Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Khadaafi, for someone who grew up meeshii aan ogaa oo asagoo aad u yar tagay, siyaasadda qabyaaladeysan Soomaaliya aad iyo aad ula socotaa. Abtiyaashaa aan aqaanay siyaasadda lama socon jirin, ee aabahaa iyo hooyadaa ka keentay marka. I hope booska aabo ka baxay, Eebbe ha u raxmadee, inaa buuxisid.
  2. Why it hasn't been removed from Youtube. Ma kuwii jaajuuska ahaa ayaa rabo inay arkaan dadka fiirsanaayo cajalkaan and who ku faraxsan xasuuqaan. Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Adduunka gabo gabo ayuu ku jiraa. Nin iska shaqeysanaayo oo wade gaari iska ah, haddana dhaaranaayo, haddana aadaamaayo la toogto. Acuudi bilaahi. Waxaaba soo xasuustay xasuuqii ka dhacay Soomaaliya sanadkii '91. Dad badan ayaa saan loo xasuuqay, in their cases belonging the wrong clan. Dad ayaa saan loo toogtay markii la joojiye, yaa tihiin markii la yirina qabiil kale sheegteen. Markaas kuwii xasuuqa ku dhaqmaaye ku dhaheen masaakiintii qaarkood lambarada tiriya. Kow, laba, sadex, afar, shan, lix, toddobo, sideed, sagaal, toban, kow iyo toban markee maraayeen la yiri joojiya. In their twisted bloody brains, 'kow iyo toban' dadka dhaho only belonged to certain clans and it isn't because regional differences.They wanted to hear 'toban iyo koow.' Dad ayaa saas lagu xasuuqay in 1991. Eebbe ha u raxmado.
  3. Khadafi;974847 wrote: Maskiin, Off-topic . But why is she having a little dog? Eeyga aanba la yaabay. and if you do have a dog why have a leish on it when your in a room? It goes with the lifeystyle, especially witht his quote of hers: "My friends and I will all be in a nightclub having a crazy time, but while they are getting guys' numbers, I hang back," she says. "Technically there's no reason why, just because I'm cut down there, I couldn't feel sexy when a guy is kissing me or touching my breasts. But my mind leaps to what that leads to next and then I shut down," she says"
  4. Since there hardly goes an article in the Western media about gudniinka without a Soomaali sister in the midst; here it comes again, including the usual been been by the sisters, added to spice up the stories. The story is long, but I will quote where it deals with the Soomaali sister. N. B. - I don't know why she misspells her name from Ayaan to 'Ayanna' in order to fit because 'Ayanna' is Sawaaxili name used by African Americans. Shuud. _____________________ High hopes: the UFO cult 'restoring' the victims of female genital mutilation Best friends Emma and Ayanna in their hotel room in San Francisco. Long time friends Emma wanted to be there to support Ayanna during the procedure and recovery though she did not undergo FGM as a young girl herself Another of the women Bowers has just operated on, Ayanna, 23, a marketing assistant from the Pacific northwest who fled the civil war in Somalia, is in a quandary after her clitoroplasty, for she is not in love with her current boyfriend. "I told him I was coming for the surgery and the way he was talking I'm worried he's going to expect me to be an instant sex machine," she says. Ayanna lied to her conservative mother that she was visiting friends in San Francisco, then sneaked off to Bowers's clinic with her best friend Emma for support. Emma's parents are from Ethiopia, but she was born in America and was never cut. The two exude such an all-American youthful mischief it's hard to believe Ayanna was once steeped in a very different tradition. They banter about boozy parties and dating. They order room service while giggling in their dressing gowns. Ayanna shows off the scrapes on her leg from a skateboarding escapade the previous week. But then she is suddenly solemn. "My friends and I will all be in a nightclub having a crazy time, but while they are getting guys' numbers, I hang back," she says. "Technically there's no reason why, just because I'm cut down there, I couldn't feel sexy when a guy is kissing me or touching my breasts. But my mind leaps to what that leads to next and then I shut down," she says. She has high hopes of a fulfilling sex life now that she's had surgery, but still has years of negative mind games to overcome. The Guardian
  5. Maryooleey iyo leen cusub maxaa kala heysto. Dhulkaas shishe (now this is a true shisheeye) xataa waa tageen in the name of
  6. Rawla, inaa fiirsatid waaye. Iyadoo muuqaal ah waa tanaa ee fiirso. Ninka Gatorade isku soo dal dalay. Hunqaaco ka bixi waaye. Laakiin qof ku ordaaye laba saac ka badan oo isku xigto oo kuleelkaas ah been been ma u taalo.
