-
Content Count
17,658 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somalia leads Africa’s giants in affordable mobile data prices While Somalia ranks 7th for the cheapest mobile data prices in the world, five of the ten most expensive countries to buy mobile data are in sub-Saharan Africa. If you read tech publications that focus on Africa, the idea that mobile data is expensive will not be new. Nine times out of ten, the high cost we pay for mobile data is often said to be the reason why adoption of technology is low. Yet, it can sometimes be difficult to translate this well-accepted idea of expensive mobile internet. How much do people across different African continents pay for data? It’s a question I often ask in my column, Digital Nomads. One of the countries where I found that people pay very little for mobile data is Somalia. A Nigerian journalist who lived and worked in Somaliland told TechCabal; “$15 is unlimited. Many of the working class are comfortable with this. That’s ₦6,000 or thereabouts.” My response to hearing such cheap costs at the time was; “it’s one of the best deals I’ve heard of and I’ve spoken to people in Kenya, Uganda and Mauritius.” Now, there is data to support that Somalia indeed has the cheapest mobile costs in Sub-Saharan Africa. A new survey by Cable.co.uk shows the worldwide mobile data pricing using the cost of 1GB of mobile data in 228 countries as a benchmark. Somalia is ranked number 7 on the list for countries with the cheapest mobile data plans, behind India, Israel, Kyrgyzstan, Italy, Ukraine and Kazakhstan. The average price of 1GB of mobile data in Somalia is $0.50. Despite Somalia’s low mobile data costs, it doesn’t fall into the typical example of countries where mobile data is cheap because of excellent infrastructure. What is more likely is that because of disruptions and insecurity, the government has lowered regulatory barriers for telcos. Apart from Somalia, the only other Sub-Saharan countries near the top ten are Sudan (13th) Reunion (22nd) and Tanzania (23rd). Africa’s most populous nation, Nigeria is ranked 58th with an average price of $1.58 for 1GB of mobile data. Its neighbor, Ghana (rank: 38th, average price of mobile data, $0.94), fares better. Sub-Saharan Africa is the region with 4th most expensive mobile costs While some Sub-Saharan countries are in the top 50 for mobile data costs, the region has a lot of catching up to do. Only the Northern America, Oceania and Carribean regions have more expensive mobile data. Five of the ten most expensive countries to buy mobile data in the world are in sub-Saharan Africa. The country with the most expensive mobile data is St.Helena with an average price of $52.50 for 1GB of data. One reason why data is so expensive in St. Helena is because it is an island. Cable.co.uk explains that island countries often have high data costs: “Conversely to the most expensive, none of these countries are islands. Islands are less likely to have an extensive fibre infrastructure, and since mobile networks normally rely on connection to a fibre backbone, other more expensive solutions such as satellite uplink have had to be instituted – a cost passed on to the consumer.” But some other African countries that make up the rest of the bottom ten have no such excuses. Malawi is ranked 224 while Nigeria’s neighbors, Chad and Benin Republic are ranked 222 and 223 respectively. Unlike Sub-Saharan Africa, Northern African countries are great for mobile data users. All but two of the seven North African countries are in the cheapest half of the table. Algeria is the cheapest in North Africa at an average cost of $0.65 while Libya, the most expensive in the region has an average cost of $4.73 for 1GB. Xigasho
-
THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in General
Meeshaan dhismooyinkaan laga dhisaayo waxee u badantahay inta u dhaxeyso dugsigii Banaadir Sare ama Shaneemo Ekwatoore dhabarkeeda dambe ilaa Digfeer. I didn't know that was part of Taleex. Xaafadda Taleex laamiga Tarbuunka ayee ku ekeyd. -
