Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Nin-Yaaban;962937 wrote: HAG? Really? Yaabane, ma yaabtay? He is the second qabyaaladist gaal in as recent who advocates the Bantustanization of Soomaaliya. Qof Soomaalidii diinteeda ka baxay, shouldn't he at least leave qabyaalad behind as well? I never thought I would see a Soomaali gaal, let alone qabyaaladist gaal to the core.
  2. The community leaders didn't go to radio stations - they rightly held a press conference. The dawn terror raids was very stressful against some of our ayeeyooyin iyo waalidiinta kale. Handcuffing and harrassing 96-year olds and 62-year-olds was terrible, not to mention pointing guns at sleeping kids at 4 am at dawn. That is nightmare. Not to mention lacagtee xadeen askartaas tuugada ah and how they tore and broke everything in the apartments. Of all media reports about this press conference today, you quoted the tabloid Toronto Sun, Soomaali-hating yellow paper -- that says more about your anti-Soomaali motive than anything.
  3. Maxaa xildhibaan Soomaaliyeed seexiye 'posh' hotels like Serena iyo Laico (formerly Grand Regency), whose cheapest rooms cost $500 a night? Haddaa tagtid hoteeladaan, the lobbies xildhibaano ku sheeg, xildhibaano hore, ra'iisul wasaariyaal hore, wasiiro, wasiiro hore, failed presidential candidates with their shaxaad raadis hang-ons kama weyneysid at any tme, especially Grand Regency. Xildhibaanoow, stay in Xamar. Masuulnimada aad sheeganeysiin ku dhaqma, lacagta yar magaca masaakiinta Soomaaliyeed lagu soo helay haku qasaarinina meelahaas.
  4. Nin-Yaaban;962491 wrote: None of those animals is indigenous to the country (well except for the Libaax). Geel, Ari, Lo would've been more appropriate i think. My 0.02 Shillings. Yaabanoow, micnaha 'indigenous' maa kuu gambisay mise saanaa kaa daacad ah? Inaa naga dhaadhicisid maa rabtaa inay Soomaaliya joogi jirin maroodi iyo wiyil? Koow. Soomaaliya wey joogi jireen duurjoogtadaan, gaar ahaan meesha hadda Jubbooyinka ah. Intee ciribtirmin wey buuxi jireen. Intii yarayd hartayna dagaaladii ka qaxeen ama lagu dhameeye. Teeda kale ogoow lacagihii hore, sida tii la dhihi jiray Soomaalo wey ku sawirnaan jireen saa jeclahay.
  5. Mid ayaa boqol kun oo doolar ka badan laga qaatay. Firintijeerkeeda laga soo bixiye. Dukaan ayee ku leedahay behind Salaama restaurant on Kipling Ave. Wararka la isla dhex maraayana waxee ku darooyaan laba qori gurigeeda laga helay as well, allegedly owned by her son, whom booliiska raadinaayeen. Dad badan la dhacay aroortaas.
  6. Kuwaas sawirkaan soo giliye Facebook maxaa ku watay beentooda. Sawirkaan Malaawi waaye, Koonfur Afrikana ma'aha. Waana sanadkii hore. Ninka la dilayna waa Reer Malaawi, oo tuug lagu sheegay. My immediate suspicion was right.
  7. Have you seen the original Aasaasi? The original one wuxuu u ekaa in uu qoray mid marqaansan. Too many Waqooyi regional words ka buuxay. Fortunately, dib ayuu isku gartay and after a few years, updated it; much, much easier to get this time with a lot of input from Soomaali badan.
  8. Wax walba diyaarad lagu keenaa, xataa doorooyinkii. Ma ukumo ay ku bilaabaan Soomaaliya ka waayeen? Teeda kale ha ogaadaan maalintee mid jirato inay wada jiranayaan kuligood, caafimaadkoodana halis yahay. I hope inay u diyaariyeen taqaatiir u gooni ah iyo daawooyinkooda. It reminded me to my sister's little semi-poultry farm in Nayroobi. Last time I knew boqol iyo meelahaas maraayeen, though close to a dozen died.