  7. Soor muu iska soo dharjiye? Orod in loo socdo ma ogeyn miyaa.
  8. My question is: Does this so-called madaxweyne ma kula qabqabsadaa Xabashka meesha ka taliyo who rules the airports, military bases, send back international aids sent by friendly countries, bring foreign troops to further his clan interests, endlessly criticize the Xabashi government or state does not recognize it????? I mean Soomaalida marka la isku yahay maxaa la iskugu booteeyaa oo in la ismaamulu la yahay laakiin Xabashka Diradhabe ka taliyo juuq loo dhihi karin ama Kiikuuyaga Gaarisa xooga ku heysto. Why there are no 'federal' advocates for those occupoed regions, let alone liberation advocates. We don't see them on here. Xabashka iyo Kiikuuyaha, isir iyo ab isku galin, waala isku dhiibay, laakiin Soomaaligii la dhashay waxba loona ogola.
  9. Yaabane, labadoodaba dad meesha u dhashay ama ku dhashay ma'aha. Kaaga sii daranee shisheeye u adeegaan. Eebbe ka baryaa in uu Barbaarta kusoo celiyo Kismaayo. Edeb, kala dambeyn iyo sinnaan lagu deganaa markee kooxdaas maamuleysay. Isqabqabsi ma jirin. Shisheeyana warkooda daa.
  10. Waxaaba soo xasuustay waagaa yaraa afar jirka ahaa ama shan jirka ahaa. Isjiid macal rimoorkiis ma kari jirin. Anigoo leh 'isjiid nacala mooradiis' aa isla saxsanaan jiray. Waayo waayo. Yaa ciyaal xaafadda ah sheegi karo wuxuu yahay isjiid macal rimoorkiis.
  11. Sheekhyaasha, odeyaasha iyo waxgaradka oo shir qabtay iyagoo ka hadlaayo dhibkee dadka ku haayaan kooxdaan dhalinyarada ah. Salaatul leylkii soonkii lasoo dhaafay waa laga tukan waaye oo isbaarooyin ayee dhinteen.
  12. U.S. Will Spend $38.6 Million To Refurbish Port in Somalia NAIROBI, Kenya — The United States has signed an agreement with Somalia to spend $38.6 million to refurbish the Indian Ocean port of Kismayu, the state-run Radio Mogadishu said today. The broadcast, monitored in Nairobi, said Somalia would contribute $3.4 million toward the $42 million project. The United States built the original port at Kismayu in 1964, but it was used by the Soviet Navy after a military coup in Somalia in 1969. New York Times (1984)
  13. As long there is no regular and continuous mushaar for those poorly trained, malnourished, undisciplined and jaad-addicted ciidamo, there won't be any national army to speak of. When kan ka yimid Burundi iyo Ugaandha la siiyo bishii more than $1,200, not to mention bonuses. Hadduu kan shisheeyaha ah lagu dilo dagaaladana waxaa reerkiisa la siinaa konton kun oo doolar minimum, hadduu dhaawacmana $20,000 minimum, serious injury or not. Where mashruucaan laga helaa? Of course, from dowladaha Reer Galbeedka, where Mareykanka alone keeps saying they spent and keep spending in Soomaaliya billions of dollars since 2007. Where did it go, where is it going? Go figure. Now compare this to kan Soomaaliga ah. Kan Soomaaliga ah hadduu helo bishii boqol doolar aad u nasiib badanyahay. Mushaar la'aanta waxaa kasii daran daryeel la'aanta. Hal isbitaal xataa malaha. To this day hal isbitaal ciidamada u gaar ah la sameyn la' yahay. Kii dhaawacmo isbitaalka Madiina laga tuuraa, where kuwa ay isla dagaalamaayeen isku arki karaan or their supporters. What kind of a man would be that loyal to this crappy system. As long as they are paying his jaad, that is all u daran. Dowlad iyo nidaam iyo kala dambeyn waxaas dhagaha ayuu ka maqlaa. Indhaheyga ayaa kusoo arkay. Farmaajo tried at least to change this pattern. Tii ku dhacday Eebbaa og. Mashruuca meesha ka socdo ayuu faragishtay, so shisheeyaha didn't like it.
