale. Iyagoo xil haayo, oo dowladaan la dhisaayana aasaaskeeda qeyb lahaaa in lagu daro ma ahayn xildhibaanada cusub. Waa masuqmaasuqnimo markaas. Waaku raacsanahay in laga reebo dagaaloogiyaashii. Taas waa loo baahnaa.
  9. Enough said. Wadaadeenii hore waa noolyihiin, waa Eebbe mahadiisa. Abkoow Carabdoon iyo Carab caabud diinta ima baraayaan maanta.
  10. Sultan Dheere;857778 wrote: Because Ethiopia = Ethiopians, Eritrea = Eritreans etc. etc. so people just assumed Somalia = Somalians Why don't they assume too this: Since it is Newfoundland = Newfoundlander, New Zealand = New Zealander, Iceland = Icelander, so why doesn't the residents England become Englander, Ireland = Irelander? Scotland = Scotlander? There is other bunch too who doesn't go with this English assumption formula like Switzerland (Swiss), Thailand (Thai), Swaziland (Swazi), Finland (Finnish). Marka Soomaalida waa Soomaali.
  11. Laakiin waa runtiis Hilowloow, Soomaalida Iswiidhan degan iyo kuwa Minnesota iyo Ohio degan waxee ku jiraan Soomaalida ugu (*ehm ehm*). Dhoorenimo meelahaas ku dhamaatay. Waxaa ugu wacan dadka cusub yimaado ku badan meelahaas.
  12. He is a known admitted 'Xamardaye' man, so I don't think he is even a generation away from being a Reer Miyi.
  13. 'Reer magaaliinta' kor wax kusoo qoray jees jeesteenaayo i dishay. Islaantaas waa kasee inay la rafato jaraanjartaas socoto laakiin gabadha la socoto see camalkeeda.
  14. Marshaale received numerous threats on his life after he made this short ruwaayad in 2008. Why? He wore indhashareerka iyo naag naagta uu iska dhigaayo, where some unnamed certain bands deemed it to be 'un-Islamic.' I was in Nayroobi in 2009 when he mentioned the threats he received after he made this ruwaayad. Walaahi waa laga dhabeeye, maskiin Eebbe ha u raxmado mar kale.
  15. Che -Guevara;857490 wrote: What's it you people? You are not the one eating it. But we share families, land, diin, dhaqan iyo dal with those people who are eating it. Soon new diseases u keeni doonaan dadka ku dhex nool, if not even salivating eating human meat. Nin waraabe cunay ruux nool maas dhaafaa.
  16. Sultan Dheere;857538 wrote: All these nations at the bottom are much of a muchness. Also, I can accept that countries like New Zealand and Denmark have very little corruption. But the stinky corruption in countries like Italy, USA, Saudi Arabia etc. can be smelt a mile away. Sax. Scandinavian countries iyo Switzerland iyo New Zealand waa u ogolahay inay ka dheeryihiin masuqmaasuqnimo. Inta kale maya.
  17. Shaafici nabi lasoo diray ma ahayn. Hadduu asaga xalaal waaye yiri inaa ku raacdid waajib ma'aha. Eniwey, inta ka dhageyso Sh. Maxamuud Awcabdulle Cariif oo xaaraameeye cunida dhurwaaga:
  18. Madaxweyne Shariif oo Prof Maxamed Cismaan Jawaari la doonayo inuu noqdo Guddoomiye Baarlamaan. Khilaafka Labada Shariif oo cirka isku sii shareeraya Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay inuu maalgelin badan ku sameeyay Prof Jawaari iyada oo la sheegayo in madaxweyne Shariif uu doonayo in Prof Jawaari uu ku guuleysto guddoomiynimada baarlamaanka si uu meesha uga saaro hanka Shariif Xasan Sheekh Aaden ee ah inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la sheegayaa in ay caqabad xoogani kasoo foodsaartay dhanka Shariif Xasan Sheekh Aaden maadaama musharixiinta ka taagan dhanka beelaha ***** uu yahay Shariif Xasan kaliya, halka beesha **** musharixiinta ka taagan ay ka badanyihiin 20 musharax. Madaxweyne Shariif ayaa rajada uu ka qabo inuu soo noqdo waxaa qeyb ka ah inuu helo Musharax kasoo jeeda beelaha **** oo isaga taageersan, doonayana inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee dawladda Soomaaliya yeelan doonto mustaqbalka dhow. Musharaxaas oo uu doonayo inuu meesha ka saaro saaxiibkii hore Shariif Xasan Sheekh Aaden oo doonayo inuu mar dalka Soomaaliya ka noqdo madaxweyne. Labada Shariif oo wada doonaya hal boos oo ah madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa in labadoodaba ay haysato caqabad uga imaanaysa beesha caalamka iyo Soomaalida maadaanma labadaan nin ay ka mid yihiin masuuliyiin musuqmaasuq baahsan u geystay hantida iyo masuuliyada shacabka Soomaaliyeed. Xigasho
  19. Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas Xambali and others waa xaaraameeyeen. Is Imaam Xambali against diinteena? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer. Many Scholars including Abu Haneefah, Maalik and ath-Thawree have prohibited the eating of hyena based on this hadith: Ibn Abbas reported that Allah’s Messenger (may peace be upon him) forbade (the eating) of all the fanged beasts of prey, and of all the birds having talons. [sahih Muslim, Book 021, Number 4754] Xigasho Is hyena a fanged beast or not? Marka ha deg degin, it is not black and white. Umul aragtidiisa dhiibtay, it is not like the final decision rests on him.