  9. Walaasheen Hibaaq qabiil gooni ah ma u heesto, mana buunbuuniso marka haddaa saas ula jeedid, fadlan magaceeda meel ha ugu dhicin. Waa abwaanad heesaheeda dhan badankood iyadaa qoroto, waana heeso wada daljecel ah dadka maankooda qabyaalad ka saafiyeysan kiciyo. Marka mar labaad heybadeeda meel ha ugu dhicin.
  10. War aad iyo aad loogu farxo waaye. SKA tuugo tuugo dhashay ahaayeen. Shilin ay garoonka ku dayactireen ma jirin ka ahayn labada basas ay keeneen oona ka shaqeeyo garoonka dhexdiisa. They imported cheap Asian middlemen too as sub-managers, iyagaana lacagta badankeeda iska qaadanaaye, living large in Nayroobi.
  11. Saar waa ciyaar, waa suugaan, waa ruuxaan. Sometimes all done together, sometimes separately individually. Marka qofka saar laga tumaayo waala ciyaaraa mar mar, waxna waa lagu aqriyaa. Saar waa dhaqan Reer Koonfur Galbeedka, from Bakool, Gedo, Baay, Jubboyinka to NFD, gaar ahaan Ceelwaaq iyo Mandheera.
  12. Any of Careys Ciise Kaarshe's saars can be considered epic, national or not. As a Reer Waamo, I am surprised you didn't consider this
  13. Biido waligaa ma maqlin miyaa. Back in the day, qofka xaragoonaayo, siiba dhalinyarada oo 'elfis' u jarnaa ama afro, surwaalkii 'elefaantina' u xiran ayaa la dhihi jiray wey biideynayaan.
  14. I had a little ixtiraam for this xlidhibaan, after Yuusuf Xasan of Islii. Laakiin intuu iskugu kaadiye. Afxumaa waxa. Sarsarka uu sheegaayo oo uu Kiinya dhul kale Soomaaliyeed kusii siiyo rabo, tan NFD maa ku filnaan weysay ay xooga ku heystaan walina laga samrin. Sarsar kulahaa, mayee goos goosasho. "Anaga, anaga" kulahaa. Kiikuuyo muu ismooday.
  15. Xildhibaan Barre Aaden Ducaale oo ka tirsan baarlamaanka Kiinya, lagana soo doorto dhulka NFD ee Kiinya heysato ayaa saan u hadlay: "Walaalahanaga Soomaaliya mid aan u sheegeynaa anaga. Madaxweyne Shiikh Xasanna waan u sheegnay: Ciidammada Kiinya oo joogaan Jubbada ma soo baxaayiin. Meel ay u socdaan malaha. Dowladdaan meesha ku dhisan oo hadda laga sameeyayna jinni iyo jaan ha ahaato, dowladda [tan beenaadka Kismaayo laga dhisay] anaga waa aqoonsan nahay. Ee waxaa waaye nin kastaa dowlada goboleed oo hagaajiyay. Dowladda Itoobiya waxay Soomaalilaan iyo Buntilaan u noqotay sarsar . Anaga waxaan rabnaa sarsar . Sarsar aan Soomaaliya ka rabnaa. Markii dowladda Kiinya ay xoreynaysay Kismaayo, nimanka hadda qeylinaayiin inteey jireen? Su’aashaasaan weydiinay. Maxay mar hore u xoreysan waayeen? Runta u sheega dadka. Ciidammada Kiinya meelee u socdaan meeshaan malaha. Ciidammo kale oo waxaa jira Ugaandhees iyo Burundi ayaa joogaan Xamar sow ma'aha? Kuwaa lama sheegee, kuwa naga maxaa loo sheegi? Ebidkeey ani arrimaha Soomaaliya kama hadlin. Laakiin maanta in aan ka hadlo ayaan rabay ani. Sababta oo ah beryahaan dambe waan ku dhex jiray Ilaaheey ogyahay." Maqalka inta ka dhageyso.
