Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,658
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waa ogahay canshuur celinta sanadka ee VAT tax rate gobolka uu joogo weydiinaayaa.
  2. He could be Reer Cabuudwaaq, plus Ceelwaaq reerahiisa ma degana. So a sick, corrupt qabiilist like him would not care.
  3. Maxee dad Soomaali isku sheeg Soomaali ku soo hareen. Neefkaan hoose ayaa difaacaayo shisheeye ku xasuuqay deegaanka Ceelwaaq Soomaali aan waxba galabsan. ______________________ Jubbaland oo ciidanka Kenya ka leexisay dadkii Gedo lagu laayey, si kalena u rogtay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur JANAN ayaa ka hadlay falkii dhawaan lagu dhibaateeyay dad shacab ah oo dagan gobolka Gedo, wuxuuna shaki galiyay iney ciidamada Kenya ka dambeeyaan dhibta dhacday. Wasiirka oo la hadlayay warbaahinta wuxuu sheegay in laga yaabo Ciidamada Kenya oo ka careysan dhibaato loo geystay ay shacabka dhib u geysteen. “Waxaa ognahay in ciidamo Kenya qarax loo dhigay uu kasoo gaaray khasaare naf iyo maalba leh. Dabcan ciidamadiina waxay sameeyeen falcelin waxayna dhibaato ugeysteen dadkii aaga ka dhawaa,” Cabdirashiid Janan wuxuu ka qeyb yahay guddiga loo xilsaaray dhacdadii ka dhacday Ceelwaaq, wuxuuna sheegay iney hubinayaan wixii dhacay ka hor inta aysan wax tallaabo ah qaadin. Janan wuxuu sheegay iney ciidamada Kenya kala xisaabtamayaan wixii ay geysteen, balse ay ogyahiin in Al-Shabaab ay dhibaato u geystaan ciidamada Kenya taasna ay ka dhaln karto falcelin ay shacabka ku dhibtoodaan. Dadka shacabka ah ee degan Gedo wali waxey wadaan dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan dhibaatada loo geysanayo. Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dadka shacabka ah inay is-dajiyaan, islamarkaana ay ka war-sugayaan baarista ay haatan wadaaan ka guddi ahaan. Xigasho
  4. How Miss Muslimah USA 2020 winner Zehra Abukar hopes to empower her Muslim 'sisters': 'If I can do it, you can do it' The festive beats of Don Omar’s hit Latin American track Danza Kuduro fades, and the DJ gets a drum roll going as guests eagerly wait to hear the evening’s big announcement. “It is my honour to announce the next queen of the Miss Muslimah pageant USA. The winner of the fourth Miss Muslimah USA, is … Zehra Abukar!” A hijab-wearing Somali refugee, Abukar, 23, lived in Turkey for seven years before moving to the US in 2014. Last Thursday, she represented her state of Maine in the fourth annual Miss Muslimah USA pageant, which is the brainchild of modest clothing designer Maghrib Shahid, a black Muslim from Ohio. Celebrating beauty and modesty Far from your typical beauty contest, Miss Muslimah USA celebrates women of the Islamic faith sans the skin-­baring propensity typical of pageantry culture. This year, the pageant welcomed 15 contestants, between the ages of 17 and 30, and culminated in a competition for the crown at a banquet-style dinner where each contestant walked down a red carpet in an abaya, a burkini and a special occasion dress, in addition to a talent show. The latter included recitations from the Quran, spoken-word poetry and, in Abukar’s case, a traditional Somali dance. Modest fashion has been gaining momentum globally, with hijab-wearing Muslim models such as Halima Aden, Ikram Abdi Omar and Mariah Idrissi starring as the diverse faces of the movement. However, some conservative critics are against the idea of Muslim women appearing on public platforms such as runways, magazines and social media, holding patriarchal beliefs that they should stay out of the spotlight. Initiatives such as Miss Muslimah USA, on the other hand, encourage Muslim women in the US to flaunt their faith with pride, and promote the idea that modesty and modernity are by no means mutually exclusive. A fashionable frame of mind “When it comes to Muslim women, a lot of us have this idea of oversized clothes and covering from head to toe. I love to dress up and look good. I want people to identify me as a Muslim, so I love wearing clothes that represent my people in the best way possible,” Abukar tells The National. An aspiring fashion designer, Abukar sews most of her clothes herself, and her favourite silhouette to experiment with is that of the abaya. “When you hear the word abaya, the first thing that comes to your mind is a black garment. I love black, it’s my favourite colour. But when it comes to