Xamarawi

Nomads
  • Content Count

    27
  • Joined

  • Last visited

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Madaxda Somaliland can travel to Jubbaland and Kismayo and no Farmajo can stop them. Jubbaland Airlines will pick them up from Hargeisa to Kismayo.
  2. The Airline will increase to 6 by 2021. It is owned by Jubbaland people.
  3. Weftiga Somaliland ka socda oo ka qaybgali doonna caleemo saarka madaxweynaha Jubaland Sabti, Octobar 05, 2019 (HOL )– Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay inay ka qaybgali doonaan caleemo saarka madaxweynaha maamulka Puntland oo la filayo in bishan sagaalkeeda ka dhici doonto magaalada Kismaayo. Shire ayaa sheegay isaga iyo laba xildhibaan oo guurtidda ka mid ahi ay qorshaha ugu jirto inay u boqolaan magaalada Kismaayo, waxaanu xusay in shacabka reer Jubaland ee la cunno qabateeyey ee diyaaradiihii laga joojiyey ay tusi doonaan inay la dareen yihiin. “laba xubnood oo golaha Guurtidda ah iyo xubin golaha Wakiilada ah oo aniga ah inaanu safar ugu anbobixi doonno Kismaayo si aan uga qaybgalno caleemo saarka Axmed Madoobe”ayuu yidhi xildhibaan Shire oo sheegay inay ka qaybgalayaan caleemo saarka madaxweynaha Jubaland. Sidoo kale waxa uu sheegay in weftigaasi ay ku jiraan xubno kale oo wasiiro hore iyo masuuliyiin xisbiyada mucaaradka ah, kuwaas oo kala qaybgali doonaan dadweynaha reer Jubaland caleemo saarka madaxweynahooga. Sidoo kale, waxa uu sheegay in iyagu is abaabuleen inay tagaan Kismaayo, isla markaana aanay xukuumaddu shaqo ku lahayn. Dhinaca kale, waxa safarkaasi dhaliilay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, waxaanay ku tilmaamay arrin meeqaamka Somaliland hoos u dhigaya, taas oo aanu sharcigu ogolayn. Sidoo kale, dadweynaha ayaa iyaguna arintaasi ku kala aragti duwan, qaaar taageersan iyo qaar ka soo horjeedaba iskugu jira. Waa markii ugu horeysay ee taariikhda masuuliyiin reer Somaliland ka qaybgalaan caleemo saarka madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Soomaaliya, taas oo labada gole sameeyeen sharci ka dhan ah qofkii ka qaybgalla arrimaha Soomaaliya inuu dambiile qaran yahay. Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online barkhadladiif@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland.
  4. Sabti, October, 05, 2019 (HOL)- Maamul gobolleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay soo iibsadeen diyaar gaar ah oo loogu talagalay in ay soo qaado wafuud kala duwan ee ka qeybgalaya munaasabada caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Diyaaradan ayaa maanta ka degtay Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo iyadoo sida wafuud ay ka mid ahaayeen madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan iyo Cabdikariin Xusseen Guulleed oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya iyo Galmudug. Wafdiga oo sidoo kale ay ka mid ahaayeen xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka yimid magalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa ay hordhac u noqonayaa wafuud u badan siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladdda oo lagu wado in maalmaha soo socda ay gaaraan magaalada Kismaayo. Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay in ay qaaday magaalada Kismaayo xayiraad in muddo ahba saarneyd, waxaana ay xayiraadaa oo ku keentay dowladda culeys siyaasadeed oo uga imanaya Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiiraan.com
  5. Mugdisho is getting ready to dislodge the diaspora yokel. alhamdulilah
  6. Waale faqash waligood matoobad keeni doonan. The SNM must have faked the artillery and the warplanes doing daily sorties over Hargeisa.
  7. I read in other post that he said he is from borama, which part of the republic of Somaliland. he should focus on his country i think
  8. When did you go to somalia last time galbedi. cos your ideas sounds like qurbojoog day dreams. if you said there should be sniffer dogs at important junctions and offices, lie dictator test for mid to higher ranking government employees, phone monitoring of potential government employees who can facilitate shabab attacks, etc I would agree with you. but what you wrote is nonsense, because Mogadishu is very big, with thousands of xawala shops. It is bigger than any Canadian town, so you cannot put police in every corner.
  9. Why don’t they use smell dogs to guard high value compounds.
  10. What a silly suggestions. So you would employ a police officer sign off on every $500. Not very bright are you?
  11. Marku farmajo qalbi daqax ibsadey ma halyey bu aha. You fake nationalists are full of nonsense.