Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garaad Bari

  1. Boosaaso, Garoowe Qardho, Gaalkacyo, EYl, Jariiban, Galdogob. Qabyaaladi xumaa,,, dadku hadaanay xishoon waxan oo kalay ku kacaan,,, pundland ma intan bay ku kooban tahay! iga walle waxaan waa waxii Prof Cali Galayr sheegaayey
  2. interview gu wuxuu u muuqdaa mid shirqool ah oo qoladan somali diidku soo qorsheeyen balse Prof ku inbana si aan caadi ahayn buu u handle gareeyey. maahmaahda DHIDARka baan aad ulla dhacay
  3. oba hiloowlow;906220 wrote: ^^war he doesn't have a house in xamar , odayaasha bacaaaac beey wadaan if you have the documents who's gonna stop you my parents re claimed a house occupied by Indhocadde's brother last month and they got it back. you fool what documents are you talking abt ? you looted everthing thse pple had,, how naive are you when you ask them to present their document? waxaan markhaanti ka ahay inan aan sxbo nahay baa aabihiii tagay Xamar si uu gurigiisii ula soo laabto,, ninkii haystay iyo waxii uu duub iyo wadaad lahaayeen waxay isla soo taageen inuu baxsho lacag dhan $250k oo ah intuu ninka haysta guriga ilaalinaayey oo ah 21 sano? markaa waakaa caqliga xamar yaaaal sxb
  4. Adeerayaal dadkan la magcaabay reer qansax iyo rer Qudhac gartee yaakaloo weheliya? bal sii faah faahsha
  5. I can proudly say no so called election took place in Lasqoray, Badhan, Buraan, Dhahar, Celbuh, Hadaaftimo, Yube, Xingalool, Damalaxagare, Carmale, balibusle. let the BACAAC goes on
  6. Xaaji Xunjuf;893841 wrote: Elections stopped in oog wtf oog is 10 km from Caynabo in Sool all the districts voted in Sool with the exception of Taleex Sanaag is 3 districts degmada ceelafweyn degmada ceerigaabo degmada dhahar majority of degmada dhahar elections happened all over the country only some sub districts in Eastern sanaag didn't come out to vote. So half of Buhoodle districts half of dhahar districtscan be counted as one full district and taleex district didn't vote. So the calculation of the Somaliland interior Minister is correct. 2 districts in Somaliland didn't vote still a perfect turn out. Sanaag is 3 district kulaha,,, honestly Xaaji hw old were u when Aabe Siyaad government collapsed? do u even know the oldest district in Sanaag?
  7. Ciidamada Puntland oo gaaray Degmadda Xingalool. Ciidamadii Dowladda Puntland ka joogay aaga Degmadda Dhahar ayaa maanta gaaray Degmadda Xingalool ee Gobolka Sanaag halkaas oo ay hada ku sugan yihiin sida ay xaqiijiyeen goob joogayaal & Weriyayaal ku sugan Degmadaasi. Cumar Faroweyne Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada. Taliyaha Ciidamada Laanta Socotada Puntland (Madaxtooyada) G/le Cumar Cabdulaahi Maxamed Faroole (Cumar Faroweyne) ayaa u sheegay Horseed Media maanta in Ciidamadu ay hada dhaafeen Degmadda Xingalool. Wuxuu sheegay in isaga & Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamadu ay hada gaareen Tuulada Beraagaha Qol isagoo xusay in Ciidamadu roondo ka samaynayaan Deegaanada Miyiga ah ee Degmadda Xingalool ka xiga xaga Galbeed. “Dadweynaha Reer Sanaag si fiican bey noo soo dhoweeyeen hada Ciidamadii waxay dhaafeen Degmadda Xingalool aniga & koox saraakiil ahina waxaana hada gaarnay tuulada Beraagaha qol saakan waxan kula kulanay Degmada Xingalool Odayaasha & qaybaha bulshada runtiina waxay ahaayeen kuwo ku faraxsan hawlgalka Ciidamada ayna ka go’an tahay in Deegaanadooda aysan Somaliland keensan sanduuqyo codbixin” ayuu yiri Coll: Faroweyne. Wuxuu xaqiijiyey inaan Gobolka Sanaag maanta looga codayn Somaliland aana la keenin wax Sanduuqyo ah. Ciidamadii Daraawiishta Gobolka Sanaag ee ku sugnaa labadii maalmood ee ugu danbeeyey tuulada Ceel cad oo u dhexeysa Magaalooyinka Hadaaftimo & Yubbe ayaa iyagu halkoodii jooga maanta . Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Jaamac Ciyoon oo ku sugan Deegaanka Ceel Cad ayaa u sheegay Horseed Media in xaalada Gobolku tahay mid degan ayna ku guulaysteen inay hor istaagaan weftigii Somaliland ee sanduuqyada codbixinta u soo qaadi lahaa Sanaag. Shir Jaraa’id oo lagu qabtay Degmadda Xingalool. Degmadda Xingalool saaka markii ay gaareen Ciidamada Puntland waxaa halkaas si wada jir ah ugu qabtay Shir jaraa’id Saraakiishii Ciidamada hogaaminaysay & Odayaasha Deegaanka kuwaas oo si wada jir ah u sheegay inay ka go’antahay in aan wax Sanduuqyo ah oo dhinac Somaliland ka yimi la keenin Gobolka. Odayaasha ayaa uga mahadceliyey Dowladda Puntland dadaalka ay ka muujisay hawlgalkan.