How come no single student from Muqdisho was among the top ten of highest grades achieved of national examinations? And on the top of that, more 8,000 of 25,000 failed to pass the minimum. I knew many of dugsiyada dalka Soomaaliya inay mashruuc tahay oo lacag lagu cuno and no tayo or quality education ka jirto, laakiin why is affecting Muqdisho kaligeeda ardeyda joogto in higher proportions ? Dugsiyada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay natiijooyinka imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka oo ay ka maqan yahiin iskuulada maamulka Puntland. Hadal heyn badan ayaa baraha bulshada qabsatay kadib markii ku dhawaad 8 Kun Arday ay ka dhaceen iskuulada Gobolka Banaadir halka Jubbaland iskuuladeeda ay ka dhaceen kaliya 4-qofood, waxaana kala duwanaa tirada gashay imtixaanaadka. 25 Kun Arday oo ku nool Muqdisho ayaa galay Imtixaanaadka, waxaana baasay 17 kun oo Arday, sidoo kale iskuulada Jubbaland in ka yar kun Arday ayaa imtixaanka u fariistay. Si kastaba iskuuladaa Gobolka Banaadir waa laga waayay 10-ka darajo ee ugu sarreysa iskuulada Dalka, waxaana shanta ugu sarreysa ay ku yaallaan Gobolka GEDO, gobolka Baay ayaa saddex iskuuul ku yeeshay halka Jubbada Hoose iyo Galgaduud ay min hal ku yeesheen. Dhinaca kale marka laga fiiriyo 10-ka Arday ee ugu darajada badan imtixaanaadka dowladda ee dugsiyada sare 6 ka mid ah waxey wax ka bartaan gobolka Banaadir. Xigasho
-
Inay the gullible MAGA cultists dhaqaalo ka aruursato ama meel ku gaarto mee rabtaa taloow? If so, all the best. Osama bin Laden’s niece says only Trump can prevent another 9/11 Another 9/11-style attack may be just around the corner if Joe Biden is elected president, warns Noor bin Ladin, the niece of Sept. 11 terror mastermind Osama bin Laden. “ISIS proliferated under the Obama/Biden administration, leading to them coming to Europe. Trump has shown he protects America and us by extension from foreign threats by obliterating terrorists at the root and before they get a chance to strike,” bin Ladin, 33, told The Post in her first-ever interview. Bin Ladin (whose branch of the family has always spelled their name differently than her infamous uncle) lives in Switzerland but said she considers herself “an American at heart.” A full size US flag hung in her childhood room at age 12 and her dream vacation is an RV trip across America. The stunning, Swiss-born bin Ladin says she is all in for Trump in 2020, calling the election the most important in a generation. “I have been a supporter of President Trump since he announced he was running in the early days in 2015. I have watched from afar and I admire this man’s resolve,” she said. “He must be reelected … It’s vital for the future of not only America, but western civilization as a whole.” “You look at all the terrorist attacks that have happened in Europe over the past 19 years. They have completely shaken us to the core … [Radical Islam] has completely infiltrated our society,” bin Ladin continued. “In the US it’s very worrying that the left has aligned itself completely with the people who share that ideology.” NY POST tabloid
-
Dagaalka Cabdirashiid Xidig iyo Jeesow oo meel xun gaaray Dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya, Cabdirashiid Xidig iyo Daahir Amiin Jeesow ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay, kadib markii ay labada xildhibaan hadallo kulul isu mariyeen dhinaca warbaahinta. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo markale u jawaabayey Xidig ayaa sheegay inuu yahay saddex kaare u shaqeeya dalalka Imaaraadka, Kenya iyo Itoobiya. “Xidig waa saddex Kaare shalay Tigree ayuu u shaqeynaayey oo uu Jaajuus u ahaa maanta wuxuu u shaqeynaa Imaaraadka iyo Kenya, hadba ninkii ku shubto ayuu la shaqeynaa waa fadlan ku shubo.” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow. Sidoo kale wuxuu sii raaciyey “Kaluundiga uu Prof Dalxa sheegaayey waaye meel walbo isaga oo Kalundi ah ayuu taagan yahay.” Jeesow oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Xidig uu yahay nin dhaqaale raadis ah, wuxuuna tilmaamay inuu ka hayo cadeyn [muuqaal] ah oo uu sheegay inuu uga dalbaday xilligii uu mucaaradka ahaa inuu la xoojiyo dagaalka siyaasadeed ee Axmed Madoobe. “Waxaan hayaa [muuqaal] uu Xidig iiga codsanaayo oo aan baraha bulshadana soo dhigi doono in aan aniga Axmed la dilo awalba Axmed waan isheysanaye sidaanu shaqeynaayey ka daran inaan ula dagaalamo.” ayuu ku yiri Jeesow shirkiisa jaraa’id. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in Xidig uu si shaqsiyan ah ugu xad-gudbay akhlaaqdiisa iyo diintiisa, islamarkaana uu aad uga xun yahay weerarkaaasi. “Nin walaalkiis Soor ku dilaayey inuu maanta aniga Akhlaaqdeydii, Diinteydii iyo Anshaxeygii wax u dhimo runtii aad baan uga xumahay.” ayuu markale yiri. Hadalkan ayaa daba-scoda jawaab uu Xidig ka bixiyey hadalkii Jeesow ee ahaa in la xiro Axmed Madobe, wuxuuna Xidig sheegay in Ummadda Soomaaliyeed ay meel ka dhac ku tahay in meel Public ah uu ka hadlo Jeesow, isagoo ku eedeeyey inuu taageeray wax aan Diinta Islaamka ku habooneyn oo ah in ay is-guursan karaan dadka isku jinsiga ah. Xigasho