  14. Acuudi bilaahi mina shaydaani rajiim.
  15. Nin-Yaaban;974040 wrote: MMA, oo maxaad la'yaabtay sxbkeey? Yaabanoow, cajalka ma fiirsan miyaa? Haddaa fiirsatay, wax kaa yaabiyo maku arkin miyaa? Sida doorooyinka iyo diiqyada makiinada u rifeyso, oo dhanka kale u tuureyso. Tubooyinka ku suran lo'yaasha la lisaayo ma aragtid miyaa, who will never a pasture. Doonfaaradana perpetually feeding young ones ma aragtid miyaa. Their whole lives revolving around sucked by the young ones, not kuwa ay dhaleen, laying on the ground for 24 hours a day, 7 days a week until laga taqsuuso. This is too cruel. Bini'aaden aanan Rabi aaminsaneyn saan ayuu u dhaqmaa. Acuudi bilaahi mar kale leeyahay. Yeynan isoo marin.
  16. ...mina shaydaani rajiim. Gaal iyo bilaa diinimadiisa saan inay u dhaqmaan ayee keentaa. Naxariistii dhan meel ayee iska dhigeen in the name of worshipping lacag and making more, more, more of it, endless pursuit.
  17. Qoftaan uur ayee lahayd. There is no way on this ifka would duqdaas Landhan degan u ogalaan karto cunug Muslim ah inuu la dhasho kii boqor ku sheega noqon doono mustaqba dhow. Taas ma dhaceyso.
  18. Danjiraha u dhalatay dalka Burkiinafaaso (Burkina Faso) ee u fadhiso Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika markee waraaqdeeda aqoonsiga dhiibaneysay: Waxaan camal iyo wixii soo giliye jawaab ma istaahilaan, laakiin dad aan waxba ogeyn ayaa aaminaayo waxaan. Odeygaan jiran kursiga ka kici karin. Qabiil caaya intee isleeyihiin ayeeba Soomaalinimadooda aflagaadeynoyaan. Heerkaas la taaganyahay.
  19. Gaal calooshiisa u buuxdo oo gaaladiisa kale quudiyo awalba inuu u ka naxo Soomaali Maxamed oo wada Muslim ah - taas qofkii sugaaye aaba ka waalan. Hay'adaan inay ka dhaqaaqdo Soomaalida aad ugu baahan aad iyo aad ugu naxay. Hay'adda kaliya boqolaal kun oo Soomaali ah ku noolaayeen waaye, meesha kaliya mininum caafimaad iyo daryeel ka heli jireen, not to mention shaqaalaha Soomaaliyeed iyo reerahooda mishaarkooda ku xirnaa. Hay'addaan waa hay'adda kaliya degmooyinka iyo tuulooyinka ka shaqeyn jirtay, waana meesha dadka aadka ugu baahan degnaayeen.