  16. Honestly, it would be a waste of your lacag to advertise in a Soomaali channel if your target audience is young Soomaalis. Eniwey, the best time to advertise on Yunifersal is the hours between 8-11 pm Soomaaliya time, especially the start of the news programs at 8 pm and 10 pm. But since you are targeting Soomaalida da'da yar iyo dhalinta, then it is more appropriate if you advertise during those programs: Salaamaha, Ii Wad Sheekada and the Soomaali-dubbed taxane that comes after 11 pm. Gabdhaha ayaa jecel those taxane soap operas. I would also advise you, if you have the budget that is, to advertise on Horncable during their famous Soomaali-dubbed Turkish taxane. Gabdho badan aad u daawado.
  17. Gurbaanka Kuukaayaha tumaayo i dishayba. Igaaryahoow guudka weyn iga dheh. Amiin Caamir Soomaaliweyn bilad sharaf ka istaahilaa. Wax dad ku qaadan lahaa kumanaan ereyo uu hal sawir muuqdo kusoo koobaa. That is a pure talent.
  18. I am not comparing, far from it. It is wrong to label all Reer Koonfur Afrika as savages as a result of this painful scene. The same way we didn't want others to assume we were barbarians back in '93. By the way, I repeat how Koonfur Afrika government welcomed Soomaalida, where as their neighbours' soldiers jirdilaan Soomaali. Try getting or sneaking into Botiswaana or Angoola. Bilaa dalkugal la iskama tagi karo those countries as is Koonfur Afrika. Askartooda si xun dadka u dilo. The only southern African countries Soomaalida soo dhaweeyo waa Saambiya, Koonfur Afrika iyo sometimes Musambiik.
  19. They dragged a dead body, cut into pieces to keep as a collectible. That was an ugly scene and unprecedented in Soomaali history, whether he was a soldier or not. That wasn't our dhaqan, plus it was un-Islamically immoral, too.
  20. Dadkaan "Culusoow, Culusoow" lasoo taagan, afxumo ee ku aflagaadeynaayaan madaxweynaha ka tahay miyaa? If so, Afsoomaaliga hasoo bartaan maadaama qof waxtar badan la yiraahdo waa qof culus oo laga maarmin. Intee aflagaadeey isleeyihiin ayeeba amaanoyaan.
  21. Sadex kun iyo sodon kun xataa ma kala garto. Damiinimo saas lagu gaaray, not to mention how flawed your whole equation is.
  22. Rawla, adaaba iga dambeysee aniga NBA aan la socdo waxaa igu dambeysay the "real" Dream Team - Houston Rockets in 97/98 season wiqth the likes of Sir Charles Barkley, Drexler and, of course, Xakiin. The posters of Barkley, Xakiin iyo Drexler lockerkeyga high school ku dhagsanaan jireen. I still remember that final buzzer shot by Stockton of Utah beating the Rockets in game 7 of Western conference finals. I was so wishing a final series between Rockets and the team I hated the most - Michael Jordan's Chicago Bulls.
  23. Reer Koonfur Afrika in la wada caayo ma fiicno. Taas waa laga fiicanyahay, qowmiyad walba dad xun iyo kuwa wanaagsanba waaku jiraan. Soomaalideena askarigii Mareykanka ahaa dhulka markaa ku jiid jiideynay, Soomaali dhan in wada caayo ma jeclaan lahayd? Waa maya. Koonfur Afrika of Nelson Mandela Soomaalida aad iyo aad u soo dhaweysay. Bilaa dalkugal ayee joogeen, aqoonsi qaxootinimana waala siiye. Nelson Mandela's ANC Soomaaliya abaalkee u gishay wey ogaayeen, waana sababta ay u soo dhaweeyeen Soomaalida, where dalal badan soo dhaweynin such as Tansaaniya, Simbaabwe iyo Malaawi. Those countries Soomaalida si xun ula dhaqmaan, gaar ahaan Tansaaniya, whose prisons Soomaali badan ka buuxo, some tortured to this day. Few of us know that.