-
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kenya oo dhaqaale xumo wajaheysa kadib xayiraad ay saareen Somalia iyo dal kale Waxaa soo kordhaya cadaadiska ganacsatada Kenya ay ku hayaan dowladda kadib markii gebi ahaanba Soomaaliya iyo Tanzania ay gaareen go’aan ay xayiraad ku saareen duulimaadyada iyo xiriirka ganacsi ee Kenya. Dowladda Tanzania ayaa gebi ahaanba joojisay duulimaadyadii AirKenya, Fly540 iyo Safarilink Aviation – kadib markii Kenya ay ku adkeysatay in dadka reer Tanzania ee imanaya dalkeeda la karantiilayo muddo 14 maalmood ah, taas badelkeeda Tanzania waxay door biday inay gebi ahaanba joojiso duulimaadyadaas. Soomaaliya oo weli u furan dhinaca duulimaadka rayidka, balse xayiran duulimaadkii dhinaca ganacsiga ee Jaadka ayaa sidoo kale dhaliyay culeys dhaqaale oo ganacsatada Kenya ku cadaadinayaan dowladdooda inay wax ka badalaan hab dhaqanka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Tanzania. Dowladda Soomaaliya ayaa shuruud ku xertay duulimaadyada ganacsi ee jaadka ka yimaada Kenya in dowladda Kenya fuliso shuruudaha Dowladda Soomaaliya, taasoo ugu weyn tahay in ay joojiso duulimaadyada sii mara Wajeer ee lagu baaro muwaadiniinta Soomaaliya, canshuuro lagu soo rogay jaadka iyo in ganacsiga Soomaaliya loo ii geeyo Kenya, taasoo aysan weli dowladda Kenya aqbalin. Dhamaan arrimahaan ayaa waxaa ka dhashay culeysyo ganacsatada Kenya ay dowladda caro kala dul dhaceen, ilaa welina ma muqato xal arrimahaan loo lehay. -
The folks who u buraanburi jiray and were ardent followers of Jaalle Siyaad ayaa iska dhigaayo mucaarad weyn inay ku ahaayeen Kacaankii. Folks like Feysal Cali Waraabe and probably the parents of the many of the folks on here.
-
Ismaaciil Cumar Geelle suddenly inuu guddoomiyaasha maamul goboleedyada kursi u dhigo muu keenay. Saan laguma ogeyn ee qorshihiisa maxee tahay taloow?
-
And more dacwo by another...
-
Haddii la dhihi lahaa Kiikuuyada ku sugan Jubbada Dhexe si deg deg ah ha ugu baxaan, qeylada ka soo baxi lahayd waala iska ogaan karaa. __________________ Sababta Axmed Madoobe uu shuruudda Gedo ugu soo beegay imaatinkiisa Xamar Shirkii lagu waday inuu xalay Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa baaqday kadib shuruud lama filaan ah oo ka timid madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. “Axmed Madoobe wuxuu ku dheggan yahay ciidamada dowladda laga soo saaro Gedo,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Villa Somalia oo la hadlay Caasimada Online. Axmed Madoobe ayaa dalbaday in ciidamada dowladda federaalka laga soo saaro gobolka Gedo ee Jubaland, taasi oo noqotay arrin lama filaan ah, sababtoo ah waxaa la rumeysnaa in arrimaha laga heshiinayo ay ku saleysan yihiin oo kaliya doorashada. Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa markii lagu casuumay shirka Muqdisho wax shuruud ah ku xirin imaatinkiisa. Haddaba muxuu shuruuddan ula sugay imaatinkiisa Muqdisho? Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in sababta Axmed Madoobe dalabkan ugu soo beegay imaatinkiisa Muqdisho ay tahay inuu ka faa’iideysto beesha caalamka oo kaalin weyn ku leh imaatinkiisa Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu rumeysan yahay in beesha caalamka ay ka go’an tahay in heshiis lagu gaaro Muqdisho, sidaas darteedna uu rumeysan yahay inay arrinta Gedo ku cadaadin karaan madaxweyne Farmaajo. Waxaa sidoo kale jirta in shirkii Dhuusamareeb 2 ay Axmed Madoobe iyo Farmaajo isku afgarteen in ciidamada dowladda laga saaro gobolka Gedo, taasi oo madaxweynaha Jubaland uu ku adkeynsayao in laga dhabeeyo. Axmed Madoobe ayaa shalay galab waxaa la kulmay agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, waxaana la sheegay inuu isku dayey inuu ku qanciyo inuusan baajin kulankii xalay qorsheysnaa taasi oo Axmed Madoobe uu ku gacan seeray. Ma cadda sida ay xaaladda ku dambeyn doonto, waana adkaan doontaa in dowladda ay si deg deg ah kusoo saarto ciidamadii ay gaysay Gedo oo aad u tiro badan. Xigasho
-
Soomaaliya dhan ayee ka jirtaa arrintaan foolxun. Dowlad la'aanta daba dheeraatay ayaa keentay.