  20. Wadaadadeena hore ma diidin laakiin si kale u micneysteen xadiiska, taas oo ah waraabaha iyo yeeyga Soomaaliya laga helo wuu ka duwanyahay kan Carabta cuni jireen oo ahaa mid aan noolaha cunin hence its hilib xaaraan u ahaa. I believe them than Barbaartaan wareersan maanta socoto.
  21. I know he is pushing that, too laakiin that won't be possible. Who will facilitate the so-called 'election' in the baarlamaanka without a guddoomiye baarlamaan. Waligeed ma dhicin taas.
  22. Macalinka, hadalkaan ku jiro hadalkiisa igu filan: "Balse culumadeenna ayaa si kale u fasirtay oo yiri, "Waraabaha waa midka aan dhulkeena joogin waana midka nacaska ah ee dhulka Carabaha jooga ee aan xoolaha cunin," ayay ku sheegi jireen..." Wadaadadeena hore si kale uma fasiran ee si saxsan u micneysteen, iyagaana aaminsanahay boqolaal sano ka horeeye Umul iyo Barbaarta maanta socoto dadkeena jahwareer ku riday.
  23. Macallinka;857339 wrote: ^ iska celi Seriously, I felt sick when i have seen some pple eating Waraabe but then I have listened to Shk Umal saying is Halaal with a saxiix xadiith so I had accepted like Samicnaa wa adhacnaa but i wouldn't eat it myslef. Duqa, hilibka doonfaarkaba iyo xoolaha baqtiyo xalaal ayee noqdaan markee baahi iyo macluul timaato. Laakiinse uma maleeyi any Soomaali inay cuni lahaayeen. Dhaqan ayaa jiro. Teeda kale Umul wuxuu yiri wadaadadeenii hore wey ka hadleen, oo waxeena go'aansadeen kan ay Carabta cunaan inuunan ahayn dhurwaaga noolaha cuno, yahay kan kaliya cuno dhirta iyo anyaxa. Waa culumadeena la yaqaanay soo jiritaanka ahaa go'aan ku gaareen maadaama dhurwaaga iyo waraabaha Soomaaliya joogo yahay mid dadka cuno. Hadda sheekhyo Sacuudiyeed iyo kuwa dabaraacaba iima xalaaleysiinaayo mid aynan awalba xalaaleysiinin culumadeena hore.
  24. Dad badan isa sharxaayo waxee iloowsanaayeen gudodomiyihii baarlamaanka qofka noqon lahaa. They assumed as usual certain clan will have it. Unfortunately, this time it doesn't seem it will be like that. So, if say Galeyr wins it, half of those musharaxiin meesha ka baxaayo according to the infamous 4.5 formula. And if, say, Caddoow wins (though he is not seeking it), almost the other half ka baxaayo meesha. If I was Shariifka, I would really push someone like Galeyr to be guddoomiyaha baarlamaan, so sidee closest challengers meesha ugu baxaan. Likewise, if I was Shariifka's opponent, I would've supported qof kasoo jeedo beeshiisa suu u noqdo guddoomiyaha baarlamaanka. This is what Shariif Xasan is secretly doing nowadays -- supporting financially someone from Shariifka's tol-wide to be a guddoomiye baarlamaan suu meesha Shariifka ugu saaro.