Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,714
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xantiisa iyo dacwadiisa wuu sii hormarsaday filaa? Markuu Nayroobi tago safaaradsa Mareykanka muu ku hormaraa? Meeshana afxir la'aan tagay, muxuu islahaa sida Trump camal Reer Mareykan afkooda waa fuurnaan doonaan?
  2. I had seen some images of ugaaska being welcomed by Abtigiis Cagjar in Soomaali Galbeed. C/risaaq Catoosh and Khaalid Fooraari posted these images on Facebook and short time later were forced to delete them. I knew Catoosh was paid by secessionists, however I don't know why Khaalid deleted them, though. Waala cabsiiye I guess since meesha uu joogo.
  3. From alleged Reer Ibnu Qureysh to Reer Binu Israa'iil iga dheh.
  4. As always I welcome news like this. Soomaalida qaarkood and masuqmaasuqnimo ma kala haraan.
  5. Diyaaradaha dalka Qadar laga leeyahay hawadooda xataa uma ogola and yet they are doing this in Sacuudiga iyo Imaaraadka. Shameful.
  6. Jiilkaan dhan waxee u egyihiin inay dhasheen wixii 2000 ka dambeeye yet they naturally know Soomaaliyeey toosoo. Soomaaliyeey toosoo is an easy to remember memorable national song. I remember these same Reer Boorame heestaan qaadayeen in 2016 after being asked by a wariye.
  7. Maakhiri, you are rather unusually optimistic this time. That is good to know, widaay.
  8. Qoraalka is written by a Kiikuuyo called Abuga Makori who is obviously against Soomaaliya's recovery. He is also the editor of Garoowe-Online. Such a shame, a Soomaaliya-based site hiring anti-Soomaali non-Soomaalis as editors.
  9. Not Soomaalis in general, but reero faradheer shaxaad ku nool - aka self-proclaimed laandheere. Anyway, those numbers are skewed. I believe Soomaaliya's GDP is more than 8.3 billion.
  10. Laakiin Muqdisho was 'pacified' by Maxkamadaha that was led by Shariif Sh. Axmed, though. It was bisha shanaad, sanadkii 2006, markee Xamar ka sifeeyeen qabqabliyaashii qaribay. It was them who opened the airport and dekedda.
  11. Uhuru oo laga dalbaday in uu taageero weydiisto Farmaajo, kadib go’ankii… Kenya ayaa ka mid ah dalalka uu la dagay musuq-maasuqa, waxaana hay’adaha dalkaasi ku badan wax is-daba marinta, sida marar badan wariyeen warbaahinta gudaha dalkaas iyo tan caalamiga ahba. John Mututho oo ah xildhibaan hore oo ka tirsanaa baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in loo baahan yahay in xukuumaddu ay qaado tallaabo la mid ah tan ay qaaday maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuntay agaasimeyaal iyo shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo lagu helay inay musuq-maasuqeen dhaqaalaha Covid-19. Xildhibaankan ka tirsanaa baarlamaanka Kenya, lagana soo doorto magaalada Naivasha ayaa ka dalbaday Madaxweyne Uhu Kenyatta inuu taageero weydiisto Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), si uu uga caawiyo arrintaasi. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray Soomaaliya ay bartay Kenya sida loo xiro, loona maxkamadeeyo dadka sameeya musuqa. “Soomaaliya waxay na tusisay sidda loo xiro loona maxkamadeeyo dadka musuqmaasuqa ee xaday dhaqaalaha Covid-19. Madaxweyaha waa in uu ka codsadaa Soomaaliya kaalmo ku saabsan arrintaan. Mudane madaxweyne, waanu og-nahay in aadan halkaan iska joogin, waxaad u joogtaa Kenya, hadda waa in aad la hadashaa madaxweynaha Soomaaliya si uu kaaga caawiyo arrintaan,” ayuu yiri John Mututho. Sababta ay xilligan taageerada uga baahan yihiin Soomaaliya ayuu ku sheegay inay tahay tusaalaha wanaagsan ee lagula macaamili karo dadka sameeya musuq-maasuqa, maadaama hay’adda dalka Kenya ay ku fashilmeen inay baaraan, soona xiraan dadkaasi. “Hay’addaheena waxay ku fashilmeen in ay baaraan ama soo xiraan dambiileyaasha, tanina waa sababta aan u sheegeyno in aan u baahan aan ka helno Soomaaliya oo na tusisay tusaale wanaagsan oo lagula macaamili karo tuugada deeqaha Covid-19,” ayuu sii raaciyay. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhowaan Soomaliya ay xukun adag ku ridday mas’uuliyiin iyo shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo la horgeeyey maxkamadda gobolka Banaadir, kadib markii lagu helay inay musuq-maasuqeen gargarka iyo dhaqaalaha loogu talagalay Covid-9, tallabadaas oo loogu bogaadiyey dowladda federaalka Somalia.
  12. He is back. Ra'iisul wasaaraha cusub muu mid asaga wato u raadinaayaa? Shariif Xasan oo sanado kadib dib ugu soo laabtay dalka Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, isagoo tan iyo 2018-kii ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya. Shariif Xasan oo haatan ah guddoomiye ku xigeenka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin kala duwan, sida xildhibaano iyo wasiiro. U jeedka safarkiisa ayaa waxaa lagu sheegay inuu qeyb-ka yahay is-bedalka siyaasadeed ee dalka, isagoona ka qeyb qaadan doono arrimaha doorashaa ee 20/21. Sidoo kale waxaa la filayaa inuu kulamo ka bilaabi doono gudaha magaalada caasimadda Muqdisho, isaga oo marka hore la fariisan doono Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuued iyo Sheekh Shariif Sheekh oo haatan ay saaxibo dhow yihiin. Waxaa sidoo kale lagu wadaa inuu warbaahinta u qabto shir jar’aaid, kana hadlo xaaladda siyaasadeed dalka, gaar ahaan xilliga kala guurka ee haatan lagu jiro. Si kastaba ha’ahaatee socdaalka Shariif Xasan ayaa ku soo aadaya, iyad haatan uu dalku ku jiro marxlad doorasho, islamarkaana ay bilaaban doonaan wada-tashiyo ballaaran oo u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadeed ee dalka. Xigasho
  13. Dhib miyaa saas? Of course Reer Arlaadi iyo gabdho faradheer buuqooda maa isfahmaayo. Mid Reer Arlaadi kale oo af gaaban inuu raadsado waaye oo Afmaaygana la taqaano. Nothing wrong with that.
  14. Malaaq la isku ogaa ugaas intuu ka yimid?