-
Somalia to descend into Chaos by December 2020.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kala Duwan Clan's topic in Politics
A known secessionist isku dir meeshaan la yimid. Nothing new. -
Shamelessness of Reer Khaliij
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Iran's Khamenei: UAE 'disgraced forever' by Israel deal The United Arab Emirates has betrayed the Islamic world and the Palestinians by reaching a deal toward normalising ties with Israel, Iran’s top authority Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei said on Tuesday. “Of course, the UAE’s betrayal will not last long, but this stigma will always be remembered. They allowed the Zionist regime to have a foothold in the region and forgot Palestine,” Khamenei said in a speech. “The Emiratis will be disgraced forever for this treachery against the Islamic world, Arab nations and Palestine.” When asked about Khamenei’s statement on the UAE-Israel deal, UAE Foreign Ministry official Jamal Al-Musharakh told reporters in Abu Dhabi: “The path to peace and prosperity is not paved with incitement and hate speech.” Khamenei made his comments as a delegation of senior Israeli and U.S. officials, including White House senior adviser Jared Kushner, President Donald Trump’s son-in-law, concluded a historic trip to Abu Dhabi to finalise the pact. “The UAE along with Israelis and evil Americans like the Jewish member of Trump’s family are working together against the interests of the Islamic world,” Khamenei said, referring to Kushner. “I hope Emiratis wake up and compensate for what they did.” The delegation arrived in Abu Dhabi on an El Al flight on Monday, the first direct commercial passenger flight between the UAE and Israel. The deal, the first accommodation between an Arab country and Israel in more than 20 years, was forged in part as a result of shared fear of Iran. It has dismayed Palestinian leaders, however, who believe it further erodes their struggle for an independent state. The UAE has said that the agreement was a bold but necessary step and suggested it could help address the region’s polarisation. The Trump administration has tried to coax other Sunni Muslim Arab countries concerned about mainly Shi’ite Iran to engage with Israel. Reuters -
Unprecedented gaf iyo xushmad daro
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aqri qoraalkaan. Haddee run tahay, siihayaha ra'iisul wasaaraha waa isceebeeyey. Sidee xafiiska Mahdi Guuleed ugu lug yeeshay in la xiro xafiiska Visa bixinta Turkiga? Waxaa soo shaac baxaya sababo kala duwan oo sababay in gebi ahaanba la joojiyo howlihii xafiiska Visa bixinta Turkiga ee magaalada Muqdisho ee “MZ Visa” kadib markii muran uu ka dhashay shaqaale qaab masuq maasuq ah looga keenay xafiiska magaalada Hargeysa laguna badalay kuwii ka howlgalayay xafiiska Muqdisho. Arrintaan ayaa waxaa la ogaaday inay lugaha la gashay xafiiska sii-hayaha ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Guuleed iyo xubno xildhibaano ah oo kasoo jeeda deegaanada Waqooyi Galbeed, kuwaasi faragelin ku sameeyay nidaamka shaqo ee xafiiska MZ Visa. Arrinta ugu weyn ayaa waxay ka timid dhalinyaro adeegsaneysa awoodda xafiiska Mahdi Guuleed, kuwaasi oo kasoo jeeda deegaanada Waqooyi Galbeed ee Somaliland. Baaris ay sameysay Caasimada Online ayaa waxaa lagu ogaaday in sababaha shaqadooda ay ku waayeen shaqaalihii horay ugu howlgelayay xafiiska MZ Visa ay tahay shirqool ay maleegeen shaqaale laga keenay Hargeysa, kuwaasi oo guddoomiye ku-xigeenka xafiiska MZ Visa kusoo eedeeyay masuq maasuq, xili habeen ahna xafiiska u dhacay kadibna ay qaanad tiilay dul dhigeen lacag dhan 900 dollar oo ay ku sheegeen