abayas, I love wearing bright colours [instead of] the typical black ones,” she says. Accordingly, for the abaya segment of Miss Muslimah USA, Abukar made herself a salmon pink kimono-style abaya with a metallic gold weave, large pockets and a gold rope belt. For the swimwear segment, she wore a grey burkini decorated with a stripe of teal, from online fast-­fashion retailer SheIn. For her final outfit change, Abukar wore a sparkling navy blue gown. “It was sleeveless when I bought it. I fixed it and added the sleeves myself,” she says. Abukar was bestowed with a majestic bouquet of red roses upon being crowned at the end of the evening. With the flowers juxtaposed against her navy gown, she was a vision in red, white and blue, coincidentally and somewhat ironically the colours of the American flag. Taking place in a country that has had its share of racist and Islamophobic incidents, the Miss Muslimah USA pageant can be seen as a symbol of diversity, inclusivity, feminism and religious tolerance. It’s also an event for America’s multicultural Muslim community to come together as one and celebrate their women. “I felt like a winner just by coming here,” says Abukar. “I live in a city where I don’t experience all this, I don’t see a lot of sisters, and that was overwhelming, that totality and that sisterhood was beyond beautiful.” Community calling Even as events across the globe are getting cancelled or digitalised due to the coronavirus pandemic, the Miss Muslimah USA went on as planned in downtown Detroit in the state of Michigan, where Muslims make up almost 3 per cent of the population. “I have a mission, to empower and uplift Muslim women while promoting modesty and inner beauty,” says Shahid, the pageant’s founder. “If we give up and stop, I know many others will give up. We can’t take any days off because it is imperative to keep spreading our message. The Miss Muslimah USA pageant inspires women to raise their heads and push through, knowing that they have a platform to change misconceptions for a better future for our youth.” Continue to read
  5. And with that taxing, you receive no universal healthcare. What is the VAT rate in your state? In Ontario, it is 13% for combined both provincial and federal.
  6. What do you expect the always conman Dotard. His whole life is about swindling and cheating - whether the estate, the state, the government, the spouses, his kids, his nephews, his siblings and ultimately his deplorable cultists who worship him.
  7. Isqor bilaa liis. In other words, fad ama ha fadin waala idin fadsiin.
  8. Soomaalida kaftanta waxee waa hore ku maahmaaheen abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa. Muuse Muqayil aanan agoon iyo rajo inuu dhaco midna dhaafeynin maa dad kale u daahaayo.
  9. Our sister fires back at Dotard and defends all of us in the process.
  10. ‘She’s telling us how to run our country’: Trump again goes after Ilhan Omar’s Somali roots President Donald Trump on Tuesday attacked Rep. Ilhan Omar yet again for her Somali origins, saying the Minnesota Democrat is “telling us how to run our country.” “How about Omar of Minnesota?” Trump said at a rally in Moon Township, Pa., outside Pittsburgh. “We’re going to win the state of Minnesota because of her, they say. She’s telling us how to run our country. How did you do where you came from? How’s your country doing? She’s going to tell us — she’s telling us how to run our country.” Omar is a U.S. citizen — a requirement for serving in Congress — and was naturalized after coming to the country as a child refugee from Somalia. The comment was one of the president’s many jabs suggesting Omar is not an American. Going after her has become almost a staple of his campaign rallies, where he often focuses on her more than other progressive lawmakers critical of the president. Omar is one of the first two Muslim women to serve in Congress and the first to wear the hijab. She has been the subject of relentless Islamophobic attacks since running for office in 2018. Last year, Trump called for Omar and some of her progressive peers in Congress to “go back” to “the totally broken and crime-infested places from which they came.” Trump supporters also chanted “send her back” during a rally last year, a line that has become common among his base. During a rally last week, Trump called Omar an “extremist” and said Democrats wanted to allow into the country Somali and Yemeni refugees who he said were coming from “Jihadist regions.” He also bragged about deporting Somali nationals during that rally, calling them “hardened criminals” who are “back in their country where they can do all the complaining they want.” He held the rally in Minnesota, the state with one of the largest ethnic Somali communities in the country. Xigasho