  8. Sida wararka qaar nagu soo gaadhayaan wxaa lasheegyaa in hdda dagaal aad uxoogan kadilaacay duleedka magalada xudu dagaalkaas oo u dhexeya ciidamada Maamulka khatumiyo maleeshiyaad SNM ah dagaalkan yaa wali socoda laakiin wixii faafaahin daqiiqad daqiiqad ula soco
  9. Col Cashuur: Wadne Maroodi Jiidh badan baa kasokeeye Dhegaysi wacan http://www.galgalanews.com/?p=18581
  10. Waxgarad Shir Ku Yeeshay Magaalada Badhan Oo Digniin U Diray Maamulka Somailand (Dhegayso) simada,cuqaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa shir ugu soo dhamaaday magaalada Baran,waxaana shirkaas laga soo saaray go’aamo nuxurkoodu yahay in la iska difaaco duulaanka ciidamada Somaliland. Caaqil Casayr Faarax Bille oo ka mida ahaa odayashii shirkan ka qayb-galay ayaa Radio Garowe u sheegay in maamulka Somaliland ciidamo soo dhoobay deegaano ka tirsan Puntland,wuxuuna raaciyey in ciidamadan oo wata 40-tikniko ah laga soo daabulay degmada Oog. “Xilligan waa durken oo waxaa lagu sheegayaa dhanka Ceerigaabo,waxaa cadaadis saaray dadka deegaanka iyo ciidamada difaaca Puntland oo dib ayay u durkeen” ayuu yiri caaqilku. Caaqil Casayr waxaa kale oo uu sheegay in ciidamadani ay marba meel degayeen iyagoo safarkooda ka soo bilaabay degmada Xudun markii danbena yimid Shimbiraale iyo duleedka Dhahar,waxuuna sheegay in cabsi ay soo wajahaday xilligana ay agaagasi ka carareen. “Dhibaato ayay u gaysteen ugaadhii gaar ahaan deerada oo qaarna ay gawaadhi jirsiyeen,halka qaarna rasaas ay ku dhufteen,si ay u qashaan dhibaato intaysay na gaarsiiyeen aaga ay deerada ku dileen oo Sanaag ka tirsan mamnuuc ayay ahayd in la laayo” ayuu yiri Casayr. Ugu danbayntii caaqilka oo aan waydiinay in ciidamada Somaliland ay ku jiraan dad u dhashay deegaanka ayuu sheegay inaysan jirin oo ciidamadani ay yihiin 99% kuwo ka yimid dhanka Waqooyiga ayna u dhasheen Burco iyo Hargaysa. Ciidamada DIfaaca Puntland ayaa u dhaqaaqey dhanka Dhahar maalinimadii shalay,waxana maanta la sheegey in halkaasi uu kormeer ku tagay Gen.Siciid Maxamed Xirsi iyo saraakiil kale oo ka tirsan hogaanka ciidanka. http://allbadhan.com/?p=2717
  11. Wararkii U Danbeeyey Ee Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Ceerigaabo , November 27, 2012 In: Featured, Wararka Dalka | comment : 0 Gobolada Sool , Sanaag iyo Awdal ayaa waxaa ka dhacay rabshado dhaliyey dhimasho iyo dhaawac , rabshadahaas ayaa waxaa sababay ololaha doorashooyinka ay somaliland ka wado goboladaasi oo la filayo in ay bilowdaan maalinta berito ah ee bishu ku beegan tahay 28 ka bishan. Magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa saaka ka dhacay is rasaasayn mudo socotay, is rasaasayntaas ayaa timi ka dib markii wasiirka duulista hawada maamulka somaliland oo degaan ahaan ka soo jeeda bariga burco uu amar ku bixiyey in xabsiga loo taxaabo maayarka magaalada ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur oo isaga la sheegay in uu diidanaa qaabka loo maamulay koomishanka doorashooyinka, beesha uu ka soo jeedo maayarka ceerigaabo ayaa si adag uga hor timi xadhigaa la doonayey in lagu xidho maayarka hubna soo urursaday, labadaa malayshiiyo beeleed ayaa cabaar isku rasaaseeyey gudaha ceerigaabo rasaastaas ayaa asiibtay dad shacab ah oo halkaasi ka ag dhowaa dadka halkaasi ku dhaawacmay ayaa lagu