in ay tahay lacag masuq ah. Markii baaris iyo raad raac lagu sameeyay CCTV ayaa waxaa ay caddeysay in mid ka mid ah shaqaalihii laga keenay Hargeysa uu xili 7 fiidnimo uu xafiiska soo galay, kadibna uu isagoo lacagta dhigay meesha, seddax saac kadibna isla xubintii dhigtay iyo madaxii xafiiska MZ-Visa oo Turki ah baaris ay ku sameeyeen xafiiska ka heleen lacagtaasi, balse markii danbe fadeexad dhacday markii la raad raacay CCTV-ga. Markii la ogaaday fadeexada ka dhalatay sida qorshahaasi loo maleegay ayaa mas’uuliyiinta safaaradda Turkiga oo shaki weyn ka qabay waxa ka socda Xafiiska VISA bixinta Turkiga ee Muqdisho la kulmay Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha, waxayna kala hadleen go’aankooda ah in la hakiyey bixinta Visa-ha Turkiga in mudo ah. Arrimahaan oo dhan ayaa waxaa u sabab ah xukuumad la’aanta dalka ka jirta iyo xiliga kala guurka ah oo mas’uul walba uu awoodiisa kaga faa’iideysanayo fursadaha dhaqaale abuurka ah ee hay’addaha dowliga iyo kuwaan dowliga aheyn. Xayiraadaaan fiisaha Turkiga ayaa waxay dhabar jab ku tahay ganacsatada, ardayda iyo dadka kale ee arrimaha caafimaadka u doonta dalka Turkiga, iyadoo suuragal tahay in mudo ah inay qaadato xayiraadaan. Xigasho -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Haddii beri la yiraahdo yaa u sharaxan madaxweyne, kuligooda gacmaha ayee taagi lahaayeen. Isma aaminsana yet... Kulan u socdo Xasan Sheekh, Shariif Xasan, Deni iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Kulan xasaasi ah ayaa wuxuu hadda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku dhex marayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni. Kulanka oo looga hadlayo xaaladihii ugu dambeeyey siyaasadda iyo marxaladda kala guurka ayaa wuxuu ka socdaa guriga uu Xasan Sheekh ka dagan yahay Magaalada Muqdisho. Illo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa Caasimadda Online u sheegay suurtagalnimada inuu kulankaan kusoo biiro madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Sida ay ogaatay Caasimadda Online, kulanka ayaa waxaa lagu gorfeynayaa sidii heshiis lagu mideysan yahay looga gaari lahaa nooca doorashada ee ka dhici doonto dalka iyo go’aanada ay Saciid Deni iyo Axmed Madoobe la hor tagi lahaayeen kulanka ay saacadaha soo socdo la yeelan doonaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madasha xisbiyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa xoogga saarayo sidii looga qeyb gelin lahaa go’aanada iyo heshiisyada laga gaarayo nooca doorasho ee dalka ka dhici doonto halka Dowladda Dhexe ay gebi ahaanba inkirtay in door laga siiyo. Xigasho -
Who is the white 'dude' you see that we don't see? Back to the topic, dacwada wey sii badiyeen calaacaling to more ambassadors:
-
Xantiisa iyo dacwadiisa wuu sii hormarsaday filaa? Markuu Nayroobi tago safaaradsa Mareykanka muu ku hormaraa? Meeshana afxir la'aan tagay, muxuu islahaa sida Trump camal Reer Mareykan afkooda waa fuurnaan doonaan?
-
Unprecedented gaf iyo xushmad daro
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I had seen some images of ugaaska being welcomed by Abtigiis Cagjar in Soomaali Galbeed. C/risaaq Catoosh and Khaalid Fooraari posted these images on Facebook and short time later were forced to delete them. I knew Catoosh was paid by secessionists, however I don't know why Khaalid deleted them, though. Waala cabsiiye I guess since meesha uu joogo. -
Shamelessness of Reer Khaliij
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
From alleged Reer Ibnu Qureysh to Reer Binu Israa'iil iga dheh. -
Snake removed from woman's throat, unbelievable!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kibra's topic in General
Bad buruuko.