  20. Cambuulo iyo bun;973459 wrote: War yaa Eebbe yaqaano oo wax u sheego dadkaan. Their unsightly buildings waxeeba ugu sii dareen inay dhistaan mishibiyeeriyada, publically owned lands. Dhulka dowladda inuu ka bilowdo laamiga mee moodaan. War dadka intee maraayaan. Mishibiyeeriga waa dhul dowladeed oo dadka maraan. Kii sar cusub dhistayba wuu ootay, dadkiina laamiga ayee marayaan along with baabuurta, very risky. Dhismaha laamiyada saarnaan jiray oo Xamar ku yaali jiray kuligood wey isla simanaan jireen, always a few metres of mishibiyeeri oo dowladda leedahay masoo dhaafi jirin, the way it looks like on the left side of sawirka.
  21. Ninkaan Reer Afgooye ayuu cadaadis weyn ku heyn jiray markee asaga iyo ilma'adeeradiisa xoog ku heysan jireen meeshaas sanadihii hore. At least tolkiisa uu u laabtay. Afgooye waaka quustaa filaa.
  22. Soomaalinimadii dad ayee kasii dhumeysaa, qaarkoodna maba yaqaanaan Soomaalinimo waxee tahay, gaar ahaan kuwa qurbaha ku koray ama ku qaangaaray. Kuwii kalena qabyaaladii ayaa ka badatay oo Soomaalinimadii meel ayee iska dhigeen iyagoo ogeyn Soomaalinimo waxee aasaasi u tahay Soomaali jiritaankeeda. Boggaan waxaa ugu tala galay inaa nala wadaagtiin dhacdo walba oo Soomaalimo ah kusoo martay aad dunida ku aragtay. Aniga waxaanan waligey ilooweynin markaa Mareykanka imaanaaye, anigoo dhalin yar. Sanadkii 1996 ayee ahayd, bishii labaad ee Febraayo. Magaalo la yiraahdo Baltimore ayaa kusoo degnay. Xaafadaa deganeen Soomaalida aad iyo aad ugu yarayd. Anagoo magaaladaan toddobaadyo joogno oo jidka lugeyneyno ayaa gaari xiimaayo fariinka qabtay. Taksi ayuu ahaa gaariga. Dib uu u soo noqday. Muraayadda intuu dajiye uu na fiiriye, anaga waa fiirinay. "Soomaali maa tihiin?" uu na weydiiye wiilkii waday gaariga. Haa markaa ugu jawaabnay baabuurkii uu kasoo booday, asagoo aad u dhoolacaddeynaayo. Si reyn reyn weyn ah uu noo salaamay. Soo kora gaariga uu na yiri anigaa nasii wadaaye. Waa kornay oo xaafadda wax yar u jirnay. Markaa u sheegnay meeshaa deganahay wuuba qoslay maadaama gadaasheena uu deganaa. Asagoo aad u faraxsan, oo xiiseynaayana dad dhulkii ka yimid uu gurigiisa na geeye, 'pizza' ayuu noo dalbay, wareysi iyo meelahaa ka imaanay u sheegnay. Wuxuu noo sheegay inay saaxiibkiis isla deganyihiin, walina aad ugu faraxsanyahay in uu arko Soomaali kale la degan xaafadiisa. Sheeko waxee socotaba wuu nasoo qaaday, gurigeena na keenay. Saacado kadib markaa guriga joognay waaba kanaa irida lasoo garaacaayaa. Waaba wiilkii kale la deganaa uu noo sheegaaye, wiil kale taksiile ah. Asagana aad u faraxsanaa. "Soo baxa!" "Intee?" "Casho..." Waa raacnay, casho nala soo siiye, waliba anagoo biisadii ka dharagsan. Farxadda wajigiisa ka muuqdo waaka yaabee. Waagaas isma weydiinin laakiin gadaal ka ogaan doonaa sababtee saas inoogu soo dhaweeyeen. Waana Soomaalinimada. Waa dareen aad u weyn, qofkii meel Soomaali ku yartahay degan ayaa aad u dareemi karo. Soomaalinimo dhowr mar oo kale ayaa la kulmi doonaa, mar garoonka Dubeey anoo ku jiro sanadkii 2003 gaar ahaan. Taas waa inoo mar kale faahfaahinteeda.