daawaynayaa cusbitaalka magaalada ceerigaabo. Dhanka kale ciidamo iyo masuuliyiin lagu wadey in ay maanta yimaadaan magaalooyin ka mid ah gobolka Sanaag ayaa baaqday ka dib qalalaasahaa ka dhacay ceerigaabo awgeed, sanaadiiq lagu wadey in la keenoo magaalooyinka yubbe iyo Hadaaftimo ayaa iyana meesha ka baxay , ka dib markii magaalada yubbe uu dib ugu noqday wasiirka gaashandhiga somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo qorshihiisu ahaa in uu ilaa Badhan gaadho balse jidka ayaa ciidan puntland ahi ay ku horjoogsadeen oo uu hogaaminayo C/laahi cumar Cashuur. inkasta oo aan la garayn sida ay suurtagal u noqod doonto in si nabad ah lagu keeno sanaadiiqda codbixinta qaybo ka mid ah gobolka sanaag madaama ciidamo xoog badan oo ka socda maamulka Puntland ay joogaan Yubbe Iyo Hadaaftimo aagooda. Sido kale Magaalada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa waxaa ka dhacay rabshado dhaliyey dhimasho iyo dhaawac, wiil dhalinyaro ah ayaa ciidamka maamulka Somaliland ku dileen Lughaya halka mid kalena ay ku dhaawaceen, sida ay sheegayaan goobjooyaal ku sugnaa goobtaas dilku ka dhacay ayaa noo xaqiijiyey in ay ciidamka somaliland ay rasaas ooda uga qaadeen dad u badan dhalinyaro oo ku sugnaa xarunta komishaka ee lughaya. Magaalada Xudun ee Gobolka Sool ayaa iyana waxaa ka dhacay maalinimadii shalayto afduub ay ciidamada khaatumo u gaysteen siyaasi ka socdey xisbiga xaqsoor ee maamulka somaliland oo lagu magcaabo cali sandule, dadaalo dheer oo ay galeen odayaasha deegaanka gobolka Sool ayay ku sii daayeen cali sandule , siidayntiisa ka dib ayaa la sheegay in uu dib ugu laabtay halkii uu markii hore ka soo kicitamay ee gobolka togdheer. Hadaaftimo News Network Cabdi Surad / Ceerigaabo
  12. Riots in Eastleigh: Somali youth in the defense line with Machetes and stones: http://www.nation.co.ke/News/-/1056/1624454/-/xa8thdz/-/index.html
  13. Why Haylaan was left out? Qolyahan Barigana musuq maasuq laga waayi maayo
  14. Jacaylbaro;878164 wrote: You seem worried boy ,,, Don't you see my title, you should address me as ADEER deff not a boy...... anyway as been said, those folks are nothing else other than Murqaan tourist.
  15. Absolutely nothing to worry on my side Carafat, but feel sorry fr the Hargeysa boys!
  16. Watching this video clip honestly changed my perception towards the new PM. he sounds man with great vision, if he works with 1/3 of what he said in this interview, we will be in a much better position in 4 yrs time. he has my full support.
  17. Hadhooow nalooma digin hadhihinina,,,, markeey dib usoo dilaamaan sxbayaal,, waadna arkidoontaan meeshay ku danbeeyaaan. Habarkasti intay cimaad FAKE ah xirato Hargeysa haw murqaan tagto......
  18. Oh walllahi by first look, i thought she was Maryan Mursal whom i adore so much
  19. Qoladaan waqooyina malaa kama gaboobaan owadaal aan meelna haysan oo iriduu kasoo xirmaan inay usoo luul luufsi tagaan,,,,,,, iga wallee kuwaan waa barya tag ii waxba hayskaga khasaaraynina,,,,,
  20. This is disaster move indeed, he should name his wife miss Aisha, wallahi i could support her whole heartedly..... close family and friends of family Aish reports this guys was the baby sister for the family raising his 4 kids while his wife was helping and supporting needy pple