  11. Maxay yihiin caqabadaha horyaalla R/Wasaare Rooble? Ra’iisul wasaaraha magacaaban, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ee badalaya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa waxaa hor yaallo shaqooyin adag oo ay ugu horreyso doorashada soo socota ee dhammaadka 2020 illaa 2021-ka. Prof Maxamed Xasan Doob oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha cusub oo heysta muddo kooban ay hortaallo howl baaxad weyn oo wadata guul iyo guul-darro, wuxuuna tilmaamay in loo baahan in lala shaqeeyo. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in laga sugayo inuu fuliyo 15-ka qodob ee heshiiska doorashada, waxna ka qabto ammaanka iyo siyaasadda. “Howl aad u baaxadweyn ayaa hortaalla oo guul iyo duuldarro wadata, waxaana ugu weyn 15-ka qodob ee heshiiska Madaxda DFS & DG, Doorashada, Amniga, Siyaasadda, Xubnaha Mucaaradka iyo kasbashada dadka” ayuu yiri Prof Maxamed Xasan Doob. Waxa kale oo uu intaasi u daray in Ra’iisul wasaaraha uu guuleysan karo, haddii loo madax baneeyo waajibaadka shaqo ee la saaray, islamarkaana lala shaqeeyo. “Haddii loo madax-banaaneeyo howsha shaqo oo aysan lugaha ka qaban Madaxweynaha, Baarlamaanka & Dowlad Goboleedyada, waa uu ku guuleysan doonaa waxa laga rajeynayo, balse haddii uu la yimaado qorshooyin Siyaasadeed iyo amni, isla markaana si feejigan wax waliba u eego waa uu ka gudbi doonaa culeyska muuqda.” ayuu raaciyey. Si kastaba ha’ahaatee baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu ansixiyo Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu dhowaaqay 17-kii bishan ee 2020-ka.
  12. Xildhibaanada BF oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey ra’iisul wasaaraha cusub Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa goor dhow si aqlabiyad leh ku ansixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xil kaas loo magacaabay 17-kii bishan September ee sanadka 2020-ka. Kulankan oo ay soo xaadireen illaa 215 mudane ayaa waxaa guddoomiyey afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay dhinac fadhiyeen labadiisa ku xigeen ee Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey iyo sidoo kale Mahad Cabdalla Cawad. Ugu horreyn waxaa kulanka furay guddoomiye Mursal oo xildhibaanada ka hor aqriyey ajendaha kulankan oo ahaa mid gaar ah, laguna ansixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub. Intaasi kadib guddoomiyaha ayaa hadalka ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo khudbad kooban ka jeediyey xarunta Vill Hargeysa oo uu ka dhacay kulanka golaha shacabka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha cusub uu ku xushay waayo aragnimo, aqoon iyo wadaniyaddiisa oo sarreysa, kadibna wuxuu weydiistay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya inay siiyaan codka kalsoonida ah. Kadib waxaa la gudaha galay kalsooni siinta Ra’iisul wasaaraha oo ugu horreyn khudbad u jeediyey Golaha, wuxuuna mahad-celin kadib sheegay inuu wax ka qaban doono amniga, doorashada, dhaqaalaha, dowlad wanaaga, cadaaladda, dib u eegista dastuurka, dhab u heshiisiinta iyo iskaashiga caalamiga ah. Sidoo kale wuxuu ballan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka ka bixisa marxaladda kala guurka ah ee lagu jiro, kadibna wuxuu ka codsaday codka. Xildhibaanada ayaa cod gacan taag ah ku meel-mariyey Ra’iisul wasaaraha, waxaana codka kalsoonida ah siiyey dhammaan 215-ka xildhibaad ee kulanka soo xaadiray, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Ugu dambeyn Ra’iisul wasaaraha cusub ayaa loo dhaariyey xil-kiisa, iyadoona uu madasha ku sugnaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed. Xigasho
  13. Kheyre oo arrimaha doorashada kala hadlay Qoorqoor Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo haatan kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Kulanka oo ahaa mid xasaasi ayaa waxaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka. Ugu horreyn labada mas’uul ayaa isla soo hadal qaaday arrimaha doorashooyinka 2020/2021 iyo kaalinta ay ku leedahay dowlad goboleedka Galmudug. Sidoo kale Qoorqoor iyo Kheyre ayaa diirada saaray xaaladda maamulka Galmudug iyo howlaha horyaalla. “Waxaan xalay kulan miro dhal ah la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye waxaan ka wada hadalnay arrimaha doorashada & kaalinta Galmudug, sidoo kale waxaan isla eegnay howlaha u qabsoomay Galmudugta loo dhan yahay iyo waxyaabaha horyaalla maamulkiisa.” ayuu yiri Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa horey ula kulmay xildhibaan Jawaari iyo sidoo kale guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Kheyre ayaa dhowaan ku dhawaaqay inuu yahay musharrax Madaxweyne oo u taagan doorashada soo socota ee 2020 illaa 2021-ka. Xigasho
  14. Soomaaliya oo guddoomineysa shirka Golaha guud ee QM Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar Balle) oo dhowaan loo doortay gudoomiye ku xigeenka kulanka 75aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa la wareegay shir guddoonka qayb ka mid ah fadhiga 75-aad ee golaha loo dhanyahay. Shirka oo ah mid ballaaran ayaa waxaa sanadkan 2020-ka inta badan ay madaxda caalamka uga qeyb-galeysaa habka Online-ka. Sidoo kale waxaa sanadkan shirka diiirada lagu saaray saamaynta uu cudurka Coivid-19 ku yeeshay bini’aadamka oo dhan, tallaabooyinka ay dawladuhu u qaadeen la dagaalankiisa iyo dhibaatooyinka dhaqaale ee ka dhashay. Soomaaliya waxaa shirkaas uga qeyb-galay ku simaha Ra’iisul wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo warbixin golaha ka siiyey xaaladda dalka. Mahdi Guuleed ayaa khudbaddiisa kaga hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda oo laga gaaray heshiis siyaasadeed, saamaynta dhaqaale ee Somaaliya ka soo gaartay COVID-19 iyo sida dawladdu ay xoogga u saartay xakamaynta cudurkan. Si kasabtaba ha’ahaatee Soomaaliya ayaa bishii June ee sanadkan loo doortay inay ka mid noqoto 21-da Madaxweyne ku xigeen ee fadhiga 75-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay, jagadaas oo ay Soomaaliya ugu dambaysay sanadkii 1979-kii. Xigasho
  15. Magaca tuugnimada meesha aad ku heysiin kala taga marka. Dhulka Soomaalida meesha ha ula bixina haddaa tihiin Soomaali diid.
  16. Kheyre oo Muqdisho ka wada kulamo siyaasadeed Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta hoygiisa uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kheyre oo qoraal kooban ka soo saaray kulankaas ayaa sheegay in guddoomiyaha uu uga mahad celinayo kaalinta uu ka qaatay xaalada kala guurka ah ee dalku ku jiro. “Sharaf ayey ii ahayd la kulanka guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta isoo booqday. Waxaan uga mahadceliyay kaalintii uu ka qaatay hannaanka loogu gudbayo muddo xileed cusub ee dowladda Soomaaliyeed” ayuu qoraalkiisa ku yiri Kheyre. Kheyre iyo Cabdi Xaashi ayaa isku mowqif ka ahaa maareynta hanaanka doorasho ee Soomaaliya u jaheysaneyso, balse labaduba waxay dagaal siyaasadeed kala kulmeen xafiiska madaxweynaha. Wada-shaqeynta guddoomiye Cabdi Xaashi iyo madaxweyne Farmaajo ayaa haatan u muuqata mid aan wanaagsaneyn, halka Kheyre uu ku baxay khilaaf ka dhashay nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa. Khilaafkan ayuu xoogiisu soo bilaawday intii aan la aadin shirarkii Dhuusamareeb ka dhacay, waxayna Kheyre iyo Cabdi Xaashi ka mideysnaayeen in dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadu ka wada tashadaan sidii ay Soomaaliya doorasho uga dhici laheyd waqtigeeda. Hasa yeeshee Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeysanayey in guddiga doorashooyinka loo daayo howshaas si doorasho qof iyo cod ah ay dalka uga qabtaan, balse dhawaan ayuu ka tanaasulay taas, isagoo aqbalay in la aado doorasho dadban. Xigasho
  17. Faarax Eebbe ha u raxmado. Ninka kaliya Jaalle Siyaad hilfaha u qaadi jiray ahaa in the heyday of Kacaanka.
  18. Kanba meesha bilooyin ayuu sii fadhin doonaa wax kale ma jiree.
  19. Horta maxaa la caaytantaa sidii islaan dhoocil ah? Ra'iyaaga dhiibo without cheap qashin aflagaado. Anyway, baarlamaanka can and will make amendments, even though the Imaaraadka stooge you worship did not get anything in the current agreement, including trying to sideline baarlamaanka. All his useless Imaaraadka u soo dhiibay conditions and beesha caalamka u calaacal was null, not to mention being forced to come to Xamar and be a timid guest of Filla Soomaaliya. Anyway, wixii Soomaaliya hore u wadaayo, horumarinaayo waa dhaweyneynaa.